ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

TEAM 27 OO KADIS UGU GEEYAY SI WADAJIR AYEE FARXADA ILA QAATEEN..?😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 597

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us หลายเดือนก่อน +172

    Finally sunmir is come back liketa dhac kusii ❤

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 หลายเดือนก่อน +110

    Amira hadii aa ka Amin San tahy gabar naxiis badan sida aniga u Amin sanahy ur legend okey one more like 😎

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +53

    Asad iyo Amiira waa dad aad u Qalbi wanaagsan o saaid isku fahmay is kaftan yaqaano masha Allah walaalnimo ❤❤❤

  • @qadrokeif6533
    @qadrokeif6533 หลายเดือนก่อน +59

    Amiira Sundus illaasho wa dadka guushada jecel dadkaas cml lama hela congratulations 🎉

    • @user-ch5mo5xn8o
      @user-ch5mo5xn8o หลายเดือนก่อน +4

      iyo samia ❤😢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 หลายเดือนก่อน +4

      Dadka dhn waa ku farxeen anaga social media ka daawana sida inaa ani helay cml ugu farxy dadka ha kla saarina plz

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +3

      Qof guusheda naceb team27 maku aragtey suuraha mesha kala tag

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 หลายเดือนก่อน

      @@Uqtimuslimah u sheeg wxaasa kula yaabay umadan intas dad bee isku dirayan inee dhimanyaan ma oga Miya horta

  • @Canabaxmed-x6g
    @Canabaxmed-x6g หลายเดือนก่อน +109

    Amiiradeena farxateeda farxadeena wye❤🎉

  • @basrocaliaxmed9336
    @basrocaliaxmed9336 หลายเดือนก่อน +63

    Amiiradayda aanaa ugu soo horeyo saan cawoo dhan kuu sugayay🎉😢❤

  • @NajmaElmi-l6e
    @NajmaElmi-l6e หลายเดือนก่อน +56

    Farxad kuwaar amiiradeena miss million qurux keep going sis

  • @qadrokeif6533
    @qadrokeif6533 หลายเดือนก่อน +39

    Sundus qalbi fiicana sidey ula faraxday lee dadka dhan ayaga oga farxadbadan manshallah❤

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 หลายเดือนก่อน +7

      Haa m.a waa qof qalbi wngzan oo farxad badan❤

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +1

      Been ku xoog badna dadka dhan ayada ugu farxad badan kulaha😂😂 dadka kale ma jilaaan si tiktok logu so qaato😅

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 หลายเดือนก่อน +35

    M,a🥳 waad uqalantaa inaad hesho waayo kartidaada iyo dadaalkaaga lama xaqirikaro wlhy qlbi our strong girl AMIIRADEENA ❤👏👑♥️m,a team isjecel batihin sida iskugu duubnada inshllah guy's 🔥👏👏👏

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +19

    waraa Team Amiira Saxaaf waad og tihiin inta jeer o boqoradiina ka farxiyay waa inaad 500k hore ka gaarsiisaan iyo ka badanbo yaa igu raacsan ❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน

      Ani, it's a good idea...hada subscribe u sara

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      @@safsafsaid7041 fariid ❤

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 หลายเดือนก่อน +62

    Pyoh Amiira mohamed ziciid zaxaf abal ween bu gly inad hadiyad isid mcney gulaysoh queen ❤🎉 congratulations kun jer

    • @MunaQaaali
      @MunaQaaali หลายเดือนก่อน +14

      Hadyada maxaya hadyada iyo mahad celinba kama dhaxayso waa aabaheed labaaad waa familykeeda waana waalked waana dumashided❤🎉markaa waligedba is garab taagnayeen wll

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +4

      La shukr calal waajib...Saxaaf sidu hore u sheegey boska Abo ugu jira Milyan Qurux, Abalkiisa Janat'Al Firdaws Al A'laa Allah haku abaal mariyo. Wa Geesi qiimaha gabadha yaqaan o Ixtiraam iyo Qadarin mudan.

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

      Abayo horta bahalkaan muxuu taraa bilad miyaa mise lacag baa ukordhayso qofkii gelo

    • @user-tb8vk4ow3d
      @user-tb8vk4ow3d หลายเดือนก่อน

      Amiiro wlashey aadaan kuu taageeraa
      Waxan rabaa inaa ii sameeyso halmid inaaa ii iibiso mible aby😢
      Telka iga haleeysan please wlashey

    • @AaminaMaxamuud21
      @AaminaMaxamuud21 หลายเดือนก่อน

      @@MunaQaaali taas wn oghy hpti lkn anigu ahantyda wlh qof qlbi wngsn SAS ay tahay dadka hortda Ayan hadiyad gudon sin laha lkn wa dad is jecel oo m.a eh ilhy ha xafdio dhman pyoh mcn

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli หลายเดือนก่อน +59

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb หลายเดือนก่อน +23

    Finally Amiira iyo sundus wa isla aragne wlh markaste isla jooga❤❤

  • @RiyaaqCabdullahi
    @RiyaaqCabdullahi หลายเดือนก่อน +30

    Ayy amiiradeyna Hampalyo wllhi inaa ani helay ayan umoday farxad darted hambalyo kun iyo know jeer intaas in kabadan is taa hishaa boqoradeyna

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +115

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋☝️

    • @mamashiiqa3619
      @mamashiiqa3619 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ie6gh7me4w
      @user-ie6gh7me4w หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @AhmedIssa-om2yi
      @AhmedIssa-om2yi หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @Amasheekoxarii
      @Amasheekoxarii หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @user-he2wi6vi5b
    @user-he2wi6vi5b หลายเดือนก่อน +98

    Xasuusinta saliga nabiga scw❤

    • @user-qc2wt6je5j
      @user-qc2wt6je5j หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤

    • @user-qv3ll3ji7w
      @user-qv3ll3ji7w หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw 😊

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +173

    Team Amira qurux one like 👍

    • @ribahabdullahi9980
      @ribahabdullahi9980 หลายเดือนก่อน +2

      🎉

    • @safa_mohmet
      @safa_mohmet หลายเดือนก่อน +1

      Amiira Io Sundus waan uxiisay ❤❤

    • @user-zd5sj2xs1e
      @user-zd5sj2xs1e หลายเดือนก่อน

      Ala kokoye gore samiyadeyda Reply isogali dontaa🎉🎉🎉

    • @SaalimCarab
      @SaalimCarab หลายเดือนก่อน +1

      Koko is not easy keep going Abayo🎉

    • @SafiyoMaxamed-mm2pi
      @SafiyoMaxamed-mm2pi หลายเดือนก่อน

      jj7😅😅n778ii 5:53 5:53 😅😅😅😅😅you 😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮🎉🎉😢the 🎉and all

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL หลายเดือนก่อน +31

    Sidan ku jeclahay Allaha Ku jeclado Amiira ❤😍

    • @QueeenAmiira
      @QueeenAmiira หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 หลายเดือนก่อน +20

    Sunmir is back ❤👸amiiro hamplyo 🎉💗👑

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed หลายเดือนก่อน +17

    Congratulation Amiira qurux intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa team amiira ismuujiya 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Naphyzah2004
    @Naphyzah2004 หลายเดือนก่อน +25

    Sa usugayey iyo qofkii ugu horeyey oo dwada ahy😮

  • @jackcadnaan-g2r
    @jackcadnaan-g2r หลายเดือนก่อน +35

    Team Amira qurux one like ❤🎉

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 หลายเดือนก่อน +25

    Congratulations kun iyo kow jer amiradena ❤🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +19

    Macna Ma Leeh😂❤😂 Nimba Maalintiisa Waa Maraaa Waa Soo Maraa Insha"Allah 🤲👍😂❤🎉🎉❤ Yaaa Nagu Raacsen Ani & Asad❤❤🎉❤❤👍👍👍🤲🤲🤲

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 หลายเดือนก่อน +8

    Inta sundus io amiiro isla jogto uxiistay idin mee sundus dhibkeda uxiisnay❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 หลายเดือนก่อน +23

    Allah is one 😢❤☝️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +10

    8:32 wllhi Amiira waxa moodaa inaan is ogayn Reer malaysia inta 1M gaartay maanta anoo xisaabinaayo ban ceyda ku daray intaa dhahay wax la sheego ma uga dhina iyaduna 5 bay kaga dhigtay ceyda

  • @KhalidIbrahim-yi1re
    @KhalidIbrahim-yi1re หลายเดือนก่อน +34

    Amira qurux one like

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 หลายเดือนก่อน +11

    M.shalah markaa arko Dad isku faraxsan waa jecelhy walhi weligiin sidaas iskugu faraxsanaada guulo badn waa Gaareysiin ❤❤❤🎉

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +12

    Asad waxaasooo caruuur ayuuu dhaly Masha Allah😂😂❤❤

  • @Suhaybt7r
    @Suhaybt7r หลายเดือนก่อน +3

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed SCW❤

  • @XaliimoXaliimo-e9d
    @XaliimoXaliimo-e9d หลายเดือนก่อน +12

    Hamlyo amiiro alla cawa sundus kula joogto alla maxaa nii xisay inaa isla joogtaan❤❤

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y หลายเดือนก่อน +14

    Team amira sundus 400k dhaqsada❤🎉

  • @ugbaad3587
    @ugbaad3587 หลายเดือนก่อน +13

    Amira hapen dambe sunduz iyo walashed magalada izku raca plz❤

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 หลายเดือนก่อน +2

      Sax waaye balantay qaade

  • @Rimshoali
    @Rimshoali หลายเดือนก่อน +20

    qofka ugu horeyo firsaday me hhhhh😂😂 i love you my princes amira ❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @Maryanibrahim-p5d
    @Maryanibrahim-p5d หลายเดือนก่อน +12

    Wlhy waan ku farxey amiirey in aad heshey hanblayo wlshey qalpiyey❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus wafani naqurux badna kulaha markad isfirinaysid🎉❤😂😂

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp หลายเดือนก่อน +10

    Sundus sidan uguxisay Lee m.s ❤❤

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro หลายเดือนก่อน +14

    One like team amiira ❤ asxapey waxaan soo gudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺🫶😢😢

  • @Xildhibaanada
    @Xildhibaanada หลายเดือนก่อน +8

    Amiiro asxaap ku jecel aa heysataa wllhi ❤

  • @FarxiyoXusen-h3c
    @FarxiyoXusen-h3c หลายเดือนก่อน +7

    Miss million qurux farxad kuwaar❤❤❤

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 หลายเดือนก่อน +12

    Subdus is here 😢😭❤️

  • @user-gp3fi6qk9h
    @user-gp3fi6qk9h หลายเดือนก่อน +12

    Ayy anaa uhoreeyo team amiiro onr like 🎉🎉

  • @MaxamudNimco
    @MaxamudNimco หลายเดือนก่อน +10

    Congratulations amiira qurux intaan iyo inkabadan ayaan kuu rajaynaa abaayo hore usoco

  • @liilanahmed423
    @liilanahmed423 หลายเดือนก่อน +18

    Farxad deda baxaysa amiiradena❤❤😮🥰🤗

  • @badrianor1212
    @badrianor1212 หลายเดือนก่อน +20

    Firs comment😂❤ coomentigeyga hda aragtid like isar legend iska dhig 🫶🏻😍

  • @user-hu5yj4jh4u
    @user-hu5yj4jh4u หลายเดือนก่อน +15

    Amiiro wllhi wan kujeclhy nolow qlpi❤❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 หลายเดือนก่อน +25

    Amiiradeena farxadaadu waa farxadeena❤

  • @asiyabuurosaleebaan8598
    @asiyabuurosaleebaan8598 หลายเดือนก่อน +12

    Cawa anna ugu horeya hambalyo amiradena 🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @NajuuAhmed-qd3yq
    @NajuuAhmed-qd3yq หลายเดือนก่อน +7

    M.a AMIIRA dadal ha is dhiganin ka bdn wad u qalanta wadna samen karta ❤😊dad ku jecelna wad heysatàaa💋🫶🏻

  • @user-dc9be4rm3c
    @user-dc9be4rm3c หลายเดือนก่อน +1

    Finally sundus iyo amira wey soolabten🎉❤

  • @user-io4id7oy6y
    @user-io4id7oy6y หลายเดือนก่อน +9

    Wow dadka ugu horeyaa kujiraa cawa🎉😊

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 หลายเดือนก่อน +2

    Aaad ugu farxay

  • @HiboDaleel-zt8np
    @HiboDaleel-zt8np หลายเดือนก่อน +5

    Inta kusii faraxday islajoogitanka amiiro io sundus😢😂😂😂

  • @ciiltirechannel524
    @ciiltirechannel524 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi bilaahi waaba dhaaratee LIKE ii Saar THE ONE AND ONLY LEGEND #DAASALOW

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 หลายเดือนก่อน +4

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @user-ys1sb5ky7r
    @user-ys1sb5ky7r หลายเดือนก่อน +3

    Amiroy balantii aad qadey markad lankawi jogty ad ku tiri sundus io walashed KL ban shidnaynaa maka baxdy😂😂😂😂

  • @SihamAhmed-q3k
    @SihamAhmed-q3k หลายเดือนก่อน +4

    Awwwwwww😭😭❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥👸🏻am sooooo happy for you once again team 27 saaan isugu duuubnaaada waligiiin

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi8329 หลายเดือนก่อน +5

    Hambalyo hambalyo walshey ❤🎉 2M wn ku gadhsinyna I a 😊

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j หลายเดือนก่อน +3

    sunduz cumeer baa udalbaaya coming soon 😂

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase หลายเดือนก่อน +7

    Inta sunmir uxistay😢😢

  • @xanaadosiyaadyacquub
    @xanaadosiyaadyacquub หลายเดือนก่อน +11

    Amiiro iaamin wakujeclahay❤😮

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +14

    Amiiraay Team Amiira xalay waxay u farxeen sidii markaad 1M gaartay ❤ so Team 27 o Asxaabtaada qaaska eh na maxad u malayn ❤ Hambalyo Quruxeey ka badan baad u qalantaa ❤🎉

  • @MiiraadeydaaTwalbah
    @MiiraadeydaaTwalbah หลายเดือนก่อน +8

    Farxaddaada waa teeena mcnyyyyyy❤🎉

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco walasheee😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤intaan iyo inkabadan wad uqalantaa

  • @AsmaDahirAskar
    @AsmaDahirAskar หลายเดือนก่อน +6

    sunmirko final waya wada jogan❤🎉

  • @coosowcoosow5556
    @coosowcoosow5556 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira farxadaada waa farxadeenna intaan iyo in ka badan ayaad u qalantaa ❤❤❤❤

  • @luulmohamedsahal8956
    @luulmohamedsahal8956 หลายเดือนก่อน +13

    Wow cawa anaa ogu horeeye

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน +11

    Amiiro qurux. Abyo ❤ guulo badan baaaan kuu ri jeynaaaa❤❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 หลายเดือนก่อน +4

    Yariisteeni koko kamaqan meezha😭😭💕

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack6536 หลายเดือนก่อน +5

    Ugo damben sumir came back like daca kasii yqy 😂❤🎉

  • @XaskiiMahir.72
    @XaskiiMahir.72 หลายเดือนก่อน +5

    Hambaliyo abaayo wallahi kama dalayi ham baliyadada guur kurajenaaa❤❤❤❤

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂sundus funny wyeh

  • @BarwaaqoSalah
    @BarwaaqoSalah หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah amiiradeena ❤ faraxadeena lama qiyaasi karo❤

  • @Beaquen
    @Beaquen หลายเดือนก่อน +5

    Weey sundus iyo Amiira❤😊

  • @Suusu863
    @Suusu863 หลายเดือนก่อน +8

    We love amiiradeena 😢❤

  • @Ubax-et7er
    @Ubax-et7er หลายเดือนก่อน +3

    Amira qurux routine noo soo du

  • @Ruuuneey
    @Ruuuneey หลายเดือนก่อน +7

    Hambalyo amiiradeena❤️👑

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma หลายเดือนก่อน +3

    Sundus markaa arka soo carara

  • @dheemanmahamet2145
    @dheemanmahamet2145 หลายเดือนก่อน +3

    Inta sundus ku farxday❤

  • @Daahircusmaaniikow
    @Daahircusmaaniikow หลายเดือนก่อน +2

    Amiira qurzx love you ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hanbalyoow sister 💖 ❤😊😊😊😊

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx หลายเดือนก่อน +2

    Yeeee finally sumir is hereeee😂❤❤❤

  • @FowsiaabukarabdiraxmanFowsiaab
    @FowsiaabukarabdiraxmanFowsiaab หลายเดือนก่อน +2

    kibgoobin amiira itaan inkabadan baad ugalantaa xatiibti guulayso havaa jisin routine soo same xubiyeey🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Daahircusmaaniikow
    @Daahircusmaaniikow หลายเดือนก่อน +2

    Hanbalyoow amiira qurux ❤❤❤❤❤❤❤love you 😍 ❤️ 😘 ♥️ 💖 💕 😍

  • @Simaneyy111
    @Simaneyy111 หลายเดือนก่อน +6

    Maalintii ugu horeysan aan noqday comments ugu horeyay aan qoro ❤

  • @XaawocabdiXaawocabdi-wt5yh
    @XaawocabdiXaawocabdi-wt5yh หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ❤❤ walashey amiiro qurux wanag❤❤❤❤

  • @user-jz2it2sh2r
    @user-jz2it2sh2r หลายเดือนก่อน +2

    Amira abaayo icaawi wan baahanahy abyo hadad barako rabto

  • @user-cr5en8zf7b
    @user-cr5en8zf7b หลายเดือนก่อน +2

    Amiiradeena waad u qalantaa❤

  • @MeymunXaaji-fl4cx
    @MeymunXaaji-fl4cx หลายเดือนก่อน +1

    HAMBALYO HAMBALYO intas kabadan ayad uqalanta keep going sis ❤🎉🎉❤

  • @Anna_jimin
    @Anna_jimin หลายเดือนก่อน +5

    Qalbi nadiifteydii wa u qalanta

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr หลายเดือนก่อน +1

    Runtii wllhi Amiira gabarta oo keli ah team 27 ugu nariista bdan waye Amiira wllshena keep going wllshena ❤❤❤❤🥲💕

  • @Mumtaazmuxiidiin0000
    @Mumtaazmuxiidiin0000 หลายเดือนก่อน +2

    inta Amiiro la frxsan omggg 😂❤🎉

  • @NimcoMahad-nb8px
    @NimcoMahad-nb8px หลายเดือนก่อน +4

    Aaway dad kii dhahaaye sundu iyo amiiro way isdagaalsanyihin

  • @FaatmaAxmed197
    @FaatmaAxmed197 หลายเดือนก่อน +5

    Ayy m.a hampaliyo amiiro🎉🥰

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p หลายเดือนก่อน +1

    Amiira hda Awoodilaha 10 million waku genlaha mcnto🥺❤

  • @AbdrisaqKaafiya
    @AbdrisaqKaafiya หลายเดือนก่อน +2

    Amira qurux ❤waan kujeclahay Abayo mcn ❤

  • @MaaidoMoalim
    @MaaidoMoalim หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉 Amira qurux 🎉❤

  • @user-br2ng5rn8s
    @user-br2ng5rn8s หลายเดือนก่อน +3

    Amiira qurux congratulations 🎉 waa uqalantaa

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc หลายเดือนก่อน +1

    Hnpaleyo macnyyyy Apayo amira 😢❤

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 หลายเดือนก่อน +3

    Team amiiro qurux One like ❤