Deg Deg Ceebeey Tacaal Quus Wasiir Fiqi oo si cad u sheegay in Ethiopia Aqoonsanayn Dowlad Soomaaliy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 หลายเดือนก่อน +1

    Etobia waa tuug Rabto dhulkeena ee indhha Fura umada somaliyeed pleae.xasbunAllah wanicmalwakiil Abey Axmed sharkiisa Alle ha ka tuso Etobia dhexdeeda iyo waxii u kalmeeyo ee la shaqeeyo Etobia iyo kuwii u taba baray ciidanka bada waa wado tugo xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @User_19567
    @User_19567 2 หลายเดือนก่อน +2

    Good wasir Fiqi

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ninkii ugu horeeyay een qarsan dhibka wadanka lala damacsan yahay Allaa mahadleh .

  • @KenadiidIbrahim
    @KenadiidIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir wad mahadsantahy

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc.
    Shaki kuma jiro in ay markii horeba qalad ahayd in gor-gortan Itoobiya lagala dhulka iyo Badda soomaaliweeyn.
    Maxaaba muran galiyey Badda soomaaliya.Calaa kulli xaal macquul ma aha in ay Oromo qaadato Dhulka iyo Badda soomaaliya.Cid kaleba ha joogtee bal Oromo.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 หลายเดือนก่อน

    WAA AAD SAXSANTAXAY MASLAXCNGRATULATION MR.FIQI YOU ARE A TRUE NATIONALIST DONT GIVE THE GREEDY OROMO ABBY AHMED A CHANCE TO ANNEX OUR BEATIFUL OCEAN GIVEN TO US BY ALLAH ABDU .... ..NAIROBI

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Anaga ma aqoinsanahey itoobiya😊😅😮😮

  • @maxamedcabdiraxman6695
    @maxamedcabdiraxman6695 2 หลายเดือนก่อน

    Madax weynaha ,hajujiyo,hakanuqdo,wxkabedelida,dasturka,midnada umada,waynodegal,anaga& itopiya,

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hal wax gaadhsiyey dawlad xumada mooryaanta bahan ee meek walba lacag ka rabta waa taa somalia go maadow ku dhacaday ilaahay sharfta idinka amin war wuxuu maxay ahayen dhuta u dhinta inshallah

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 หลายเดือนก่อน +1

    “Asalaamu Calaykum “
    Waxaad tahay Suxufi somaliyeed, waarna ku mahadsantahay daacadnimadaada iyo waajibka aad ugudatay. Waa Sax Ethopia wax aan xoog ahayn oo lagu hor istaagi karo majirto!!!!
    ( Maantana ayagoo naga liita waa hadaan helo hogaamiye hufan)

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 2 หลายเดือนก่อน

    somalida waxaan kula dardaarmi lahaay inay katagaan isqabqabsi,nintooxsi,qabyaalad iyo shisheeye kal kaal oo ay u'istaagaan sidii qarannimada iyo dhaxalka jiilasha soo socda loo difaaci lahaay wabillaahi towfiiq.

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 2 หลายเดือนก่อน

    wasiir ahmed waa kuu mahad celinaynaa, lakiin belo waata kaa saraysa.

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir waa run waxkasta meel aan dhigno xataa shabaab itoobiyaa ka daran shabaab dhul iyo bad marabto ee kursiyeey rabtaa taas waa basiid,ee kuwa dhulka rabo aan uskuugu tagno horta
    Waa wiil hiirAn,anaga iyo shabaabna meeshaan kala marayno caalamkaa og somali daaye.
    Horta itoobiya bacdeen shabaab

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir marka hore salaan kadib hadii arin kasta wada

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlad ma tihiin, ee qoyleysayo Abgaal ah ayaa meesha haysata. Isku Somali ma nihin. Cadowgeygu waa Fiqi iyo Xasan sh.
    Uf.....Uf...

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia aqoonsi uma bahna uga imaanaysa Ethiopia, Somalia waxaay ka xoorayday isticmarkii 1960.
    Waxaa kale oo la sheegaya oo aqoonsi hadda.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    FIQI mooryaan isbaaro argagixiso kooxda mafia xasan gurguurte waa Munaafaq

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Cadow jabay mooryaan isbaaro munaafaq xaasid

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 2 หลายเดือนก่อน

    Qabiilada landheere sheegta waa kuwa hoosta oga jira axmaarada

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 หลายเดือนก่อน

    asc itoobiiya see ula faadhiisaha ma badbaa igala dhaxeysa waqaalad in anlaafarido

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Adiga axmarada u shaqeysa wa in ladilo dadka noocan ikale

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahay hadii xasan dhiiqo meesha ka tagoh oo uu yimaado nin kale sida shiikh sharif in aysan ethiopian ku dhici sida uhadlayaan

  • @User_19567
    @User_19567 2 หลายเดือนก่อน

    Waqtigii an dhulka ku jiidi lahen balaso gaarey

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 2 หลายเดือนก่อน

    Naagta habaaramaysa faadumo la dhaho god madoow ku dhac kaligaa oo iimaanka alle kaa qaad faadumo gaangistarad baastarad ah oo jirri ah waxa waddanku horumar gaaray waxay la arki la dahay wixii Fillo fashuuqsi yaalay iyo kistoo xaaraanta ahaydoo madaxda sharafta leh aad wanaagooda u qooriweydeen C B B reer ma dharge ha dhergin99 dhuunta laydinku dhag

  • @SahroHajiomar
    @SahroHajiomar 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaaba khalad aheyd iyo daciifnimo in wada hadal alla galo Itobiyo.

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa manshalaah.

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 หลายเดือนก่อน

    Waxba qalad aheyd inaad aqbashaan wada hadal la gasheen etoobiya qof.aan ku aqoonsaneen dowlad niimaadada iyo qaranimada iyo jiritaankaga dal madax banaan inaa tahay marsadaxaad ahyeelina marsadaxaad etoobiya waa in leyska Dharamshala oo kaliya

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน

    Waaba Qalad in itoobiya lala hadlo,turkina greece oo dhulkiisa ku qabsaday makala doodi lahaa turkey su,asshaas hala weydiyo
    Jwbta uu bixiyana waa jwbteyna

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye wadaniyah run inaad sheegtaana waa lagama maarmaan waayo wariyuhu inuu waxa jirah sheego waa waxa uu udhaartay waad kumahad santahay wariye

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Badda ma hooyadaaba leh dameerkoow

  • @maxamedcabdiraxman6695
    @maxamedcabdiraxman6695 2 หลายเดือนก่อน

    Wasire umada halamideyo,itobiya ayada yabiduntaa?

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad shaley aad arinta aad wada tashi gelin laheydeen madhacdeen tani hadaana waxaad rabtaa hiil iyo hoob markaad dhiiqada gasheen allow nasamata bixi

  • @KenadiidIbrahim
    @KenadiidIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Laakiin wada hadlka an ka baqano sababto aha waxeen aya nagula haysta gorotanka wa dhulken fartadtaqana qor abiy hala dhaha

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 2 หลายเดือนก่อน

    Guuul Somaliland & Ethiopia kkkkkkkkk
    Waar ilayn Faqash ma xishooto !

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Fiqi arsenal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Turkey 🇹🇷 miyaa walalkaa ah munaafaq argagixiso mooryaan isbaaro

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 หลายเดือนก่อน

    Àdero wariye moryane grub hirab fîqi 91dawlede madifaçi kaaro waadad aqoon diblomasiyad malaha wadaniyad waax ladhoho malaho ethiopia waaxa ay ogtahay ciida honganka mata somaliya joogta damaca ithopiya waaxa keneey wasida grub hirab xilka qabteen talabata ay qadeen waa burburka ciidamada qaranka ba kow ka ah damaca shisheyaha waaxa 2 ka ah waa qabyalada ay kukaceen oo ladhoho hirirsamale ay kula saafteen somalididka snm ubka iyo dhaqal eh ugu deqaayeen snm kuwi midnimada somaliwen iyo dawlednimada iyo calanka somalie ee bluga ah iyo sawirka hassan dhiqo darbiyada kaluley ee garab iyo tagero kawayan waa ilbabki oo cadowga lofuray oo mata hassan iyo grub hirab ba kalsonideni somalinimo haleeyey

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 หลายเดือนก่อน

    Waanu difacanaynaa qabiilka hala tuuro hala midoobo aanu soo ceshano dhulka naga maqan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Argagixiso FIQI

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 หลายเดือนก่อน

    Xasanoow puntiland cuqdadaad u qabtit iska iloow somalina midee hadii kale dawacaa na cunaysa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    ma abiy kaliya ayaa nagu soo jeeda iney soomazliya oo 7 dowladood loo qeybiyey u soo wada ordaya iyo inta xalane noofadhida oo raba iney gobol walba mid qaato waxey rabaana siiguranaya erbood gaar ah ooy kala baxaan waxey rabasn soo celiya dowladnimadii oo isu keena todobadii dowladood xalane is ka bixiya hal muduuc hanugu sii jeedinidninee dalkoo dham isticmaar ayuu ku jiraaa

  • @User_19567
    @User_19567 2 หลายเดือนก่อน

    Abe Axmaq remember 1977 😂😂😂

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

    Sida dowladdu shacabka ula dhaqmayan ayey ka muuqataa in ay wadanka ka quusteen oo cadow kusosocda qarinayaan tii farmajo iyo tanba .

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    FIQI ARGAGIXISO MUNAAFAQ

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 2 หลายเดือนก่อน

    Iskadid adoka itopia ne donné jamais la mer de somali vive somali nous sommes tous de à côté de vous vive somali vive djbouti

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 หลายเดือนก่อน

    Xasanow naga tag inkaar ku dhacadey adigaa lagaa arkey meeshuu dadka mideen lahaa oo uu diyaarin lahaa asagaa kala qeybinayah hada muuse biixi ayuu taagerayaah

  • @User_19567
    @User_19567 2 หลายเดือนก่อน

    Kii dhoof kuyimi bey geeridu dhibesa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    marka hore wada hadla fadaraalka iyo madaxgobaleedka markii hore ayaad ogolaateen todobo dawladeed itoobiya waxey la heshiisey dowladgobaleedyada qaarkood waxeynogolaadeen in gobalkooda oo ayagu xukumaan iney soo galaan dhexdiina heshiiya markaas ayaad dowlad kale iska celin kartaan wax qarsoon ma jiraan idinkaa is dilay markaad ogolaateen in la idin qeybiyo 7 dowladeed oo meel ay ka jirto aduunka ilaa mareykan iyo ruush oo hada lagal googooyey markaas dan ayaad ka arkeyseen inuu nin walba madaweyne noqdo

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii warkaasi itoobiya latimid maxaa xasan gurguurte iyo fiqi wadanka dagaal ugu diyaarin waayeen oo xasan gurguurte musuq iyo burbur iyo boob iyo dagaal qabiil ugua shaqaynayaa

  • @mohamedsouleiman6986
    @mohamedsouleiman6986 2 หลายเดือนก่อน

    Iska riyoo somaliland is not somalia.

  • @omarwarsame8514
    @omarwarsame8514 2 หลายเดือนก่อน

    Wasir Fiqi wuxuu cadeeyay inuu jaahil
    yahay, waa maxay sharciga uu u haystack inay la midoobeen somaliland !!!!! ? Bal dunida ha u soo bandhigeen.

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 2 หลายเดือนก่อน

    War run ah ayaad sheetay itoobiya hadaan loomidoowin way naqabsandootaa

  • @Aaminohaaji
    @Aaminohaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta dadka Kala tag cadowyohow s l. Ku waashay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    FAILED STATE 🇸🇴 mooryaanta argagixiso moqdisho

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 2 หลายเดือนก่อน

      Abaarso ka waran oo futada ma kuu badbaaday?

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 หลายเดือนก่อน

    war baddu way gadan tahay waa beentiis arrinkaan waa la ogyahay beenta shacabka loo sheegayo ka

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    MAFIA STATE

  • @KenadiidIbrahim
    @KenadiidIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Laakiin wada hadlka an ka baqano sababto aha waxeen aya nagula haysta gorotanka wa dhulken fartadtaqana qor abiy hala dhaha diyar garow an sameyna