Adeer wiil yar baad tahay somali makala adkaato ee ka shaqee nabada dagaal wiilbaa ku dhinta adiga lagaa rari maayo qurulugud adna ka rari wayside buuhoodle nabad ku wada nolaada
Dhulbahante markuu ninka dilay shaki kumajirin In ay ogaayeen in dagaal dhici doono oo muuse nafisi doono Ceerigaabo aya dhulbahante isku qaaday harti baa kadiiday Marka dagaalkaan harti daaqaal qabiil buu u arkaa Marka habarjeclo ha is xakamayso hadii muuse soo 😅 boxo danbaa dagalku u Socon Hadii uu ciro soboxo wadahadal nabadeed baa bilami doona Anigu dhulbahante baaq u diri maayo waayo garadadoodii Waxay la aamusen gardaradooda bay og yihiin Ee habar lecloy dagalkii hore Mamul ka SL iyo harti buu u dhexeeyay lkn kani waa qabiil Oo waa isaaq iyo dhulbahante Marka yusan daarood iyo isaaq Isu badalin ee isxakameeya inta dorashada ay dhulbahantu qasayaan ay ka dhacayso
Isaaq iyo harti waxaan lenahay dagaal xal maaha wiilasha ha isku dilina ee caqligu ha shaqeeyo
Wa jookerki Wu niyad jabsanyahey dorashadi Mia la jojiye
Waa masiibo....maamul xumada iyo qabyaaladan siyaasadeysan dhibkaas ayeey leedahay
Caalaacalkii oo koof ah
Muuse mooyee cidkale uma hayno walee waa maalintii loo baahnaa nin go anle ,ciroo adeerkay ahna doorka danbe bilaa shuruud halagu codeeyo oo xirsi haw tanaasulo shacabkuna hawcodeyan manta hadu muuse helo yaan laga daba hadlin hadii ciro nasiibku siyana wa lo hambalyayn .
Khiyaamo qaran ayaa socota hala foojignaado
Khiyaamoole adaa wada
Namiimeha qaranka dumenaya ayuu ka mid yahey huwan kalkaal iska hubiya
matuugaagan.ayaa.ladoortaa.wuu.kudhaamaaye
Shame on you
KAN IYO JILA ILKACASE WAA FAQASH 😮
Degaankagiiba colaad ku jira markaasad leedahy hala dabaal dego
Are you still talking
Ilaahay Umada hakasoogaadho, Daalinka Muuse JUUDAAN Dadkaas oo Shan Ayurveda colada’s dhex dhigay so Isaga Iyo caruurtiisa u noolaadaan CIIDANKII Wara KA wuu Baabiyey.Doorashadu WAXAY Jaangoynaysaa Inaynu Daalnkaa ISKA Turow,umadana walaalayno
Maxamuudow inta ad muse canaanaysid orod dadka difaac daalin yahow muse mu keeninay faqash aya rabtay inay burburiso somaliland
Waxaan islahaa ucodee laakiin kuu codaynmaayo intaad dhulbahante nabad ka sugayso
Adeer wiil yar baad tahay somali makala adkaato ee ka shaqee nabada dagaal wiilbaa ku dhinta adiga lagaa rari maayo qurulugud adna ka rari wayside buuhoodle nabad ku wada nolaada
@@salmaanabdulahi2967 hooyadaa iyo nabada aad sheegaysoba was. Iskeensii nabadi kaa dheere
Huuraale xaasida waar muuse dabaroorkiisa iimaankaaga haku waayin beenaale ayaad tahay
😂😂😂😂😂😂😂😂🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😭😭😭😭😭😭🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤣🤣
Booking cune usgag
Hooyadaa. Jileeca. Ka was. Waar. Imikana ma muuse biixi. Ayaaa. Dagaalka. Wada
Waar sodikan abeerka noqday wahana doirasho haa Galina hantidi aad dacday ayaar iska cuun ou kaa haad howshan
Munaafaq
Uraaye dalku dawlad buu leeyahay is tus
Dhulbahante markuu ninka dilay shaki kumajirin
In ay ogaayeen in dagaal dhici
doono oo muuse nafisi doono
Ceerigaabo aya dhulbahante
isku qaaday harti baa kadiiday
Marka dagaalkaan harti
daaqaal qabiil buu u arkaa
Marka habarjeclo ha is
xakamayso hadii muuse soo
😅 boxo danbaa dagalku u Socon
Hadii uu ciro soboxo
wadahadal nabadeed baa
bilami doona
Anigu dhulbahante baaq u diri
maayo waayo garadadoodii
Waxay la aamusen
gardaradooda bay og yihiin
Ee habar lecloy dagalkii hore
Mamul ka SL iyo harti buu u
dhexeeyay lkn kani waa qabiil
Oo waa isaaq iyo dhulbahante
Marka yusan daarood iyo isaaq
Isu badalin ee isxakameeya inta
dorashada ay dhulbahantu
qasayaan ay ka dhacayso
Bal waxaad kasheekeynayso yaanay lumin dariiqii doorashada
💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Mnkii muusu kaa raacay hortaada waxa yaala arg
Waa sax jookar
Waad hadhay oo yaaye
Huuuraaale daiiqa saxdu waa difaaca qaranka
shame on you!!!
Xumbe wayne mee maadaa hadala siraanyo oxanusanaya ayaad dambi galisay