Maanta magac ayaa idiin baxay, markii dawlad somaliyeed ciidankeedii ay ka soo horjeesteen dad Somali la safan ciidamada Ethiopia. Magac marbuu baxaa maantana waa maalintii taariikhdaas ay ku qorantay.
maanta dowlad isku sheega waxay itobiya u dirtay sanbalooshe iyo mooryaan kale si ay Badii ay saxiixeen u soo dhamaystiraan Taariikh iyo Magac xumo Soomaliya dadka u soo jiiday waa loo jeedaa
Salaadaa lagu jiro lee dukada ethopia har qaboow idiin jiidi-meeyso faderalka si qaldan ufahanteen federalku ma in dowladadi kasoherjesato oo dowlad darisa raacdaanbaa
Madaxwayne Dadka dhab a ugu bayaani Hassan waxuu leeyahay Jubba land waxaa xoog ku haysta dad aan u dhalan oo meelo kale yimid. Therefore, Canada qaatayaalsha waa in dadka farta loo fiiqaa
Hassan munaafaq wa mooryan an xishoon brother an dowladnimo waxba ka aqoon Ethiopia wafdi bu udiray abi wa ki gacata ka dhunkanayey mowqif maleh Hassan qabuure faagte runti
Ninkii Ethiopia raaco waa cadoowga soomali sida ninkaan oo kale dad ka reer gedo waa in iska soo fiijiyaan .mohamud said. Fartaag iyo general dhuumaal waryaada gobolka ciyaarta ka dhaafa
Tuug dabadhilif ah waaya oo ethiopian ushaqeeya
Jooji hallka oo salaada aada
Maanta magac ayaa idiin baxay, markii dawlad somaliyeed ciidankeedii ay ka soo horjeesteen dad Somali la safan ciidamada Ethiopia. Magac marbuu baxaa maantana waa maalintii taariikhdaas ay ku qorantay.
maanta dowlad isku sheega waxay itobiya u dirtay sanbalooshe iyo mooryaan kale si ay Badii ay saxiixeen u soo dhamaystiraan Taariikh iyo Magac xumo Soomaliya dadka u soo jiiday waa loo jeedaa
Mashalah xasan iyo xamze iska dhiciya Guul jubaland
Salaadaa lagu jiro lee dukada ethopia har qaboow idiin jiidi-meeyso faderalka si qaldan ufahanteen federalku ma in dowladadi kasoherjesato oo dowlad darisa raacdaanbaa
Dawlad xage ku aragtay adigu.
Dawlad haday jirto jubaland aya dalwlad ah
Hassan Mareexaan uma danaynayo naftiisa ayuu larabaa cod
Iska celiya dhamaan D5💯💯💯✅
Waa Mahadsantahay Mudane sidaa Hashiiskii Ethiopianka waa fulisay Amxarada aad bey kula dhacsantahay guuleyso
😂😂
Jubaland guuul❤❤❤
Hassan Munaafaq down😡😡😡
Guuul walaaleheen Abey Axmed
Odaygii xasan ee ethiopianka ahaa ee baddii siiyey abiy ahmed intuu gacmaha ka dhunkaday maantana labadiisii jaajuus ayuu udiray addis ababa sanbalooshe io cali balcad waa kucaaan in ethiopia ushaqeeyaan labadubq
Madaxwayne Dadka dhab a ugu bayaani Hassan waxuu leeyahay Jubba land waxaa xoog ku haysta dad aan u dhalan oo meelo kale yimid.
Therefore, Canada qaatayaalsha waa in dadka farta loo fiiqaa
Guul.Jubaland insha Allah
daaarood guul iyo gobanimo ilaahay haxifdiyo dhulka iyo dadka daaroodba ileen jubaland iyo ssc iyo ogaadeniya dagaal ba kusocda iyo puntland ba ee amaano Allaah
adoon xabashi miyaa adi
@@mohamuddahir5772adoon xabashi xasan sheikh ba ugu horeya
Aad iyo aad mudane madaxweyne maxamaud sayid adan
Jaajuus meel xun baad ku dhimen xukunkagu Waa daldalaad yaa dameer dabadhilifka kamitahey
Subxaanalah waa loo Kala ordi itobiyada.
ilaah kabaqay Dilka joojiya walaaloba labadina isdilaya kii sooharana iyagaa dili.
Xasan culusow waa mooryaan wakhigii ayaa kadhamaaday wuu rafanayaa
Hassan munaafaq wa mooryan an xishoon brother an dowladnimo waxba ka aqoon Ethiopia wafdi bu udiray abi wa ki gacata ka dhunkanayey mowqif maleh Hassan qabuure faagte runti
Waa jaajuuska oromada u shaqeeya
Caqli waye
Xasan sheikh max,ud ma Cid itobiya uga jajusan ba jirta
sodhawada gibalkina kusodhawada jubaland haguleysato
Wad ku talagasheen inaad umada somaaliyeed aad hadh iyo qorax midba u diidaane ilaahay ayaa ni xisaabin doona akhiro qabil lagu ordo la jiro 70 jir qaranka burburinaya maanta waa kow.
Xasan mafiyo
Na dhafa aduunkina iyo akhirdinaba allah xumaye
Dawlad did diin did shisheeye u shaqays an garanayn dawladnimada
Kuwan waxay cunen sharafti umada somaliyed iyo sharafti dawladi Lahayd lkn tarikhda madaw ayey galen somalina way aragta kuwa midnimada umada didan
Dagaalki dhacay kama hadal 😂😂😂😂
Rabiyow xaqa uhiilii
Maxad u qsbaten Reer Gedo
Xasan jajus
Daday dawladu qaabilsantahay arimaha dibada maxaad adigu kadoontay itoobiya Bengale
jaajuuskii badii Somaliya itobiya u saxiixay oo mooryaan ah waa la yaqaan
❤🎉❤🎉❤🎉❤y🎉❤🎉
kuma xumid inad tahay jaajuus cadawgisa ku shaqesanayan jaajuus aqirki waxa dila kuwu ujajusayay ninqaldan oo xabashi ushaqeyo xiligada wuu dhaman cadaqate xun
Dhulkiina kudarsada itoobiyaanka daaroodow somalia 🇸🇴 ukala dirteen inta hartana is raacsiiya mahadsanidiin.
wax haray ma jiro bad iyo beri xasan sheykh baa saxiixay ma hilmaantay?
@ER-qw6fhxasan kuwasay .kudarso dhulkaaga Ethiopia
Halayska caliyo dhibta waxa wada waaka ciidama laqabtayna leh wuu nasoo qal day ciidankii laqabtaba way sheegayan inuu xasan sheikh
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
Salaada socota een maqlayno iyo warkaagani sow macadaynaayo inaad diin iyo iimaan kalatagteenkkkkkk
Ma adigaa Diin iyo Iimaan leh, oo dhiig muslim qaba mooryaan Diinta faraha kala bax
Adna wax madhatid
Saalada lagujiraa ana warkisi ayuo wataa salaada lamajujiyo salaada wajibka koguah
Waa ninkii isla soo sawiray jula jaajuus
Xuduudii saw maahan waxaad kuhaysataan
bisinka war hadalka iska daa ee salaada aad
masaajidka gal salaada la tuko jameecada
Xasan ayax
Hana u qadan in an Tagarayo Xasan ma dharge
Ninkii Ethiopia raaco waa cadoowga soomali sida ninkaan oo kale dad ka reer gedo waa in iska soo fiijiyaan .mohamud said. Fartaag iyo general dhuumaal waryaada gobolka ciyaarta ka dhaafa
Dawlad HAWIYE dheh
@@Buurta1dhulkiina Ethiopia kudarsadha
Salaada orod tuko Alle ka cabsadoo
Iman lawe
Asc ina sayid adan
Sham on you
Buundoyinkii xita waxba ka iinan qsban
Xassn xoolo
Ninkan wanin laqasba 😂
Aqoon la aan kaa dareemaa hadalkaaga adeer orod iska aamus
scarf ka somalia lugu wato kkk baraf miyaa
Ma iskaaf baa baraf cilya
Asaasaq
Kuli shey bada sàlad
Ceebas kurkaga ah
War hadalku hakuu danbeeyee salaada dishiina lagu tukanayo tuko
Salada xataa ma dukadaan kuwaan
matukadaan miyaah
Kan asigaa qiray inuu qaldanyahay waayo, Xuduudaha adigaa kula dagaalamay ciidanka qaranka DFS, arimaha dibada, iyo basaboorka iyo jinsiyada. Waxaad u gaftay sharafta, jiritaanka iyo madaxbanaanida umada Somaliyeed. Waa in aad is casishaa ok aad maxkamada Fedaraalka isa soo taagtaa.
War maxaad oo oo da lahaysaan ninkan xsm
Dawladnimadaba ma yaqaane maxaxaad ugu eegaysaan ? Fakin !
Salaada
Soo tuko horta masuul
😂😂😂😂 ilaahey hakuso hanuunio
Ordaya ku dagala mal kale
Waar salaada gal nacasyohaw illahay soo xus madoobe akhiro ku difaaci maaye