- 325
- 830 000
Ali hajar Media
เข้าร่วมเมื่อ 12 มี.ค. 2013
Keep going ✌
วีดีโอ
Dandawi Qasiido Cusub Alla barri Cudurka Coronavirus
มุมมอง 36K4 ปีที่แล้ว
Dandawi Qasiido Cusub Alla barri Cudurka Coronavirus
Waa dooxyada gobolka salal oo go'doon galiyay magaalada saylac
มุมมอง 3344 ปีที่แล้ว
Waa dooxyada gobolka salal oo go'doon galiyay magaalada saylac
Haweenka iyo dhalintii kulmiye e saylac oo ciida farxada guuda awgeed
มุมมอง 587 ปีที่แล้ว
Haweenka iyo dhalintii kulmiye e saylac oo ciida farxada guuda awgeed
Saylac tagerayaasha kulmiye Oyo dabaldagii guusha madaxsaynaha cusub
มุมมอง 417 ปีที่แล้ว
Saylac tagerayaasha kulmiye Oyo dabaldagii guusha madaxsaynaha cusub
Daawo Fanad cusub oo codkeeda an LA dhacay
มุมมอง 367 ปีที่แล้ว
Daawo Fanad cusub oo codkeeda an LA dhacay
Saylac oo dhibtii qaadka laga raystay iyo rayiga dadwaynaha
มุมมอง 1507 ปีที่แล้ว
Saylac oo dhibtii qaadka laga raystay iyo rayiga dadwaynaha
Dhalinyarta saylac oo Mel adag ka istaagtay
มุมมอง 1477 ปีที่แล้ว
Dhalinyarta saylac oo Mel adag ka istaagtay
Beesha Ciise Oo Goaan Ka Soo Saartey Arinka Saylac
มุมมอง 6297 ปีที่แล้ว
Beesha Ciise Oo Goaan Ka Soo Saartey Arinka Saylac
Daawo Sababta Ka Danbaysay Badalka Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Dagmada Saylac
มุมมอง 7798 ปีที่แล้ว
Daawo Sababta Ka Danbaysay Badalka Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Dagmada Saylac
SAYLAC Warka Xil'Wareejinta Xog"hayaha Dawlada Hoose Ee Deg, Saylac
มุมมอง 3048 ปีที่แล้ว
SAYLAC Warka Xil'Wareejinta Xog"hayaha Dawlada Hoose Ee Deg, Saylac
Barnaamijka socdaalkii Dheeraa Ee madaxwayne ku xigeenka ee gobolka sanaag
มุมมอง 1348 ปีที่แล้ว
Barnaamijka socdaalkii Dheeraa Ee madaxwayne ku xigeenka ee gobolka sanaag
UEFA EURO 2016 Final † Portugal vs France live
มุมมอง 6248 ปีที่แล้ว
UEFA EURO 2016 Final † Portugal vs France live
Sida Looga Dabaaldagay Magaalada Saylac Saylac Xuska Munaasibada 18ka may 25 Guuradii Somaliland
มุมมอง 1538 ปีที่แล้ว
Sida Looga Dabaaldagay Magaalada Saylac Saylac Xuska Munaasibada 18ka may 25 Guuradii Somaliland
Aaska Marxuum Jiif Caaqil Cali Duule Geele
มุมมอง 1938 ปีที่แล้ว
Aaska Marxuum Jiif Caaqil Cali Duule Geele
Saylac Warka Lagu Tageeray madaxwayne Ismaciil Cumar Geele
มุมมอง 1.1K8 ปีที่แล้ว
Saylac Warka Lagu Tageeray madaxwayne Ismaciil Cumar Geele
Damiir yeelo ii tudha❤
Ina laba mid soogalo sow ilama gud boonaa : 1) waa inuu guurti/odayaal udoonto oo yidhaa inantaa haly doono 2) waa inuu saanta dhiig galiyo oo uu ku dhiirado gabdha lahadalkeeda , waan sameeyay sida heesta kucad oo wakii isaga oo hadlku inuu furmo uga gun leh ku tiraabay guuleed majoogaa? Kitaabka alfiyaha ee imaamu malik bay kujirtay bayd odhanaya :- "Kanool kun dhintay buu ka sareeyaa" Ina goodna ituu garanayay bay dhaftay oo wx hafiyay eray muceedka jiiftada loogu roonaaday.
Dadba waxa ku nugul dhibta in aad ku daysa Darajo io Libmaahe damir yeelo iTudha Ax heestan❤ waxa dhagausanaya haben jimca ah tirkhda 09/01/2025 Inta iga danbaysa saln idin saray❤❤
Gabayga uu Gobonimo hadlay abwaanka samaroon ciisena Yahuudu dadkay nacaaan ayay Daris wadaagaane yahuud ayu samaroon ku mataleen
Marka shaqo aan shaqadaada ahayn ad hayso waa iska sidanoo kale
Cabdi Good tani wad daxfadisatay wayo intey abwanin iyo hesaha badnayen ma abwan yamyam ayad kudagtay ee ereyada fanyed sida lodigo iyo sida lofasiro wakala labo
Cabdoow zxb malaha way kaaa qaldantahy fasiraada heestu ee sidaad adigu u fasirato ama aad u aragto ayaad donaysaa inaad naga dhaadhiciso
intii uu noolaa abwaanku miyaad maqnayd maxaad su,aalo uga waydiin wayday maanta ma nin dhintay ayaad la dacwiyaysaa
Waxaadan fahmin karin lama dhexgallo adeer😂 Waxaan u malayn reer waqooyi baa tahay haddana Yamyam hargaysa ayuuba ka soo baxay oo inta dadkiinna suugaanta sheeggan jiray inta dul maray kaalinta 1aad gallay
Alllaha unaxariiisto ❤❤❤😢😢
❤❤❤❤❤
Maashaa Alaah Cabdi Good Well done
Cimula gaara weye aan dayaxu lahayn
O'Day Galina dhexaadkana waa la maracas wax ee Wayland cabdi googow
Abwaa yamyam hees uun sameeyay baad wax ka sheegi
Gadabursi unbaa sidaa ufaani karaa Xadkaygu xadiid ku maraa
Dumar baa kudhaame miskin daayacaad tahay hadaad diidana cartan kaaga darayah hadal rageed weyaan
Yaa ila daawanaya 2024
Wuu dhex fadhiistay Falsafada iyo qaabka farshaxanka falkinta erayada abwaan yamyam ilaahay ha u nxariisto
Gabadhu so naaso maleh oo geed laguma suurayn karo wxaan khayaal baa ladhahaa saa loo tiriyo good waa fashil.
Naftisa iyo faraxisa laxawgisa ayuu u galinayaa guntumoyin ka ubaxa
Qalbiga gudhan waa isla isaga Abwaan ka fasil la Heesta toosi
Isaga naftisa Abwaan ku u gar naqayaa
Somalia markii laga soo qaxaayay aad baan u yaraa... qiimaha somalia iyo dowlad wanaagsan oo somali wali ma arkin.😢😢😢.. marka waxaan dareemayaa in calanka uu aniga iyo inta lamiskaa uu u hadlaayo... so sad... walahi... wish My peaple the best inshallah 🙏
Dr. Bayle ayaan daawaday qisada keentay inu sameeyo heestan. Wuxu yidhi markii aan ka shaqayn jiray bangiga horumarinta Afrika ayaa waxa aan ka qayb geli jiray shirarka madaxda Afrika. Wasiiro dalalka Afrika ka socda ayaa mararka qaar iman jiray calamada dalalkooga ayaana la hor dhigi jiray. Mararka qaarna madaxweynayaasha ayaa iman jiray oo calano kuwii hore ka waawayn ayaa la hor dhigi jiray. Markaasaan aniguna anigoo bangiga Afrika ka socda ka qayb geli jiray. Markaasaan arkaa buu yidhi calankii Soomaaliya oo meesha la dhigay oo kursigeediina madhanyahay. Markaasaan ka qoomamayn jiray in aan anigu calankaygii oo meel cidlo ah yaala aan madaxdii kalee Afrika oo calamadooda wada hor fadhiya la hadlo. Waxaanan arki jiray in calanku i canaanayo oo uu i leeyahay dadkaygii mee maxaa cidladan i dhigay? Qofka keliyee Somali ah ee meesha joogaana ilayn waa anigee kelidaybaan qalbiga kala ooyayay calanka. Kadib wuxu yidhi abwaano waawayn ayaan qisadii u sheegay. Hees ka sameeya ayaanan ku idhi. Laakiin abwaan iiga soo jawaaba ayaan hore u waayey. Markaasaan anigu sameeyey heestan ayuu yidhi. Waraysigaa haddii aad daawato runtii aadbaad uga qiiroonaysaa waanad dareemaysaa heestan qiimaha ay leedahay.
CIISE madobe Wlhi Somali maxuu gumaystay 😅😅😅
Abwaan yiim yiim waya 2:57
waa abwaan yiim yaiim 2:22
Bal dareen waxan qabo damiir laawe😢😢😢😢
cabdi good erayada Yamyam waxa aad gaartay ma'ahan fasiraadooda
Darajiyo libinmaahee
Dadba ruuxakuunugul
Laftinaga !Adigu Af soomaaliga yaa ku baray Jaahil ilayn lama karo War hada waa yamyam coonoow Iska hadloow ina Igarre !
Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha
Andi Good jaahil jaahilkeenay Ayaad tahay Matihid Nin suugaanta yaqaana
Cabdi good heestaba ma fahansana heesta guuleed ma joogaa wa hees ismacnaynaysa eayada heesta meel jaban ama isdiidaysa kuma jirto cabdi good habeenkaa qaadka waxba u dheeraa
Waxba maad sheegin. Afsoomaalina ma taqaanide awelba qoti ayaad aheyd.
Axmaq damiinbaad tahay
Khadra cabdi sinimo axxx maxay fanaanad tahay heart touching song💘
Yurub geenyo wa gabaryar inaa tarikhda dib hadi lodaba galo 😂❤ sawtu raxma
Wlhi abwaan kasi runtu shegay ciise warabe ❤
Wlhi abwaan kasi runtu shegay ciise warabe ❤
Wlhi abwaan kasi runtu shegay ciise warabe ❤
Goodow, waxaan filayaa in aa tahay nin aan Yamyam aan la tartami karin.
Noolow asal ba tahay
Xafajo laangab aya tahay😂😂
Ciise cawan bakhtiga cuna waxa ka ahaw
😂 8 haabrood😂 dhbcyo
kkk ala beerka aun cabqari falasoof ninkii loo yiqiinay abwaankii qaarada maansha suugaantiisa layga fujin waa walee madookh xumi aun muxuu ka garanayaa bal hada ufa garnayl kiciyaa kulahaa hhh wuxuu garan la yahay garame af ya dhaqanbuuna kafaaloonayaa aduunka inta qof wax tirisay marka laga reebo sayidkii nin siduu midhaha u xusha oo kale uxushaa lama arag yam yam teeda kale xaga gabayada buu ubadnaa iyo badaha kale ee maansoo wuxuu heeso curiyay intaan ka aqaano dhawryo toban heesood oo kamid ah top ka heesta somalida kuna qotoma qisooyin dhamaantood una malayn maayo hal abuur kasareyay inuu jiray qarnigii tagey hadaba bal eeg heesahan waxaan in lagu dawakhayo waan ogaaye 1 dusha timaha guudka cumar nuur cabdille 2 istaar cumar nur cabdile aun 3 qlinle aun ma iska daba maqiiqaa 4 smairkii ayuub hanuuniye 5 daalo aragtideeda hanuuniye 6 hadmaad gacale soonoqon hiba maxamad nuura 7 isha sacabka mari khadra daahir cige aun 8 saboolka caadadi khadra daahir 9 sida neefta waylaha axmad c cigaal 10 guuleed majoogaa hada si wacan umilicso waxaa laga hayaa claahi mclin dhoodaan aun halkay gumucyadaydu usocdaan waa gun iyo baaro af gurani hadduu goob yidhaa wuu gurracayaa marka waan arkaaye inay ku dhax dhici doonaan ciyaal say walaahi oo dhami aar odyaga maxaa karaacay meesha
Taarikdeyda wa ethiopia 'djibouti ilama seylac wana lagarana
Maskine samaron tu es pauvre ee cisse wa dowlad
Hada dawlad thy maxay canfar dhulkaga kaga haysataa😂😂😂😊
cabdi good hees aanad adigu fahmin ayaad rabtaa inaad fasirto, horta fahan heesta , waankula yaabanahay sawdiga ceeboobay
cabdi good hees aanad adigu fahmin ayaad rabtaa inaad fasirto, horta fahan heesta , waankula yaabanahay sawdiga ceeboobay