Abwaan Yuusuf shaacir oo tiriyey maanso ay is dhaafsadeen laba Abwaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf shaacir ALLAHA no ka barakeeyo somaali oo dhan baad dan u tahey ❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Abwaan qiimo badan Yuusuf Cabdile Cismaan Shaacir.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 6 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf shaacir waa shaqsi hufan daggan
    Alle ka cabsi badan ilaahay siiyay

  • @abdijama5730
    @abdijama5730 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto labaduba wey dhinteene lkn keebaa Gun ahaa sababtoo ah Samatar Allaha u naxariistee ma magacaabin jabriil isagana Allaha u naxariistee ee wuxuu ku sheegey Midgaan lkn jibriil isagu ma ceytamin waqtigaas ilaa hada waxaa ka jira inta af soomaaliga lagaga hadlo cunsirnimo iyo takoor waana madiibada heysata dalka Soomaaliya oo dhan

    • @JamalVardy-oi3ie
      @JamalVardy-oi3ie 3 หลายเดือนก่อน

      2 abwaan allh ha u naxristo lkin midna xuman kma ahyn iney is tilmaman oo wa iyga haraga nefka is weydisnya
      Lkin ereyga midgan wa qalad allh ha ka cfiyee❤

    • @knaanahmed1700
      @knaanahmed1700 3 หลายเดือนก่อน

      😢😊

  • @BoreholeMonitoring-fv8yc
    @BoreholeMonitoring-fv8yc 6 หลายเดือนก่อน

    Shacir

  • @MohamedahmedalliNo-ed2tw
    @MohamedahmedalliNo-ed2tw 6 หลายเดือนก่อน

    Ahlan ramadaan
    Kariiim

  • @abdalleali9448
    @abdalleali9448 6 หลายเดือนก่อน

    Samatar Alle Yarxam

  • @ahmedali-zk7ud
    @ahmedali-zk7ud 6 หลายเดือนก่อน

    Labbadaa gabaye danbee ducada ah ayaa cadeynaya inay isla heleen labbaduba habaarkii

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 5 หลายเดือนก่อน

    Yusuf markaad sidaa Gabayo aad Xafidey u soo Tebineyso ama aad u sheegeyso waad wanaagsan tahay oo lagu dhageysan karaa , laakiin waxay Balo ka dhacday marka aad is yara Cajabiso ee aad Khabiir Caalamiya iska dhigto ee aad weliba Naqaska isku yara dhajiso ee aad tidhaa hadii Somaliland iga Faa’ideysan weydo ama wax la I weydiin waayo Maryaha ayaan dhiganayaa “ waa hadii wax la i siin waayo oo Carabi ah “ markaa saad Nin Tuulo Joog ahaa nagu noqotaa oo aad nagu kaliftaa inaanu Xaarkaaga kuu Shidno , waana sida Hargeisa aanu dadka is Cajabiya ku Daweyno amase Ciyaalkaa Shiida oo magac u bixiya .

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 6 หลายเดือนก่อน

    Kani mala idajaa buu iska dhigayaa waxa noo xayeysiinayaa gabayadii qaar daarood ah oo casrul jaahili wali joogay isaaqa gaalo u yaqaanay iyo ina cabdile xasan