DHABARJABKA LAFTAGAREEN AADAN MADOOBE CUMAR ATUU (4812)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Laftagareen gereen waa tuuris / Boonka baidowa waa ka mamnuuc / laftagaren/ kerkere mothowe hala tuuroo ❤

  • @hasanmoodile1939
    @hasanmoodile1939 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cumar he is our future leader , Waa nin ay ku Weyn tahay. Digil mirifle nimada. Maasha Allah He’s hero.

  • @mamasara3850
    @mamasara3850 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maclin aadan xusuus ayaad i gelisay waan ku mahad celina aadan ingriis mahadsanid

  • @bmuraaz6024
    @bmuraaz6024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagareen, waa u dhammaatay. In laga sheekaynayo weli fashilkiisii Muqdisho kadib waa mcane-darri weyn. Yaan saxaafaddu ka sheekaynin, ninka la yiraahdo Laftagareen.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Toloow Dadkaan wiilkaan xilka ka qaaday miyaa Digil Aw mirifle ah kuwii wiilkaan xilka ka qaaday waa eey eey dhalay Digil Aw mirifle ma ahan waa soo baxday

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Omar atuu wlhi waxa uu ka hadlaayo waa run 100/100.
    Mida kale kan la idin keenaayo hala dilo waa xaq nin duminaayo jiritasnka qoowmiyad
    Wlhi hadii la idin keeno hala dilo
    Wlhi .waa shaydaano
    Wallaahu Aclam

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya waxaa halkaa dhigay siyaasi danayste ah.
    Xaliye from Garoowe.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiil kaan waa wadani wlhi waa in lagu celiyaa xilkiisa cumar waa nin hogaamin kara raxanweyn wlhi . Waxaa la rabay shacabka in ay diidaan cid kale nalooma keeni karo Shacabkaa laga rabey .
    😢😢😢
    Wallaahu Aclam

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi runtiis waaye walfeyla may fadaaw

  • @bmuraaz6024
    @bmuraaz6024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lafragareen, Lacag buu ku beddashay Koonfur galbeed.

  • @Hhhqol
    @Hhhqol 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc maylaand waan ka Xumahay sida Looga marti qaaday Cadowga Aasif Tani (1)ma Aha (2)hirkay (3)maxamed siidow C/rahman iyo kwkale Lamid Ah..ogoow Camiil weligiisa waaCamiiL door ma noqdo AsAbru Jamiil Allaahu mustacaan Calaamaa tasifuun =

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer konfur galbed wiilkas kufaraa adeega oo weeliibaa mw maylaan kadhiigaa👈

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul uskureeb diit shacabka waryaa shacabka konfar Galbeet yaa kitaagyersan

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wiil wadani ah

  • @bisharo8936
    @bisharo8936 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagareen waa isdhiibay

  • @Ismailjose_07
    @Ismailjose_07 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adan madobe anagu guri naga haysta kasa wx ka sugin wadanka swizerland wuxu caan ku yhy chocolate ka mrka sxb ha daalin chocolate cun sawir sarasho mxay kenin

  • @InspirationalBakedCustar-s
    @InspirationalBakedCustar-s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kan ol waxoo dashty kofr galbeet dhamaaan

  • @HassanAxmed-j6i
    @HassanAxmed-j6i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa laga qadey

  • @Ismailjose_07
    @Ismailjose_07 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macalin mxa isu daalin rerka aad ka dhalatay ma xaroobayan kun sano oo so socda wayo iyaga is jabinaya ma kgaldanahay

  • @Ismailjose_07
    @Ismailjose_07 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madobe diyarad bu qaatay gobolkisu tagay lafta gareen xage joga nagada sxb ma kaftana markaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aadan madoobi waa MAAFIYA

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa libax mudan in taala lo dhiso

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden1008 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxanweyne miskiin miya Hawiye siyaasad oga adkaankarta durba wa la afduubtay laftagareen kk

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maliibaane lagu liibaanay inta lagu shaqaysto ayaa marka lagu dan gaaro layska tuuraa

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa walaahi wiilkaan waa geesi wadaniy laakiin ma jirto cid rabto wadani nimo

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes he is ower brother

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalinoo taliyee shub waayee wax wax qasaayee oo xataa rabo lafta gareen in uu buul ka dhigee aawey odyaashiin raxan weyan ee garta go ayn jirey mey qabtaa c casiis waa wadani waan leysugu tegi doonaan hadaaneyn raxan weyan huradad siyaasadeed ka kicin oo eysan taliy shub isk qaban

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lafta gareen abtigiis armay sixreen mise la heyste may ka dhigeen luquntiisa xor ma/aha miyaa waa naga yaabsadey

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    LaftGreen waa nin jilicsan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa isku mujisay miyaa lagu haystaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeshaan xamar ah maxaa ka socda

  • @AxmedCagyarey
    @AxmedCagyarey 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aadandigsiyow dhuunta lagaagoy

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalinoow walaahi wiilkaan xaqiidiis uu ku hadlaa gubtey jaajuusin daml jadiid markaasey booskiis shaqd mar marsiino u raadiyee waayoo waa geesi xaq ku taagan man rabaan damal jadiid wiilkaan oo kale qabiilkuu doon ha noqodee

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 2 นาทีที่ผ่านมา

    Nalamadhalan beentaaweeeye

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeshaan waxaa ka maqan aadanoow odayaal isku xiran oo wax ridiyo ma qabaan.

  • @Ahmedisse77
    @Ahmedisse77 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad iyo aad tuugada shaqadooda aya sas ah macalin qof wadani ah lama rabo

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaba dhilif door managathaaw markii horeeba daba dhilif nimo ayaa lagu keensaday anaga motnay in uu isbadalay ee adan madowee iyoo bonka laftagareen ah habat hoosta halaga geliyoo / haladiloo/ ather wice gomaysi heewiye naareet diyaar u noqoda

  • @IsaaqAbgaalo
    @IsaaqAbgaalo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa

  • @AxmedCagyarey
    @AxmedCagyarey 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayaashaan dabadhilifkaah maalaiska dhiciyokgaawaydhalinyaradaiskadhiciya odayaashaan donfaradaaheedabadhilifyada kuwaanaaidinhortagane

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eeboow to be honest hadaad iska qaban weydaan Aadan madoobe
    Lafta gareen
    Taliye shub
    Waa. adag tahay inaad meel kasoo wada jeesataan
    Ilaahay talada hadin waafajiyo

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku darsoo soomali hadaan nahay maat wax aanu ku tashaneyno waa hadlkaas gobl ee k galbeed waayoo iydaa xildhibaano iyo codad badan ugu shubtey xasanarkii hore laakiin had waxaan rabanaa raxan weyanee in aad godkaan soomaliy lagu ridey naga bixisaa idinkaa idinkaaga fadhinaa welib odyaasha raxan weyan hanala qabto xasan soomali oo dhan raxan weyan bey ku tashanoosaayee kaca oo kaca yaanal buul leydinka dhigin idinka oo dhan iyo soomaliy oo dhan na bad baadidiy raxan weyanee gacantiin siyaasadu ku jirtaayee ka kac

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lafta gareen korsiga uu Ku fadhiyo damjidiid haday la maamusho akhiiraka fa shil ayuu Ku dhamaan

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka reer myland waxay u baahan yihiin in la baro Siyaasad
    Siyaasada maxay tahay.

  • @IsaaqAbgaalo
    @IsaaqAbgaalo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madoobe waa eey weynadey