asc wll way qurux badnyihiin riwayaduhu lkn qisadu waa inay min bilaw ila dhamaad la hadaan teeda kale tan imiga film badan ba laga sameyey ee wacyiga wadanka yaala ka sameeya qisooyin sida kolkad sooran iyo jawaan la shaqayn jirtay qisooyinku waa inay duluc yeeshan ta kale Asma coday na film ka so sameeeya mahadsanid
Belaayaa ku dhacday ninkaas goorta baas waxarta la dul dhigay ee gaadhiga iyo jacket kaba isku Mar laga wada qaatay isagoo gabadhiina weli hor joogto. Nimankan waa mufakiriin ilaahay haw dhowree , really very talented.
balbalaadshe sxbow hal riwaayad aan aad ujeclaaday ayaan ka waaye halkan ee magaca kuqoran isoo sheeg hadaa garaneyso waa ruwayadi ahed waa quraac ee kan quracda biya la aanta gadaayo iyo kan cadeyga gadaayo hal meherad iskugu imanaayo
Waxaan ka codsanayaa channel ka inay riwaayad ay soo daayeen ku jiray Hal xidhaale Wuxuu ahaa hal xidhaalihii (wax argigu qaadi karo oo aan awrku qaadikarin) Noo fasira hal xidhaa lahaa
walee hooyo waa fariid ku jecely hooyo macaan😂like igu qabta inta hooyo jecel😁
Kkkkkkkkkkkkkkkkķkkkk
@@hamdaahmed6949 Kkkkkkkkkkķkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkķkkkķkkķķkkķkkkkkkkkkkķkkkklkkkkkkkķkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkkkkkkkkkikkkkkkjkkkkkklklkk
Hooyo hade jirin aduun lama dhaqdeen God bless all our mothers ❤
Inta ciyaalnimada Guribarwaqo ku qozozhey like i saara😂😅😀
Hehehehehe wllhi waa iga qosliyey guri Barwaaqo inta kuqososhay like 🤙🤙🤙🤙
Hhhh wllhy waa nin wacan wxaan adhanlahaa sax & baga hhhh uguriya ayey tidhi
Kkkkkkkkk
wixii muslima like isaara wixii gaalana ha dhaafaan
Cabdikariim Hassan waRaaaa danBi ha gaLin BroH wxaaaas cmL like haku raaDaan BroH
Asc
Yaa raBi hooYa walba ubaDkeedu ku anfaC aduunYo aakhiraba janadana geee alahuma aaMeeN
queen afriCa amiin
k
Asc wall Ku salirasuulka maxamed
amiin amiin amiin
Aamiin
Kan yari habaarka qaba muxuu ahaa kuye guri barwaaqo wa nin balaayo ah 😂😂😂😊😂 legend I salute u walahi
hhhh wlhi qosol aaar guryaaa
wlhi ninkan waa talented very comadeian weeeye iga qosliyey
asc wll way qurux badnyihiin riwayaduhu lkn qisadu waa inay min bilaw ila dhamaad la hadaan teeda kale tan imiga film badan ba laga sameyey ee wacyiga wadanka yaala ka sameeya qisooyin sida
kolkad sooran iyo jawaan la shaqayn jirtay qisooyinku waa inay duluc yeeshan
ta kale
Asma coday na film ka so sameeeya
mahadsanid
mamo always protects her children.....may ALLAH protect all mums
hooyo weligeed ilmaheeda way ilaalisa o jeceshahay. Ilaahayow u naxariiso hooyooyinkeen
Hhhhhh alla qsol bdnaaa intaas sawngaa suudhka so gashanay 😊😊😂 like igu qbo😊🇸🇴🇹🇷❤
mansha allah
guri barwaaqo waxaad tahay
abwaan heese badale
abwaan waan kuu qiray inaad tahay
abwaanka amaba jilaaga sanadka 2014 _2017
abwaan anigu si aada ayaan kuu taagera
ilahay haku daayo
guri: mad granaysaa waxaynu isku nahay
Inanta: inabti
guri: may waad Ku dhacday
Inanta: o waaye mxaanu isku nhy
guri: waanu is jecel nhy hhhhhhh😄😄😄😄
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
cabdi laambad to hhhh fadlan like iisara wixii igah danbeeyow
Belaayaa ku dhacday ninkaas goorta baas waxarta la dul dhigay ee gaadhiga iyo jacket kaba isku Mar laga wada qaatay isagoo gabadhiina weli hor joogto. Nimankan waa mufakiriin ilaahay haw dhowree , really very talented.
isaaqbaaloodayayshactiro
🇵🇸
Hadaad diido
Sariir diido
Iska tagdeeee
Kkkkkk
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
*kulahaa shamboo madoonayee kii shalaybaa igu jira😂😂😂😂😂😂*
*_-THE ROMANTIC GUY-_* fajd
"waarydheen, imika aniga neefkan maydka ah xagaad ii daba qaadaysaan?". G/Barwaaqo mujiso ilaahay hhhh.
Dhamaan asxbta qaliga waan idiin salamaya waa kumahadsntii tagerada waanaan soo wada qarkale oo idiin qanciin doona acm
Guri Barwaaqo riwyada Mcn
Guri Barwaaqo noo soo badi
riwaayado naqancindoon
Qosolka ayad iga dhameysay wlhi
Guri barwaqo wn ku tageera ilana xad xafladaha Iga qayb galiii
wooow eeshcalaa riwayad anon dhamaystiran riwayada bayba aad iiga qoslisay guri barwaqo nin adag bad tahy keep going forward
ndhsjglaj
Adiga hooyadaa maxay suudh kuugu iibin wayday miyay ku nacday 😂😂😂😂 guri barwaaqo Waa holac 🔥🔥🔥
Wiilka reer cigavjlle production
Wiilka reer cigalle production 8@&@^@^^^':*&(**3
Wiilka reer cigalle production
Hk
Dhidhi iyo dhaas baa tay xig
2019 ruuxu dawanaya like isaar lee
2023 daawanayaa oo ku ceshtay 😁
Hooyo waa lma huran wlhi😍😍
waa riwaayada 2017 ugu qosolka badan
waa nin cajiib ah oo aan ruwaayadihiisa xiiseeyo...nyc
Boss Maal boss ma adigiiba abdiqaadir
hhh haayee waa kuma zxp ...zaki
zakki Mo
waa ahmed nimcan
zax zxp ....hahaha call me nooo
hhhh marka so socotana dukamada nac nac noga so ibi 😂😂😂
top riwayad cabdi fariid 😆😆😆
Princess hamda
Ala qosol weynaa illahow ada weyn
imiga haf suudhbaa laxidhaye walyskadayey wxiikle qoldii yurubaa sidaa kadhigtee hhhhhhahh so funny I like this
scw balbalaadhshe sxb mahadsanid sidaad kolba riwaayad cusub noogu so gudbinanayso se sxb waxaan waayay riwaayad isla noocan oo kale ah oo guri barwaaqo nacas matalaayo oo u garaad kula jiray sxb magacadeeda i soo sheeg ama asxaabtay hadaad garanaysaan igu caawiya inta mahadsanidiin
Xidigtii hablahaa tahoo inan kula seexdo,sariir diido,iska tag deee 😂😂😂😂😂
waryeeee cabdooow kac dad waawayn baa meesha ku hadalaaye
Dumarku cabdi fariid lacagle waaba ciyaarahoda dhaylo jecel miidhan 😂😂
.
balbalaadshe sxbow hal riwaayad aan aad ujeclaaday ayaan ka waaye halkan ee magaca kuqoran isoo sheeg hadaa garaneyso
waa ruwayadi ahed waa quraac ee kan quracda biya la aanta gadaayo iyo kan cadeyga gadaayo hal meherad iskugu imanaayo
Abdirahman Ahmed Abdi, cilmigii camal waayaa ileen wuu casilmaa.
weeye magaceedu zhp
ahmet Xashi waxaan kuwadaa mida kubilaabaneyso bismillahi balbaaaldhshaha
ahmet Xashi mahadsanid sxb waan helayeeee hada
Abdirahman Ahmed Abdi adiga mudan sxp
ahmet Xashi waad isoo celisay qosolkan ayaa igu daran abidkeey saan cml uma qoslin
Mom i love you alle Naarta kaa bad baadi
ruwaayadan waan sugaaayay wlhi qosol
Taariikh kareeboo sawiro badan kugal
Hhhhh riyihiini ma sidiibay garaabada u cunan hhhhh guri barwaaqo
Ala maadaa ceesaanta dhigay oo haddaa yaa dhigay cabdifariid walee wuu ka baxsaday hhhhhhhhhhhh
ana xalwd ban kuuu kenayaa mrkan kuu imanayeee hhhh
alla madaa ceeesaanta wadhay waar madaa ceesanta dhigay hahahahaaahha
waaaar yaadha ha iga tagina walhi hadaad iga tagtaan
waynu isku dhacaynaa kulahaaa
😂😂Maxan izlaH cuncunaYnaH
beentu waa xarane
ee aabOY lacqgtadi halkaa Ku tilaY ayeeY zuudH nogaH zo iibizaY
wlHy guri BarwaQo IgaH qozlizaY zHp😂😂😂😂Iam One TageeraHgaH zHp
wale waa ruwayad wanagsan
Cabdi Fariid horta ma garanayaa barta Lagaga Xeroodo Inantaa???
howl baa nala soo fadhay miyadan i jecleen, kulahaaa hhhhhh gacan baan kuu taagay guri barwaaqo
Guray barwaaqo walaahi waan daalay saan u qoslayay
hoyo AdiguH hanagaH dapa imaneh wlloH nozoH diR ciYaalkaH odhanaYaH hooyadiipaH ilalizeH
Nagu soo waal sxp riwaayadahaaga qeybana uyeel kaaabe weyna wcan tahay riwaayadaan✋
Neefku wuu urayaa habeen hora lagaa jiidhay 😂😂😂
DaganeY daganeY ma dareentaY
Igu qabta like-ta
hhhhh qoladii qurbo jogta ayaa sas kadhigtay bilaa surwaal dee
Halaba adigon ahayn
Dadkibay u hanjebtoo
Halyeye baadhigtoo
Hooyo mxy kuu drdalay adunka
AGR 2020
Alla maxad noguso shegtay kulaha inan jogo guriga. Zo funny kkkkkk
allah beerka kullaha
*zudhka hallakufin aderoh
waa baroyeh cami khaladkedi sogali
#richaaal_zareh_malap_zarr
😂😂😀😀😀😀😀😀😉😉😉😉😉
😂😂😂 wax waalan kulahaa riyihiinii ma sidiibay u daaqaan garaabada
hhhh asma qali ma sidiibay u daaqaan?
kkkk
😂😂😂
walee hooyo waa qali
haaa hoyo waa qaali allow nookadaa
Waa run
Guray barwaaqo riwaayad soconaysa walhi kulahaa Aabahay markuu
yaraa ma sidaydoo kle ayuu ahaa kkkk
*kulaha dhir iyo dhas meel lagu dhacad tahy garawaaga dadka dharka kala hadhad tahy* 😂😂😂
jacayl waanolowaaj
kkkkkkkkkkkkk
Princeplė Esuhaip hhhh ala sxb maad aragtay adnah
Princeplė Esuhaip hhhhh ngdaa beenta
albeerka😂😂😂😂intay socotayba waan qoslayey riwidii abid igu qosolka badanayd guribarawaqo real majajilaysta waayahan danbe
Hooyo waa horumarka nolosheena Allaw hooyo Daa
Full respect guri barwaqo
Waxaan ka codsanayaa channel ka inay riwaayad ay soo daayeen ku jiray Hal xidhaale
Wuxuu ahaa hal xidhaalihii (wax argigu qaadi karo oo aan awrku qaadikarin)
Noo fasira hal xidhaa lahaa
Waa jabniiinka marka la kabo zhp
13:13 aabahay marku yaraaa uu ileekaa masasoo kalu aha 😂😂
ehsan mohamoud 😭😭😭😭😭
ehsan mohamoud
Hhhh war Anigu waaba Laqabsaday hamaynkaana Daawan hurdaba igama soo dhacdo hhhhhhh
Wuxu yiri hooyo mxd iigu so sheegtay adigiibaa Nala dhigayee hhhhhhhhhh
wll aad ayaad uu qurux badan tahay
numberkaga please
ehsan mohamoud helo
hhhhhh funy waaye xaqiiqdi wn kutaageeraa masuul Guri Barwaawo libaax nooloow
kkkkkk farasbay kadhigteen kulahaa kii cabdifariid
Hhhhhhh cadi mahan👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
kkkkkkkkkkkk kulahaa anagaa ku guursanayna maanan ku odhan wlhy guray barwaqo waa xaraabo
Guri barwaaqo sanadka Adaa iska leh Xaga Ka qoslinta Dadka Xaqiiq
qofkii u horeeyay
hadaan hooyo kuu soo sheegi waayo
was ist lost mit dir sind sie wodka getrunken
Hmmm qosolkii AdUnka
very nice and beautiful
hhhhhhhhhhhhhhhhhh
Abdi Warsame wwwwwwcv
kkkkkkkkkkk maalin hore fin dooob baan isku arkay kulahaaaaa
0
.
YAASIIN BALBALAAdhSHE Rwaayada soo dhamaystira waa maxay
bahasha badhgo'aa
kkkkkkkkkkkk qosol.com
guri barwaaqo noolow
Waryaa #cabdow orod mesha dad wawaynbaa ku hdlye😂😂
qosol weeye lkn xaga editingka
mar walba iska habee
sxp
Hahaha waraabe qayilay qosol waynaa
Hooyo mcn👏💯
Waa hagagsan tihin ruwayadu way wacan tahay. Waa ka deysin mikrofone ka dhulka dhigeysiin iyo hadalada deg-deg ah lays dhageysaneyn
guray barwaaqo nin jira
kkkkk
Hello kulaha macaan nacam wallahi inha bacuudatu inahaa xasharaatuun daarah linahuu qada jadadihi wadubaabu inahuu layasa dulli
Aniga guriga ay deganyahin ayay igaga dhegantay UK waan nacay .
Cawdaa ileeftay hhhh😂😂😂
thanks yaasiin balbalaadhshe
Riyihiini ma sidii bey garaabada udaaqaan kkkkkk😂😂🤣😂
Aryahe hayga sii tagin 😂😂😂 guray barwaaqo allow cimriga ku dheere lipaah
Shampoo m donayee kii shalypa igu jira kkkkk hore u soco gurey
guri Barwaaqo rijaaal NoLw hhhhhhhhhhh wle inbadan ayn qoslay
qatbtii 2 waan sugaynaa
wlhy qosol awgii waa saxday wan dhawacni gadhay a😀😀😀😀😀kulahaa abdifariidow gaadhi miyaan lahaaa
Alla Hooyo Maxaa noogusoo sheegtay inan Guriga jooogno
asma coday ba laydinka sugaya
HOOYO AABO IGU YIDHI WALI GADHKII YARAANTAA KUGU YAALA HHHHHHHH
Wlhi best actor salute
Kulahaa shampo ma donayo kii shalay ayaa igu jira kkkkkkkkkkkkkk
Khaalid Maxamed hhhhhhh somaliya kumaqli jiray eraygaas
Khaalid Maxamed
Markuu wiilka dhagaxa tuuray kulahaa aryaa aryaa adiga kuma jirtid 2 walaalo ah ma wada ciyaaraan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi guri barwaqo wan jeclahy wana tagera subax iyo galaba
riwayaad qosal badan. kkkk masha allah wan ka halay walahi. 😁😄😀😃