Faarax Cabduqaadir”Xukunka gasaca kujiro hadii dad ay yiraahdaan waa qeybsaneynaa dadbaa qadaya”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Wasiir Faarax Cabduqaadir”Xukunka gasaca yar kujiro hadii maalin kasta dad ay yiraahdaan waa qeybsaneynaa dadbaa qadaya”

ความคิดเห็น • 8

  • @omarmohamed6650
    @omarmohamed6650 หลายเดือนก่อน

    He is talking about the truth. Who will implement and who will actually lead us to that ambition?

  • @AxmedMuse.yusuf3
    @AxmedMuse.yusuf3 หลายเดือนก่อน

    Waa runta

  • @AliMohamed-kx7cm
    @AliMohamed-kx7cm หลายเดือนก่อน

    Adinkaa argagixisa

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 หลายเดือนก่อน

    Waxan hala iska dhaafo qabyaaladan

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 หลายเดือนก่อน

    Faraxow hadalkaga waa run lkn madaxweynahaaga ma yahay nin wadanka samatabixin Karo ?

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

    Faaraxoow xaqiiqda ka hadal hawiye dawladna ma yaqaano dawladnimana ma rabo hadii sidaa aad wax ku sii wadaana soomali xamar way idiinka kala tegaysaa hassan sheikh waa ninka ilaa hada ciidamada jubaland ee khawaariij casharka u dhigay aan weli u hambalyayn inuu u tago iska dhaafe isagoo ka urinaya qabiil daarood la yiraahdo waa dhacdadii ugu danbaysay markii farmaajo villada ka soo bax lalahaa ee hawiye diidanaa xukunka farmaajo ragii hor boodayay waxay ahaayeen siyaasiyiin daarooda aakhirkiina farmaajo wax ka riday ilaa hada maxaa loo waayay siyaasiyiin caqli leh oo hassan sheikh ku yiraahda ka soo bax villada soomaliya god baad ku ridaye hassan sheikh wuxuu ku sifoobay qabyaaladiiste, tuugo munaafaqnimo, khaa,inuwadan, beenaale, intaa aan ku eedeeyay oo dhan soomalida badankeedu way ila qabtaa hab dhaqankeediina wuu la yimi ee hawiye runta u sheeg oo ku dheh soomali ka xishooda oo qofkan dugaaga ah soomali ka qabta inkastoo faaraow aadan hawiye ahayn hadana mulkiilayaasha hassan sheikh baa weligaaba lagugu tirinayay