Dr Saadiq - 2018 Markaan Jigjiga tagnay Dhawr Iyo Sodon Dab Damis ayaa Madaxtooyada taalay Hadana...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 31

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii ❤

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah tabarakallah Dr Saadiq

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +1

    DR SAADIQ WAA RUUX HOGAAMIYE KU HABOON RUNTII. AAD YAAN U JECLAHAY FIKIRKIISA IYO MEELAHA UU TAAbanayo. Allaah barakeeyo

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv ปีที่แล้ว +6

    Something nasty is brewing in the Ogadeen family, we don’t want it please family don’t let this happen to us, no rer rer we are 1 and always will be inshallah

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 ปีที่แล้ว +2

    Asc, Ditoore salaan sare, mar kale soo dhowoow sannad ka dib... Kaa soo salaamayaa Kristianstad, Sweden 🙌👍🇸🇴♥️

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 ปีที่แล้ว +1

    اغلى واكبر مفكر صومالي رأيته وسمعته في حياتي.اقول له حياك الله لك.

  • @kham3610
    @kham3610 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Dhaqtarka inoo soo dira. Somalia ayaa u baahan. Next president or prime minister Insha Allah. Ama the mayor of Mogadishu.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah dr ku wuxuu iftiimiyay wax badan oo daah saaraa

  • @abdiwahabmohamed7326
    @abdiwahabmohamed7326 ปีที่แล้ว +1

    Alla muxuu run ka hadlay dr saadiq cimrigaa jir bro

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 ปีที่แล้ว +3

    He well speaker thanks

  • @Garigoan
    @Garigoan ปีที่แล้ว +2

    Welcome Dr. Saadiq, we love you!

  • @fatumaabshir7815
    @fatumaabshir7815 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyay arinkan maila aragten meel walbo jogno ama dowlado kale oon wax lalenahay sida Kenya iyo Ethiopia degamadena ugufolxun,uguwaxbarasho liita ugunadafad xun uguqaqabsi badan ugudulmi badan ugucadalad xun Mise ana khaldan🥺

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 ปีที่แล้ว

      Taas macnaheedu waa in soomaalidu gun tahay, ka liidato dadka kale. Sababtuna dad qabiilba qabiil ku mashquulsan yahay, iyagu isku maqan, lugta is wada haya.
      Kii xil qabtaana tuuug yahay, odaygoodu laaluush qaate yahay,shacabkuna jaahil yahay, maxaad ka fileysaa?

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv ปีที่แล้ว

      Is the truth even if it hurts, may Allah help us. In my opinion i think the reason is because we spelled to much Muslim blood

  • @xaqdonkasoomaaliyed5182
    @xaqdonkasoomaaliyed5182 ปีที่แล้ว +1

    Dr arma run lo janeyaa

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 ปีที่แล้ว

    Very intulatual person un like galad

  • @fatumaabshir7815
    @fatumaabshir7815 ปีที่แล้ว +1

    Inalilah waina ileyhi bal isbitalkas muqalkisa eega🥺walee shacabkena rag maqaban uadego🥺

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtiis hogaankii somalida siyaasi habowsan baa la anbaday

  • @sophiaibrahim9600
    @sophiaibrahim9600 ปีที่แล้ว +1

    RER Cudadaysan

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah nin waxbartay oo cilmileh iga dheh qofkii caqli iyo cilmileh waa lafahmikaraa war ninkaan haladoorto maashaa allaah

  • @sophiaibrahim9600
    @sophiaibrahim9600 ปีที่แล้ว

    Bernaale

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq dadkan wa dad la babiyay dhaqankii iyo akhlaaqdi laga dilay wax kanaxaya aysan jirin dad badiidin laga dhigay 25 sane u danbaysay ila hada ku socoto waye

  • @abdirashidmohamed4142
    @abdirashidmohamed4142 ปีที่แล้ว

    Maxad ka fahanteen somaliyay waraysigan !!!
    Anigu waxan u fahmay , nin mucarad ah cidi u mucaradayayna,, wax u ka sheego wayay,
    Markaaso kalana waxa fcn inad iska amusto ba fcn

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว

    Kkk ninkan waa ciise maxamudka ogadenka

  • @LibaaxTopG
    @LibaaxTopG ปีที่แล้ว

    23:00 - 25:00 😂😂😂

  • @sophiaibrahim9600
    @sophiaibrahim9600 ปีที่แล้ว

    RER cuqdadaysan

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว

    Acuudubillaah ADEER WAR LA RUMAYSAN KARO AYAA LA SHEEGAA WUXU KU LEEYAHAY 30 GAADIIDKA FIREFIGHTERS KA AH AYAA YAALAY OO LAGATAY, QOFKU MIYAANU AHAYN QOFWEYN OO XISKIISU DHAN YAHAY, DADWEYNOW MA IDINLA TAHAY IN JIGJIGA LAHAYD 30 GAADHI OO DABDEMIS AH, ANIGA WAXAY ILLAAHAY INAYNA 3--4 KA BADAN AYSAN YEELAN KARIN.

    • @abdihaji6317
      @abdihaji6317 ปีที่แล้ว +1

      Dabdemiska firefighterka bes ah lagama hadlaayo waxaa ku jira booyado waa wayn oo daminta dabka loo isticmaali karay oo kuwii Hargaysa loo diray oo kale ah.
      Fahanka kugu adag baad moodaaye, horta wax dhagayso.

    • @abdidirie9966
      @abdidirie9966 ปีที่แล้ว

      @@abdihaji6317 Deer jigjiga waan joogaa balse ma arag tirada uu ninkaasi sheegay ee 30 gaaraya ama booyado ha noqdaan biyaha qaada ama original firefighters ka ha noqdaan GAADIIDKA DABDEMISKU wayka yaraayeen tiradaa.

  • @ahmedhassan6097
    @ahmedhassan6097 ปีที่แล้ว

    Nijaas beenaawaas ah

  • @sophiaibrahim9600
    @sophiaibrahim9600 ปีที่แล้ว

    Beenaale