XOG BAARIS: Dhaqaale raadinta Xassan Sh oo gaartay ka ganacsiga argagaxisada dalka lagu soo celinayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @Mr.Dareen-x5g
    @Mr.Dareen-x5g 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Marka laga tago fadeexadaha xassan iyo somalia. Gaylan media horumar waali ah ayay samaynaysaa

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN SHEEKH, ILAAHAY UMADA HAKA QABTO. Shacab iyo siyaasiyiin ka hor tagana Ilaahay ha sahlo.

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xassan sh maxamuud wadankii oo dhan inugaato ayaa hartay waa xiligii dhaliyarada wadakena aan badbaadin leheen. InshaAllah waan bilaabeynaa ee aan midowno hadii kalee wadanka gacantuu kabaxayaa.

    • @abdinassernumbercontact8883
      @abdinassernumbercontact8883 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wadanka gacantiina ku jira ee aad haysataan waa kee ?
      Bustaha qoyan sidaas haa u saarnaado somaalia shacabgeeda.
      Waxa qayrgeed ka reebay waa Qooq iyo qabiil

  • @CabdiW
    @CabdiW 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dhaqaale raadinta MW Xassan Shoo gaartay ka ganacsiga argagaxisada dalka lagu soo celinayo, Xogo aadan horay u maqal
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.😢

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    farmaajo madaxweyne qaran oo wadaniya oo caafimaad qaba weye soo laabo adigu sharafleh

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmaajo waa nin daarood xasan shiq waa nin hawiye marka qawil ahan aya ku tagertaa inaa adeerka farmajo

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xasan sheikh fowdada hanaga daayo as aa dhib nagu heyso kuwa kle ma rabno

    • @FeysalNice
      @FeysalNice 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 ok anaa u sheega

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    xasan magefu iskubedelay ilaahay wadanka hakso gaadho

    • @ShakirAli-yn7qu
      @ShakirAli-yn7qu 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan sheekh haku soo jestan dadku ayar iska so ceshanayaye ciyalkiisa ha la ugadhasado 😂😂

  • @Shoble30
    @Shoble30 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somalia waxay noqotay qashin qub.

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xasan sheekh mooryaanimadu waa balaayo subxaanalaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    dowlada soomaaliya ha dhihin ee wa mooryaan maafiya ah war see dowlad loogu sheega dad lacag dhiigi soomaalida iibsaday oo argagixiso ufasaxay wadanka

  • @homeh3455
    @homeh3455 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan sh waakan aan dhargaynine ma aakhiruu u paadanayaa lacagta

  • @MOSHADI84
    @MOSHADI84 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wa wax fiican in lasooceliyo dadka somalida ah. Whether they are terorist or not. But waa in daqancelis loo sameeyo.

  • @dahirgedi7018
    @dahirgedi7018 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne lacgta kaqaado kadib tiirka geey toogo

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gacanac sade deni. Maxad ooga gabsatay boowe.. mise waa af wax cunay xishoo. Warkagu

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka madaxweyne Xassan taageera ayaan ahaa laakiin sidaan filaayey wax uma socdaan dalkeena iyo shacabkeena danta gaarka ah wax ka weyn ayey u baahanyihiin , madaxweynaha legacy wanaagsan in uu katago ayaan rajeynayey ee waqtiga u dhiman danta guud ka fikiro.

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof baahan go maahan duula baahan sidee loogu aamiin karaa masiirka somaliya damu jadiid iyo xasan xaraash somaliya inuu iibsado sirmaahan

  • @Mahad-z6v
    @Mahad-z6v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dhaqan celinta reer yurub iyo mareykan waxba u tari weyday dhalinyaradda sual waxay tahay waa dhaqan celin noocee ah

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaba cadow ninkaani hadlaya sababtu asagu maantay hadu ku jiri laha xabsi cadow maamulo oo uusan arag qoraxda sanado badan muusan jeclaan laheyn in lagu haayo inta ka dhiman noloshiisa ee wuxu jeclaan laha meshi la rabo hal geeye in xabsiga laga saaro in wadankiisa loo celiyana waaba u farxad dadka qalad walbo hagalaane dalkooda ayay tahay in lagu xukumo lagu haayo ama lagu cafiyo macnaheedu mahan somalia ayay qaribayaan wa been laga yaabe in allah hanuuuniyo noloshooda wx ka badalaan hadiisan is badalin xataa wxa dalka jooga kuwo ka dhib badan oo ka han yar laga yaabe ayagu in ay xooolo badan raadinteeda sidan u sameeyen lkn xoolo yar aysan sidaan samen lahen lkn kuwo dalka wxa jooga wax yar iyo wax badan iskugumid u tahay marka xabsi shisheeye dalkaaga aya kuu wanagsan ee shacabkaasi hagu farxin in xabsiyo kale ku dhintaaan xaaasid baa tahaye

    • @AltoAdawe
      @AltoAdawe 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shaftada ma wax ka so gadhay cawanow

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madherge waaye

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Owalba waan la ogaa argagixisada inee wadamo shisheeye soo abuubulan

  • @homeh3455
    @homeh3455 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan waa magafe

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc gaylan media wan ku salmy wll
    Waxaan kaa rabnaa inaad noo raadiso warbixinada la sheegaayo ee ka soo baxaya turkiga Tvyada iyo jaraa,idada ka hadlaaya baaristii markabka turkiga iyo markabka labaad ee soomaaliya yimi iyo meelaha uu ka shaqaynayo iyo xaaladahaas warbixintooda oo dheer noo raadi barnaamijna ka soo samay wll
    Mahadsanid

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    xasan narta hade lacag lugushego waa gale dableqa

  • @MahamedAbdi-j1y
    @MahamedAbdi-j1y 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa yaaaap 😮

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof somali eheen sidee wadanka loogu soo celinaa
    Geylaan caadi iska dhig

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan Magafe markuu 1=dhulkii somalia sowada cunay
    2= dadkii dhintay ayuu kaga dabatagay aakhiro
    3= argagixisadii ayuu soo uruursaday
    4= dadki nolosha yurub iyo america kaga dhacay eee Qabatimay Daroogada iyo mandoriyayasha ayuu hadana so uruursaday
    4= naxt waxa ah Qofkasta oo jinsiyadiisu tahay Somali inu dhaho isiya lacag wan ina so celiya sharcigay donan ha haystene

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh waxaa ku dhacay
    Baahi aan dhamaaneyn
    Qabyaalad aan dhamaanayn.
    Xukun jaceyl aan dhamaanayn.
    Lkn waxa aan dayneyn wad iyo geeri taas ayuu iloobay.

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    like plz insha allah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madexweyne Ahmed Mahamed Islaam maanta waxaa weeyi Bad qabka somalia 🇸🇴 tan Maamulka JL haddaba Shacabka JL waa in ay Kala Doortaan!!!!
    1. Xisbiga Nabada & Hor JL ee Mw Ahmed Islaaam
    2. Xisbiga Burburka & La dagaalanka JL ee Xasan & Xamze
    Haddaba dookha doorasho waxaaa iska leh Shacabka JL
    Iyo Golaha Parlamanka JL waa inaad maanta Axmed madoobe soo saartaan Insha Allah Mahadsanidiiin

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka mooryaanka haddii xataa malab gacanta loo galiyo, marnaba ma daahiro oo mooryaanimaa shaqo u ah.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    xasan bahaane wa maaha madaxweyne qaran wa cadowga midnimada wadanka ooxata argagiso hooy ugadhigay soomaaliya

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasan sheekh waa masiibo wadanka loo soo diray

  • @يوسفحسنإسحاقأبوعبداللهالدِّسَ
    @يوسفحسنإسحاقأبوعبداللهالدِّسَ 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad soomaaliyeed maad oo muslimiin ah maa hadana wadanka loo diidayaa oo hadana lqcag lagugu siinaayo.

  • @AltoAdawe
    @AltoAdawe 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne Xasan shekh
    Iyo
    madaxweyne farmaajo
    Farqiga udhaxeyya wa kaas

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guulayso sxb farax Abdulqadir

  • @homeh3455
    @homeh3455 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh iimaankii ayuu beelay wadankii markuu dhameeyay ayuu dadkii wadanka ka tagay ayuu dhapaale ka raadinayaa

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygas xasan sheekh meel walbo lacag muu karaadiyaa ma dhargo miyaa. 😮 sub xanalaah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas xasen dilla kujihada nacladas

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walalowa umadan shagasita wa soomali xaaga la gaanaa grindin shagasti hadaya jiirto wa haalisaa .aagan waxa fiicana ina dadksa toosa lagaya xaabisaa

  • @Bile-j5m
    @Bile-j5m 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    . Masiixi

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwaasoo waliba xabsiyadda adadag lagu soo baray dhaqamo xun-xun.
    Iyadoo loola jeedo in ay ummada soomaliyeed u dhex faafiaan dhaqanadas xun-xun

  • @Kaka22632
    @Kaka22632 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhisitanka iyo ababulka argigixisada wax ka daneyo rere galbedka oo so ababulayo

  • @iskalabiinyo4325
    @iskalabiinyo4325 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bismilaah war maxaa naga qaldan

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqow waad fiicnan jirtay balse harder qabyaaladiiste ayad noqotay.. oo Dowladda mucaarad ku eh...

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheekh iimanla’aantiisa meelkasta waxbuu kadayayaa

  • @najibabdiwali5205
    @najibabdiwali5205 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh dadka siday umaaleenaayaan ma'aha somalia haduu iibsan karo wuu iibsan laha

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah subxanallah
    Margagixisa laladirirayey mise wabalaberayey 🤭🤭 inalilahi waina ilaahi rajucuun . Waxasa
    Madax lagadhiganaya. Maxa ayandaro agudhacday😱😱

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof baahan dal ma mamuli karo guurgurte god bu ku riday dowladnimadii

  • @dhhol77
    @dhhol77 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inallilah wa ina illeyhi rajicun ninka xasan la yiraado lacag leeba u cad bisinka hadhow masjidku ka dhax leyhy argagixisa la dagaalamyna🤨

  • @CabdirashiidMahadxasan-i3j
    @CabdirashiidMahadxasan-i3j 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wadanka in tuu hogo argagixiso u diyaar garooow

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alahacadabo niman kan dhiig miirtada aha wadanka way khal kha Galina jayane

  • @BollandOr-wx4vt
    @BollandOr-wx4vt 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda puntland waa in aysan arintan ka amuusin sbbto ah cida aysamayso waa iyada amjnigedana khalkhakbay galinaysa puntland lasogudbinayaa yaan lafududaysan arintaaa

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xogta haday dhab tahay waa khatar wayn Soomaliya kudhacday Ilaahay haka badbaadiyo waa dal Madaxdiisu halaagayso lakin Aakhiro Xisaabta taal

  • @Ahmedmq694
    @Ahmedmq694 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan soo dhawaynaynaa

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka in dalkooda lagu soo celiyo maxaa dhib ah oo ku jira waan ku taageersanahay in xitaa kuwa sharciyada haysta dib loo soo celiyo

  • @Dubadyare
    @Dubadyare 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheikh maxamuud qawleeysate ku qaraabta magaca dowlada

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan kii dhasho kii dhinto kii dhibaato dalka uga dhoofey kii dalka joga kuligod ayu raba inu dhaqaalo ka sameyo. Wa qof ilaahey faqriga labada indhood dhexdoda u saarey. Kuwa dibada laga so celinayo wax u qabto iska daa e kuwa dhex jooga baahi io amni daro ku heyso dalka dhexdisa

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @bahjo250
    @bahjo250 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan balayo dhuunta kuqabatay lacagta asaga dan uah

  • @hanuuniye252
    @hanuuniye252 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    horta weligaa run ma sheegtay Geylanow? ilaahow hadaan ku aamino lax iga dhig

  • @zakarieibnuabdi8348
    @zakarieibnuabdi8348 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaaladu Argagixiso waxay U yaqaaniin islamka taas ma ogtahay

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aar yaa, waxba Xasan kaliya hannagu mashquulin "waa wada qabnaa daawasho & ceebe", bal kawaran Denigan aad u shaqayso ee mar la arkaba "Imaaraad" isaga dabagadoomaya?!
    Ka rog oo laba saar, annuka SSCKH xildhibaanadeena waxaan ku soo doorandoonnaa caasimaddeena Laascaanood, sida lagu soo gudbiyey hindise xeereedka doorashoodhinka, taas oo labada aqal cod aqlabadiyada ku ansixiyeen maanta "sidii caadada ahayd". MAANSHA ALLAH-MAANSHA ALLAH!!! Marka, siyaasiyiinta Garoowe, ee uu Deni ugu horreeyo waxaan leeyahay "ku quuso quraanyo". Warkalana waa sugaynaa

  • @Michealfot
    @Michealfot 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barnamij kaan waa af lagaado wasaq Nimo ku jirto nacalad yahay Deni yaa ka argagaxiso yar isaga iyo Madoobe

  • @Michealfot
    @Michealfot 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuli hala celiyo awalbo xaflad qabiil waxaan eheen. Ma yaqaanaan

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma xasanaa dalkooda ka celin kara bal caqligaas foorara daya mashruuca argagixisada waa mashruuc mareykanka iyo reer galbeedka u sameysteen iney ku weeraraan dalalka islaamka ee miirka soo ceshada

    • @mukhtarthechosenone7851
      @mukhtarthechosenone7851 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa ka celin karaa. Dalalka reer galbeedka dad masoo celin ogolaansho iyo damaanad la'aan. Sharcigooda uma ogolaanayo.

  • @joniqeys2978
    @joniqeys2978 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka sow dalka uma dhalan mxa didaya in dip loso celiyo

  • @Nurcade-jc8zu
    @Nurcade-jc8zu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xili nin shaqa loo diiday uun maskaxdanada iibsado waan dhaafney zxb

  • @abdulahimohamed2839
    @abdulahimohamed2839 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka lasoo celinayo yey u dhashteen 😂😂😂 soo somali ma ahan ma dalkaa ka xigtaa 😢 adeer farmaaja ka dhex hadlaya

  • @LST25
    @LST25 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markee imaadan hala toogto

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwii qabiilka ku taagerayay maye? Somalida waa sida yuhuuda markii cuntadii samada wxy ku doorsadeen Basal Toon baradho Somalida ninkii sharaftoda kor u qaday ayay eryeen Farmaajo ogow midna isku qabiil iyo isku degan manihin

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakaas dhaxalkii Farmaajow soo bax, Farmaajo waa MAREEXAN. kkkkkk

  • @muusadanbele3565
    @muusadanbele3565 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoolo Agoon dhibkaney leeyihiin 😅😅😅😅😅

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magafe miyaa dee.

  • @BashirSalah-v7w
    @BashirSalah-v7w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan AXMAQ wax walba waa ka suurtagal

  • @Money2025-0
    @Money2025-0 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Best editing and atractive graphics

  • @Calimacalin955
    @Calimacalin955 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood see layeelaa,, bal wakaase dadkaaga iga qabso hadii lugu dhaho swe yeelee ma diidi kartaa😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dhalinyarada soomaaliyed maxad leedihin wadanku meeshu gaadhay

  • @zakarieibnuabdi8348
    @zakarieibnuabdi8348 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    200 xataa hadii la sooceliyo Waxba nagama hadli Karaan ogow

  • @yonisosman3784
    @yonisosman3784 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daroodow .5 inaa noqotay miyaa ka cabsanaysan

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Erey tabcaana ayad ku hadashay

    • @yonisosman3784
      @yonisosman3784 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cabdishukridiiriye8857 maxaa la oynaysa hadan 0.5 aheen maxaaysa siyasintada dorashada qof iyo cod u didan yahin

  • @SooYaal-f1z
    @SooYaal-f1z 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa jira warbaahino loo abuuray uqareemida qabyaalada sida ay hadaba ku waramayaan madaxwayne xasanshikh baa lacag kuqaatay soomaali lasiocelinayo waxaadiida sidaanookale buuleeyahay dawladii hore calaashaan farmaajo

  • @Nurcade-jc8zu
    @Nurcade-jc8zu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka ku dhageesan ee runtaa moodibaa kaa liita

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan munafaq balayo bahan

  • @CabaseAxmed
    @CabaseAxmed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dabagalka.halkaaa.kawad.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof kasta fursad labaad ayuu nolosha xaq u leeyahay in lasiiyo. Marka laga yimaado dhaqaale raadiska, Xasan iyo kooxdiisa, dadka la isku haystaa waa Somaali, wax kasta iyo xaal kasta oo ay galaana Somaalinidooda maydhi mayso. Make no mistake about that.

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War argagixiso wa mujrim niyow even walalka ha ahaade ..to hell with somaalinimo hadiiba uqarxinayo o xasuuqayo hoyooyinka bakaaraha iyo soobe fadhiyo

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah4356 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂QARAABO MAXAA CUNAA

  • @khadar917
    @khadar917 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan munaafaq maxaa liqaa waxay la maraysaa inuu Alshabab ciidan u qoro xataa kan isagoo shaqeysanaya lagaga soo tarxiiilo maxaan laqaada meeshii uu magafaha iyo silica ku galay wax uu reebto uma yaalaan isagay dili doonaan.

  • @Nurcade-jc8zu
    @Nurcade-jc8zu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda sharafta hakaga ciyaarin war mucaarad buu warkaaguu u egyahaye m ashaqay kuu diideen tolow

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Muxu xassan hayaa o udiida dadka asagaaba dawarsi kabixu lee ..wa midkaan naf malehe magaciina iyo magaca reerka sharafta leh e ukadhashey bu kuciyaarey wlh ..imaanku beeley ilahay umada dhinac haudhaafiyo wa midkamid ah ciqaabta somaalida kudhaceyse

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lahkaa waxaa ina dhigay kuwii doortay ma dhergahay qaduuca ah

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali3395 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂💵💲💲💲💵💵💵💲💲💲💱

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh madhargo wadanka allaha dhaafiyo

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🫴🫴🏼👌✍️🛕🛕🛕🛕🛕😂😂😂

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyada nacala futada kaga yaala car bal puntland wax ka sheeg isaaq iyo hawiye ayad shaqo ka dhigatay nagala tag qabyaalada daaroodism ku dhisan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa halisa nin shabab wadankisa wa in lo so celiya duliga

  • @mozatka
    @mozatka 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saul ayaan qabaa qofkii wadanka soomaali dambi ka galo oo ka imaaday wadan kali maxaa lagu siinaa

  • @zakarieibnuabdi8348
    @zakarieibnuabdi8348 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riwaayad Cusub miyaad nagu mashquline Nio waxaas waan ka Daalnay ee Iska Nasta.

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you for your sharing important information with SOMALI community

  • @Michealfot
    @Michealfot 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faroole meeqo ogaden ayuu ka gatey Amxaaro.
    Farmaajo qalbi dhagax naga joojiya propogandada Tolka

  • @YusufGabobe
    @YusufGabobe 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwa doofarka cunaba ciidan ahaan ayaa loo keenaa somalia ee maxaa laga rabaa qof muslim ah o wadankiisa loo soo celiyay

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yaab waa madaxwaynihii ugu horeeyey ee aan wajiba lahayn haduuse leeyahayna waa lacag uun, subxaanallah xassanoow aakhiraa war yaalaa .

  • @User7654suy
    @User7654suy 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Xaabsade 👎🏿👎🏿

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweynaha Somalia inaa caayso aduun iyo aaqiro danbi ayee kugu tahy dislike ayaa ledahy