ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wehey will wacanEraayadii Abwaan Xasan Cilmi Diiriye (AHUN) Laxaankii Cabidixaman Cali XirsiiNimco JamacWehey will wacan wafiyoWanaag yaqaan hadaad tahayWaraabaa la caymadshaayeHadii aad tahay wax garad Weedhaydaad u fiirsanlaydooImaad waadaalisaynbaWanaagan kula rabaybaaDhankaaga wadaafin laydooWadaage noqon lahaydCabdi nuurWehey ayoo wacan wafiyo Wehel ubad hadaad tahayAnoo wiilkaaga geya’oWaysada kaa jabin salaadaSuntan aad soo walaaqdayMiyaad i waraabinlaydbaAdoo oori waalidkeygaaIimad quudhin waxaasooWareer iigu maad rideenNimco JamacWehey will wacan wafiyo Wanaag yaqaan hadaad tahayAnoo wehelkay ku moodooWalaakay kaa dhawaystayWadna edeg kaaga waabayImaad waydaaranteenba Haddaan kuu waalaloodoonAanse kuu waayo sheegteyMaxaad wahanka iigu dhaaftayCabdi nuurWehey ayoo wacan wafiyoWehel ubad hadaad tahayHaddaad garanayso weyneheenAmba guda weheshenaysoWiil iyo aabaan wadaajay Warkaaga kumaad darteenbaAdoo jecel wiirsigaygaaWaanadaan ku sameeyaaQuuso waa iga walaahi
Salama aleykum warsame!! Thanks for the song
Ilhan Dahir you welcome
Ina adeeroow heestan qisadeedaa ma heysaa bal ila wadaag aad baan u xiiseynayaa qisadeeda in aan ogaado sibey iila egtahay wax guracan
sxb xasan cilmi heestan ma curin ninka la yidhahdo shibiin ayaa iska leh. waa qisa dhacdey
Axyaa fanaaniin walaahi. Ilaahay cimriga ha idiin barakeeyo. Aamiin
Jubuti tv walal wa mahadsanthy sida fanka djbouti nogu ilaliya ad ban ugu dirsaneyna
Allha unaxarste waxaa curiyay abwaanki wayna xasan cilmi waxana qaday nimco jmac iyo cbdi nuur
Jabuuti TV Adminka wlhi kuma aqaan lkn sawirada dhaqNka ka turjamYa markaan arko xasuus galaa guuleeso boqoroow
Jaah usheeg yaaqeey no cule wallaahi 🤨💙👏👏🇸🇴💪👍💙🇸🇴💙✌️💙🙌👏👏
Jabuuti TV walaalayaal soo raaciya magacyada, dadkii sawiray sawirrada farshaxanka ah, ee aad adeegsataan.
mama Niman jamac
Beegsi Artis waaa reer gogti
Abwaan Shibiin waan sheeko dhacdey qisadu
Niyow sidan heesta ka dhan dhansaday naagtu wiil iyo aabihii miyay isku waday bal hadaad qisada hayso nooga faalo sxb
adeerkii ayaa qabey oo geriyoodey ka bacdina inu dumaalo ayey rabtaa.calkuluxaal wuu dumaaley.@@Khaalid155
Adeerkii ayaa qabay oo geeriyoodey. kabacdina inu dumaalo ayeey rabta. Waa qisa dhabha. Kama dambeys wuu dumaaley. Abwaankan Shibiin ayaa la yidhahda dhalin yar ayuu wakhtiga oo guriga adeerkii ayuu joigey.
Heestaan waxay kamidtahaay sugaantaa huffan ee abwaanka Weyn XASAN CILMI DIRIYE ( AHUN )
Abwaankii murtida shilisaa Abwaan Xassan Cilmi Diiriye "Yalasoo" Allow kuu naxariiso
Nimca jamac M.A Fanaanad aan taageero in badan my favourite song = (Buurtayada buuraha udheer )
xasan cumar waadaal xaxlayirahdaa xoolaha marka meel lagu cel celiyo weetayn
Hesahani waxaay marag uyihiin faanku inuu ka yimiday ama ka abuurmay dalka jabuuti
Somliada car waxaad sheegtaan kalmada heesta kujirtaa ee( waadaal)) hala sheegoooooö
Hasan Cumar xoolaha baadida ah ee xoolahaga soo raaca ama kudhexjira adhigaaga ayaa layidhaa waadaal
jabuuti tv geeljiraha yar waxa layidhaa kuray ka geela xaxananeya ama wada geela waxa lagidhaa geeljire
Waydaaliseen.waydaan wa weel ceelka biyaha lagaaga soo dhuro micnaha meeshana waa sidan( kolba gabi ama dhinac iimaad dhufateen ama iimaad ruxdeen).
Xoolaha ayaa loo isticmaala. Marka neefku xeerada kolba mel u ordo sidii wax wereersan
Wadaal waxa la dhah markuu neefku xoolihi uu ku jiray laga keeno oo xoolo cusub
waaw waa 1974 berisamaadkii
Waah waah
wllo wadaal waa waageeni anba qaloode
vidmate
Wehey will wacan
Eraayadii Abwaan Xasan Cilmi Diiriye (AHUN)
Laxaankii Cabidixaman Cali Xirsii
Nimco Jamac
Wehey will wacan wafiyo
Wanaag yaqaan hadaad tahay
Waraabaa la caymadshaaye
Hadii aad tahay wax garad
Weedhaydaad u fiirsanlaydoo
Imaad waadaalisaynba
Wanaagan kula rabaybaa
Dhankaaga wadaafin laydoo
Wadaage noqon lahayd
Cabdi nuur
Wehey ayoo wacan wafiyo
Wehel ubad hadaad tahay
Anoo wiilkaaga geya’o
Waysada kaa jabin salaada
Suntan aad soo walaaqday
Miyaad i waraabinlaydba
Adoo oori waalidkeygaa
Iimad quudhin waxaasoo
Wareer iigu maad rideen
Nimco Jamac
Wehey will wacan wafiyo
Wanaag yaqaan hadaad tahay
Anoo wehelkay ku moodoo
Walaakay kaa dhawaystay
Wadna edeg kaaga waabay
Imaad waydaaranteenba
Haddaan kuu waalaloodoon
Aanse kuu waayo sheegtey
Maxaad wahanka iigu dhaaftay
Cabdi nuur
Wehey ayoo wacan wafiyo
Wehel ubad hadaad tahay
Haddaad garanayso weyneheen
Amba guda weheshenayso
Wiil iyo aabaan wadaajay
Warkaaga kumaad darteenba
Adoo jecel wiirsigaygaa
Waanadaan ku sameeyaa
Quuso waa iga walaahi
Salama aleykum warsame!! Thanks for the song
Ilhan Dahir you welcome
Ina adeeroow heestan qisadeedaa ma heysaa bal ila wadaag aad baan u xiiseynayaa qisadeeda in aan ogaado sibey iila egtahay wax guracan
sxb xasan cilmi heestan ma curin ninka la yidhahdo shibiin ayaa iska leh. waa qisa dhacdey
Axyaa fanaaniin walaahi. Ilaahay cimriga ha idiin barakeeyo. Aamiin
Jubuti tv walal wa mahadsanthy sida fanka djbouti nogu ilaliya ad ban ugu dirsaneyna
Allha unaxarste waxaa curiyay abwaanki wayna xasan cilmi waxana qaday nimco jmac iyo cbdi nuur
Jabuuti TV Adminka wlhi kuma aqaan lkn sawirada dhaqNka ka turjamYa markaan arko xasuus galaa guuleeso boqoroow
Jaah usheeg yaaqeey no cule wallaahi 🤨💙👏👏🇸🇴💪👍💙🇸🇴💙✌️💙🙌👏👏
Jabuuti TV walaalayaal soo raaciya magacyada, dadkii sawiray sawirrada farshaxanka ah, ee aad adeegsataan.
mama Niman jamac
Beegsi Artis waaa reer gogti
Abwaan Shibiin waan sheeko dhacdey qisadu
Niyow sidan heesta ka dhan dhansaday naagtu wiil iyo aabihii miyay isku waday bal hadaad qisada hayso nooga faalo sxb
adeerkii ayaa qabey oo geriyoodey ka bacdina inu dumaalo ayey rabtaa.
calkuluxaal wuu dumaaley.@@Khaalid155
Adeerkii ayaa qabay oo geeriyoodey. kabacdina inu dumaalo ayeey rabta. Waa qisa dhabha. Kama dambeys wuu dumaaley. Abwaankan Shibiin ayaa la yidhahda dhalin yar ayuu wakhtiga oo guriga adeerkii ayuu joigey.
Heestaan waxay kamidtahaay sugaantaa huffan ee abwaanka Weyn XASAN CILMI DIRIYE ( AHUN )
Abwaankii murtida shilisaa Abwaan Xassan Cilmi Diiriye "Yalasoo" Allow kuu naxariiso
Nimca jamac M.A
Fanaanad aan taageero in badan
my favourite song = (Buurtayada buuraha udheer )