MARYAN O XAAJIGEEDA HADIYAD QAALI AH KURAALI GELIYAY👌🏻👈🏻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 492

  • @umeymacadey9290
    @umeymacadey9290 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah c/hi waa aabe fiican ilaasho allah hakudeysto maryan qurux ninkasto waanuu kudaydo walaalken allah caawa waxan soo xasuustay aabahey allaw qabrigaa kuu waasici

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 4 ปีที่แล้ว +56

    Masha allah my family quxux badan illahey ha nii barakeyo 😂😂😂ABDULLAHI dhiblow hadiyada wey qurux badan tahay ❤❤❤🌹🌺🌺

  • @ubahisse5337
    @ubahisse5337 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah family quruxbadan aya tihiin isku ware abid keep going waa idin saray subscribe from USA

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah waxaan ku qoslay gabadha aan kula qabaa leh maryan gabar lama guursan kartid allaha idin dhowro

  • @nasteexochannel9334
    @nasteexochannel9334 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Cabdulaahi iyo Maryan Iskuwaara 🥀🌷🌹🥀🌷🌹🌹🥀🌷

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 4 ปีที่แล้ว +5

    Wac war matulahi wabarakad my brother and sister manshaalah family qurux badan manshaalah keep going alo idinxifdiyo Amin yarabi damantana keep going Ramadan Mubarak too my beautiful family ❤️💋🌷

  • @hibaqibrahln5229
    @hibaqibrahln5229 4 ปีที่แล้ว +12

    Allah ha isku kiin barakeeyo xataa dad baan mehehkoodii lasiinin hadiyad iska daaye il iyo cawriba la aada من شاءالله

    • @hibaaqxaaji6830
      @hibaaqxaaji6830 4 ปีที่แล้ว

      Samiday ma raga somalida mahar dhibab

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh igula mehri inteey doonta ha shee gatee igama qaadi doonto eey dhahaan

    • @amaalmustaf7013
      @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว

      Saxiix wlhi abyo

    • @habibadahir6487
      @habibadahir6487 4 ปีที่แล้ว

      Sax weeye wlhi

    • @saawirquman1132
      @saawirquman1132 4 ปีที่แล้ว

      abyo anaa ka qaatay meherkayga hbnkii arooskayga baa ka tirsaday waan u sheegay in aanu i taabanayn ilaa aan ka tirsado alxmdlh waana ka tirsaday yaa dayn lagu qabaa

  • @haboondeeqa2157
    @haboondeeqa2157 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walahi markaan arko qoys soomaaliyeed oo isku faraxsan Ana waan kusii farxaa isku waaraa

  • @hilaladan6313
    @hilaladan6313 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh walahi wan qoslay gabadhii lagula qabay aya iska leh waxad tihiin good family mansha allah

  • @yasminboor1358
    @yasminboor1358 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله عليكم الله يخليكم لبعض 😍😍♥️

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaaaaalahtabaarakalah waa murtiiso khayrqabto dumaar Iftiin.👌

  • @xafsa2869
    @xafsa2869 4 ปีที่แล้ว +1

    Maryan way cayishey Masha allah

  • @user-pz9qc5zw2c
    @user-pz9qc5zw2c 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah xbbtii rabi hku xiftiyo aamiin yaa allah

  • @queensaid3007
    @queensaid3007 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaha , beautiful family stay with you together forever sis and brother

  • @fardoosa1238
    @fardoosa1238 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh cabdulahi dhiblow ayaa tahay ma Sha Allah famil quruxda qoyska2 ilove you

  • @hamthamohammad398
    @hamthamohammad398 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh mansha allh maryan io c/laahi farxad kuwaara aakhiro io aduunkba qaaaado maryan hadiyada

  • @ibrahimfathiibrahimfathi7729
    @ibrahimfathiibrahimfathi7729 3 ปีที่แล้ว +3

    Always May Allah protect you ❤️ the evils eyes

  • @mariamnoor9096
    @mariamnoor9096 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma'ansha allah illahay ha barakeeyo sida fiican ee xaajiyafa u raali gelisay maryaanee adna raali geli oo cafis hambalyo caaji

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkk maryan wan jecelahy ruunti mansha Allah walashy qaali ♥️♥️

    • @deeqaladan9105
      @deeqaladan9105 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa allaah Ilahay ha iskukiindaayo

  • @beautyandcookingchannel4201
    @beautyandcookingchannel4201 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣astaqfirulaah walahi qq2 wad iga qoslisan tagero buxda idin ahay❤❤❤❤❤❤💋👍

  • @abshiro7ughlabdiali438
    @abshiro7ughlabdiali438 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allah illahy ha iskiin barakeeyo

  • @fhaadaamb9592
    @fhaadaamb9592 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah alle ha idin xafido

  • @fatimamaxamuud5343
    @fatimamaxamuud5343 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allh ale haidin xifdiyo famli isku faraxasan wllhi waxan ku qoslay ma ana iska leh may e ti Lagula qaba iskaleh😂😂😂😂

  • @xamdacabdiraxman7708
    @xamdacabdiraxman7708 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haydin barakeeyo reerka ubadka masha allah

  • @duniyaismail4540
    @duniyaismail4540 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah beautiful family ❤️ keep going forward

  • @xamdixilkas8438
    @xamdixilkas8438 4 ปีที่แล้ว +11

    Walahi aad ayan ujecelahy quruxda qoyska

  • @tasnimabdi772
    @tasnimabdi772 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah isku waara farxadana allaha idin siyaadsho Amin. Waa marki uhoresay aan comment kadhibto quruxda qoyska 😜

  • @najmomaxamedadan5292
    @najmomaxamedadan5292 4 ปีที่แล้ว +1

    M.sha allh alle ha idin barakeyo wlallahy 😘😍❤💋❤❤

  • @filsan.awmahamud5583
    @filsan.awmahamud5583 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah famali quruxubadan ilahaua ha idinxafido

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha alah quruxda qoyska keeb koing

  • @fatumacabdifaaraxfatuma4959
    @fatumacabdifaaraxfatuma4959 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah allah nii barkeeyo aqwaani claahi iyo maryan cadey😍😍😘🌹🌹

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah barakallahu fiik waankaa gudoonnay allaha kuu barakeeyo abaayo cabdullahi adnna shukran allaha idin xafido adinka iyo oowlaadaba

  • @najmajama8059
    @najmajama8059 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Ilaah ha ina xafido idinka iyo anaga amiin

  • @samawadechannel6376
    @samawadechannel6376 4 ปีที่แล้ว +6

    Quruxda qoyska m.a hadii aad Instagram lee dihiin ama what's pp I shega hadiyad qas ah idin haya wllo

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed1433 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah tabarakallah axpapi allow isku kin xfid ❤❤❤😘🙏

  • @hawochannel4361
    @hawochannel4361 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah allow haidin hafido horey u soo coda

  • @fardowsasaid5021
    @fardowsasaid5021 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah illahay haydin xifdiyo my family

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alha cabdulhi and maryan

  • @qaaliquruxqaaliqurux8803
    @qaaliquruxqaaliqurux8803 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa iga qosli seen allaha Idin barakeeyo

  • @hanamulah2261
    @hanamulah2261 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha’allah Maryan aniga maleh kuteh yaa leh hee minyaradiyaheeee allaha idin dhowro dad qalbi wanaagsan

  • @farahmohamed7333
    @farahmohamed7333 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mashallah Abdullah Bari ayatahay Maryan cadey raliyo 🌺💞🌹❤️

  • @ridwanugas9465
    @ridwanugas9465 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabdulaahi he so funny maya gabdhi lagula qabey baa leh kuye 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadraali3139
    @khadraali3139 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah maryan 💖 abdullahi allaah hayskukiindayo

  • @aminoyar1494
    @aminoyar1494 3 ปีที่แล้ว

    Maaashaalaalh walkey iyo walashey ale ha iskukiin daaayo aaamiiiiin

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allaah illaahay shar iyo sheydaan ha idinka xijaabo insha allaah

  • @ifrahadan6296
    @ifrahadan6296 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah

  • @leylaladanmohammed3434
    @leylaladanmohammed3434 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah rabi heydin xafido mar waliba wlh kal iyo laab wan qoslay aniga maa leh kulahaa iyo gabadhi lagula qabaa leg💓💓💓💓💟😍💖😘😘😘😘family qalbiya wanaagsan isku waara ubadkana rabi ha noo barakeyo aaaaamiiin yaaaa rabi

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 4 ปีที่แล้ว +3

    😀😀😀 maryan lacag jecel weeba carfisay tiishki 💲💲💲💲💲

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshaa alah qoys nagu qaliya guulaysta

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah cabdalah maryan way ka wayn tahay waxkasta o aduunka yala maxa yeelay wa caruurtada hoyadoow

  • @luryarsamo
    @luryarsamo 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ar maryanaa ani maa iska leh ku lahaa waxan soo xasuustay sheekadii arimaheena iyo Salma )waxaad ogtahay ha iweydiin wlhi wax jira

  • @sumeyanur684
    @sumeyanur684 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Allah idhin barakyo aaamin,farxad kuwaaro anin sido kle iso ducyo inu raxmanka amuraha ii sahlo

  • @saabriinqalbi2582
    @saabriinqalbi2582 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah famil qurux badan allaha nixafido maryan iyo cabdilahi shaciro loshin tihin

  • @qumanbintunour8813
    @qumanbintunour8813 4 ปีที่แล้ว +2

    mzhlh Alle Haydin Xafido idinka Iyo Awlaadiinapa

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah cabdilaahi waad dadaashay

  • @habibadahir6487
    @habibadahir6487 4 ปีที่แล้ว +1

    Codsi sidaadii xore oo aad hijabka qaadaneysey kusonoqo walaalo maryan plz 🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mansha allah my brother wa kadhisita dumaashide maryan cadey mansha allah guulsta my family

  • @aminocabdi8453
    @aminocabdi8453 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sodhowada lamanha sunada mary masha allah Alle haydin xifdiyo

  • @ssnnbb70ssnn69
    @ssnnbb70ssnn69 4 ปีที่แล้ว

    Hadyad aad u qurux badan allah haku barakeeyo walashay maryam

  • @qalanjogalmudug488
    @qalanjogalmudug488 4 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah hambalyo abaayo sku waara ❤️

  • @user-hd4cr8lx6n
    @user-hd4cr8lx6n 4 ปีที่แล้ว

    Maashaaaa alaaah nagahaaa idilay qurux tistaaahil 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @zahraibrahimnour6240
    @zahraibrahimnour6240 4 ปีที่แล้ว

    maan shaa alaah
    maryaneey nin wanaag
    san baa kugudhacay ilaahay haysukiindaayo

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimankii somaliyaad waa mid dhifa maba yakhaanaaan hadiyad

  • @haboonbilow5382
    @haboonbilow5382 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Alle ha xafidyo🙏🤣

  • @faizahussein9512
    @faizahussein9512 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallha keep going

  • @yaasircumar6558
    @yaasircumar6558 ปีที่แล้ว

    Waxaa waa dayuusnimeee xaaskaaga meelaha haku soo bandhigin aaway dad nimadaadi iyo dhoowrsanaan taadi muuqaalka xaaskaaga miyaad lacag ku raadineysaa dadnimo dhimatay

  • @muhimcadeymahamed2387
    @muhimcadeymahamed2387 4 ปีที่แล้ว +6

    wan idin salamey familkeyga

  • @fardoosa1238
    @fardoosa1238 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma Sha Allah nin sharaf badan aayatahay wll

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallah walashey iyo wllk isku wara

  • @yasminboor1358
    @yasminboor1358 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله عليكم لبعض 😍♥️

  • @Abaymuniro
    @Abaymuniro 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah beautiful family 😍😍😍💯

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 ปีที่แล้ว

    Abdulaahi macalin xuseen mar danbe Kuma daawan doono sababto ah waxaan samaynayso waan u dul qaadan waayay

  • @xamdacabdiraxman7708
    @xamdacabdiraxman7708 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaalayaalow aad ban idin taageera hore usocoda

  • @dabsantube5102
    @dabsantube5102 4 ปีที่แล้ว

    Horay usocda abyo maryan iyo abowe abdulalahi

  • @maryanmohamud3443
    @maryanmohamud3443 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah alle haydin barakeeyo wllo

  • @qamarbintcabdulahi6422
    @qamarbintcabdulahi6422 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahey ha ku xafido walashey maryan and Cabdulahi hore usocoda long time no see i miss you so much and I love you so much asaxabey

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 ปีที่แล้ว

    Masha,alah good family wad iga quslisen😁😁😁🇸🇴🇸🇴😆😁🇸🇴😆

  • @aminasahra4066
    @aminasahra4066 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a family qurux badan Alha idin dhowro

  • @hananlifestly9823
    @hananlifestly9823 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah isku wara

  • @ksaa5978
    @ksaa5978 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahay haa isu kiin xafido walalaheyga

  • @shabcanibrahim5729
    @shabcanibrahim5729 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk haa lkn waxa ay u qalanto sii wa qof qaaliya maryan runtii masha allaah ka daa cuyaarta maryan uma qalantee

  • @xulxarago8464
    @xulxarago8464 4 ปีที่แล้ว +1

    asc fadlan iso boqda janlklagal so boqda fadlan❤️👨‍👩‍👧🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @indhauronindha6390
    @indhauronindha6390 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah isku wara abidkin

  • @lailamuse124
    @lailamuse124 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh famali qaali alle ha idin dharo

  • @ruqiyacabdi3539
    @ruqiyacabdi3539 4 ปีที่แล้ว +1

    Family DOOD keep going 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💯💯💯💯💯💞💞💞💞🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😃😂😂😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Abdilaahi Maryam you are so lucky sis because you have wonderful husband Masha allah

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 4 ปีที่แล้ว +3

    WCS maashaa Allah tabaaraka Allah aad iyo aad ayaad u Mahad sanid cabdullaahi Allah ku sharfo maashaa Allah tabaaraka Allah jasaakallu khayare maryaneey Allah kuu daaayo xaajigaada ku dadaal

    • @shaykhabdinuribnshaykhabdu9201
      @shaykhabdinuribnshaykhabdu9201 4 ปีที่แล้ว

      masha alaalh💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😥😥😥😥💔💔💔

  • @nima3696
    @nima3696 4 ปีที่แล้ว

    100 ki ba 5 aya laheelaya niin somali oo fican ...guul aya idin rajeenaya

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah tabark allah good family yaxda ka allah 💕❤❤💕💕💕🥰🥰🥰🤩🤩

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh kabadan uqalan taa maryama 🙏❤

  • @anjerastudio1103
    @anjerastudio1103 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah tabaarakallah ilahay noloshiina hanii barakeeyo barwaaqo kunoolaada 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hamdimohamedadam4936
    @hamdimohamedadam4936 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alle ha idiin xafido

  • @hoodomohamed1594
    @hoodomohamed1594 4 ปีที่แล้ว +1

    mach allah tabarakalllaha qoys ku daysho mudan alle ha idin xafido

  • @shaymasharaf1797
    @shaymasharaf1797 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah. Maryan we love you

  • @sdaabdillahi6353
    @sdaabdillahi6353 4 ปีที่แล้ว +1

    Lovely couple, farxad ku noolooda , aamiin

  • @deeqahomedecoration8768
    @deeqahomedecoration8768 4 ปีที่แล้ว +3

    wee uqalanta iyo kabadanba duma thanks

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb horta waxan idin weyediiye cabdullaahi maa aad u dheer mise maryan baa aada u gaaban idinko raalliya😁❤

  • @raaxojimcaale6873
    @raaxojimcaale6873 2 ปีที่แล้ว

    Kkk cabdulahi wlhi wad ig qoslisy markan dawady fidiyowgan

  • @xamdiabdulle5820
    @xamdiabdulle5820 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah family qurux badan allaah idin dhowro

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Maryan walaashay cabdulaahi intaaba haduukeenay waa qeyray