INA ADEERTAY GURIGAYGA KUNOOLED AYAA NINKAYGA GUUR KADALBATAY HABEEN SAQDHEXE AYUU MUSQUSHA❤️😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #channel #comment#comedy #xuhuong #hindi #minecraft #

ความคิดเห็น • 112

  • @abshiroaden3256
    @abshiroaden3256 ปีที่แล้ว +19

    Asc ayaaney wanku salamay abaayo waxan kaa codsanaayaa inaad asxaabta iigu soobandhigto iney isoo duceeyaan waxaan ahay hooyo xaamilo ah waana bilo dhameystay inuu ilaahay afar indhood oo nabada iga dhigo iisoo duceeya abaayo insha.alaah

    • @nasroyuusuf5694
      @nasroyuusuf5694 ปีที่แล้ว +1

      Xppti afar indhood oo cafimaad qaba insha Allah mcnto foosha alle hku fududeyo Ana 15beri umulanahay abyo

    • @fadumolakixaamud6301
      @fadumolakixaamud6301 ปีที่แล้ว +1

      Umul caafimaad insha allah alle haku fudaydiyo

    • @abshiroaden3256
      @abshiroaden3256 ปีที่แล้ว

      Inshalaah walalaha qaaliga jazaakumulaahu kheiran

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +1

      Alaha kuu fududeeyo walaashay foosha 4 indhood oo nabad ah alaha kaa dhigo

    • @ruquyoabiikar4612
      @ruquyoabiikar4612 ปีที่แล้ว

      Mcnto alle hakuu fududeeyo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +27

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena mohamed salawatulaahi caleyhisalaam🕋☝❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hafsaabduqadir2836
      @hafsaabduqadir2836 ปีที่แล้ว

      Salalaaahu calayhi wasalam salalaaahu calayhi wasalam

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว +1

    Tnx habo Waqtigada qimaha badan nasiiso Jazakallah

  • @cocoo456
    @cocoo456 ปีที่แล้ว +10

    My dear sister ❤️ I love your stories

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      WACEEB NINCUNTADA KONTAROLO NINKAS WAXA LAYIRAA XILO GUBE NINKAS WA QODQODE GABDHOOW KACARARA KAS NIN MA AHAN OK

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      GABDHOOW NAFTINA JECLADANAFTINA KA HORMARIYA NAFTINA NIN HA ISKA HORMARININA OK HADII KSLE WE AXA TIHIIN CASHSRA NAQ OK

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว +6

    Cawa ana uso hor maray Ayaan indha wen Allah kudhowro 🖤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo Allaah kheir xa ku siiyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Wcs my dear dear dear sister ayaan sharafeey allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +13

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ💜💜

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn ปีที่แล้ว +1

    Maansha.allah keeb going sister

  • @umunajma5704
    @umunajma5704 ปีที่แล้ว +6

    Ayaney San kuu sugaayay indhahaa ixanuunay🤍🤍🤍🤍

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Soo dee hee qeybta lixaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @nafisaceryamo7191
    @nafisaceryamo7191 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha

  • @jamaalcabdi6714
    @jamaalcabdi6714 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey amrkis danteyda unban firsada maba ka fakero ama dad wx kashegn iyo walaga shekeyna ano 2dirc dhar kaleh bn so mry naga xafdane ay labiska so bxa xirtn

  • @miskilula7103
    @miskilula7103 ปีที่แล้ว +1

    plz team ayaan gobdoon iso duceyaa murad ayaan leyhy qof walbo arko si niyad haigu duceyo❤

  • @farxiyoabdirahman8919
    @farxiyoabdirahman8919 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah abayo dadka aadka kugu xiran ayan ahay alle haku xafido mid kale abayo wan ku bahanahay xagan ka hali kara

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh....Shukran ayaan qurux💓😍🔥🕯💣☝️😘

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah ayaan waan Ku salamay

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Thank you very much xabibti 😘❤❤💞

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 ปีที่แล้ว +1

    Ani wiilkayka magacisu waa cimran wiilkana waan dhalay carafaad Alxm marka cimraan dhalay arsaqada dhan ayaa ifurantay

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +2

    Waaw masha aallh wcs Abyo mcn Ayaan Gobdoon masha aallh 💋💋🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😥😥😥💚😥😥💚😥😥😥💚😭😭😭😭😭💚💚💚💚💚💚💚💚🥰🥰🥰🥰💘🥰💘🥰💘💘💘😥💘😥💘😥😥😥😥💘💕💟💟💟💟💟💟💟💪💟💕💕💕💕💕💟💕💕💟💟💕💕💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟😰😰😰😰😰🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌷🌷🤳🥳🥳🥳🥳💋💛💛🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😢💛💛💛💛💘💘💘💘💘🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽💕💕💖💖💕💕💕💕⚘⚘⚘⚘⚘💕💕

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +3

    Ayan qurux dhira galisada hablaha somiyed

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar diris marka lagashekeyo wallhi qalbiga ixanuno datkena soomalida dambigoda allah dhaafo

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan qurux wan ku salmy😍😍😍😍😍

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว +1

    Wcs m.à alahakuxifdiyo wll

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว +2

    Jah walasowada maray dalacbilashkas
    Sidan aminsanahay jecelka dhabta ah wamida 0 leskalasobilabo 💖💖💖
    Diriska sidan unecbanaay marke afarahayga sogalaan😒
    Sax wlh nolosha marwalbow koree usiisocone

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 ปีที่แล้ว +2

    hppti soo dhawow ayaaney♥️

  • @kaltunwarsame8395
    @kaltunwarsame8395 ปีที่แล้ว +1

    Wadaayeya calooleya hadhihina caloola dheh qabiila dhana ayaa calooleya ladhahaayo I

  • @fadumodahir8574
    @fadumodahir8574 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +2

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid

  • @sucadmohamed743
    @sucadmohamed743 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dawad hakugukalakeno abayo

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว +2

    ayaaan gobeey❤️❤️

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว

    Ayaan quruxeey allow ku xafid xbbti ❣️❣️❣️❣️

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥

  • @sacaadasheekhcali1468
    @sacaadasheekhcali1468 ปีที่แล้ว +2

    Wsc Ayaan goodbo 💋💋💋💋💋😍🥰🥰

  • @maymuunaxmadcllahi3011
    @maymuunaxmadcllahi3011 ปีที่แล้ว +2

    Yaa iga horeya

  • @raxiimoshcali8609
    @raxiimoshcali8609 ปีที่แล้ว

    My sister Thank yuo very much abyo mcn ayaan gobdon

  • @jamaalcabdi6714
    @jamaalcabdi6714 ปีที่แล้ว +1

    Asxabey iso duceya in ilahey i fududeeyo murd bn leyahye in ilahey i fududeyo

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @amiiromohamed7108
    @amiiromohamed7108 ปีที่แล้ว +2

    Ayaney dar alle bn kuu jeclhy🌎♥

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    bisinka yaahuuu allhu akbar subxa na allh yaawaduuud❣❣❣❣💙💚💚💚💙❣❣❣💙💚💚💙💙❣❣

  • @caatikocabdullaahi3885
    @caatikocabdullaahi3885 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xbbti alaha ku sharfo

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah

  • @xafsaibraahim4091
    @xafsaibraahim4091 ปีที่แล้ว +1

    Ayaneey xadir yaa igaso horeyay

  • @shacni6457
    @shacni6457 ปีที่แล้ว

    Ayaney wakusalmy waxan ahy asxabtad kugu xiran abyo adigo qalad ifahmenin manogaso shekeyn kartan nolashad guurka iyo sa isku gursaten xaajiga allah idin barakeyo adiga iyo carurtad

  • @faizakarar9234
    @faizakarar9234 ปีที่แล้ว

    Alle waa uxiisay ilahey mugadisho nabad iku geey callosha caraf qurbaha mawa carafto

  • @ramlocabdiqadir1540
    @ramlocabdiqadir1540 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow ปีที่แล้ว

    Maya

  • @yasmiinibrahim8564
    @yasmiinibrahim8564 ปีที่แล้ว

    Wiif jug anaa u horeeyey cawa ayaan gobdoon

  • @missuk4851
    @missuk4851 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaany wlh qof walibo nolashaan wuu soomary i.a sabirka aan badino

  • @barwaaqosiyaadahmed4149
    @barwaaqosiyaadahmed4149 ปีที่แล้ว +1

    Hapipi ayaney qisooyinka carabta nosoo badi

  • @bahjamahdi1782
    @bahjamahdi1782 ปีที่แล้ว

    Qisadiimatanaha

  • @shukriabshirsiciid9552
    @shukriabshirsiciid9552 ปีที่แล้ว +1

    Ayanay manta mxd lafekerysa xppti

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว +1

    Waaduhor kumeee🤔😁

  • @safiyamuxumed8400
    @safiyamuxumed8400 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney wlo markahore wiilku gabadha MA xaasidnimaa udiidayey mise qilaafkalaa ka dhex jiray Labada reer hadu wiilku diiday cid klana lawaayey sheikh magaalada in loo tago ayaa fiicnayd wuu isagu meheriyo wa khalad in LA qasbo wiilka

  • @maryamomanka8236
    @maryamomanka8236 ปีที่แล้ว

    Anaa u horeeyo caawa

  • @maymuunabdi4009
    @maymuunabdi4009 ปีที่แล้ว +2

    Ebyaney hadad iaragto reply🤣shekadada wn ladhacay 14 markan jiray nimanka hadey ila hadlaan wn oyn jiray 🤣m.a xabbti ilaahay haku dhowro

  • @hananabdirizak2804
    @hananabdirizak2804 ปีที่แล้ว

    ❤️asc habibti

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 ปีที่แล้ว

    Lkn ayaney sual abyan hoyded so 2wiil iyo abyan iyo gabdha kwen uma dhalin aderki fcnana soo 2gaban omatano intey udhashay mid kama dhiman meshas so hal gabar umaharin aderki lakarigana soo hal gabar uma dhalin gabdhan abyan lajogto yawaye ilen waxa tiri idihi marki lagro mararka qaar ma awodno gabdhi ilajogto waxe arke gabdhi matanta iyo ti aderka lakriga dhaly earke oo dharka ida logday ok gabdha abyan lajoggto yawye

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney isaamax maanta uurkaa xantay waxaan iri ayaan maanta waa xiiqsan tahay maxa helay

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +1

    Ascw qeybtii6 ayaakuuguqoran ayaaney

  • @farxiya529
    @farxiya529 ปีที่แล้ว

    Ayaan indho waynay Qiso kasta gabar walba ma cunug bay dgalaysaa gabdho ma wada inan baa wa ku jeclahay abaayo ayaab

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Ayagaan suaalaynaa maxaa udhashaan dheheeynaaa🤣🤣🤣

  • @sihamqurux6724
    @sihamqurux6724 ปีที่แล้ว +2

    Naa ayaan qisadii kale ma ilow day xbbti see camal waqtiga waa nagu dheerisay

    • @Anzal1
      @Anzal1 ปีที่แล้ว

      Wey soo dhigtay abaayo soo daawo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Hurdayso sigaam

    • @sihamqurux6724
      @sihamqurux6724 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 kkkhhh saan u fiirinaayay ayaa daalay blz abyo so dhamays tir

  • @abdulahiingriis681
    @abdulahiingriis681 ปีที่แล้ว +1

    asxaabta hadbo ayaan indhowen inteya ancanan iska sara lekta

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว

    Naa ayaaney wllo anuu jamacada ayaan kugu dawada😵

  • @sihaamyufuf1152
    @sihaamyufuf1152 ปีที่แล้ว

    Ayaan idhawaan wadsodaahda baryahaan

  • @maymuunaxmadcllahi3011
    @maymuunaxmadcllahi3011 ปีที่แล้ว +1

    Like iyo comenius

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Apaayo part6

  • @xasanamina4285
    @xasanamina4285 ปีที่แล้ว

    Alx way so dhcday guulyso hbo ayan wlhi exam ayan glyaa aroorta hdana qisda ayn sugayay

  • @nasraabdikadir301
    @nasraabdikadir301 ปีที่แล้ว

    Dear ayan

  • @sacdiyamuuse8975
    @sacdiyamuuse8975 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey prt5 waaye adne prt6 kuqorte saaqebtii 5aad saauraadonaaye waabadaalay hadane waxaa isdhahay balqisada dhageeso inee meeshii kabilowdo iyo inkle inee gabadha kaqaldante lagayaabaaye😄🥰

  • @Ayki181
    @Ayki181 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Dad dhibaataysan oo
    ilma haysta waaba khalad in la la noolaada tan waaba mid indha adag.

  • @AaA-xn9os
    @AaA-xn9os ปีที่แล้ว +1

    Qebti 5lebya ehede 6xda maxwa ayaney

    • @nimciinmoha7762
      @nimciinmoha7762 ปีที่แล้ว

      Barteeba kasocodaayee wxa isbadalay wa numberkale zxpy🤔🤗🥰

  • @thenature4946
    @thenature4946 ปีที่แล้ว

    Banbiilo waxan u malaynayaa kabdhado ?

  • @munoabdinur4015
    @munoabdinur4015 ปีที่แล้ว

    Bambiiradu waa ilmo yar lkn ilmo is rogaya sariirta lama saari karo wuu kaso dhacayaa

  • @safiyamuxumed8400
    @safiyamuxumed8400 ปีที่แล้ว

    Ma shamac dheh jumucu wa ka LA shido

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    💚💚💙💙💙💚💙💙💙💙💙💚💚💙💙❣❣❣💖💗💞💞💞💕💕💓💜💛💛💓❤❤💚💚💙💘❤❤💚💚❣💓💓❤❤💘💚💙💙❣👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @hooyomacan1923
    @hooyomacan1923 ปีที่แล้ว

    Ar yaab badanaa ayaney ninki wanagisan ladhacaye muxu isu bedelay musqul iyo talefon aaaaaaaaa!!!

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Nin uu uyahy geel beelaha lkn asagaa ooyinta kudambeeya

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @mohammedhussein8706
    @mohammedhussein8706 ปีที่แล้ว

    M.a