BOQORADA STYLKA OO OOHIN AFKA JABSATAY KADIB HADIYAD QAALI AH OO LA GUDOONSIIYAY XAFLADEEDA.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2022
  • BOQORADA STYLKA OO LA ILMEYSAY HADIYAD QAALI AH AY HABAR YARTEEDA & SARA COSMETICS AY GUDOONSIIYEEN

ความคิดเห็น • 356

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 ปีที่แล้ว +209

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @ladanqaali4739
    @ladanqaali4739 2 ปีที่แล้ว +41

    Gabdhan Hal mid ku jecladay wlhi dadkii xumeyey o xita u so hambalyenin ayey xafladeda ku casuumtay naag nool o caqli bdn illahey waxan haka madoweyo abayo akhiro wax kuma tarayan wlhi rabi ha ku so hanuuniyo

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 2 ปีที่แล้ว +40

    Abaayo markii hore waan kula farxay markii labaadna waan kula ooyay hooyo alah u naxariisto qabriga alah u waasiciyo tan kale hooyo labaad ayuu ilaahay ku siiyay kum dayacin abaayo habo mcn qayr alah siiyo aamiin yaa rabi waan idin salaamay dhamaan intii ka soo qayb gashay bye by Horumar wngsan inshallah

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +42

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯🧡

  • @queenzhamsa8777
    @queenzhamsa8777 2 ปีที่แล้ว +22

    Wlh waa ilmeeyay boqorada waa qof qalbi fiicn naxariis wajigeda ka muqato msha alb kulehayay sister wlh isku midba kanahy qalbi jileeca😭

  • @BEAUTy_10889
    @BEAUTy_10889 2 ปีที่แล้ว +62

    Waa gabar fiican oo dadkoo dhan jecelyihiin masha allah

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 2 ปีที่แล้ว +5

    Boqorak we love you sister from Hargeisa

  • @deeqa1481
    @deeqa1481 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi waan la ilmeyay markey habaryarteed u mahad celineysay masha Allah Allaha xafido

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha alaah waa gabar yar oo qalbi fican maanta lee ku arkay waana iga oohisay ilaahey hooyada ha u naxariisto habaryartana alaha ku xifdiyo

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 2 ปีที่แล้ว +58

    Waan la ooyey walahi 😭🥰❤️

    • @arafad7650
      @arafad7650 2 ปีที่แล้ว

      Sidokale walahi 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥰🥰🥰

  • @caashaabukar5839
    @caashaabukar5839 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah wa uqalata gabadhan intas ka badan wan iska jeclahey gabadhan xaley xafladi igu horesey o bilaw ila dhamas dawado ee aheed wlhi

  • @cabdiraxmaansaleebaan9732
    @cabdiraxmaansaleebaan9732 2 ปีที่แล้ว +17

    Msha allah waa inan qaliya wllhy runtii ma aqaan hadana waa qof fcn oo qalbi wanagsan oo qosol badan
    Guulayso ayaan ku leyahy abidkaa 🥰💯❤

  • @nuramohamed392
    @nuramohamed392 2 ปีที่แล้ว +28

    Wllhi ilanaa iga imaaday
    Mashaa Allaah Allaah habaryartaa hakuu daaya 🥰🥰😍😍😭😭😭😭😭😭😢

  • @niyaziomar17
    @niyaziomar17 2 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi ilin ayaa iga imatay hoyo laan waxaa dareemi kara qof an hoyo heysan boqrada stylka hormar wacan

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 2 ปีที่แล้ว +8

    Ax wan la oyay hambalyo abayo mcn boqorada stylka hore usoco wad istahisha intas iyo in kabadan mcney😭😭😭😭😭😭😭

  • @naimanuur2796
    @naimanuur2796 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waa ooynooyaa ilaheey waalidka hau daayo intee unoolyihiin inti kadhimteena allah haunaxariisto 😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 2 ปีที่แล้ว +28

    Alla maxa aakhira su,aal jirta oo la is waydin doona lacagtas dad masaakin ah ayaa maanta gaajo ugu dhimanaysa😭😭😭markasa naag tiktok kanikin jirtay saan lo siina🤔

    • @hodosulub2521
      @hodosulub2521 2 ปีที่แล้ว

      Naa maXaa kaGalaY uF MaaD ka xuntahaY🤮

    • @nimcomohamedahmed1779
      @nimcomohamedahmed1779 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodosulub2521 War Saxey Shekday maxa lacaydamee Mise Qabiilaa kusoriixoyo Adi ma ahan

    • @boolaciire8771
      @boolaciire8771 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha habaryarteed waaye waxa lacagta siiyay hooyaadeedna waa dhimatay marka wax dhiba uma arko ani

    • @hodosulub2521
      @hodosulub2521 2 ปีที่แล้ว

      @@boolaciire8771 aNu QaPiiL ma aQaNo lkN iNaaD saS DhaHdo wa LaGa fcnaa wll

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 2 ปีที่แล้ว

      @@hodosulub2521 kolay abaayo hadaad caytanto adiga dambigeda wato ee waxa hubal in la iswaydiin doona xoolaha lagu ciyaarayo oo qofna maanta kadhimanaayo gaajo darteed wlhi 😭😭😭😭

  • @fadumoosman28
    @fadumoosman28 2 ปีที่แล้ว +2

    Oh my god. Gabadhaas ninka Hela nasiib badana ..naxariis . Edab . Kari Masha Allah salaan sare sis long life 🥰🥰

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 2 ปีที่แล้ว +12

    Wll ilahay ka cabso waxani waa adunyo qimo maleh ilaahay haku xafido

  • @ramlayuusuf8211
    @ramlayuusuf8211 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxan wax laga faideynin ayey somalidan wax kadhigayaan war diinta waqtigaliya

  • @anisoqaalli4526
    @anisoqaalli4526 2 ปีที่แล้ว +23

    Congratulations boqorada style ka intaas iyo kabadanba waad istaahishaa ❤️♥️

  • @zeitunyussuf1107
    @zeitunyussuf1107 2 ปีที่แล้ว +2

    Hoyo way dhimatay markay dhahdi walhi waa la oyey hoyo mcne Allah ku naxrista 🥺😭😭😭😭

  • @nurtomoalin385
    @nurtomoalin385 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahayow na astur xumaanti aa lasku garabsiinooyaa oo waliba lacag lagu bixinaayo dadka baahida iyo xanunada guryaha lajiifana lagama warhaayo

  • @faysamuuse8538
    @faysamuuse8538 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw mash Allh xappti hamblyo boqorada istelka❤❤💯💯❤⚘⚘

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 2 ปีที่แล้ว +5

    Congratulations maasha Allah tabarka good family 👪 ❤ 💙 💖

  • @caaliyasiciid6938
    @caaliyasiciid6938 2 ปีที่แล้ว +10

    Hampalyo abaayo macn boqoradena😭😭😭wallahi waan oyay 😭

  • @maryanmohamed8918
    @maryanmohamed8918 2 ปีที่แล้ว +12

    Happlyo happlyo boqorada isteelka wllhi waa ku laa ooyi 😭😭

  • @ruqiyomohamedofficial4003
    @ruqiyomohamedofficial4003 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hambalyo hambalyo Abayo mcn

  • @abdirahmanahmed2640
    @abdirahmanahmed2640 2 ปีที่แล้ว +12

    Hablaha yaana tiktoka lagu dhiiri galin, wanaaga ha laysku dhiiri galiyo

    • @aishamohammed7061
      @aishamohammed7061 2 ปีที่แล้ว

      Wixii xun aya laiskudhiragalinaya subxanallah illaahey hasohadeyo

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshaa allh wll allaha kuu siyaadiyo farxada

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulation xabiibti Allaha idin xifdiyo kep goin barbarta media

  • @sacdiyoomar4537
    @sacdiyoomar4537 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah abayo hambalyo Hambalyo istas iyo kabadan aya uqalantaa

  • @sofiaali6822
    @sofiaali6822 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Allahayow inantan yar noxafid amin Maria qurux qalbi wanagsan 🥰🥰🤩💯

  • @nasramohamed9589
    @nasramohamed9589 2 ปีที่แล้ว +8

    (ربنا لا تاخذنا بما فعل السفهاء منا)

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman1861 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo mcn Allah ha ku daayo habaryarta. Mcn 💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️💪💯💯💯💉

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali 2 ปีที่แล้ว +10

    HAMBALYO HAMBALYO👏👏👏

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 2 ปีที่แล้ว +4

    hambalyo waa inan goba boqorad waa laga farxiyay ❤❤❤

  • @hafsohussain5787
    @hafsohussain5787 2 ปีที่แล้ว +12

    Congratulations boqorada

  • @shamsocumaar4966
    @shamsocumaar4966 2 ปีที่แล้ว +2

    Video gan marka dawado ilinta maba celin karo boqorada illahay habaryarta haku dayo😭❤❤

  • @nalkaxusen8089
    @nalkaxusen8089 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Abaayo 😭😭😭😭

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa gaber qalbi jilcan wan la ilmeyay wlhi illinta wn ceshan wayay abayo alle ku ma tuso wax ku dhiba

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa boqorad runti

  • @mohaadeck9030
    @mohaadeck9030 2 ปีที่แล้ว +15

    Xili waxn jognaa xumanta la isku dhiiri kaliyo
    Bal hada wanaga ey sameysy muxu yahy oo an niiko aheyn😥

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +1

      ALLAHU AKBAR waa saman aaqir ALLAH ha soo hanuuniyo hanuun hadii u la rabo inta dhunsan

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 2 ปีที่แล้ว +2

    Bil ka hor odeygagan usoo gaday 1700 ka bixiyay lkn ma ooyin sabab lkn 😀 anyways i love boqorada stlka wlhi Intaas ka badan waa u qalanataaa

  • @shamzahasan9808
    @shamzahasan9808 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bilhi talhi waan ilamyy markee h.yatedad hab siisay hoyodey wey dhimatay dhhaday😰😰 hoyo mcn qabriga wasac allah uga dhigo
    Congratulations abyoh mcn

  • @user-yk3tm8dv8e
    @user-yk3tm8dv8e 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah ilaaheey ha ku xafido xabiibti anaga dhan hooyo aan kuu nahay

  • @saciidsamadon3278
    @saciidsamadon3278 2 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations 🎊 👏

  • @jaamacabdi6972
    @jaamacabdi6972 2 ปีที่แล้ว +3

    Hello Gabdhaheyna Gobta Wadda Ah👍💪😘

  • @naciimomaxamed1461
    @naciimomaxamed1461 2 ปีที่แล้ว +4

    Anigaba wanla oyaya boqorada❤️❤️❤️❤️❤️

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 2 ปีที่แล้ว +32

    Omg she’s making me cry 😢 but congratulations 🎉 sis

  • @bollywoodstars828
    @bollywoodstars828 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha wllshy qaali ♥️♥️♥️

  • @nasriinaxmed8742
    @nasriinaxmed8742 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ale haku xafido wll mariya ale ha unaxariisto hooyo mcn 😭😭😭😭😭

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo sis intas iyo ka badan ka sugeyna❤️

  • @nimconalka6704
    @nimconalka6704 2 ปีที่แล้ว +17

    m.a habayartu waa sida maamada oo kale wllhi 😭😭

    • @nadiasidow6347
      @nadiasidow6347 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh lacag jecel lee miyaa reer Africa iga cilmibadan

    • @shukripancakechannel3523
      @shukripancakechannel3523 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣 waa iga qoslisey lkn diyaas barada lacag ma jeclo miyaaa

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ooyay hablaha yaryar ha la caawiyo miskiin hoyadeed way dhimatay ax ax ax hore u soco walaahi waan qiirooday.

  • @bilanabdilahi7859
    @bilanabdilahi7859 2 ปีที่แล้ว +3

    She so cute 🥰 wallah mashllah

  • @qeyraadan2458
    @qeyraadan2458 2 ปีที่แล้ว +2

    ooh she make me cry abayo im so happy keep going sz mcn

  • @nashaadabdi1627
    @nashaadabdi1627 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 allaah u naxariisto hooyo

  • @cabdirisaq126
    @cabdirisaq126 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll maariya

  • @ilhanyussuf4637
    @ilhanyussuf4637 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiid wan ilmeyay qof hoyo la.aan ah aya daremi karo ani hoyadey wey i noshahy alx lkn abyo wan kula dare ilahna ha u naxaristo mama😪

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan la ooyey walahi haberyar waa Hooyo labad😢🥰❤️

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanblyo hanblyo. Mariyaaaaa kun jeer🙏🎆💥🎈🎊🎁🎂

  • @sacdiyaayaanle6199
    @sacdiyaayaanle6199 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan ilmeyay hnblpyo boqorada istelka mcne🥰😘💯💋❤

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah wahawaryarjiirto allaahkkudhafoo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @hodanahmed2674
    @hodanahmed2674 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wan oyay ilhy wax dhiba matuso inaanta iyo inty jeceshyba mnshllh🤩😘

  • @abdimalikothman3791
    @abdimalikothman3791 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha sidaaso kale ah Somalida aad bay ugu yaryihiin
    Hambaliyo wll maria

  • @fartuunxasan2995
    @fartuunxasan2995 2 ปีที่แล้ว +6

    Walahi walailmeye abayo

  • @faizadiriye8127
    @faizadiriye8127 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxariisto mariyo Hooyo wlhi wan ilmeyay

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 2 ปีที่แล้ว +2

    Congratulation sister💯

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha alah abayo hambalyo hambalyo

    • @nasramohamed421
      @nasramohamed421 2 ปีที่แล้ว

      masha alls abaayo Qaali hamalyo hambalyo vive❤❤🤲🤲🤲🤲👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ileen hooyadeda ma dhimatay🥺 ilaahey ha unaxariisto

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah waa gaber qalbi wngsn

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @halimahashim896
    @halimahashim896 2 ปีที่แล้ว +17

    Qofa ooyan hadan arko Wana ooyan maa agano sababat

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว +2

      kula mid wa fuuraa ani wax i amusiyo ma idhawa

  • @hamdaxusen4597
    @hamdaxusen4597 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan la ooyay wll ilaahay hakuu daayo habadaa mcn

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul wacan walaashay

  • @hamdiyarey5455
    @hamdiyarey5455 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations the Queen of styl

  • @daauudqanciye3256
    @daauudqanciye3256 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo my sister

  • @nasramohamed9589
    @nasramohamed9589 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaheena muslimadka ayaa waxaa lagu dhiragalinayaa in ay niikiyan is qawiyan raga ajaanibta dhax galaan.allehii idin abuuray kabaqa kafogaanshaha alle hor mar ma aha

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 2 ปีที่แล้ว

      Waxa cajiib ah hadalka allaah ee ah inyar baa fahmay sa, iyo inyar baa ku shukrinaysa ayaad halkan ka arkaysaa nassra mooyee dadka inta kale way u hanbalyeeyeen laakiin May fahmin inay wax cadho alle ka dhalanayso inay ku taageereen

    • @nasramohamed9589
      @nasramohamed9589 2 ปีที่แล้ว

      اللهم ارنا الحق حقه ورزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا ورزقنا اجتنابه

  • @ifrahdalmar1142
    @ifrahdalmar1142 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰walshy macaan habalyo wall baakueenah🥳🥳🥳🥳

  • @nasromohamed9798
    @nasromohamed9798 2 ปีที่แล้ว

    Oh maryam abyo wnkuladaremaya farxadada alle hakusiyadiyo

  • @prettyproductions9191
    @prettyproductions9191 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi hooyo mcn qofkaan heesan waaxanuun

  • @aminamaxamed2344
    @aminamaxamed2344 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a quen mariya wn lailmeyy wlhi mcnto frxd kunolow 💋🥰🥰💉

  • @user-rs8pn8sr2c
    @user-rs8pn8sr2c 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @mhdchannel5324
    @mhdchannel5324 2 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations queen

  • @xuseensalaadxasan737
    @xuseensalaadxasan737 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo ❤️

  • @fathiosman6681
    @fathiosman6681 2 ปีที่แล้ว +3

    🥲🥲🥲 hooyo illaah haku naxariisto 🤲🤲

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

    Mshallalah abyo boqordaa istaylkaa

  • @juniorharunkmacruf7244
    @juniorharunkmacruf7244 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulation sister

  • @maryamahussein7468
    @maryamahussein7468 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo abaayo runti wad iga ilmeysisey

  • @umuasmaa4321
    @umuasmaa4321 2 ปีที่แล้ว +3

    Sorry Maria hooyo aallh unxristo wan dremikra micnaha hooyo mcn ilhow hoyada iyo intii hoyo dhimty unxriiso hoyadey iyo hoyinka klana cimri dher iyo cibdo subn allha siyo🥺🥺🥺🥺🥺🥺🤲🏽🤲🏽🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 2 ปีที่แล้ว

    Wow m.a Wllh waa la ooy 😭😭😭 so congratulations

  • @muhakeef8378
    @muhakeef8378 2 ปีที่แล้ว

    wlhy farxada wan la oyey sideedo kalan qalbi jilcanhy mansha allh boqoroda intaa iyo inka badanba wad uqalanta dumashi from to somalilnd burco cadeey

  • @munaabdirahman5007
    @munaabdirahman5007 2 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว

    Wow caadi maha xafladan

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 ปีที่แล้ว

    MashaAlah

  • @juweriyamohamed9984
    @juweriyamohamed9984 2 ปีที่แล้ว +2

    Boqorada styl ka wll anagaa Hooyo iyo walaalba ku ah hadaanu nahay Reer Somaliland

  • @abdurrahmanahmed2576
    @abdurrahmanahmed2576 2 ปีที่แล้ว

    Wow hambalyo quruxeey