katajir bilaka oo wax meldhigo😱 how to keep vegetable save your money xalimo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

ความคิดเห็น • 99

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 15 วันที่ผ่านมา +14

    Aniga waxaan u dawadaa beryahan barnaamijka dhaqaala Masha Allah noo soo badi quruxay

  • @RuqiyoDaahir-v4e
    @RuqiyoDaahir-v4e 15 วันที่ผ่านมา +5

    Maansha allaah abaayo caqliga iyo garashadaada alaha kuu saaidiyo horey usoco

  • @Muaadyare-b7l
    @Muaadyare-b7l 15 วันที่ผ่านมา +16

    Mahadsanid wlshey salarka iyo koostada ayaa idhibaye sidee firiijka logu kaydiyaa bishi dhan jwabtaada waa ii muhiim tiim iskabula like iisaara si ay dhaqso noogu soo jwbto farhia

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 13 วันที่ผ่านมา +1

      Koostada abaayo Ani bilka badan faresarka galiya meesha barafka si fiican u dhaq jar jar meesha barafka geli

    • @WardaOsman-xs3tv
      @WardaOsman-xs3tv 13 วันที่ผ่านมา +1

      Abayo coostada freezer ka lagaliya bil xataa wey ooli karta

    • @Muaadyare-b7l
      @Muaadyare-b7l 9 วันที่ผ่านมา

      @@user-ek6fo6pr4c mahadsanid wlashey bacda iyo caaga in lagu kaydiyo yaa fcn oo u badqab ah

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 15 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤Masha’Allah 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amanachannel1567
    @amanachannel1567 15 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah Farxiyo gacma dahab qalbi wanagsan illahay haku barakeeyo ❤

  • @Maryam_my_world
    @Maryam_my_world 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaallah. Allah. Abayo

  • @sharraweadan2793
    @sharraweadan2793 2 วันที่ผ่านมา

    Jazaaki allahu qeyran!❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah tabarikalah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mumtaazofficialchennel6012
    @mumtaazofficialchennel6012 4 วันที่ผ่านมา

    Mashalllh baarakaalllaah yaa ukhtiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IqraHassan-pt2hq
    @IqraHassan-pt2hq 11 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah abayo..wa ariin wanagsan ,jazakallahu qeyr

  • @fatuma3972
    @fatuma3972 12 วันที่ผ่านมา

    Wlhi talo wll hadey qima ledahy watan thank you so much my sister 😊

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh abyo allh Haku barkeeyo wllhi inaa kugu dayno waye sharf ayaa leeda abyo shukrn aamiin aamiin yarbi

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 13 วันที่ผ่านมา

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah Guleyso weliga macanto illahey idankiisa

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 15 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah ku barakeyo abyo

  • @faizofaizo5269
    @faizofaizo5269 15 วันที่ผ่านมา +3

    Abaayo gabadhii ilmihii see u noqdeen

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 10 วันที่ผ่านมา

    Jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika ♥️✅✅👍

  • @user-rr2sk7mm8o
    @user-rr2sk7mm8o 13 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah walaashey macn, shugaran ,saxa waye tas ilahey haku barkeyow❤

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 14 วันที่ผ่านมา +4

    Baca barafks isticmaal wsliish caagaga waasun

  • @janatabdi5387
    @janatabdi5387 10 วันที่ผ่านมา

    Masha allh thnks huno

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 15 วันที่ผ่านมา

    Masha’Allah abayo qeyr Allaha kusiyo, waka faa’iday saxamadan sida ugu habeysay Boos maka buxinayan, caqligas aa iga maqnay. Allaha kaa abaal mariyo🥰🥰🫂

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 13 วันที่ผ่านมา +4

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah abayo iso boqo xbbti ❤😢😢

  • @Shuraim721
    @Shuraim721 13 วันที่ผ่านมา +1

    ❤masha allah

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallh tabarkalha walalo uron

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 14 วันที่ผ่านมา +1

    Firijeerka yar.selayeelaa❤❤

    • @amnahaji1769
      @amnahaji1769 14 วันที่ผ่านมา

      Iskumid waye abaa

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah horey usoco abaayo ❤️ ❤️ ❤️

  • @FadumoAli-p1e
    @FadumoAli-p1e 15 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah❤ waakeley anigakanbaalaan joogaa waasameynaa inshaallaah

  • @user-yc3cs6yg9h
    @user-yc3cs6yg9h 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah abyo alle haku barakeyo wax badan ban ka faidne janada alle ha Kaga abal mariyo ❤

    • @Nika_kit800
      @Nika_kit800 12 วันที่ผ่านมา

      biilka yar ee lagu siiyo inta aad mel wax ka dhigtan ilmaha gaajo yaan lagu dilin bil maxaa mel laga dhigaa waaba wax yare 😂😂😂😂

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 13 วันที่ผ่านมา

    Abayo Macanto koostada wa la dhaqa waxba ma noqoneyso waayo qudaarta waxey fiicantahey inta barafka la galinin in si fiican la dhaqo dadaal kaga allaha ka abaalmariyo Mansha Allah

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 10 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allah ❤❤

  • @maariaahmed3344
    @maariaahmed3344 15 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah lkn😢aniga freej ayanba qabin ilahay ii sahlo

    • @MaryamoYuusuf-de4wv
      @MaryamoYuusuf-de4wv 13 วันที่ผ่านมา +2

      Free la aan waad keydsan kartaa abyo waxaa sameynee baradhada basasha bilsoo dhigo karoorada bocorada toonta xawaajyada isbuucii marsookado

    • @Umurayyan
      @Umurayyan 10 วันที่ผ่านมา

      Ameeen Ameeen

  • @queendagan2387
    @queendagan2387 9 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 11 วันที่ผ่านมา

    MashAlh alh haku barakeyo

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allah illah qer haku siyo abaayo

  • @AminaadenYusuf
    @AminaadenYusuf 15 วันที่ผ่านมา +1

    ASC abayo gabadhi caruurta laga dilay kawaran

  • @faadumocabdi243
    @faadumocabdi243 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allh wllhi waad mahdsnthy❤❤

  • @samiramusa4422
    @samiramusa4422 15 วันที่ผ่านมา +1

    Farxiyo abayo waxa noso galisa sida losameyo sausage ka

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar7850 15 วันที่ผ่านมา

    Maa sha alaah mcnto

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 12 วันที่ผ่านมา

    Mashaaalh

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 10 วันที่ผ่านมา +1

    Caaga talaajada uu ka buxina bac aa ku xirtaa ani

  • @maryanahmed378
    @maryanahmed378 9 วันที่ผ่านมา

    wcs walashey farhiyo makinadan hilibka adma gado

  • @fatimaciise4082
    @fatimaciise4082 15 วันที่ผ่านมา

    Shukran abyo

  • @dahabo-l1v
    @dahabo-l1v 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @ImlauluChanel
    @ImlauluChanel 15 วันที่ผ่านมา +1

    ASC aby farxiy dhibkajiro waxawaye firijkey wayaryahy maxlasamnkara ?

  • @fardowsaabdi1138
    @fardowsaabdi1138 9 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo ha ilowen luqadii Garisaa

  • @adnaadna1606
    @adnaadna1606 15 วันที่ผ่านมา

    Manshallh ❤️

  • @FarhiyaAbubakar-c4g
    @FarhiyaAbubakar-c4g 14 วันที่ผ่านมา

    Ala maxa run sheektey qasaaradas

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 12 วันที่ผ่านมา

    Shukran Abayo fish xagee kasoo iibsataaa?

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Aallah Masha Aallah thank you abaayo

  • @MunoOmarGuled
    @MunoOmarGuled 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah naagnool

  • @QuenAhmedassowehChoukriAhmedas
    @QuenAhmedassowehChoukriAhmedas 10 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉

  • @JihanabdiHussein
    @JihanabdiHussein 15 วันที่ผ่านมา +2

    Farxiyooy siden TH-cam ku sameystaa

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  15 วันที่ผ่านมา +1

      Kuqor TH-cam wad arki qali

    • @halimaissack8846
      @halimaissack8846 15 วันที่ผ่านมา +1

      Diir gilin❤ kabaxanaahy

    • @FarxaanCabdi-g9n
      @FarxaanCabdi-g9n 14 วันที่ผ่านมา

      Gmail hadaa ledahy video le soduub so gali easy waaye

  • @sashaabdi577
    @sashaabdi577 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allh
    Abayo waa mahadsantahy ilaahay ha kaa abaalmariyo dadaalkaaga😊❤

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 9 วันที่ผ่านมา

    Sida wax loo dhigto illhy wu igu adkeeyay shilling ma hynkaro

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod 15 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo igasojawab fridge wan damiya hawenki damiska miya qudarta igahaleysa mise

    • @Fartunhared
      @Fartunhared 15 วันที่ผ่านมา

      Haa abyo hadaminin ee gaawii lambar lawo hakadherenin

    • @amnahaji1769
      @amnahaji1769 14 วันที่ผ่านมา +1

      Haa hadaminin wakaa halabe korontadana said waye hada damiso hadana ad daarto

  • @NacimoAxmed-i3b
    @NacimoAxmed-i3b 15 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo qof malin walbo qato bil kaso hadal

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 9 วันที่ผ่านมา

    Hadey cunen maxaa la sameyana

  • @MushtaqAbdullahi-v2h
    @MushtaqAbdullahi-v2h 15 วันที่ผ่านมา +2

    Bisha waxyabo mala yacni an sogado lcgata wa IG dhamata bisha kle is adkeyo wa iso harta

  • @hafsagacur6912
    @hafsagacur6912 13 วันที่ผ่านมา

    m.a❤❤❤❤❤😊

  • @hamdinoor2162
    @hamdinoor2162 15 วันที่ผ่านมา

    Alaa aniga igaxadleysa manta wlh abayo..

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 13 วันที่ผ่านมา +1

    Horta xalaal matahay biilkii reer ka la siiyey ku shaqeyso😊

    • @Umu.Abdullahi20
      @Umu.Abdullahi20 11 วันที่ผ่านมา

      Xalal miya maxa ka wada

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 11 วันที่ผ่านมา

      @@Umu.Abdullahi20 waxan kawada in biilkii reer ka wax u sii lagu yidhi aad ku shaqeysato xalal miyaa

    • @Umu.Abdullahi20
      @Umu.Abdullahi20 11 วันที่ผ่านมา

      @@fartuunfartuun8784 hadi an dhaqaleysto o wax i so haran kwrn xaran miya abayo

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 9 วันที่ผ่านมา

      Hadii lagu fasaxay wa xalall lkin hadusan ogyn ninka wa xaraam sis wa loo sheega ama raga qaar ayagaba dheha biilkaga wx ka aruurso

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 9 วันที่ผ่านมา

      @@mariamahmed9936 waruun anba sidaas ayaan ku sheegaye shugran

  • @zainash675
    @zainash675 13 วันที่ผ่านมา

    Abaayo digaaga kiiladii iyo kaluunka meeqaa lagaa siyaa nooga faaiday inteesa kasoo gadaa

  • @user-iu3od6xt1c
    @user-iu3od6xt1c 15 วันที่ผ่านมา

    Midka Afraad maxawaaye,moxow taraa

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod 15 วันที่ผ่านมา

    Saladka okale markan fridgeka galiyo qarar ayu iganoqda ilatali bal plz

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 วันที่ผ่านมา

    Soo dhawoow seen istaahilaaba WELDOOOOOOWN Qado Xalaaloo buuxdo ariidad facyaashay troonEey Qaasatan Noocyadey QEyrQabtooy dagan ShahshahlEEy shamsoooy cadceed dumaroo murwodumaroo yariisEEy RiyaaqEEy

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d 15 วันที่ผ่านมา +2

    Wll ani 20 bisha waaba iga dhamaadeen waxkasta gaar ahan lacagta cuntada maha kaash zero 0😂😂😂

  • @NacimoAxmed-i3b
    @NacimoAxmed-i3b 15 วันที่ผ่านมา +2

    Abayo qofkii yomiyo qato milka kaso hadal

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  15 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah ❤

    • @maimunabillow3107
      @maimunabillow3107 14 วันที่ผ่านมา

      abyo qufks ayaba ugusiifcn...malinwlba 100 meldiga bishi bis 3000 kwrn hdii ad sanad digto

    • @maimunabillow3107
      @maimunabillow3107 14 วันที่ผ่านมา

      Kunoqoni kwrn bl hdii ad sanad wdo mshllh wyee

  • @SaredoAbdi25
    @SaredoAbdi25 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc habo waaxan Ku waydiyay bilka waxan qata 230dollar waxan nahay 5qof siden wax udhigta waban rabeye

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  15 วันที่ผ่านมา +1

      Wcs abayo Masha Allah ale haku barakeyo san samey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 วันที่ผ่านมา

    dumaar haween teen ya ahey Nicmaturabi nicmaturabi wanicmalwakiil

  • @AnisoAbdullahi-ov9ei
    @AnisoAbdullahi-ov9ei 14 วันที่ผ่านมา

    Abayo 9000 aya qata qudar iyo hilib le waye minna ima garayo waxbo mil maka dhigti talo ise qaxoti aya joga

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 วันที่ผ่านมา

    Soo dhawoow badanbadan Qatroisliina Qiimobadan minyarooy bahbahbah bahbahyareey fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey cadayyareey murwodumaroo

  • @fatimabinsayid1323
    @fatimabinsayid1323 12 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah ❤❤