GURI BARWAAQO IYO DAYAX BAND RUWAAYAD CAJIIBA HARGEISA | SHOW | 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 366

  • @dkdahir2133
    @dkdahir2133 7 ปีที่แล้ว +12

    Maahir media production and Dayax Band...bravo bravo and bravo .. Superb .. Its amazed me ... You guys played one of the best drama of 2017 in Somaliland .. Proud of guys ...Masha'Allah....

    • @hadiyahaldhaa460
      @hadiyahaldhaa460 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💉💉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭

  • @mohanmohamed1837
    @mohanmohamed1837 7 ปีที่แล้ว +12

    naagtan casi jilistiibay meel kaga dhacday xoolaheeduna dabaday wadhaN YIHIIN ha iska jilis xumaatee may is asturto

  • @user-cq8tx6pw9n
    @user-cq8tx6pw9n 7 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂😂😂😂guri barwaaqo walle wa dhaladkaygii alle beerka
    Inta iga danbaysa like igu qabta😂😂

  • @kadirmiali5420
    @kadirmiali5420 7 ปีที่แล้ว +28

    Guri barwaaqo wuxu kar bashay farxiya kabayare
    Wuxu yiri
    Dhimay labis kaga wax
    Kadhimanl dharkana adiga
    Isku dhuube dhaforkana xiirto rag iska dhigee
    dhaqan kii biise igu so dhac
    sida meel dhaslaan iska dhowra sida dhul abar sadan kaga naxa dharkiyo
    jiidhkan ku diida luga haygu
    aday ku eryaan
    guri barwaaqo wllhi caadi maha farxiya kabayare madaf buu been ugu riday

  • @idriz.m6033
    @idriz.m6033 7 ปีที่แล้ว +82

    wixi reer burca like ii sarav

  • @halabuursamatar4959
    @halabuursamatar4959 7 ปีที่แล้ว +13

    Matukaanbaad haysataa kulahaa guri barwaaqo waa qosolow

  • @hassano
    @hassano 7 ปีที่แล้ว +17

    ALLA INANTU CODMACAANAA!!! WAR INANTA MAGACEED? HADAAN OGAHAY HABEEN AAD HEESAYSO NORWEY AYAAN KAAGA SOO DUULILAHAA. AXYAA SOOWT

  • @abdirashidarshe1238
    @abdirashidarshe1238 6 ปีที่แล้ว +4

    Wa riwaayadii labaad ee aad ka iiga qoslisa ta koowaad waxay ahayd tii jinka ee sooraan.....ilove burco

  • @xogeuruuriyemedia5743
    @xogeuruuriyemedia5743 7 ปีที่แล้ว +7

    cashaqu waaa Dan guud eraygaasi far baa Ku godan
    muhiimada riwaayaduba waa intaas

  • @suubansaxarlasaxarla9945
    @suubansaxarlasaxarla9945 7 ปีที่แล้ว +10

    Tan suudh baa lagu qaatay shaydaan suudh xidhana wey raacaysaa

  • @denboss5792
    @denboss5792 7 ปีที่แล้ว +17

    wale saxaradiid maxamed saxaradiid kaftankiisa qof garanayun ba garanaya... esh cala kaftan

  • @cawilabdi2050
    @cawilabdi2050 7 ปีที่แล้ว +7

    The best film thanks Maahir media pro

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 6 ปีที่แล้ว +7

    Somali waxaan ahay oday somaliyeed like yaan layga hakran

  • @daymoofficial4833
    @daymoofficial4833 7 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah wlhi uu gafay qul astafurullaah guri barwaaqooy sxb

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +11

    Saxardiid maxamed Saxardiid
    MusiciaN NoLoW Adi iYo Dayax Band..🎤🎤🎸🎸

  • @daymoofficial4833
    @daymoofficial4833 7 ปีที่แล้ว +7

    Astafurulaa kulahaa guri barwaaqa Alla yaa jacaylka illahay ka dhex saara

  • @yusufcabdiaskar6771
    @yusufcabdiaskar6771 7 ปีที่แล้ว +4

    Sxb guri waan kusalamay maxaad ubadaliwayday heesta dadnimo

  • @munirahmed4365
    @munirahmed4365 7 ปีที่แล้ว +3

    Walee dumarka waa bilaa aqli.... Mida labaad ruwayadan waxey ku socota raga nagaha lacagta sii oo sii dii roobka oo ga dhigaa

  • @akhlaqzameinahnazir7519
    @akhlaqzameinahnazir7519 6 ปีที่แล้ว +2

    WaxYalHan ku qOzlAy waxA kaMida waaR gaBadH ba KuguMa jiRtE 20 ni Un kuGu jIra 😂😂😂😂
    IzMail GureY baRwaqO hOre U zOco ZhP ku TaGeRa wlHi 😍😍

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
    @hazzanmohamedpaapapoolito9862 7 ปีที่แล้ว +21

    Naagta yar ee qaaday waa danguud meesha wXpa kuma hayse fanka hlga saaro
    Waxba hees lagu jawaaba ayay maqasho misay tiri caashaqu danguud weeye marka iyaduna waaaa dan guud

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 7 ปีที่แล้ว +10

    Walee tani waa kayaabisay
    Guribarwaaqo

  • @sabtiaxadilaaisniin5975
    @sabtiaxadilaaisniin5975 7 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan Guri Barwaqo hadal karimaye hh

  • @saidadenbishar455
    @saidadenbishar455 7 ปีที่แล้ว +11

    Heesta original miyaa mise waa copy codka i qanciyay lkn cshaqa waa dan guud halks wax ku jira lma qawo fkirks

  • @abdifatahkhalifabdullahi5188
    @abdifatahkhalifabdullahi5188 7 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhh guri bawaaqo waa nin u dhasahy hibad riwayadaha hhh

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว +1

    somalida dumarka cayda u qariyan markaasay yidhaahdan wa ruwayad akhas caleek anigau ma meteleeen waxaasoo kale haday ii keenan war habalaha ka daaya waxaas uf

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 7 ปีที่แล้ว +25

    Kaama sii daynayoHadaaad doonto dag wllhay dhulkaan rafanayaaa😂😂😂

  • @abdirahimabdilahi9810
    @abdirahimabdilahi9810 7 ปีที่แล้ว +3

    guri barwaaqo nin adag
    majajileysta jira

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +1

    Daaha gaas ina adr majaajilaystana miyaad ahayd abwaanimo kugu ogayne🙌

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 7 ปีที่แล้ว +7

    Guribarwaaqo big respect

  • @caruuscali3064
    @caruuscali3064 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk wlhi guri barwqqqo nin adag like halasaaro intii ka hesha

  • @suldaanmuhammadmillion7541
    @suldaanmuhammadmillion7541 7 ปีที่แล้ว +21

    Ma dukaan baa kuu furan hhhhh guri barwaaqo qosol aabihii dheh

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 7 ปีที่แล้ว +6

    hestii axmed arshe ayay ku ciyartay hhhhhh
    Cashaqu danguud maha
    Laba ruux darenkoda
    waa dabar malaneeya
    Qofkaloo ka meel doona
    Waa dulsaare uma baahna
    Dad allow jacaylkaygu
    Doodina uma bahna😂😂😂

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 7 ปีที่แล้ว +11

    Ayeeyona qolbaynu dejine.
    She is tough wlh hhhh 20:40

  • @amoolahjama7450
    @amoolahjama7450 7 ปีที่แล้ว +43

    Tan yare hibaaq gobad wlhi wan ka naxaa quranka markay dhamaysay saasan uso tagana waa khasaare gabigeeduba alla haso hadeeyo😭😭😭

    • @awaleahmed5216
      @awaleahmed5216 7 ปีที่แล้ว +1

      Amoolah Jama jar ayanu ahyn hibaq eeen een nagada

    • @amoolahjama7450
      @amoolahjama7450 7 ปีที่แล้ว

      Hhhh abti isku ciyaal rer burcaanu ahayn

    • @awaleahmed5216
      @awaleahmed5216 7 ปีที่แล้ว

      Amoolah Jama hadana ciyal xage ayad noqotay marka kuwebad ugashay adna ayada wa la arkaye lol

    • @amoolahjama7450
      @amoolahjama7450 7 ปีที่แล้ว

      Awale Ahmed taasi shaqadaada maaha cml doono

    • @awaleahmed5216
      @awaleahmed5216 7 ปีที่แล้ว

      Amoolah Jama hh cmal ayaaban helay sacada laga bilaabo cadey can i have u email blz

  • @ridwaanmaxamedaxmed3221
    @ridwaanmaxamedaxmed3221 7 ปีที่แล้ว +4

    Naaagahu waaa balaaayo loo baahan yahay

  • @nuuradiincadami9794
    @nuuradiincadami9794 7 ปีที่แล้ว +4

    Qosolkii aduunka
    Guri barwaaaqo

  • @jirfe
    @jirfe 7 ปีที่แล้ว +3

    Dhaldhalaalka jaban dheg haaw dhigin ileeyn waa dheehoo beruu dhacayaaye

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 7 ปีที่แล้ว +18

    hhhhh wle GuraY waad iga qislisay

  • @somalilanddhalad7592
    @somalilanddhalad7592 7 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaa jacaylka ilaahay kadhexsaara waadambi istaaqfurulaa

    • @Abdiqani_Abdiqadir-Ali
      @Abdiqani_Abdiqadir-Ali 3 ปีที่แล้ว

      Alla yaa jacaylkaa ilaahay ka saara.... ilahay uma jedee jacaylku u jeedaa walaal.
      Wa anoo iri gabadhaa ilaahay ama wiilkaa ilaahay. Way isla socotaa ycnii jacaylkaana lo jeedaa inaad i fahantay ban rajayn.
      Mahadsanid

  • @clrasaaqcllaahi9574
    @clrasaaqcllaahi9574 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo waa nin udhashay majasjilaystanimada

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO  7 ปีที่แล้ว +28

    asxaabta waadku mahadsantihiin booqashadiina channel ka subscribe kana ha ilaabina

  • @ugaasoarliyo2940
    @ugaasoarliyo2940 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesta maxaanu kaaga dhigaynaa

  • @maxamedsergio7383
    @maxamedsergio7383 7 ปีที่แล้ว +5

    Riwaayda naagta halaga saaaro waayo ma garabyso sysmka riwaayada halagu daro dad badan oo metela

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 ปีที่แล้ว +2

    ala tiyaatarki baa lasugay hargaysoo siraadan waan sugayaa

  • @caydarusibnucabdicaydaroaa3393
    @caydarusibnucabdicaydaroaa3393 7 ปีที่แล้ว +6

    Geesi geesi dhaly

  • @mumtazmusa8955
    @mumtazmusa8955 7 ปีที่แล้ว +9

    Hhhh Waaa khariyoooZ😂😂 Guri barwQoH

  • @mahdtaani4788
    @mahdtaani4788 7 ปีที่แล้ว +11

    ma anaganaa kudhalnay kulaaa
    allah dumarku lacag jecelaaaa🤣😂🤣😂🤣

  • @cabdisalan4464
    @cabdisalan4464 6 ปีที่แล้ว +1

    asxby xabadan wan ka hele inte ka heli kara

  • @asadlionish
    @asadlionish 7 ปีที่แล้ว +8

    Alla walal qurux badanaa inantu, walal is astur fadlan Allah ku shukri

    • @Wearesomali
      @Wearesomali 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @happyahmed9629
    @happyahmed9629 7 ปีที่แล้ว +6

    miyi layga soo xareeyay kkkkkkk alaay qosolki aduunka

  • @somalilanddhalad7592
    @somalilanddhalad7592 7 ปีที่แล้ว +5

    Ha i cuskanee wx dheh kulaaha guri barwaaqo hhhhhhhhhh

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 6 ปีที่แล้ว +6

    Anoo ree jigjiga ah oo imika Finland joga gabdhaha ree somaliland inan midka guurso rabaa. Hadad iguracsan tahay like ii saar hhhhhh

  • @abdulaziizmohamoud1549
    @abdulaziizmohamoud1549 7 ปีที่แล้ว +113

    Wlhy waa asal qofki ka helay like igu qaabo 😂😂

  • @sumayalove5029
    @sumayalove5029 6 ปีที่แล้ว +3

    Ayeyadin way so habsante

  • @Durkiomo
    @Durkiomo 7 ปีที่แล้ว +7

    hhhhh he´s a realy fuuny mn guuri barwaaqo

  • @anushaaqueen8033
    @anushaaqueen8033 7 ปีที่แล้ว +7

    Nooc kloobo soo urayaaa 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆 hhhhhhh guri barwaaqo guuleesta😍😍😍😘

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 7 ปีที่แล้ว

      anushaa queen Beautiful mashallah

    • @dhaladkiitogdheer1216
      @dhaladkiitogdheer1216 7 ปีที่แล้ว

      anushaa queen naa waan kaa helee maad ila soo xidhii hadal Kari maayee
      Naftaa ihaysee isalaan la, aan awgeed
      Xbb yaa Xbb hhhhhhhhhh
      Hhhhhhgg

    • @husseinabdirahman8033
      @husseinabdirahman8033 7 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @husseinabdirahman8033
      @husseinabdirahman8033 7 ปีที่แล้ว

      Lipaax cise muse ah

    • @tusmoofficial9541
      @tusmoofficial9541 4 ปีที่แล้ว

      Asc will quali mcn😀😀😎😍☺️😚🥰

  • @abwaanaxmedcm9831
    @abwaanaxmedcm9831 7 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkk
    Waaaa laga yaaabay
    Ninkan@@@@@@@@@@

  • @qalbinuurshe3977
    @qalbinuurshe3977 7 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Ruwayada Ku jirta mlahelyaa Cashaqo danguud mha

  • @waleedkhizer4258
    @waleedkhizer4258 7 ปีที่แล้ว +13

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkk wixii ka dhacay ayaaa ka dhacay

  • @idirisbarre6967
    @idirisbarre6967 7 ปีที่แล้ว +14

    guray
    barwaaqo majaajilayste
    jiraH

  • @yasiraliismaacilajqacqac8697
    @yasiraliismaacilajqacqac8697 6 ปีที่แล้ว +2

    Islat birata lehi ma hoyooda ba

  • @kingcrisaq3253
    @kingcrisaq3253 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh kkkkkkkk wad IGA qoslisay guri barwaaqo like isara deer burco

  • @najahibrahim5721
    @najahibrahim5721 7 ปีที่แล้ว +5

    Walhi dacad baa u qoslay

  • @snmhero7663
    @snmhero7663 7 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkk guri barwaaqo big respect libaax

  • @NeYmaRJR-oy9xt
    @NeYmaRJR-oy9xt 7 ปีที่แล้ว +12

    Waar Tan wayni quruxbadanaaapa kkk

  • @asomaliland
    @asomaliland 7 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂😂😂 Walahi so funny

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 7 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhh guri barwaqo nin adag dheh

    • @hawajama6039
      @hawajama6039 7 ปีที่แล้ว +1

      Shaakir Qaasim
      the,thefirsttothetothesametime

    • @asmahassan6728
      @asmahassan6728 6 ปีที่แล้ว

      Guriy barwaaqo nin walan hhhhhhh

  • @akanicaze6800
    @akanicaze6800 7 ปีที่แล้ว +4

    Nin adaG guri Barwaqo

  • @khaalidsaeed2002
    @khaalidsaeed2002 6 ปีที่แล้ว +3

    Guri Barwaaqo

  • @khalidmohamedabdi3300
    @khalidmohamedabdi3300 7 ปีที่แล้ว +3

    Heestii adunka wlee wn kaheley

  • @kadirmiali5420
    @kadirmiali5420 7 ปีที่แล้ว +6

    Hadan cagaf dhakada ka marin kulaha burwaqo iyo mid kadarn baa is heley

  • @MuuseLaaleys
    @MuuseLaaleys 6 ปีที่แล้ว +6

    hhhhh wlhi wad IGA qoslisy
    guri barwaaqo

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigu heesta Al Nuur baan ka helay

  • @xabeebohupi5369
    @xabeebohupi5369 7 ปีที่แล้ว +10

    Alla Beerka 😂😂😂😂

  • @abdikaafihussein4049
    @abdikaafihussein4049 3 ปีที่แล้ว

    Maaad iskaba raaacizid kulahaaa

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 7 ปีที่แล้ว +4

    Inantu waa qalanjo

  • @yaasiinibraahin5890
    @yaasiinibraahin5890 7 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkk walhi wan ku hystaa guri barwaqo

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 7 ปีที่แล้ว +8

    GuraY hadaad donto dag

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin8996 7 ปีที่แล้ว +1

    Sidii islaan xiranoo dhakada xaadi kaga taalo afarta dhakhda iyo badhadhakhdii dheh

  • @khalidmohamedabdi3300
    @khalidmohamedabdi3300 7 ปีที่แล้ว +2

    Heesta ayaan kaheley ee xgen udoona asaxaabta

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 7 ปีที่แล้ว +2

    Esh qiyasak way marysa ruwaydu

  • @mohajamavlogs2633
    @mohajamavlogs2633 7 ปีที่แล้ว +2

    Naagta halaga saaro mesha

  • @muhammedabdulaahi3628
    @muhammedabdulaahi3628 6 ปีที่แล้ว +1

    Tani waxaaby kuleedahay lugtaada taydalagaadhimaysid docna Guska igasoogelinmaysid ee kanaa intaba aanka helayaaye,hit the road jack kkkkkkkkkkkkkkkkkk waaba sexy lady.

  • @ishwakelmi2373
    @ishwakelmi2373 5 ปีที่แล้ว +1

    kaaly kan guriga leh ma Ethiopia ayu ka yimi eraybaa kso baxsde 😂😂😂5 noogu dar marki la yidhi sowki yidhi ku dari maaye waa majarasihii u dambyy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ladnaxuseen454
    @ladnaxuseen454 7 ปีที่แล้ว +5

    hhhhh waa walaalkay

  • @suldaanbako920
    @suldaanbako920 7 ปีที่แล้ว +2

    labo casho noogu dar hhhhh kubada ayuu ciyaarayey

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 7 ปีที่แล้ว +1

    khayama haween rag wuu kasal gaadhaa

  • @ahmedabtiyo2212
    @ahmedabtiyo2212 7 ปีที่แล้ว +54

    Laba jookar ayaa is helay like halay saaro😂

  • @shaficiabdi7518
    @shaficiabdi7518 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo ✌✌✌

  • @salaansalaan1603
    @salaansalaan1603 7 ปีที่แล้ว +1

    Opopppopopop guri barwaaq mnsha allah

  • @yasinkalif2886
    @yasinkalif2886 3 ปีที่แล้ว

    Way iga gadantahay azxapta

  • @mehmetabtirasit2078
    @mehmetabtirasit2078 7 ปีที่แล้ว +12

    guribarwaaqo mdax ilhay dhalad

  • @hamdaabdiganichanel2295
    @hamdaabdiganichanel2295 7 ปีที่แล้ว +11

    hhhhhhhhhhhh wle gurey waaad iga qoslisey zxb

  • @xamdalki9414
    @xamdalki9414 6 ปีที่แล้ว

    Dad allow jacaayl kaygu doodiina uma baahna

  • @nimahassan3215
    @nimahassan3215 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh wad iga aoslisay guri barwaaqo☢️

  • @edileswift9781
    @edileswift9781 7 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk kkkkk waadnaga qoslisay

  • @kaysarmustafe1548
    @kaysarmustafe1548 7 ปีที่แล้ว +2

    Riwaayad

  • @munaabdirahman305
    @munaabdirahman305 7 ปีที่แล้ว +14

    Riwaayad hore ayey badaleen mohamed mooge liibaan iyo abdiqaadir juba ayaa hore u dhigay riwaayadan

    • @hamseabdi6873
      @hamseabdi6873 7 ปีที่แล้ว

      Muna Abdirahman xoolo ayaad thy

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 7 ปีที่แล้ว

      Hamse Abdi maxad kuceysay gabadha

    • @libanqdi3529
      @libanqdi3529 7 ปีที่แล้ว

      Hamse Abdi caqli yeeelo kuhaga. Mxd u cayi enanta

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Muna Abdirahman maxamed moogeh iyo jubba xagay iska soo gaadheen axmed baad ka wadaa labadaba aun ruwaayadii beeney waa run baad u jeedaa shaqo iskuma laha

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 ปีที่แล้ว +1

    Copyright buu ahaa filinku

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
    @hazzanmohamedpaapapoolito9862 7 ปีที่แล้ว +8

    Guri barwaaqo waa qosliya lkn systemkiisu wuu khaldanyahy
    Ruwaayad noocan ahina maaha mid laga bixiyo 15$
    Waayo xikmad kuma.jirto