Halyeeyga silsilada xiran ! || Qiso cajiib ah oo dembi baaris ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 138

  • @SmilingBicycle-gu3ye
    @SmilingBicycle-gu3ye 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ifiyow wll anaga qisooyibkaaga wan ku shaqaynaa mana rabno inan dawano oon ku mashquulno wxn rabanaa inan dhagaysano markaa sidan noogu wad aniga dadka kle ma ogi lkn aniga wlhi qiso la aan maba shaqayn karo oo wxy iga noqotay balwad dadka qaar way ila yaaban qofkasto oon arkana wan baraa waxaa jira dad badan oon baray oon kugu soo xidhay adigana wxn idhaah waa qofka kaliya een idhaah wuxuu u qalmaaa 1m insha Allah🤗🤗

  • @jokerm4169
    @jokerm4169 8 หลายเดือนก่อน +12

    Yutube chanelkana usoo Gala marka shaqaynayo waa dhagaysta saxiib alle haku kareemyo 1M waynu gaadhayna one day inshallah 🎊

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 8 หลายเดือนก่อน +8

    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين.
    أللهم انصر المجاهدين في سبيلك في كل مكان وخاصتا في فلسطين في غزة المباركة أللهم آمين

  • @Ilhaaniitahl8bs1sb7r
    @Ilhaaniitahl8bs1sb7r หลายเดือนก่อน +2

    Ye fece mas 😂Keep going brother ❤😊

  • @MoGame-play1
    @MoGame-play1 6 หลายเดือนก่อน +4

    Sida aad u ifeysid aan aragnee soo fadhiiso😂

  • @kenkennedy510
    @kenkennedy510 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah your stories are very interesting. Pls continue and thank you

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba haka bedel abowe sidan haku ahado Chanallkaga ❤

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asalmucaleykum walaal geesi ifaye saaro xageega super excited.

    • @user-gz4jd6xf4q
      @user-gz4jd6xf4q 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤😂❤🎉😂

  • @fartuun-gg7vv
    @fartuun-gg7vv 8 หลายเดือนก่อน +7

    Haso xiran fes mas😊

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qiso qactaro Oo xnun baa leh😊

  • @najmonajmoyonis6
    @najmonajmoyonis6 8 หลายเดือนก่อน +7

    Ifiyow xageed khadhacday shekoyinkaga kushaqanjirnay wllo❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 5 หลายเดือนก่อน +2

    sxb sare IFIYE Horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maymuunmaxada
    @Maymuunmaxada หลายเดือนก่อน

    Wan Ku heystaaa ❤😂

  • @SHARAFCali-ob1xb
    @SHARAFCali-ob1xb 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah codkaaga jacel wali ah uqaday feskaaga igusidarey miyaa masha Allah marlawad kusodhawey neynah🎉🎉🎉

  • @HajiraDegan-qf6oq
    @HajiraDegan-qf6oq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 7 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye ifiye anuu waxan qabaa inaanad muuqa ku soo Gud bin sheekooyin kaka Waaayeen waa wada indho. Thnks ifiye

  • @kaltuunDaganCabdiTahliil-lw6eq
    @kaltuunDaganCabdiTahliil-lw6eq 19 วันที่ผ่านมา

    Waa ka mid ahay balse Hana soo hor Fariid an 😂😂😂😂😂

  • @mohameddeeq3294
    @mohameddeeq3294 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye show wan ku xirnan jiray marka kan bartayna waxan mudo iswaydin jiray talow ma isagiiba ilaa an malin dhawayd shegtay

  • @aymennahir118
    @aymennahir118 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wajigaga inan argno wan rabna chanalka hore haa wan kamid aha 😊

  • @calimaxamuud5979
    @calimaxamuud5979 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kami ahaa dadkii ifiye kasoo raacay waxaana rabnaa adoo fiismas wadanin inaad nasoo tabiso sheekada

  • @user-jv4fn3ym8i
    @user-jv4fn3ym8i 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ani kuma jirin dadkii janaalkaas kasayay.hadalee kubartay.

  • @user-md4ij3kj2q
    @user-md4ij3kj2q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye show waan daawan jiray lkn wajigaaga ma arg😢❤

  • @user-mu1xw8gd2t
    @user-mu1xw8gd2t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haa nasoo hor fadhiiso

  • @MaryamaAbdiraman-y9v
    @MaryamaAbdiraman-y9v หลายเดือนก่อน

    Zxp waacaadi

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waan kamid ahaa
    Lkn anuu waxaan rabaa in aad sida hada aad usoo gudbiso ,indhaha ayaan ku doogsadaa/kumacaansadaa ree sidan noogu daa zxp ifiyow❤❤❤❤

  • @zerzadiik2558
    @zerzadiik2558 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo fadhiiso brother insha allah

  • @user-xk9ne7im7h
    @user-xk9ne7im7h 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ani walasocday lkn hada waaba kaweynaaday ifiye show iyo ifiye nuur ❤labadaba lkn wajigaaga ma arag nosoohorfariiso😂

  • @user-mu1xw8gd2t
    @user-mu1xw8gd2t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa wan kamid ahay bilaegaga ayaan kulajoogay walal

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow se wax uwada video yadan hora uso galise😂❤

  • @Marwa.gg977
    @Marwa.gg977 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ha soo xidhan
    My nasoo horfadhiso
    Waan ka mid aha❤

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah saas ayaa fcn wiji wiji wll

  • @abassabdiabdi7813
    @abassabdiabdi7813 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @user-gl9wd2xh5s
    @user-gl9wd2xh5s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Codkaga naga badan😂😂

  • @Farxiyoxasan-b3v
    @Farxiyoxasan-b3v 18 วันที่ผ่านมา

    Ani sidaan narawaa bikos wan shaqiiyaa❤

  • @user-yd9qc1ty6x
    @user-yd9qc1ty6x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll hortena sofadhiso wajigaga oo cadiyana natursi maya kamamid ahayn dadkihore lasocday

  • @user-cx1ve1cc3r
    @user-cx1ve1cc3r 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kama Mid aheyn lkn We wangsanan lahyd inan ku argno❤😊

  • @fatoufasal8760
    @fatoufasal8760 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haso xiran fes mas

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maya walalkiis wejigaga haqarin jaskalah kheyr

  • @abdirizakhussein8449
    @abdirizakhussein8449 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maya ha is kafurin masgarada

  • @user-li7cb6rv9w
    @user-li7cb6rv9w 8 หลายเดือนก่อน +1

    haaa wll waa nuku farxsanahay inad nasohor fadhisatitd adoo bila maskara

  • @Lucifer_B
    @Lucifer_B 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bro Video gaan waa daawane be

  • @nimcocali868
    @nimcocali868 8 หลายเดือนก่อน +1

    May

  • @naciimcabdi7914
    @naciimcabdi7914 8 หลายเดือนก่อน +1

    My kama mid hayn

  • @JuweeriyoIbraahim
    @JuweeriyoIbraahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa lkn bilaa face macha ku.soo duub😊😊

  • @user-qk2nr2ws5c
    @user-qk2nr2ws5c 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤👍👍

  • @suhaybdhamal2612
    @suhaybdhamal2612 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waan ka mid ahaaa lkiin waan ku dhagaysanaa ee dawasho marabno sababtoo aha waan shaqaynaa hadii aan kudaawanan waqtiga ayaa dhacaya markaa dhagaysi kaliya kudhaaa pro

  • @AmranSulub-si6cm
    @AmranSulub-si6cm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haaay

  • @Lucifer_B
    @Lucifer_B 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bro waku Mahadsanidtahy dadaalkga lkn codkaga nga bdan

  • @user-ge3rx4fh3c
    @user-ge3rx4fh3c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya

  • @momodaas5705
    @momodaas5705 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ou vous avez placé le chaînes que vous nous avez montré le histoire arabe, où je peux le trouver exactement

  • @user-jv4fn3ym8i
    @user-jv4fn3ym8i 8 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks wall waa sugaa ani vidio yadaan❤

  • @sahrawarsame9618
    @sahrawarsame9618 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ha soo xiran

  • @Nafisa282
    @Nafisa282 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa wankamid ahaa

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hee❤❤❤

  • @ifrahahmedsugal1668
    @ifrahahmedsugal1668 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waar niyahow wejigaga waan rabna sida cajiib ka ah ee codkaga u qurxan yahay waa cajiib

  • @IkraanNuur-sr8lh
    @IkraanNuur-sr8lh 7 หลายเดือนก่อน +1

    100k waagaartee aawy wixi aad sheeg3say hadeeryaan ileysow

  • @zumaya_cllhi_maxamed
    @zumaya_cllhi_maxamed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ala chanelkas waxan ku xasuustaa ereyadadii Ahaa "sodhawada saxipo yaal magaceygu waa heblayo"😂😂😂😂

  • @user-sm5rp8qs5p
    @user-sm5rp8qs5p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haso xiran

  • @user-mo6ob9oz7i
    @user-mo6ob9oz7i 8 หลายเดือนก่อน +1

    1:09 ❤❤❤❤

  • @CumarAbdirahman-sx8ig
    @CumarAbdirahman-sx8ig 8 หลายเดือนก่อน +1

    isticmaal fays maas waanrabnaa in aad naga soo harmuuqatid

  • @Anab745
    @Anab745 หลายเดือนก่อน

    Aniga mardow ayankugusobiray madama ey dadkan badankod eydahen dageysi besbanrabna Marka anaga kumana arage hada mar nosofadiso adigo bila maski ah

  • @nuunediiriyeabdille8766
    @nuunediiriyeabdille8766 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asci ifiyoow thanks

  • @Upward-nu5zm
    @Upward-nu5zm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya bro

  • @Raznlovliy
    @Raznlovliy หลายเดือนก่อน

    Ha

  • @zumaya_cllhi_maxamed
    @zumaya_cllhi_maxamed 6 หลายเดือนก่อน +1

    War waa ka mid Ahaa mahe waka tirsanaa😂

  • @AmaalSiciid-vq9ep
    @AmaalSiciid-vq9ep 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye show saan ugu xidhna lkn adi maku modayn wajigag rapnaaaaaaa

  • @CumarAbdirahman-sx8ig
    @CumarAbdirahman-sx8ig 8 หลายเดือนก่อน +1

    haa aniga waxaanka mid ahay kuwii kanaal kii horay kuxernaa

  • @sacdiaomarsugow6015
    @sacdiaomarsugow6015 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ileys wll qali runtii aniga ka mid ayan ahaa ifiye show xita karton iyado ah waxana ku so biray ifiye isago dad ad u yar kugu so biren anigana markas ayan kuso biiray xitaa wan ku arkay aniga kaliya waxan xasuustaa inaad caato daran ahayd😂 wlhi shati gacmo dheerna wan filaya inaad wadatay aad ayan kula socday run ahanti bas hada fecemaskaga iska so xidho wa arin fiican🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @user-lg8zv6en2e
    @user-lg8zv6en2e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maya kama mid ahayn lakin waxan ka codsan lahaa inaa wijigada nahor keentid fesmas hasoo xiranin haa hasooxiranin

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soo fariiso sxp mana ka mid ahayn

  • @user-cx1ve1cc3r
    @user-cx1ve1cc3r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maya ma garaneen ❤😂

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan kamid ahay ifiye show and ilays

  • @shakowaaw1791
    @shakowaaw1791 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @CheikdjibrilHadiya
    @CheikdjibrilHadiya 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sofadhiso wll

  • @user-vq9zv6mk2h
    @user-vq9zv6mk2h 8 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮

  • @user-vi8qn8lk4
    @user-vi8qn8lk4 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mya wll so fariiso In.a😊

  • @user-bf2mi2li3b
    @user-bf2mi2li3b 8 หลายเดือนก่อน +1

    my hasaran fesmas ani codkaga lemaqlee my kanle kuxeranahay lkn ani ma jicli qo ralka dherdher SAS ayan u sogabshay wan ku mahadsanthy sidad qisoyinka nogosogud miso

  • @k1sm1leyyt95
    @k1sm1leyyt95 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nasoo hor fadhiiso aan ku barane sheegoyinkuna hanoo sii macaanaade

  • @ayaanshismaaciil9430
    @ayaanshismaaciil9430 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wajigaga raabna ❤❤❤❤❤

  • @abdikhanimohamedmuktar9209
    @abdikhanimohamedmuktar9209 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll so fadhiso wan kamid ahaa

  • @user-jv4fn3ym8i
    @user-jv4fn3ym8i 8 หลายเดือนก่อน +5

    War codkaga naga badan❤

  • @muniitaismail3550
    @muniitaismail3550 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nio canjeerada baan subax walba kugu dubtaa noo soo badi qisooyinka layaabka badan

  • @nimceeya3700
    @nimceeya3700 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alaa maxaan ku celcishan jiraay ifeeye show aniga

  • @mahdiasaid8002
    @mahdiasaid8002 7 หลายเดือนก่อน +2

    Non pas

  • @SumayoFarah-rg4de
    @SumayoFarah-rg4de 6 หลายเดือนก่อน +2

    DAD

  • @user-ys1jr9cz9g
    @user-ys1jr9cz9g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kaananl

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 8 หลายเดือนก่อน +1

    War sofariso haa wan kamid ahaa kii hore

  • @Sabnaxasan
    @Sabnaxasan 7 วันที่ผ่านมา

    Abwe iska dada sana fiican ind San kuwado wayao xiiso mayalenyso saan ku ficantahy Walal San nogu wad oo podcast gaas

  • @user-cl8ie3uu8r
    @user-cl8ie3uu8r 8 หลายเดือนก่อน +2

    Face maskiga so qaado sxp ❤ 😷

  • @xanaanxasanCali
    @xanaanxasanCali 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya. Maka. Mid eheen

  • @samiyacismaanahmed5210
    @samiyacismaanahmed5210 8 หลายเดือนก่อน +1

    Horaad usoo galisey video ga ifiyow

  • @meme-je4nz
    @meme-je4nz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kuma arag aniga koldhay

  • @abassabdiabdi7813
    @abassabdiabdi7813 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maya janlki hure komaxirnrn balse ileys Ayn koxiranahhy

  • @AbdullahiShafec
    @AbdullahiShafec 7 หลายเดือนก่อน +1

    Is xayisiinta badan nagadaa

  • @cabdisamed..
    @cabdisamed.. 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉❤

  • @user-wn5ur8bi5l
    @user-wn5ur8bi5l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya wn cusubay bro

  • @saajidsalad7217
    @saajidsalad7217 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya kamid maahayn

  • @user-lg8zv6en2e
    @user-lg8zv6en2e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maya kama mid ahayn

  • @hassanwali6055
    @hassanwali6055 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naga badan codkaaga sxb

  • @user-sr2zj2ep7e
    @user-sr2zj2ep7e 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp sidaa kuwad camerada gadaasheda hadii aad so fadhisato zxp cidi channelka ma daawan doonto kelmadas meel kuqoro.