XANAAN SURPRISE QURUX BADAN USAMEEYI UGU DAMBEEN SAFAR SALAAMA SIS🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 388

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  6 หลายเดือนก่อน +93

    SOO DAAWO VEDIOGAN 😂th-cam.com/video/_wMmmzGkCNU/w-d-xo.htmlsi=A04A1E-9Hj27N1zQ

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 หลายเดือนก่อน +113

    Amiira waa qof qalbi wanaagsan oo walalnimada wax ka taqaana qofkay maanta barato iyo qofka ay 10 sano is yaqaaneen isku si bay ula dhaqantaa masha Allah Amiira waad ku mahadsan tahay sagootinta quruxda badan ee aad wllshaa u samaysay adoo ka wakiil ah team Amiira qurux Amiira

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 6 หลายเดือนก่อน +70

    Ala Amiira qalbi wanaagey cid walba waad is fahantaan waa sababta teamka kuugu jeclahy wlhi walalo wax ku dhiba alle Kuma tuso ❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 6 หลายเดือนก่อน +55

    Amiira Waa Shaqsiga Ugu qalbiga wanaagsan Team 27 Sawabtoo ah qof kasta wey laqeybsataa farxada ❤😢

    • @user-mr8kn3cy4b
      @user-mr8kn3cy4b 6 หลายเดือนก่อน +3

      Xaqiiq waaye wallahi😢😢😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 หลายเดือนก่อน +109

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @HamseToni
    @HamseToni 6 หลายเดือนก่อน +49

    Amiira waa gabar sxptinimada iyo walaltinimo wax ka taqaano masha Allah, markale iyo kulanti dambe oo xiiso leh insha Allah keep going aqwaan ❤😢😮😊

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi 6 หลายเดือนก่อน +69

    Prophet Mohammed sallallahu Allayhi wasallam ❤🎉😊
    800k team 27 idin mee ❤🎉

  • @Zackcade-c8z
    @Zackcade-c8z 6 หลายเดือนก่อน +109

    Aaway dadkii jeclaa nabigeena Muhammad scw scw 🕋🕋🙏🔥😊

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 6 หลายเดือนก่อน +11

    Amiiiiro gym ka ku laaaabo aqwaaan waaa cayishay ayantan,mideda kle shaaaxa ama coffee ga badan ilkaha waxuu kadhigaa casaan/gadud ml mogthy horta abayo dentist ga bishiiba hal mar tag naftaada ogooow 🫶🏻🫶🏻👸🏻walasha kujel umba wax kushegta aflagado igama ahan ee wanag iyo qurux oo aad dadka kle kasii dheratid umba kula jclhy ❤️

  • @suhurcaawil8777
    @suhurcaawil8777 6 หลายเดือนก่อน +46

    Ala amiira qalbi wanagsan qofka barta kama daalayo❤😮

  • @Nadarey
    @Nadarey 6 หลายเดือนก่อน +42

    Soonka iyo eida inee amiiro la joogta eheed kadib baxaan 😢❤ wakuu xisenaa hanan❤

  • @HamseToni
    @HamseToni 6 หลายเดือนก่อน +33

    Markad qof saa'id isku fahamtan hadana kala tagaysan waa dareen cabsi leh, balse sxptinimadu ha waarto thanks aqwan ❤😮😢😊

  • @MahadBb-my5dr
    @MahadBb-my5dr 6 หลายเดือนก่อน +13

    Amira is really an open hearted person keep going sis I wish you 800k

  • @fatuushmoha7983
    @fatuushmoha7983 6 หลายเดือนก่อน +16

    Amiira qof ladhahoo qalbi fiicneen maba jirto Amiiro dhan wa dahab runti mashaAllah❤❤

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 6 หลายเดือนก่อน +37

    Ala xanaan waan u xiisi doonaa wlhiy🥺❤️

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 6 หลายเดือนก่อน +45

    Omgg Dumashi fican Amiira qurux 😂❤❤❤

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dumaashi aaa😂😂

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 6 หลายเดือนก่อน +50

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
    👇
    👇
    👇

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw sce❤❤❤❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 6 หลายเดือนก่อน +18

    Safarsalaama xanaan teem amiira hadaa nahay waa kuu xiisi doonaa i sha allaah allaha ku nabad geeyo adi iyo hooyada aamiin

  • @GAZA871
    @GAZA871 6 หลายเดือนก่อน +59

    gacantaada gormee ugu dambaysay in aya so qorto saliga nabiga❤

    • @AzmaMahamed
      @AzmaMahamed 6 หลายเดือนก่อน

      Manta❤❤❤❤❤

    • @user-fr8ui8th1o
      @user-fr8ui8th1o 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw😢❤

    • @Tasnem_tasmah
      @Tasnem_tasmah 6 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @RuqayoUsmanAadan
    @RuqayoUsmanAadan 6 หลายเดือนก่อน +71

    Amiiro waa gabar qalbi furan wllhi lkn amiira I.n xafladada Cabero yuu san ka maqnanin😢

    • @kuu617
      @kuu617 6 หลายเดือนก่อน +2

      Cabero waxay

    • @AishaibrahimMohamed-dn1ow
      @AishaibrahimMohamed-dn1ow 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@kuu617abeera ayey ka wada

    • @nawaalaragsan4701
      @nawaalaragsan4701 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@kuu617 abeero ujeedaa malaaa

    • @NishaHazz
      @NishaHazz 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@kuu617Abera

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@kuu617 Mindhaa abeero kwdaa

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 หลายเดือนก่อน +22

    Masha Allah qof qalbi wangsan markad tahay qofkasta wad is fahmaysan Hanan shalay ayy imatay misna Amira qurux dhaqso isfahmen Amiira qalbi wanaag❤❤❤❤❤❤🎉🫂🫂🫂❤️🥰🥰🥰🥰

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 6 หลายเดือนก่อน +18

    Ceyda waji gaaga wuu is badalay farxadii way kaa luntay markaa khayr insha allah amira keep going 800k subscriber insha allah ❤

  • @zuuzihaaajji4696
    @zuuzihaaajji4696 6 หลายเดือนก่อน +24

    Amiira qurux saxibeey wxaa ku sheegi lahaa maadaama xanaan hadiyad siiya waxa ila ficnaa laheed inaa maamaada ne hadiyad ku sharaftid hoyo in la sharfo ayaa fiican mHdSaNiD

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 6 หลายเดือนก่อน +14

    Safar salama abyo xanaan iyo mom suldano ilhy nabad ha idinku geeyo amiiro qalbi saafi qeyrkaa u sharaf badnow mcnto aad baan ku jclnahy aniga iyo nunadeyda

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 หลายเดือนก่อน +14

    MAASHA. ALAAH. AMIIRA. WAA FABAR WANAGSN. SAXIIBNIMADA. KUWEYNTAHEY.
    W TA SGOOTIN. USAMEESEY CEYTE. WALAAHIIS❤❤❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 6 หลายเดือนก่อน +34

    XANAAN IN AY IZKA JOOGTO AYAA FIICNAYD WLHI😢

  • @user-uf4wk6gz4p
    @user-uf4wk6gz4p 6 หลายเดือนก่อน +13

    Wlahi amira waa anoo kale qofkii aan isbarano hadda wxn ula dhaqmaa inaa aqno 20 sano camel❤❤😊

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 6 หลายเดือนก่อน +41

    AMIIRA abyo malinta ay baxayaan airport ka u raac yaah wan kuu xiizi doonaa xanaaney😢😢😢😢😢

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 6 หลายเดือนก่อน

      Amira waa hooyo markasta melaha dheer maa aadi karto❤❤

    • @user-mr8kn3cy4b
      @user-mr8kn3cy4b 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Kingzayon112😅

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ani mantaa maxa idaree😢ila xale ohin😢iska celila ahy🥹yarbi wlhi safr salmo xanan quurux io mami ♥️♥️

    • @Kajol833
      @Kajol833 6 หลายเดือนก่อน +1

      😭😭😭

  • @AymanCade-h9u
    @AymanCade-h9u 6 หลายเดือนก่อน +35

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 6 หลายเดือนก่อน +8

    Mudadii yareyd eed wada joogten best friends ayd noqoteen ceydana naftaa u keenteen😂❤

  • @Lunbergeni
    @Lunbergeni 6 หลายเดือนก่อน +13

    Ku saliya nabigeeni muxamed scw 🥰🥰

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 6 หลายเดือนก่อน +17

    Safar salaama❤️‍🩹🥹💗Ilhy Haa ni nabad geeyo❤️‍🩹🤲💞

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac3574 6 หลายเดือนก่อน +8

    Amiira aaway hadyadii maamadana xanaan wadiga ka farxiyee mamadane ka farxi❤❤❤❤

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 6 หลายเดือนก่อน

      Weka xishoneysa😂

  • @mssballa
    @mssballa 6 หลายเดือนก่อน +12

    Omo dumashi wa tageese😭💕

  • @Aishamohxaashi
    @Aishamohxaashi 6 หลายเดือนก่อน +13

    Keep going apaayo 800k dhawaan🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 หลายเดือนก่อน +7

    Amiira qurux qalbi wanaag ❤ xanaan waa u xisidoonaa😢 safar salaamo 👋

  • @Jamaadchannel-o9n
    @Jamaadchannel-o9n 6 หลายเดือนก่อน +6

    Xanaan iyo hooyoba waxan le yahay safar salaama nabad kutaga amiiro 800k gaar siiyaa asxaabta🎉❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 6 หลายเดือนก่อน +5

    MashaAllah Amira qurux. Amira cadey .qali dumar walahi waa kujeclahay qabar qimo badan aya tahay oo qalbi wanagsan ❤❤❤❤❤❤ xanan iyo hoyoo macaan illahey safar salamo haka digo beithni Rahman. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ayyy akhwaan sidan waan kaa rabay inaa sxpadaa safarsalama usamayzo❤ safar salaama xanaan alle haku nabad geeyo waan kuu xiisi doonaa❤❤😢

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 หลายเดือนก่อน +8

    Amiro qof qalbi wanagsan Allah ha ku sharfo❤😊

  • @user-rp2rl3ns6h
    @user-rp2rl3ns6h 6 หลายเดือนก่อน +7

    Insha Allaah iyaga oo caafimaad qaba ayay tagi doonaan haduu Alle yidhaahdo 🙌🙌🙌🙌🙌

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 6 หลายเดือนก่อน +21

    Finally Amira is here saa kuu sugayey Lee aqwaneey😂❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 6 หลายเดือนก่อน +11

    Amira qalbi wanaag🥹👸🏼❤️

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ayyyyy Amira qurux best ever

  • @user-zr5pu5nd7y
    @user-zr5pu5nd7y 6 หลายเดือนก่อน +16

    By by maamo suldaano iyo sis xanan❤😢

  • @asmatahir1848
    @asmatahir1848 6 หลายเดือนก่อน +9

    Amiira qurux ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 หลายเดือนก่อน +14

    Sorry maalintii is kugu kiin horaysay ilaa hada waan ku faraxsanaa is fahamkiina iyo sxbtinimadiina ❤ hadana waan ka xumahay inaad kala fogaanaysaan 😪 balse waxan rajaynaya inaad mar kale kulmi doontaan inasha Allah ☝️

    • @adowaladen-sm3dx
      @adowaladen-sm3dx 6 หลายเดือนก่อน

      Ala xana maxey utagtay wlhi mamada xita haiskajogto

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mshalah tabarakllah amiira boqorad bad thy malintay tagayso xanana airport ka u sii raac please 🙏

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ayy amira wa sugaye tan m.a❤❤❤

  • @MalyuunMaxamedsaciid
    @MalyuunMaxamedsaciid 6 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira qalbi Wanaag masha alaah

  • @Mohaziano
    @Mohaziano 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dumaashidaa suprise u sameysay amiira❤

  • @fadumomaxamed3561
    @fadumomaxamed3561 6 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi anaa ugu horeyay comments k😂xanaan paaaaaaaaaay xppti 😘😢

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 6 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira qalbi wanaag 🫶🏻😭😭

  • @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd
    @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd 6 หลายเดือนก่อน +28

    Lkn airport badiman Ina uractho bas

  • @AnishaAhmed-gk7uu
    @AnishaAhmed-gk7uu 6 หลายเดือนก่อน +4

    Save ride hanan❤Amira ceydha wukaarsanaya kaligaa marki noqotoo hanan weykatagtee😂😂😂

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 6 หลายเดือนก่อน

      😂

  • @AMIINofficial45
    @AMIINofficial45 6 หลายเดือนก่อน +8

    Team amira one like comin song 800k

  • @user-hiwaaqmusTaphe
    @user-hiwaaqmusTaphe 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ku SaLiH NaBi Muhammad zaLaLaHu CaLaYHiiiM WaZaLaM 😢❤

  • @SaynabaadancabdiSaynabaadancab
    @SaynabaadancabdiSaynabaadancab 6 หลายเดือนก่อน +4

    Good girl amiira masha Allah safarsalaama

  • @RuwaydaAbdala
    @RuwaydaAbdala 6 หลายเดือนก่อน +3

    Koko bulle 400k🎉🎉🎉🎉cawa i.n ❤team amiira 800k idinaaway❤❤😊

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan6515 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah safari salama xanaan❤

  • @MaxamudYare-x9j
    @MaxamudYare-x9j 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay ha ufudeeyo safarka hooyo xanaan❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hanan safar salama 😢❤❤Amira qurux keep going my sis coming soon 800k 🎉❤❤😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah amiira qurux coming soon 800k 🥰👏

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 6 หลายเดือนก่อน +3

    Safar salama Insha Allah Illahey ha idin fududeyo ❤ xanaan waan kuxiisi donnaa🥺❤️

  • @SuhaybCarab-o9g
    @SuhaybCarab-o9g 6 หลายเดือนก่อน +7

    Say isku jecelyihiin amiira Vs ceydo

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 หลายเดือนก่อน +3

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏

  • @Zamzam-uk1ve
    @Zamzam-uk1ve 6 หลายเดือนก่อน +3

    Close friends hna dihin dumashi dheeeeh gabadahhh😂😂😂😂

  • @KaltuunMaxamed-tn2mp
    @KaltuunMaxamed-tn2mp 6 หลายเดือนก่อน +3

    800k coming soon plz amira qurux hala garsiyo🎉🥹

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 6 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira gabar qalbi saafiya ❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Amiira qurux qof qalbi wngsn waaye wa sagotis xanan m.a the best girl of malasia Amiira qurux thanks aqwaan

  • @Hamdamohamed266
    @Hamdamohamed266 6 หลายเดือนก่อน +3

    Xanan wn uxisi dona wlhi safar salamo byo qali❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira waa qof qlbi wnnhsan aala hku dhawro sis😢😢❤❤

  • @user-ox4pr4mu9o
    @user-ox4pr4mu9o 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ayyy mnsha allah ❤❤😊

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka iney baxan majeclii wlh😢😢 murug wye😢😢

  • @luuleymohamed7798
    @luuleymohamed7798 6 หลายเดือนก่อน +1

    Safar salaama waan idiin xiisi doonnaah 😢😢😢 ilaahey nabad ha idiin geeyo

  • @SacdiyoXasan-vo7jb
    @SacdiyoXasan-vo7jb 6 หลายเดือนก่อน +4

    Inata jecel amiiro 800k inee garto isoo boob siyaa san waaa kan😂❤

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs 6 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira abayo isqabo coffee ga cadeyska nasaha iyo iyo garbo ayukaweneeyna wacayiloysa abayo isqabo inshallah xumaan igamaahan abayo qalbiga ayankahadla talo walasha camal inshallah

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Amiira qurux waa qof wanagasan 🎉🎉❤ 800k subscribers coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ayy tnx yaqee farxad yo xusus ficn ku sabootisay 😊😊😊❤

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 6 หลายเดือนก่อน +4

    Amiiro boqorad wye wlle ❤❤❤❤

  • @maryancabdullahi3897
    @maryancabdullahi3897 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey ha u fududeeyo safarkooda aamiin yaa rabi 🤲

  • @user-fz2is6vp1r
    @user-fz2is6vp1r 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mashllx Amiro qurux💓💓

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aada uxumahay inee baxdo xanaan labo iskufican aanoqoten masha alleh ❤❤❤asad iyo amiira tom iyo jeeyri aarihin 😂😂😂😂

  • @IstarIstar-ut2xg
    @IstarIstar-ut2xg 6 หลายเดือนก่อน

    Xanaan waa gabar furfuran ani xataa gabdhha furfuran aadaa isku fahmanaa m.❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 หลายเดือนก่อน +1

    Macha"Allah 🤲I Love You Mom Alwiya🤲🇸🇴😘 Allaha Idiin Wada Xafido🤲 Dhamaanteen YARABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatuush1139
    @fatuush1139 6 หลายเดือนก่อน +2

    M.a asxaab is fahnte amiiro qabli wanaag❤

  • @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd
    @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hhh airport urac malinta I bixiso plz

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 6 หลายเดือนก่อน

    Waqti qurux badan ayaa soo wada qaadateyn m.a ❤️🇸🇴💪

  • @KOKOBULLE-ou3zq
    @KOKOBULLE-ou3zq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo xanan allah haniifududeeyo safarka waanakuu xiisidona🎉🎉❤❤

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaanu ugu xiisaynaa lajoogina waan kaxumahay Hooyo mcn iyo abaayo aad ayaanu kugu xiisi doona my family 😢❤❤❤❤❤

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.allah way is fahmeen wllhi amiira iyo xanaan❤

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 6 หลายเดือนก่อน

    M a amiray run wlhi waqof qallbi wanagsan Amiray keep going walashey mcn alaxa kudaysatho mcnto wlh runti waxaa tahay qaf qallbi wanagsan runti Amiray hooray usoco garabka alaxa gala. Keep going 💪 Amiray

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xana cadey abayo macn safar salamo walahi waxan rabnay hadanahay team Amira cadey Ina iskajokto dhibmalahan waqtiga dhamaday

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 6 หลายเดือนก่อน +6

    Amiro Airport uraac màlinka ay baxeeso😢

  • @HamdacabdiMuhumad
    @HamdacabdiMuhumad 6 หลายเดือนก่อน

    My queen amiira alle ha ku daayo amiin

  • @mustafnani843
    @mustafnani843 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo amiira waaxan ahay youtubar cusub waxaa u bahanay inaa ikarab qabtid😢😢😢🎉

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 6 หลายเดือนก่อน +1

    Safar salama xanan. Waa ku xiisi doona❤❤

  • @user-yn3ty7uu1j
    @user-yn3ty7uu1j 6 หลายเดือนก่อน

    M.a ilhy ha idinku sii daayo❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah illaahay hadin samo geeyo Adiga iyo hooyo🤲🤲