PRANK AMIRA LA OYSAY || WIXII IGU DHACAY ADAA SABAB U AH ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 736

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  3 ปีที่แล้ว +183

    Soo daawo vedio gan hadaanan daawan th-cam.com/video/Qm0ljJeBxsM/w-d-xo.html

    • @drshoniishmohamad1983
      @drshoniishmohamad1983 3 ปีที่แล้ว +2

      ADNA 🤣amiira xishood badnaa haa soo aarjaro

    • @najaxxasannajaxnada859
      @najaxxasannajaxnada859 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allha alx alle caafibaad kahskuusiyaadiyo wllshay miskiin waad kanaxsiisay sorry amiira

    • @zoyaali9570
      @zoyaali9570 3 ปีที่แล้ว

      Alx abyo mcn rapi hakuu siyaadsho cfmdkaga rapi badal qeer qabo haku siiyo xpptii wxn kaa codsanaa hadad ii awoodo halkoo talefan hadiyad ma iga dhigi kartaa rapi hakaa farxiyee

    • @LAYLAOFFICIAL
      @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo adna iyo amiira noolaada inta nolol jirto masha allah farxad kunolaada

    • @LAYLAOFFICIAL
      @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว

      @@drshoniishmohamad1983 isoboqo wall adigo mahadsan

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 ปีที่แล้ว +1201

    Naarta allah kaaxorey hadaad commentigaan like saarto😥😥

    • @faysalyare4899
      @faysalyare4899 3 ปีที่แล้ว +5

      Wll wanku saray adna isoo boqo

    • @aliyahabdirahman6462
      @aliyahabdirahman6462 3 ปีที่แล้ว

      Inta kusari laha narta an galo tuugsi kudiil 😂

    • @halimoosman9528
      @halimoosman9528 3 ปีที่แล้ว

      @@aliyahabdirahman6462 bisinka ale ma aragtay 🤣 tuugsi iga dheh

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah

    • @khadanxasan1668
      @khadanxasan1668 3 ปีที่แล้ว +1

      amin wllky dhamaanteenba waan kusaaray

  • @abdirahmanmohamed4210
    @abdirahmanmohamed4210 3 ปีที่แล้ว +225

    waxan ahay qofka ugu horeya adna plz like iisaar abayo mcn 😢😍

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 3 ปีที่แล้ว +215

    Adna waad qaldan tahay Walaasha ka yar ina saas dhan ula dhaqanto ma aheen eee Rali galin buuxda ka bixii sooryy amiira walaahi 😭😭😭😭😭

    • @kowziiz441
      @kowziiz441 3 ปีที่แล้ว +4

      Wxas wa isla ogyahin

    • @liibaanyare5516
      @liibaanyare5516 3 ปีที่แล้ว +3

      @@kowziiz441 laislama ogeen eewarun bor

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 3 ปีที่แล้ว +4

      Reerka wa isla ogyihin views le raban

    • @samiixoabdiqadir3855
      @samiixoabdiqadir3855 3 ปีที่แล้ว +4

      Wee isla ogyihiin meel xunaa irsaaqada ka kashay 😜

    • @liibaanyare5516
      @liibaanyare5516 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ruunahmed2681 waxkas ta

  • @isdaryeelofficial2834
    @isdaryeelofficial2834 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilmaha yar yarkaa markaa ka oysineesay waye xoog aa uga naxsatay ilmaha taas waye dhibka kugu dhacay inta igu racsan like

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul6723 3 ปีที่แล้ว +118

    Inta markey prank maqashey so carartey waa idin salamey like madinka raaaabo 🤣🤣😂😂🤗😜

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 ปีที่แล้ว +21

    Oh sorry

    • @qeyrfaafiye6991
      @qeyrfaafiye6991 3 ปีที่แล้ว

      Tiinaa gaariga prankga gaariga ku fiicneed🤣🤣🤣

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 3 ปีที่แล้ว +87

    Amiira waa ka qaldantihin saan sax maahen amiira maskiin waaye 😭😭sorry amiira naagta hoos ka hadlooso 🔪🔪🔪hadalkaga xanaf wlh acuudka

  • @hananbadal4275
    @hananbadal4275 3 ปีที่แล้ว +102

    Uuur leyhay marka dhaheysay ma isla qumaned
    Qarso wixi allh kusiye
    Private ka dhiko

  • @maymamohamed8884
    @maymamohamed8884 3 ปีที่แล้ว +41

    Adnooy amiiro ayadoo kaligeed cunug heysato waxey guri kaaga dagtaa qabtaa waxaan cml haday kuguso dhacan xitaa waaleska dhaafaa qof xun thy 😥😥😥

    • @abshirmohamed2790
      @abshirmohamed2790 3 ปีที่แล้ว

      Kma dagin wllo gbdhaN waa xaas Ayda isku badan
      Gabdhan kle nin baa qaby u inaan jiry inay dagto waa xaq

    • @canabquen380
      @canabquen380 3 ปีที่แล้ว

      @@abshirmohamed2790 waala fury amiira

    • @abshirmohamed2790
      @abshirmohamed2790 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa waa la furay lkn gabdhan familygeedu bdn yhiin lma noolan krto dumzhigeedna kma zoo ag kci krto waa xaq iny guri cidla dagto wllo

    • @salmakaize6145
      @salmakaize6145 3 ปีที่แล้ว

      Adna nacasnima dhaaf walasha dhib ka dhaaf kaa yar

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 3 ปีที่แล้ว +75

    Amiira qurux miskin qoftan kle sagal laleeyahy rufiyan weyn waaye 😂😂😂

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว +47

    Gurigaaga inlagu dhex ooyo dhibaatada ay leedahay hadaad ogaan lahayd fikirkaan lamaadan imaateen adno

  • @suamayamohamed9776
    @suamayamohamed9776 3 ปีที่แล้ว +2

    Bal cawada ankalogano Darda Quranka jecel like sar 👆🏻

  • @nimcoladan2560
    @nimcoladan2560 3 ปีที่แล้ว +5

    amira am so sorry sis though its a prank i love when you said,"dadkle miya walashey waye markey qofta rufiyanta ah ey iskukin tabaneeso manshalah sis ur adorable i wish i had a sister like you and i would never ever disappoint you in any moment .. love you amira qaaali abyo

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 3 ปีที่แล้ว +45

    Adna wll ilaahey maka xishotati ilaahey kacabso hada ayaat xanun santahy hadane gabadha kusamey nesa barankii Alaah kabaq

    • @sumayomohamed19
      @sumayomohamed19 3 ปีที่แล้ว +1

      Mana ku cimbri qadanin kwrn hada lee xann kaso kacde hore prank kabilawe subxnallh

    • @aishahussein2072
      @aishahussein2072 3 ปีที่แล้ว +2

      Views ki dadka iimanka ayuu kaqaaday 🥺

  • @Tayba283
    @Tayba283 3 ปีที่แล้ว +97

    Waxaas prank ma ahan adna walasha waxyaabaha ku sameynayso ka fiirso caloosha wax gashan kartaa ayadoo ku qosleyso prank wax run ah baad ka hadlaysaan amiira markad ka shakiso inaad prank ku sameyso ma ila wanaagsana anigu

    • @miskimoha7525
      @miskimoha7525 3 ปีที่แล้ว +4

      Waxii caloosha ku jira afka soo dafa la dhahay waxee uqabto lee shegtay

    • @doosaliosman8993
      @doosaliosman8993 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiira maakiin waaye wlhi in aanan ka sugeeyn igu duuf tan sagal la leeyahay rufiyaan
      Waa la ogaaday prank waa tijaabo

    • @Kids-l4u
      @Kids-l4u 3 ปีที่แล้ว

      That’s true

    • @ubahibrahim5224
      @ubahibrahim5224 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Kids-l4u wow my name I'm also called ubah Ibrahim

  • @zahidaxubi4965
    @zahidaxubi4965 3 ปีที่แล้ว +18

    Saxaaf adna ayuu ka adag yahay adna ne amiira ayay ka adagtahay
    Amiira miskiin waaye sorry 😞 amiira

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 3 ปีที่แล้ว +35

    M.a amira wlhi cunga wax ficn aa bryat ilhow kuxfdi madma ee bishamaha brty ❤❤

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 3 ปีที่แล้ว +4

    Naa ilaaheey ka baq gabadha yartaa oo walaashaaya oona hadana ku caawineysa iska dhaaf subxanallah

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 3 ปีที่แล้ว +21

    Walaahi aniga naxay markey adna tiri Ilmahaygi adigey ku sababsadeen 😭😭😭😭😭😭

  • @akaashmohammed4233
    @akaashmohammed4233 3 ปีที่แล้ว +22

    Sagaleey rufiyaan nimada jaamacada usoobaxadey walee wajigaaga wixii laqarisey qabataa😀😀😀😁

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +24

    Ala gabadha saas ha u galinina😂😂😂😂😭😭😭😭 sorry amiira cadey

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 3 ปีที่แล้ว +4

    Adna xabiibti amiira waa hooyo naaslay teda kale ilmahee kula soo korisay alle kabaq waad xanuun san tahay qalbiga haka dhaawicin wax yaabaha qaar prank lama dhaho waxaa jira erey raad kugu reebaayo ayaa jiro oohinta kuuma fiicno wllhi adna alle haku caafiyo

  • @bintiiabdi9902
    @bintiiabdi9902 3 ปีที่แล้ว +18

    Adna abayo amira wa qof masakin eh kaligaa ayeyna kuwehshata fadlan kadaf prank qalbigetha xadawicin

  • @princessmanal7642
    @princessmanal7642 3 ปีที่แล้ว +30

    Amiira waqof fican walahay♥️🥰

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว +43

    Amiiro Miskiin Team Amiiraa 😭💔✊

  • @faadumiina8169
    @faadumiina8169 3 ปีที่แล้ว +54

    Wllhi amiira waa dacaad ee adneey ilaasho amiira wllka fiicaan ma helaysid

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 3 ปีที่แล้ว +68

    Maali walba qif inaad ka ooysiiso maad xal u aragtaa wlaal saan wa ceeb tagerahaada warkooda qaado waa talo walal prank maaha kan waa naxdin aod jiran ayaa tahay

    • @warannews1777
      @warannews1777 3 ปีที่แล้ว +1

      Wariye Sandheere Wlh waa iga Qoslisay Saxibkey kaftankaagi ayaa u xiisay wlh

    • @liibaanyare5516
      @liibaanyare5516 3 ปีที่แล้ว

      Bor qosoliyo baashaalwaaye maxaa kaaqaldan

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 ปีที่แล้ว +9

    Am first adna alle haku caafiyoH❤noolaada adigiyo amiiraba

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 3 ปีที่แล้ว +42

    Wixii uurka kujira afkaa soo xad xada Adna walshaa waxaas kama mudna inaad wax kale kusamaysid bay aheed

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 3 ปีที่แล้ว +3

    Prank inta marka ay aragtay soo oroday like

  • @razaanabdullahi6906
    @razaanabdullahi6906 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhana Allah abaayo hada lee Hospital ka soo baxday prank maxaa waaye istaqfurulah maskiin @Amira wan ka xumahay

  • @اللهملاتجعلهمنافيالدنيا
    @اللهملاتجعلهمنافيالدنيا 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiira qaali raligalin wen aan u rabnaa hadiyad qimo. Leh u keen wallaasha. Adno guriga kugu sugaysa qalbi furan xaraam calykum wallhi amiiro raali ahaw mcnto❤️🥰😘😘😘😘

  • @abdirawy1224
    @abdirawy1224 3 ปีที่แล้ว +17

    Shaqo la aan ahay ahay plz somali weyney iso duceya 😭🔥😭

    • @ayanahmed7310
      @ayanahmed7310 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll labo rakco iska tuko allah kaliyah asaga ku arsaaqaaye bi idni allah

    • @ridhwanibrahim5804
      @ridhwanibrahim5804 3 ปีที่แล้ว

      Waa hele Insha Allah walal

    • @shukriabdirizak6368
      @shukriabdirizak6368 3 ปีที่แล้ว

      Wllo allah shaqo barakaysan oo xalala allah hakuu sahlo

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 ปีที่แล้ว +15

    Adna waxas prank ma, ahan walaashaa qalbigeed hajabin maskiin amiira sorry adna amiira isheeda kacbso walasha oo kukaalmeneso mafiican inad qalbiga kajawiso xataa prank gawadha kale rufiyan caadi wyebee bismillah

  • @queensucaad4743
    @queensucaad4743 3 ปีที่แล้ว +13

    Amiira ma jecli in laga oohiyo walhi adnaa gawada kadaa brank soo Aarso amiira cadeey ❤🥰

  • @mardiyaxasan4648
    @mardiyaxasan4648 3 ปีที่แล้ว +8

    Noosoducee inaanbaasno imtixaanka jamuuriyada barkaysan hadaan nahay flmigaagaa you yutbka adano alle haku caafiyo waan kuusooduceeyay hooyona salaaday tukataba wayducaynaysay 😀😀😀❤❤🤍🤍💚💚🇸🇴🇸🇴

  • @riyaanraaliyo6377
    @riyaanraaliyo6377 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalnimada wa wehel walalka qiimahisa waxa yaqano qofka wall an heysan adno walashaa ka dhaf wax yabaha qar tan kale adiga kaliga wa caadi lkn nagta kale hadalkeda anaba ka xanaqay wlhi wa qaldan tahay adno😡😡😡 aamiiro boqorad aa tahay masha allah 🥰🥰🥰

  • @hawoadan3035
    @hawoadan3035 3 ปีที่แล้ว +5

    Adna waxaan yey hunguri kaa galin waan dareemi karnaa intaad jiftid lacag ka fakareysaaa yahuuu diin dad waween tihiin naga xishooda

  • @miskimoha7525
    @miskimoha7525 3 ปีที่แล้ว +73

    Naa walasha views haku raadsanin ma xishootayahe ilmaha ilaah ku sii hdane asaa ka naqsaday uf unsubscribed tahay wax iskuma fashayahee arsaaqda meel xun kaa gashay

    • @anzalqurux4988
      @anzalqurux4988 3 ปีที่แล้ว +5

      Xpptii qof markaad waninysid lamacayo 😯🙏

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyaka walalo ah maxa ka galay eed u cayaysa ayar wax ugu sheeg ama iska amus

    • @khadroabdi590
      @khadroabdi590 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @umuayman8530
      @umuayman8530 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂wa canaanate

    • @suwaydaibrahin6800
      @suwaydaibrahin6800 3 ปีที่แล้ว +1

      😃

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 3 ปีที่แล้ว +9

    Wll Isoboqda adiga iyo walidka Janada Ilahay Haidinku bishariyee Amiin❤🤝💖

  • @kntv4856
    @kntv4856 3 ปีที่แล้ว +1

    Channelkan i kala kiciya. One love

  • @qadraabdikadir2132
    @qadraabdikadir2132 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah qftaan Sagal Lagu haayo daacad rufiyaan uthy😆😆wlhi caadi matihid qftas wajigeeda natusa😀

  • @laylanasiib158
    @laylanasiib158 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiira waa miskiin Wllaashaa ilaasho Adnaay Allah Haysku Kiindaaye

  • @shacniiimaan8078
    @shacniiimaan8078 3 ปีที่แล้ว +34

    Dulqaadka Alle hanoo siyaadiyo aniga hadaa amiiro ahaan lahaa qofta kale casharkedaa siin lahaa la iskuma soogareen meesha

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 ปีที่แล้ว +3

    hooyo wataa Marke azim xibarte wuu amuse❤🥰

  • @queenamiira8419
    @queenamiira8419 3 ปีที่แล้ว +2

    Adno mxa kaa qaldan oo gawadha walaashaa saas ugu bahdileysaa veiws meel xun kaa galay ilmahaagana adaa dadka tustay uurkaada maa qarsatid dad aan ilmo heysan ayaa ku daawanayee mideeda kle amiira samideyda raali gali qalad ka gashay amiira sorry😪😪

  • @amaarah4549
    @amaarah4549 3 ปีที่แล้ว +2

    Team adna👍💪amiira🤪😁😁sorry xbbti😘❤

  • @ranarose9332
    @ranarose9332 3 ปีที่แล้ว +41

    Ilaahow arsaaqada meel xun haanaga galin bal dadkaan waaweyn waxy meesha la soo faristen arag 😒😒

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 3 ปีที่แล้ว +24

    Prank jceyl yaa qabo sideyda😂xitaa haduu been yahay wan daawanaa😳✌

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 3 ปีที่แล้ว +37

    Taan hoos ka hadlooso Hadii Rufiiyan nimada Adunka lo tartaamo ayada ku guleysan lehed😂😂😂

  • @landacabdale8232
    @landacabdale8232 3 ปีที่แล้ว +1

    Adna inaad saas doqon utahay ma ogayne walasha waxa haku samayn amiira qurux sorry😭

  • @safiyosiman5996
    @safiyosiman5996 3 ปีที่แล้ว +11

    Amiira maasha allah quf walaal qiimaheeda yaqaano waaye dhee dheel ma ku xanaaqin

  • @hidaayofour_four8239
    @hidaayofour_four8239 3 ปีที่แล้ว +1

    Wartan rufiyan sana oo camera 📷 gadasheed subxanalllah wlhiw dacad rufyin uthy prank ma,aha wajigeede natus quftan 🤣🤣🤣🤣☝️

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 ปีที่แล้ว +9

    Adno gaabay dhib madhaafayso aday jirantahay xitaa caloosha i hurtay adna shibleey hhh ilaahay ha ku caafiyo walaashay adna

  • @hajiyo7708
    @hajiyo7708 3 ปีที่แล้ว +18

    Hunguri aya meel xun Ka galay hada jirantahay hal bari xita manasanaysid na orod naga naso

    • @sihaam1234
      @sihaam1234 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @bintissa6179
    @bintissa6179 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi amiira waa maskiin 😭😭😭waa rufi laha naagta geeska fadhisa

  • @wasa6621
    @wasa6621 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta nabiga jecel like

  • @sadriqalbi8969
    @sadriqalbi8969 3 ปีที่แล้ว +1

    Adano waxaas prank lama dhoho madareemi karta qalbigeeda waxa ku dhalankara?

  • @amranamranmohmed8483
    @amranamranmohmed8483 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiiro boskaga hda joogi lahaa wllhi dhocishan xun oo rufiyanta waa tumi lahaa dofarta sagal

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 3 ปีที่แล้ว +9

    Amiira miskiin waaye dulqaad badan Sorry Amiira 😢😢😢

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiiro quruxx Allaah dulqaad iyo daganaan Allaah siiyeyyy masha Allaah I love you 💕 Amiiro qurux my Queen 👸❤️❤️🌹🌹❤️❤️❤️

  • @suhaybmohamed5200
    @suhaybmohamed5200 3 ปีที่แล้ว +72

    𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑚𝑎𝑟𝑘𝑖𝑖 𝑙𝑎 𝑦𝑖𝑑ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑎 𝑝𝑟𝑎𝑛𝑘 𝑠𝑜𝑜 𝑐𝑎𝑟𝑎𝑟𝑡𝑎𝑦 𝑙𝑖𝑘𝑒 𝑡𝑖𝑖 𝑠𝑎𝑎𝑟 🤣

  • @wardawarda4102
    @wardawarda4102 3 ปีที่แล้ว +14

    Amira hadalka si laguu dhoho ayaa laweysana prank aya lagaaga dhigay yaa ila dareemay

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 3 ปีที่แล้ว +4

    Amiira waa maskiin 😢😢 sorry Abayoo I cry too😢😢.

  • @fartunmuhudin7993
    @fartunmuhudin7993 3 ปีที่แล้ว +34

    Abaayo adna waan ku farxay alxm alle hakuu ziyaadiyo amiira taariiq ku dhigty team Amiira👸👸❤💯

  • @maryamomaanka3731
    @maryamomaanka3731 3 ปีที่แล้ว +15

    Afked day eeka bixi wesay wlh qof la kugu dira ado jogo xanun wye wlh sorry amiira xbbti noso aar

  • @Kids-l4u
    @Kids-l4u 3 ปีที่แล้ว +1

    Adnay naxdin iyo isha walasha ma ka baqaysid miya walaley hadad rer buxa tahay maskintan ilma yar lagu furay iska daa uur wad yelan bariba hadi allah ku qadaray qofki ninka ku aha e walasha kudhago hadli jirayna kula joge amira dhafa

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 ปีที่แล้ว +1

    Adna cadeey qalbiga walaashaa ilaali ha dhaawacin wax lagu dheelo iyo wax kale aa kala jiro amira maskiin waaye wallaahi 😭😭😭
    Waxaaba la yaabay gabadhaan hoos ka soo hadleyso ar waxaan prank ma aha💔💔💔

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 ปีที่แล้ว

    INDHAWEYDBA ADNA IYO ODEYGEEDUBA DHAQANXUMO AYEY LAYIMAADEEN SUBXAANALLAAH

  • @xamdi5168
    @xamdi5168 3 ปีที่แล้ว +1

    Adna abaayo waa qalad tan waa inaa Si fiican raaligalin ka bixisid amiira kaftan tan magasho abaayo

  • @aaaminosheikhmohammed7891
    @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +4

    ilah ba mahad iskaleh abyo ado cafimad qabto ku arkay Allah haku siiyaado cafimdka insha allah ❤

  • @nasroabshir9141
    @nasroabshir9141 3 ปีที่แล้ว +13

    nayaa adno waat wlatay hdaba ilma ka dilmiin kuurmi paranki belawday naaa ika fariso

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulillaah adna hadaa cafimad qabtid ❤️ Allah haku xifdiiyo mam❤️Adna

  • @Queennasracayuuni
    @Queennasracayuuni 3 ปีที่แล้ว +3

    Adna adi ma jogtit 😂😂saxib sax quf xanunsn oo barnk sameneso cml maskin amiira 😭😭

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale jecliya parnk kkkk sorry Amiro Wlhi 😅 Waka oysisa 💕💕💕💕💕💞💞😅😍 keep going sister

  • @safiyomaxamed2651
    @safiyomaxamed2651 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi amiira aad iyo aad ey u calool jilcantahay miskiin adna gabadha mar walbo punk waxaa u badisaa amiira cdy isku dirnimo ha u fahmin waa iga kaftan abaayo mcn m.a adna iyo family alaha idin xafido 💋💋💋💋💯💯💯🌹🌹♥️♥️💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanyy155
    @hanyy155 3 ปีที่แล้ว +3

    Hada leen ogaadi amiira Waxa goooni dejiiye wlhi adna qof fiican inaa ehen hada fiicantahy walasha goooni kaama degten walasha waxyalaha aad ku sameeneso Maalin walpo wax laga xishoodo waaye mar lacaga iga xade Mar sidan walasha raali gelin buuxdo soo sii MA xishoonesid wlhi Naagta gadaal ka hdleso hdlked xanaf aw leyehe iyadaneh😡😡

    • @emmaahmed397
      @emmaahmed397 3 ปีที่แล้ว

      Alla dhaqan xumidoo ayada hadee rabty maxa ka ogthy adna qof fcn waye dadkan shaqadoda lee wataan TH-cam ley waye adi tada waxa waye fiirso oo iska bax danpi haka qadin meshan haku lumin labo walalo kuma deqdo dhaxdoda

  • @fatmanor5592
    @fatmanor5592 3 ปีที่แล้ว +6

    mama Adne aniga labo haweyn waan kugu riyooday wllhi Allah kuuu xafido FAMILYkaaga mama adna 💋✅💯🥰

  • @ifrahchannel3790
    @ifrahchannel3790 3 ปีที่แล้ว +4

    Adna walasha ilaasho qurbaad jogtaan dhor jeerna waadku xad gudubtay ka xishood gabadha yare mar walba kaa saarta umusha
    waxaa dhici karta inaysan walikeed iloobin kalmadasi kana bixin caloosheda Amiira qurux waa qof daacad police kana
    mayna wacanin

  • @amish6567
    @amish6567 3 ปีที่แล้ว +11

    Amira sixun logaaley Was aarsaneyna hadaan team Adna Nahey🙌✨

  • @cabdimaclow3495
    @cabdimaclow3495 3 ปีที่แล้ว +6

    Adna uurkaga wixi ku jira ka hadashay qof xun ba thy

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa gacal. ilen qof wax uu ku Soo fikirin meel ma la imaado

  • @farixadeq5165
    @farixadeq5165 3 ปีที่แล้ว +12

    Adno qof xun ayad tahay waliba waxad ka xuntahay hurmarka amiro walaga daremaa eee saxaf mel iska sar

    • @tayaziirciize2429
      @tayaziirciize2429 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhh

    • @fadlinuux675
      @fadlinuux675 3 ปีที่แล้ว +3

      Adno waxey rabtay iney amiro ilmo dhalin ay ayada kushaqeysato wlhi ben mahan amiro wadacad miskikin ah intey awodo wax wey uqabata ilmahey kasidi jirtay lkn aaway hee yaa garto hee adno waatan daqonta naqotay 😏😏😏

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 3 ปีที่แล้ว +1

      Kķkkkkkkk walhi saan uyaabanhy

    • @umumuasif8471
      @umumuasif8471 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxaf 😂😂 hadee iska Celine qof kuma hesato lkn wlshed oo single ah cunug iska korsanee ee niyada kajabine uur kii shanad hadaba San iskaga dhigee cilkaa rob ku ogtahay qadarta alle ku qoray in aa ku ganacdo aa muhiim ku ah amiro wax ee Sabab yelan karto ma lahan

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว +1

      Shaydaan baad tihiin kuligiin. Idinkaa sidaasa ah waxaad Adna ku tilmaamaysaan. Amira iyo Adna waa walaalo aad isu jecel si kastana ay iskula kaftamaan ma kala xumaadaan.

  • @asmamohammed5902
    @asmamohammed5902 3 ปีที่แล้ว +7

    Adna Abyo macnto please hadu Allah owlad ku siyo danbo ha iska shekin 🥺🥰

  • @queennastesha6415
    @queennastesha6415 3 ปีที่แล้ว +3

    Bismillahi Rahman rahim adna iskuxishow sxby 😭😭😭😭

  • @rashkadj0869
    @rashkadj0869 3 ปีที่แล้ว +4

    5:00 amiiraa asiim soo qabaty
    Cabaar bn ku fakarayy // other way waa HOOYO wx dhazhey 😂😂 VAR khaldan

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 3 ปีที่แล้ว

    Adna markaad dhahdey raali naqo amiirana ku dhahdey waan ahay wllhi wan oyey amiira miskiin adna abaayo amiira waan jeclahee brank xun haku sameyn🥺🙏from muqdisho one love wllhyga❤🌼💚

  • @muctaadmaanka5450
    @muctaadmaanka5450 3 ปีที่แล้ว +14

    af dhera midan sagal la leyahay🤣

  • @aaminabillan1131
    @aaminabillan1131 3 ปีที่แล้ว +4

    Naayada comment xumidina gabdhaha walaalaha maxaa isugu direysaan amira walasha yaan laguku dirin kalsooni kugu sameysay prankiga

  • @xamdicabdulraxmaan8768
    @xamdicabdulraxmaan8768 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah hooyo Fiicn aa tahay sidada camal ilahay haika dhigo oo sabar badan ilahay haku siyaadiyo 🤲🤲🤲🤲🤲✊💖💝💖💝💖🤩😍🤣🤣🤣

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar adna amiiro nooga leexo waa boqorad anibo waa ooyey 😭 wlh wey ku xushmeeysay xataa waliba sry
    Amiiira quruxeeey nasoo aaar abaaayo
    Adna gabadha yartaa no raali gali
    Hadii kale mid ka daran lagugu sameyaa🤣🤣 adiga adna iyo gabadhaas kale waa inaa amiiira sifican uraali galisaan saan prnk mahee

  • @aayaabdul16
    @aayaabdul16 3 ปีที่แล้ว +2

    Qoftan rufiyan wen waye walasha yeysan run run kugu dirin amira garab kada wye mago ilasho walasha wxs kuma qurte yan lagu xumen adnoy 🙏💕

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 3 ปีที่แล้ว +11

    Adna waa qaldantahay malamhn wax ffn maso dhigtid wlhi

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 3 ปีที่แล้ว +1

    GABADHA: HAA WA ISKA BAXEENA
    AMIIRA: MAYA ANA BAXA ADI ISKA FADHI AWALBA RUFIYANIMO UFANISEE😂😂😂👏

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +2

    Anda prank noocan ah in aad ku sameyso walashaa ma aheen🙄🙄🙄

  • @qaliahmedidow966
    @qaliahmedidow966 3 ปีที่แล้ว +2

    Naya wlhi warkan saaa ugu shiigta rabte miyaaa walasha views haku raadsan😪😪😪😪

  • @Hanii44445
    @Hanii44445 3 ปีที่แล้ว +3

    Wxn prank ma ahan wlhi waa ula kac Adno wixii uurkeeda ku jiray soo sheegtay

  • @fartafani5128
    @fartafani5128 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂 aduunyo badanaa waxan ma walashay xata kuso hadal qadi karaa prank ku teh

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta amira tageerto liket imuujiyaaa