QUBANAHA SMC (4003)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @FadumaWarsame-u9f
    @FadumaWarsame-u9f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga dhiig u yeel gobolka Mayland ama ka xorey taliska muqdisho. Wexey sugayaan madaxweyne ku xigeen.oo loo balanqaadey, Hassan Sheekh bey sugayaan oo dhegta wax ugu sheegay

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naagahii Hiraaboow warka sifiican u dhegaysta Runtii shabeelada hoose wali waa lahaystaa naagahii Hiraaboow fallan na daaya intii dhulka ka xoraynayno

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 หลายเดือนก่อน

    subxan llaah umadan ha badbadiyo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.yaa Rabbi badbaadi umada ku nool muqdisho Amiin yaa Rabbi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin Dalkan madhawo inta dadka faraha dhiigaleh xilka ugusareeyaan Soomaliyana
    Hogaamiyayaal kayihiin
    Waa in Danwadaag iyo Soomaalida laxaqirayba isgarabsadaan dalkana kasaaraan mooryaanta

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 หลายเดือนก่อน

    Shuta haduu run sheegaayo muxuu shaqd ugu eryaya wiilkii 80wiil u madx daha ahaa ee baraawe nagu difaacayey

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 หลายเดือนก่อน

    Taliye shub EY AA Ku dhaley Hassan hirkey waa burine hawiyana tala u dhise miyaa

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 หลายเดือนก่อน

    Serious jornels kalsonida waa Kala labti lagtagaren

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you our senior journalist

  • @DeeMohamed-o1e
    @DeeMohamed-o1e 3 หลายเดือนก่อน

    Salaamacaleykum macalin adiga iyo dhamaan Soomaalida ku dhageysaneyso. Bacda salaan Masaajid ha loo dhiso ninkaas ee taalada ka daaya. Dalacaad Allaah buu ugaga baahan yahay. Masjid aad ku xustaan buu iddiinkaga baahanyahay.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 หลายเดือนก่อน

    nin Baad baha dishey nin dhintey kuuman baahano saaxiib ee shoowag nag daay

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 3 หลายเดือนก่อน

    Ciyar final wayjirta

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 หลายเดือนก่อน

    CIIDAMADA XOOG DALKA LAGUMA DHISO 4.5 OGOOW SIDAAS

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 3 หลายเดือนก่อน

    Mis mii Allah

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh kiro suud aaaa hhhjj

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 3 หลายเดือนก่อน

    Congrats Macalinka Lugeya. ALLAHUMA XAFID

  • @abdirahmaan-d8i
    @abdirahmaan-d8i 3 หลายเดือนก่อน

    Elay warkiiis waa kaas ninka diiday furaha waa murusade sabdi majabe abakar ah

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 3 หลายเดือนก่อน

    Ar warkas hortada ayaa la Soo gudbiyey waxba haku faanin.
    Hal saac ka hor intadan Soo gelin chanelkaga ayaa laga dhergey.
    Adiga ma ahan mahadsanid Munasar baa iska leh.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 หลายเดือนก่อน

      Intaad soo gashay khad nin kale leeyahay ayaad hadana mid kale ku baaahinaysaa oo warkiisa diidan tahay war Qabyaalada iska dhaaaf subxaanalaaah

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ninkarijaalsanaa Taligent MAmHAD haloodhiso taalo hana la abaalmariyo hooyadiis allaaya arxamuraaximiiin aamiin

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso Reality man

  • @Inccoonnuu1
    @Inccoonnuu1 3 หลายเดือนก่อน

    Lafta gareen waa inuu iska soo saaraa ciidana aanu dhalan Maylan uu isaoo eryaa kuwa aan u dhalan Aeodiisa eaa inuu Banaanka keenaa ama uu isa cadeeyaa Maradiisa Nadiif ka dhigtaa ciidankiisana uu saaciib ka dhigtaa uuna soo dhaweystas Labatan uu soo geshtaa una sameeyaa waxa ku jeclaadasn ciidanka waa inuu sameeyaa kalsoo buuxda ayey ku soo raacaayaan waxa lagu dhisanyaha waa ciidan laga shaqeeyay caafimaafkooda iyo daryeelkooda ´´´ 57:55

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhh

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน

    Mirifle ayaga waaye waxa dhibka iskuwada koofur galbeedna kuwada hadii runta larabo kuwa noosoo horkacaayo hawiye ayaga waaye

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 3 หลายเดือนก่อน

    Pasater ladahay baaburtunladhacaday S/land laso Axada waar xasuuqiloo gaysty S/land datalimieten Aduunka ku jirta Basanimadi dhulbahante iyo darod doqon mawaaye ay ugasten dadka meel walba walaogyey Kuwi hadii ta lagu Toogty, Kuwi burco lagu kaalaya hagagsan Matilda iyo caruurt raga guray lagal baxayey Cidna lo sheegi mayo hadaba Ada isdilayey mad isdila 50 way dhafty Dadka lagu dilylascan haven iyo Mali malin madaka yala lasacano 😂😂😂 doqon dacwad aad waxkulimysid adunkun wuuyaqana cadi S/land ledyn Hana idin i laga hadhay jarerkn qabyalada kashekey Ee baydhabo hoosta haya is a waxba shegimayo midinimada konfur laga waye ilaa farts xafadod xamar kuyaala hanagula maraysa ninja da aka idinku shidn😂😂😂 oohintana joojiyay huil S/land.

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini7678 หลายเดือนก่อน

    EELEY WIIQ TUUGSATO ISTAAG KUXAARTO DIINLAAWEYAAL ISQARXISOY LAANGAAB CIILAN OO HOOYADIIS LAGU HORWASAY FUCK 😂😂😂😂😂