ASC subahanallah Sharaafta waa u dhalaasho waa Abiihi ruunta aha madaxwayn Mohamed siyaad bare iyo Mohamed Farmaajo Allah u ee Somaliyed naxariisto Amin Yarabi💯🙏❤
Dadku qofkey amanan wuu amanan yahay waxaa xaqiiq ah an dadbadan in ey u ilmeyen madax weynihii hore ee farmajo kan hada colka sheganayana in loo ilmeyo iska dyee haben &malin in umadu habareyso Allah kaqabto kii masul sheganayo umada dhibayo subxanlla muu geyo Mel hafii kalana umada muu iska dayo xasan shekh
Xasan dhiiqo.mar hore dhiiqo kujiiray. maskaxiyan ma fayooba.waa qof jiiran waye. Waxaa ubahan yahay in Dr xabeeb lodhiibo.wadanka laka badbaadiyo.lobahan yahay.khatar alaku jiira wadanku badbaado ubahan yahay.shacabka somaliyed waa in ku mudaharadan. in barlamaanka meesha iska fadhiya waa in xasan moshiin ka geenan.
Xassan maafiyo Alle hana dhaafiyo balada wa nin lacag iyo dhul uu gato bad uu gato qab riyo uu fag tay dhul masakiin degan tahay laga bara kiciyo umad masakiin ah dambi been ah dusha lo saray oo xab siyada si xaq daro ah ogu xiran dhulkii iyo badii Ethopia uu u saxiixay meyd la canshuur rayo qabiil lada soomaaliyey uu is ku diray meel walba iyo Gobol walba colaadka taagan yahay dhilkii Soomaaliyeey iyo badiina wadamo kale ay qeyb san nayan intas oo dhibato ah Xassan sheikh Xassan maafiyo aya masuul ka ah wa madaxweyne nihii abad ogu maafiyo sana soomaalia labo jeer so marka xitaa dumarkii soomaaliyed ma cafin wadamada carabta ayu ka iib saday wa tiro labo jeer inta uu iib san nayo dumarka soomaaliyey dowladan hada uu madaxda uu ka yahay iyo dowladii hore uu madaxweyne uu ka ahaa wa in dalka laga qabta nin wa maafiyo mooriyaan ah
Soomaliyey Marka hore waxaa. Fiican in aad kala saartan labada mhn. Aan ku hormaro farmajo. Tariq da ayaa xusaysa waxa uuyahay. ❤❤❤❤❤ Kaas weye far majo. Xasan sh labadii teeram eexil kiisa waxaan. Dib udhacnay 40 sano. Halag gaaro. Wadanka. Aniga. Adeer buu iiyahay. Hasan waa manexe somaliyey
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Aamiin aamiin hooyo ducada alaha uaqbalo madaxweyne farmaajo inagoodhan ayaa uduceyneyna ,
farmaajo guuuul llhi hcxafdo farmaajoguuuul❤
Maasha allaah hooyo fiican oo runta sheegtay farmaajo noolow
Farmajo.qofka.marka.ilahay.jeclado.adomadisuna.way.jecladan.amin.hooyo.ada.ale.canimal.hakusiyo
Masha Allah Amiin Amiin Amiin hooyo❤❤❤❤❤❤farmajo guul guul ❤❤❤❤❤
Farmaajo ilaahey ha xiftiyo hooyadana kheyr alaha siiyo waxey ugu duceysey dareenkeeda dhabta ah xabiibul malaayiin miyuu gari karaa hasan sheekh
Maya yaa isgara farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah
MAHAMED CABDULAHI FARMAAJO TARIIKHDA AYAA XUSEESO ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO ISAAGA IYO INTA WADANIYIINTA AH N&N SOO NOQDA IDIINKO NABAADA ANAGO NABAADA INSHAA ALLAAH I
Miyaanuu ogey in Xabiibul Malaayiin amiin hooyo 🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹✅✅✅✅✅✅
HOYAD2N ALAHA XAFIDO🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan sheikh ma ahan madaxweyne soomaaliyeed
Allaahuma aamiin 🤲 hooyo macaan
Illaahey adigana ha ku xafido
Ilaahaw aamiin farmaajo allaw raali ka nqo isagiyo waalijkii midka na maamulana allow noga dhg🎉🤲🤲
Xassan sheeq Allah ka qabto ummada Soomaaliyeed mucjiso dag dag ah Allah u keeno
Amiiin amiiin yaa Allah 💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soonoqo xabiibulmalaayiin❤❤❤❤❤
Mamma Allah haku xifdiyo
,aaqiro iyo aduunba aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲
Aamin Aamin HOOYO mcn inshallah aqbaltu yaa Rabii
Kuwa farmajo.waxa kashegi
Maya.arkan ka boqal afka leh
Farmajo guuuul
Xasan shiiq Abti dibo unoqo Abdti🙏🙏🇸🇴
Masha allah mama ruqiya
ASC subahanallah Sharaafta waa u dhalaasho waa Abiihi ruunta aha madaxwayn Mohamed siyaad bare iyo Mohamed Farmaajo Allah u ee Somaliyed naxariisto Amin Yarabi💯🙏❤
Hooyo maac guul❤❤❤❤❤❤❤
HOOYADAN WAA WAAX GARAAD ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO
Aamiin mama alow aqbal ducadas tuug waaye xasan ee alaha ku soo qabto dheh tuug waaye Farmaajo ❤waa nasab ma baahno uff xasan
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin hoyoo mcn
walahi waa naxdin
farmaje Abe man iLahey hakusoceLiyo mamo 😢😊docada amin
Amiin Yaa Allah
Farmaajo guul
Aamiin Aamiin❤❤❤
Aamiin ducuda hooyadaas
Hassan Ali kheer welcome
Saax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Kuwa mamadas haday tagertay xabiibu malayiin run kutagertay masha Allah Rabbi haku sharfo kuwa ku aflagadeynaya waa cadowga umada soomaaliyed ee ma aha soomaali waa oromo iyo cadowgii tageraha u ahaa. Rabbiyoow cadowga iyo munafaqiinta shartoda diinta islamka iyo dadka iyo dalka soomaaliweyin Rabbiyoow noga badbadi Aamiin yaa Rabbi.
farmaajo ha noolado
Amiin hoyo❤❤❤❤
Bro zaki shekoyinka qanisinta ayaad jeclanjirtay gormad siyasad kasheken ogida
Run baad,sheegtay,saaxiib
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab maxayka raaban mamdn miskinta ah ❤
ninka dhahaayo hooyadaas waa majnuun waa kuwa xaaraanta lagu naas nuujiyo laguna soo koriyay.
Xasanwaxoolo😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wiilkaa run buu ka sheegay xasan sheekh
Dadka cadaynaya hooyooyinka waa yeelka ah waa dad waalan sida kuwa ay taageerayaan.
General xawaadle oo xanuunsan
wanag nagama mudnee allow nooga miciin wamunaafaq halisee wamaliid tariikh madobe mintido dsgalama masuul umaqalmee minjaxsbiyo dila murjim weeye eedila masiibuu wadaye wamiciyo dhiigle dila dila soomaliyey dila dilalka iskuken diray dila dulmigisa jabiyo dila dakadahii xarashye dila dakanu qabayo wadanbiile wayne dila soomsliyey dila midnimo xaqufirir isdifaca ilahayow nohili xaqba kadahiray xaranquute kaxoroba insha allah🤲🤲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲💚💙🤍🇬🇲🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍✌️🙏
Xasan waa mooryan duqoobay
Waa ijireer qabiir ah😂😂
Masha Allah amen 🤲💯👍♥️🫶♥️👑🌹
Madx wryne maha waa mucjso
Hawiyow ,ninkaan,xasan,ah,nadhaafiya,alahiin,haduu,alayahay
Mansh Allah Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤
wayo lacag mataal soomaliya hadii uu yahay madax weeyne waa keenilahaay
Wa sax hooyo hadey duceysey maxad hebel ugu duceysey miya la leeyahay ?
Aamiin
❤❤❤❤❤😊
❤❤❤❤❤❤❤
Farmaajo waxaa weerara waa mooryaanta duufka leh ee aan qubaysan
M.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ASC Zaki wn idin salamay inta samaha jecel Kan manta hooyadan wayelka ah e u duceyneysa xabibu malayin e aflagadeynaya hooyo MCN waxa dalil naku filan magaca mesah uku qoran o ah dadka ika baro waxad ogatin dadka wngsan inuna kanid aheyn e u yahay casi walidin ninli xushme Waye hooyo MCN hadana wayel ah waxd ogatin walidkisna ma xushmeyo dadkana wan ka baranay casi walideyno alaha kuso hanunsho waxa tahay nin xun
Madaxweynaha waxaa laga rabey heshiiskii uu soo galey inuu umada soomaaliyeed u faahfaahiyo.
Madaxweynaha wuu caro hadlaayaa
hooyada weyn in la caayo waa ceeb hooyada ra yigeeda ayey kahadashay hooyada daaya
Xasanow nabad nugu dhaaf mid kaa qeyrbadan Allaah hanoogu ka bedelo
Xaguuka keenay lasagna dabaqadaha lagu dhisayo?
Aleelahay xasan ba kaquudhunsan ma geesiga dalaka
Waaducoqabah❤❤❤
Soomaalida intooda badani dantooda ma garanayaan . Waxa keliya oo ay cabsan yihiin waa qabyaalad xitaa diintooda waxay ka jecelyihiin qabiilkooda . Waxay madax ka dhigtaan Kan ugu liita shardiga keliya ee lagu xiraa waa in uu qabiilkeenna yahay lacagna haysto siduu doonoba haku helee .
Lagama yaabo in laga xoroobo addoonsiga qabyaaladda inta aynu sidaa u fikirayno .
Farmajo guul inchallah 🎉🎉🎉
MAya
Anigoo hawiyaa waxan uduceeynaya Madaxweyne farmajo xasan sheikh ma jecli muqdusho lamiyada leysku dhaca hada xafadihii waxa lugu yiri ama bixiya lacag ledinku wardiyeyo hadad diidana habeenkii leydin soo dhacaya runbey na noqotey xafadihii habeenkii loodhacay talefanadii iyo lacagihii laga qatey markey dawodana wa lugu qosley
Waxa maamadaan caayaya waa dad nolosha ku dhintay oo aan wax caaqibo ah lahayn oo qabyaaladi boog aan biskooneyn ku noqtay
Xildhibaanadii noo doortey baa meeshaa xun na dhigey
Je trouve cela triste
Dhinac iyo dhul baa is lehe farmaajo danyarta wuu u roonaa
Dantartii soomaaliyeed wey tabeen
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Xassan sh maxamud waa run sheek ❤❤❤
Hooyadaa miyùu runta u sheegay ileyn anaga oo dhan waan aragnaa inuu been afuufaayo maad illaahey ka baqdo maxaa kugu watay beenta intaa la eg
horta malees nabaa oo goormaan dooranay madaax weeyne waa suu ????aal fadlan soomaliyaay ii sojawaba
Have danbaabin ma ah masuul wasn't kucasilnay xshm
Dadku qofkey amanan wuu amanan yahay waxaa xaqiiq ah an dadbadan in ey u ilmeyen madax weynihii hore ee farmajo kan hada colka sheganayana in loo ilmeyo iska dyee haben &malin in umadu habareyso Allah kaqabto kii masul sheganayo umada dhibayo subxanlla muu geyo Mel hafii kalana umada muu iska dayo xasan shekh
Je honte de dire je suis Somalie 😂et surtout Israël
😂😂😂😂😂😂😂
Adigu maxaad u leedahay mudan cunug yohow
F.m guilty
Xasan wuxuu u baahan hahay Kacdoon shacab o ku muduharaada
Majanuunka kaliya ee jiro Waa Xasan madherge😡🤔iyo waxatageero👈👎
Honte à toi homme Somalie 😂
Xasan dhiiqo.mar hore dhiiqo kujiiray. maskaxiyan ma fayooba.waa qof jiiran waye. Waxaa ubahan yahay in Dr xabeeb lodhiibo.wadanka laka badbaadiyo.lobahan yahay.khatar alaku jiira wadanku badbaado ubahan yahay.shacabka somaliyed waa in ku mudaharadan. in barlamaanka meesha iska fadhiya waa in xasan moshiin ka geenan.
Doqonkaan waa xawaadle abgaal filo
Xassan maafiyo Alle hana dhaafiyo balada wa nin lacag iyo dhul uu gato bad uu gato qab riyo uu fag tay dhul masakiin degan tahay laga bara kiciyo umad masakiin ah dambi been ah dusha lo saray oo xab siyada si xaq daro ah ogu xiran dhulkii iyo badii Ethopia uu u saxiixay meyd la canshuur rayo qabiil lada soomaaliyey uu is ku diray meel walba iyo Gobol walba colaadka taagan yahay dhilkii Soomaaliyeey iyo badiina wadamo kale ay qeyb san nayan intas oo dhibato ah Xassan sheikh Xassan maafiyo aya masuul ka ah wa madaxweyne nihii abad ogu maafiyo sana soomaalia labo jeer so marka xitaa dumarkii soomaaliyed ma cafin wadamada carabta ayu ka iib saday wa tiro labo jeer inta uu iib san nayo dumarka soomaaliyey dowladan hada uu madaxda uu ka yahay iyo dowladii hore uu madaxweyne uu ka ahaa wa in dalka laga qabta nin wa maafiyo mooriyaan ah
Ninkan idinkaa meesha saarey idikaana doortey idikaanu idiku kibrey kaca kac oo iska rida heeryada Xasan tuug dameer
In.cabdi.dhuxul.majnun.iyo.munafaqba.ada.ahe.waka.munafaqa.aderka.xAsante.caruur.xAsan.cawan.xAsante.cilaj.xAsan.bAkhti.usujude.xAsante.boli.cune.xAsante.burdanana.dAlka.iyo.dadkaba.ale.hakaqabto.dalim.mujrim.masibo.ah.yahu
Waa qaldanyahay madax wenana manoqon karo masuulina maha man noqonkaro manaxisaabtamo waalan iyo wax miyirqaba maaha dadka farmajo iyo duqaanwalan wax laasu garabdhiga maaha Hooyo daan may skiinta ah waalibaaxad geesiyad ah ragasomaliyeed ayaay ka geesisantahay waayo nin kahadla ayaalalayahay oo yiraaha warsaan namaqabatee saan wax kabedel qofkudhaha waa lala yahay ninkaan waa safar wax uukategayo majiro waxa walbo wuugaday dad iyo duun iyo wuu xaraashay waa inlaaskaqabto inta uu sanbada gacanta ugelin gumeestaha iskagara Intaas ayaan idiinlawadaagayaa ha ogaado
Kkkkkk
Maxey karabaan farmaajo waxa uu ahaa nin qableh
Asc xarmayo iyo xassn gargurte labadodaba qeyr malahan labadodaba waxay qabten malahan labafodaba WA CASHARA NAQ
Farmaajo wax ma xaraashan qabiil baa idin dilay xamar haydiin hagaajiyo oo isbaaromeelkasta taal iyo alsh oo afarta koone idinka fadhiya xaasidiin weligiin sidaa baa ku jiraysaan
ninkaan aan ku dheeganahay asiika isdoortay ee adiga madooranin sidoo rabo hasameeyo waa adiga camal
Anacunin
Sax
Soomaliyey Marka hore waxaa. Fiican in aad kala saartan labada mhn. Aan ku hormaro farmajo. Tariq da ayaa xusaysa waxa uuyahay. ❤❤❤❤❤ Kaas weye far majo. Xasan sh labadii teeram eexil kiisa waxaan. Dib udhacnay 40 sano. Halag gaaro. Wadanka. Aniga. Adeer buu iiyahay. Hasan waa manexe somaliyey
waxaan.ahay.hooyo.hawiya.ah.caayimaayo.farmaajo.waayo.waaninkii.sooceliyay.badii.soomaaliyo.ee.ayheeysatay.keenya.xasana.wadankii.oodhan.ayuugatay.dad.maaha.xasn.waanacas.mana.uqalmo.unuu.soomaaliyo.uuhogaamiyo.hawiyoo.iskadaaya.qabyaalada.farmaajo.waanin.soomaaliyeed.anaga.waxaanoodaran.adna.kuuroon.inaan.helno.madaxweeyne.uroon.dadka.diinta.iyo.dalka