Cabdi Good Oo Ku Dhagay Laba Hees Fanaanka Cawaale Aadan Heesta Walow Ee Nimcan Hilaacna Amaaney

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 21

  • @abdirashidomar3249
    @abdirashidomar3249 10 ปีที่แล้ว

    alla ya cisak ma aragteen nimcaan ookale sidaasaa la rabaa ku dayda fananiineey

  • @hanadboy3462
    @hanadboy3462 10 ปีที่แล้ว

    waaa taa heesi hadad dooneysaa heeso wacan walow kumaa soo kale sameeya ama iska daaya waan idi salaamayaa

  • @zakariyegamadiid5633
    @zakariyegamadiid5633 9 ปีที่แล้ว

    hilaac fanaan heer sare ah walle sxb nolow wallow aanan boganoo boganooo hurdadii badh helin wallow. baridaadi booqashadii tabay

  • @abbasmohamudabdi5896
    @abbasmohamudabdi5896 10 ปีที่แล้ว

    cabdi good mala inuu kusoo caan baxuu raadinayaa oday xishood

  • @idilambikamil7286
    @idilambikamil7286 10 ปีที่แล้ว

    iskadaa kalmadaha ilaahey aad u isticmaalayso adoo dhageysanay heeso ilaahaaga xasuuso amaan sii dadka

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 8 ปีที่แล้ว

    horto aqyaarey mid wa sax fananiinta hada sobaxaya erayadooda ma sana wana lo bahanyhy in lasoxo sida nimcaan lkn cawaale wa fanan legend ah oo sojiray hesihiisana ma jirto hee wax laga sheegi karo marka abwaanka midaas wuu ku qaldamay balsa waan ku raacsanhy nimcaan in uu wx kasoxo wayo ma ahn fanan runti qawiir ah wana da yar byy

  • @imaanabdi1086
    @imaanabdi1086 9 ปีที่แล้ว

    Abdi good heesaha cawaale waa heeso xulan waxaad ku sheegto waa khalad

  • @ahmadebrahem6282
    @ahmadebrahem6282 9 ปีที่แล้ว

    hhhhh ninkii waw dhaha waa laga warsugaa

  • @ikhyaarwaddani6949
    @ikhyaarwaddani6949 10 ปีที่แล้ว

    KKK 2:45; kulahaa waaba qaanso 180 degrees wayena wuu leyahay. 180 gedrees waxa laga wado maba yaqaan
    dad buuna wax usheegi

  • @hanadboy3462
    @hanadboy3462 10 ปีที่แล้ว

    somaliland iyo nimcaan hilaac

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 8 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan layaabay odaygaan asagu wax ma alifo habeen iyo Maalin wax Qaldan buu fasiraa dihashada cadceeda waa sax waayo qoraxdu way soo dhalataa way na libirtaa marka eebow adaa somaaliga fasiraadiisa kaa Qaldan so you know what get-over it will you please

  • @sakariyecabdikariim8681
    @sakariyecabdikariim8681 10 ปีที่แล้ว

    waar ninkan weyni miyuu soo wataa mise dadkaa mooday waayo eray bixintiisu waa sax lkn waa uu ka bad badiyey ogaw cabdaw aduunyada waa wada abwaan anagaa kuhaysana waayo adiga qudaadu isa soosax intaanad mashrax iman

  • @fowzichannel4868
    @fowzichannel4868 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhh good

  • @abdinasirnadir5467
    @abdinasirnadir5467 9 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh .

  • @abdinasirnadir5467
    @abdinasirnadir5467 9 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh .

  • @abdinasirnadir5467
    @abdinasirnadir5467 9 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh

  • @abdinasirnadir5467
    @abdinasirnadir5467 9 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh