Daawo Warkii Udanbeeyey Dagaalkii Ceerigaabo iyo Qorilugud O Meelxun Maraaya is Xasuuqid iyo isu Awo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa laysku halayn karaa wararkaaga oo dhexdhexaad laga arko waanaad ku mahadsan tahay ilaahay ha qaboojiyo dagaalkaa walaalaha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    ciidanka ciidanka ssc khaatumo guuleysta guuleysta guuleysta goob kasta iyo goor kasta ilaahay garabkina hagalo oo haidin xifdiyo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mamulka Hargeisa waxaa Dabina Adag oo uu kuhardamiyo in isagoo Calam saarkisi uusan dhicin Xilwarejin Xukumadda Garsoorka iyo Hayadaha dawlada wali Kooxdi Muse Dhiigyacab eey wali haystaan,Madarka Hargeisa waa kan mudhaharadka iyo bur burka shacabka Gadooday eey dayaro iyo dab qabadsiiyen Albubka Garoonka laga galo iyagoo leh waxaa diyarada Dubai lagu xayiray Shaqsi caan halgama ah Xisbiga Wadani Qurbaha taguleyn iyo talo bsdan kusoo baxshay.

  • @roblehdarar
    @roblehdarar 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sho doqonomo somali wasomali allow tusi midnimo

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SSC gulaysta insha Allah

  • @AyberHassan
    @AyberHassan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka hore hakusolino nabegena mahamad cawa jomce swc swc swc swc swc swc markaxiga waxan ilahayk baryna unudagalkan amarkisi kujojiyo ilahayo labad walalh dhexdoda nabad dhigi yarabii

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wariye Sawirada kusaraan kusale Xaalada iyo Muqalka Deganada, Kooxdan Taliska Khawarijta ee horay 1991 xiliki eey sheegatay in Somaliya eeysan kamid aheyn, Waad lasocotta Shirkoodi eey goanka Somali diidka ah Deganadan Hartiga heshiska besha Idoorka iyo Deganadooda oo kaliya ayaa lais qaatay.Cerigabo waxa eey noqon in lagu kala baxo.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadka waxba madan u shegin Guled Af wayne e iska amus fiyus radis ayad tahay e Dhis like horay u qado

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gul gul somaliland

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guul SSC khaatumo ❤
      Walee idoor waxa ku dhaca waa la yaabay iyo hubka loo adeeg sanayo tariikh 2024 idoor ta ku dhacda dhagay far ilmo qawma luudh kkkkkkk idoor haduu power laayahay away Fasal cabdi bootaan Mujrimkii😂😂😂😂😂

  • @abdikadirshyusuf2564
    @abdikadirshyusuf2564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ilahey ulaabta

  • @abdikadirshyusuf2564
    @abdikadirshyusuf2564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War walahi kuligiin ineydan jano kugaleyn

  • @abdikadirshyusuf2564
    @abdikadirshyusuf2564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa labo Koox oo ehlu naar cawaan ah maxey isku dilayaan hada

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk guled Af wayne hada wax u shegay ma jiro iman la an fiyus radis ah aya haya o kaliya

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    فا تقو الله واصلحو ذات بينكم و أطيعو الله ورسوله إن كنتم مؤمنين
    Walalahas dhaxdhoda nabad waarto Alle ha yeelo.

  • @MuhiyadinAli-e8i
    @MuhiyadinAli-e8i 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahaw kalaqabooji wilasga somaliyeed ee isku akhara wayaya.

  • @AbdirahmanAli-u9i
    @AbdirahmanAli-u9i 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somli waa ciwaan ilahay dhul siyay wiil xukumana lama haya ilaahada dadkan caqli majiro ilhii iyo dumarkii qurbaha qabow iyo tacadii kudilayaa ragii larabay inay dalkooda dhistan oo khayrkood latartamana waa kuwan isku laynaya anaa rayay iyo ana rayay illahow adaa awoodleh dadkan dantoda garansii

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddii aan harti joojin waxaan ixtiraameynaa iyo wax lamid ah inaan dagaalku dhab ka aheyn waayo dadka kaa soo horjeeda waxba ixtiraami maayaan .

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulbahante is not coming back ceerigaabo no Harti Ceerigaabo SSC= Siil Kii Saado Cali Hooyadiin wasa Huwaneey

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi somali waa ugaadh isma dhaantaan meel ay joogaanbawaayo diintooda iyo ilaahoodu waa qabiil waxa naf iyo maalba loo hurayaa dhimanayaa waa sanamka harti iyo sanamka la yidhaa isaaq allaw caqliga u Soo celi

    • @seed3966
      @seed3966 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Allaah diintooda ha fahan siiya dadkaas waa wakhtigii lasheegay weeye runtiii🎉🎉🎉

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaan laydinku gaadin meesha
    Dhulbaha ntoow iidoor ssnaksn waa mide .

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huwantu Wax laga qadiimaysto ma wataaane.

  • @abdikadirshyusuf2564
    @abdikadirshyusuf2564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War caqligu hashaqeyo ilahey intaad kayaabtan aakhiro wax idinka horeyo majiro tomorrow odoyal ayaa hishinayo dhalanyaradina waad kubabaden maxaa aqli ah hada aad isku layneysan

  • @GaadhixambaarGaadhiqaadhe
    @GaadhixambaarGaadhiqaadhe 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii aanu nahay inta somaliland ku abtirsata waxanu idinlaqaadanay kalmadii dagaal balse midlagugubto nalaqaata shaahid bicaynuka

  • @mohamudfarah4753
    @mohamudfarah4753 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa maxay dadka siyaadiyiinta ah ee hadana ay kamadowdahay, waar Isaaq iyo dir waa labo ciriq oo aan kulmin shaqona iskumalaha dhalosho ahaan ee waa isxulafsysi ingiriisku sameeyey oo loo wada jeedo inaan waxba kajirin.

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariyaha aan ku saxo gudaha magaalada wax dagaal ah kama socdaan gudaheeda marka meeshu waa dhul ilaa ugu yara 60 km 40 km ujira sidaa ula soco misinformation looma baahna war dhab ah ayaa loobaahanyahay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii dagal doonayoow tag koobaha naf waaga

  • @abdikadirshyusuf2564
    @abdikadirshyusuf2564 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dagaal faaido makeeno ee caqliga hashaqeyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dagaalkan waki isaaq laguso afjari laaha ilaahay idanki

  • @mahamouddjama7087
    @mahamouddjama7087 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Liar

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale isaaq land