Abwaan Yuusuf Shaacir, Oo Si Weyn U Hadlay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 60

  • @abdulahimuumin6961
    @abdulahimuumin6961 2 หลายเดือนก่อน +3

    Fahamkaga wanaagsan faham Allah hakuugu kordhiyo

  • @MaxamedCabdi-hb3wc
    @MaxamedCabdi-hb3wc หลายเดือนก่อน

    Maa nshaa.allaah

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน +3

    Siyaad Bare wuxuu ahaa madaxweynihii ugu mudada dheeraa uguna wax tarka badnaa khaladaadba ha galee

    • @ridwansahardid9339
      @ridwansahardid9339 2 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu qabatay ma jiro waa ka dhibta ugu badan u keenay dadka soomaliyeed. 100% muxuu qabatay ii sheeg ma burburka io xasuuqa.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ridwansahardid9339 burburka iyo xasuuqa jabhadihii ku kacay ee dawladdii jirtay dumiyey ayaa sabab u ahaa sidaad u haleysana waxaad u muuqataa qof aan jirin wakhtigii Siyaad Bare oo sheeko uun ku maqlay markaa kulama doodi karo adeer

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO SHABAAB GUUBAABINAYA. SOO YAACA HADII AAD HAWIYE CAANO KA DHAMEYSAAN. ISAAQ MARNA DHULBAHANTE HA IDIN XASUUQO MARNA HAWIYE. CAQLIGA ALA IDINKA QAAD

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @maxamedxasanmaxamud731
    @maxamedxasanmaxamud731 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha barkeyo

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xaqiiqada jirta ayaad Ka hadashay illaahay xaqa hayna tuso aamiin

  • @gureey3185
    @gureey3185 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah eesh calaa abwaan ❤

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso Abwaan runtii waad la hadashay Soomaalida

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 หลายเดือนก่อน

    Alloow runta ma sheegay....

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf shaacir ❤

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa umad dhan oo culimo iyo dambaabtey waayo muslim ayeynu sheeganaynaa diinta xukunkeeno ku jiro iskuma xukumeyno maxkamadehena eega waxa yaal ee lagugu xukumayaa waa xeer diintuna maaha cibaado oo kaliya aad baa loo cibaadaystaa lkn qeyb weyn ayaa inaga siyaasinta iyo golayaasha iyo dawlada waxan ugu nastexaynayaa waar diinta ku dhiirada umadan muslimka ah diinteeda halagu xukumo mid ogaada maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortaagayaa xeer jajab iyo qaanuun allah ina weydiin maayo diinta la ina weydiin allah hortii allah aan ka cabsano dhamanteen xeer iyo qaanuun dad qortaan weynu aragnaa halka ay ina dhigeen waar dadka xukunka noo hayow diinta nagu xukuma taas ayey badhaadhaheenu ku jiraa towfiiqda allah ha ina waafajiyo dhamanteen

  • @user-rm7os8ke8n
    @user-rm7os8ke8n 2 หลายเดือนก่อน

    Mshlh ilaahay habarKeyo

  • @BozsBozsAbdi
    @BozsBozsAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer goorme jilib iska xaadirin rabtaa?

    • @sayidmahmud6093
      @sayidmahmud6093 หลายเดือนก่อน

      Adigu ma kaniisadaad ka timid..

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle หลายเดือนก่อน

      Jilib in la tago ma ceebaa soo dhul soomaaliyeed ma aha ?

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 2 หลายเดือนก่อน +1

    Run tasi only Islam in somali

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax abwaan qodobkaasi.

  • @Kalmaalov
    @Kalmaalov 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq abwaan

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle หลายเดือนก่อน

    Kitaabka qur'aanka ah halagu dhaqmo dad ay dhibayso , maxaa heerkaa gaarsiiyay waa غزو الفكر ilaa hadii ay maqlaan kitaabka qur'aanka ka xanuunsanaya , allahayow na dhowr oo nagu dil diintaada

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 2 หลายเดือนก่อน

    in dheeer arag

  • @prosl11
    @prosl11 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan walaahi waa runta meel kaste ay somali joogto dhib baa haysta

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 หลายเดือนก่อน

    Noloshuba gun iyo baar, adigoo bilkayd iyo bisinka ayay ku xidhan tahay😮

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m 2 หลายเดือนก่อน

    abwaan yuusuf shaacir waxjira ayuukahad layaa lakiin qaarbaalayaaban aan mutida waxbaka aqoon

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 หลายเดือนก่อน

    Konfur waa taqan xamarna waa taqan hore usiisoco

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 หลายเดือนก่อน

    si wayn u hadlay ?!?! Af Soomaaligee weeye ??

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 หลายเดือนก่อน

    Akhascaleek marwalba faqSh iyo warkeedun ka hadal who cares siyasada somali somalilan baanu nahay.

  • @user-gl1xv2hn4w
    @user-gl1xv2hn4w 2 หลายเดือนก่อน +1

    انت أمير وانا أمير من بايسوق الحمير
    هذا مثل قديم
    الان كلهم سياسيون وعلماء
    وخبراء والمشكلة الصغير في المقام والعمروالجاهل في العلم يأمر ويفتي ويتوعد اكبر منه مقام وعلما.
    خراب الأمم التشبة بالغير مع اختلاف الدين المبادئ والقيم والاخلاق

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 หลายเดือนก่อน

    Waar kani miyaano xamar tagine ma wokhioyi buu jogaa abwaan khasarey waaye

  • @MohamedAli-nm2mm
    @MohamedAli-nm2mm หลายเดือนก่อน

    heada nabada sugida ku aragtay kan intuusan duurka galin shuute haloo keeno odaygaan

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxan dulliga ah miyaad wali dhagaystaan???? maxayse yihiin kuwa daaquudkan wax mooday ee waraysanayaa?????? kuwa noocan wax moodayoow hacoogani waa horuu ka saqiiray reer somaliland,,,, wbtawfiiq

  • @osmanmohamedosmaan1457
    @osmanmohamedosmaan1457 2 หลายเดือนก่อน

    Jilib amuu aadaaaa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shaacir waxaan waxaan u malaynayaa in uu Arsenal u socdo

    • @AbdufataaxAbdulaahi
      @AbdufataaxAbdulaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Diinta halagu dhaqmo hadey shabaabnimo tahay anigaaba shabaab ku biiraya adigaana u sabab ah sababtoo ah waad ii xayaysiisay

    • @user-de8cx6qi6p
      @user-de8cx6qi6p 2 หลายเดือนก่อน

      waa runta ninkan waa shabaab waayo wuxuu aaminsan yahay in diinta lagu dhaqmo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

    • @user-de8cx6qi6p
      @user-de8cx6qi6p หลายเดือนก่อน

      @@Liiloowe shareecadda ilaahay hala qaato oo halaga tago dimuqradiyada miyaad ka gubanaysaa

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle หลายเดือนก่อน +1

      Wiilashaa waxa ay xambaarsan yihiin waa waxa awoodda allah ku siiyay oo ay u wajaheen dowladaha kala duwan , guulana Allah ku maneystay .
      Diintu dad difaaca ay rabtaa , halgan weligiis ayuu soo jiray , haddana waa jiraa , waana jiri doonaa .

  • @iali8540
    @iali8540 2 หลายเดือนก่อน +1

    MUSHAHARKII XAARAANTA AHAA EE GUURTIDA XIRSI UGA QOREY MIYAA LAGA JARAY ABWAAN KU SHEEGAN.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaad sheegeyso cadeyn miyaad u haysaa mise war xumo tashiil ayaa tahay

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @haboon180
    @haboon180 2 หลายเดือนก่อน

    Mushahar ayaad ka qaadadtaa golaha wakilada. Wax aad taqaana majiro. Jahilnimadii ayaa aqoon noqotay. Ilayn, waxa jahil calool adakaa.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimada maxaad u taqaanaa? Caqliga iyo aqoonta Allah siiyey ayaa wax walba ka weyn

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 หลายเดือนก่อน

    Bulshada somaalidu waa wax matarayaal

    • @ridwaanshiine7978
      @ridwaanshiine7978 2 หลายเดือนก่อน

      Abwaan waayo arag alle ha ku xadido

  • @theruler411
    @theruler411 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin waalan. Viva somaliland

  • @haboon180
    @haboon180 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaagu, waa waxa jahil calool adakaa.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

      Qof jaahil ahi ma fahmi karo meeshuu ka hadlaayo ee gabdhey caga dhigo oo aflagaadada jooji

    • @haboon180
      @haboon180 2 หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490 Ninkani waa cawan la ha adlaya cawan. Weli muu dhalan, uurkii hoyadii ayuu ku jiraa. Waa af nooli waa hadlaa.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

      @@haboon180 bal sheeg waxa uu kharibay aan kula ogaanee haddii kale dadka la iska aflagaadeeyo ee Allah ka cabso

    • @Liiloowe
      @Liiloowe หลายเดือนก่อน

      ABWAANADII ISAAQ OO ALSHABAAB WADA NOQDAY SI HAWIYE LOO XASUUQO IYO WIILASHII HAWIYE OO DHAAR KU MARAY IN GOOJACADE IQARSO NOQON DOONO. WAA DAGAAL CUSUB IYO JABKA H.AWAL IYO H.JECLO. WAXAAD ARKI DOONTAA BAQTIGA ABWAANADA ISAAQ

    • @haboon180
      @haboon180 หลายเดือนก่อน

      @@Liiloowe faqash ( darood) ayaa qaxootiga ka dhigay, waa Isaq.