qiso laga arkay aqrinta suratul baqarah laxowla iyo saliga nabiga oo wada jira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 16

  • @siyadmohamed7892
    @siyadmohamed7892 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyr

  • @amalhusseinamal1122
    @amalhusseinamal1122 ปีที่แล้ว +1

    Mansha aallaaah abyo waa risala abyo talefonka Ayan iga xumaday Kan Gabar Dariaska ah Aya leh

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ♥ anaga ilahay hana wafijiyo suratul baqara ♥️😭🎇🤲

  • @saynabnuur1390
    @saynabnuur1390 ปีที่แล้ว +13

    Asc walaal! Waa walaasha saynab oo joogta sweden.
    Aniga saliga nabiga scw waxaan ku helay:
    1. License baaburka iyo dhalashada sweden hal maalin 17 mars 2022 alhmdulilah.
    2. Jaamacada oo imtixaanadi oo dhan kuguulaysatay.
    3. Dagaansho iyo farxad iyo qanaacad.
    4. Suratul baqarah oon dhameeyo 2 jeer ila sadax jeer todobaadka ilaahay ii fududeeyay.
    5.Lacagta mishaarka oo barako badan ka helay. Hooyaday ku caawiyay, sadaqad badan ka baxsho, inkale save garaysto. Lacagtii oo hadana dhamaanayn oo ii haraysa alhmdulilah waa mucjiso

    • @aidarus1360
      @aidarus1360 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah ♥

    • @sabiriinsaid8777
      @sabiriinsaid8777 ปีที่แล้ว +1

      Hayati inte akhrida siiqadeese

    • @anhaar7544
      @anhaar7544 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah inte inleg bad malinti dhihi jiray mah siqda ibrahiniya mudo inte leg kuh heshey wll

    • @saynabnuur1390
      @saynabnuur1390 ปีที่แล้ว +2

      @@anhaar7544 wallahi Ibrahimiyada bishan aan bilaabay. Laakin saliga caadiga ayaan waligay wadi jiray. Subaxa ilaa habeenka markasta anigo guriga jooga, shaqada, suuqa everywhere

    • @suhaybhuud1378
      @suhaybhuud1378 ปีที่แล้ว +2

      Allah haku sii barakeyo wlloh

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalaahu qayran ilaahay hanagu hanuuniyo digrigiisa

  • @eblaabdullahi7974
    @eblaabdullahi7974 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Ajir hakasiyo walal . Gabadan subscribe siya somaliyey