MAREYKANKA OO DALAB YAAB LEH U SOO BANDHIGAY XUUTI-GA + QASA + MASJIDKA AL AQSA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 47

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 2 วันที่ผ่านมา +7

    Alaha jabiyo yuhuud insha alah❤

  • @user-hx2ng3it5x
    @user-hx2ng3it5x 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xuutiga ilaahay haguuleeyo waan jeclaaday say ugarab istaageen falastiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @shardiofficial
    @shardiofficial 2 วันที่ผ่านมา +2

    Yahuud beerka allah haku dhufto amin amin

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 วันที่ผ่านมา +6

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 วันที่ผ่านมา +9

    Kooxaha iska caabinta muslimiinta waxay ka qiime badan yihiin carabta maryaha waa wayn ee Sacuudiga, Masar iyo Emaaraadka carabta

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 2 วันที่ผ่านมา +5

    Allllaah quweeyo iskacaabinta falastiiniyinta

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 2 วันที่ผ่านมา +5

    اللهم انصر الاسلام والمسلمين

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 วันที่ผ่านมา

    Dhulka bada cirka intaba wayku jabayaan inshaa Allah guul falastiin ❤❤❤

  • @SalaxSiciid-p2q
    @SalaxSiciid-p2q วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
    Yuhuudii oo jabtay
    Iyo xamaas guul aysatay
    Falastiin way xoroobaysaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xutuyiinta ALLAA aqonsan uma baahna aqonsi kale.

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f 2 วันที่ผ่านมา +1

    Habeen wanaagsan asaxaabta sharafta leh ee bahda hbn waxan idinkala socda buuloxaaji

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiib waye Warkina salama
    Gantalka waxaa la yiri Ad israil

  • @asha3777
    @asha3777 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ka qabto Masaajidka iyo ummadda Falastiin

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 วันที่ผ่านมา

    Allahuma aaamiin

  • @AyaaleBayle
    @AyaaleBayle 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar

    • @AyaaleBayle
      @AyaaleBayle 2 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤ iskacaabintu waa bilow ee jihaadu fisabiilihaahi baa lagu qadin yuhuuda

  • @Roodaraage11Rooda
    @Roodaraage11Rooda 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kontineerada sidalaguqaatay xisbulaa waabisay gododkay kuyaaceen kadib waalaga adeegtay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 วันที่ผ่านมา

    geesiyaal xuuti ilahey ha xafido

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaad tidhi? Gantaalka waxay u buxiyeen Falastiintii labaad?😅❤Walee Cuutiyiintu waa niman assal ah, oo “hiil iyo hoo ba leh”❤

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 2 วันที่ผ่านมา

    Abuu yaman waa rag rag dhalay wll jiro weeye

  • @saliyaali1098
    @saliyaali1098 2 วันที่ผ่านมา

    Salamalaykum brother that news was😁😁😁 funny to me

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 2 วันที่ผ่านมา

    Asc mahadsanid wrararaka

  • @Muhumed800
    @Muhumed800 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc HBN wararkiina waxa u badan warka ad ka heshen israil maxad al jeziira iyo kuwa kale ee aduunka uso qadan wayden mararanayo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan Soo dhowaynayaa talaabada ay wadaan dawladaha masar iyo eritea ee ku wajahan itoobiya oo Halis ku haysa dalalka jaarka iyo gobolka oo dhan sidaa darted waan Soo dhowaynayaa in loo midoobo dagaal ooge abiye

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤hbn ❤❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 วันที่ผ่านมา +1

    beydka allaha waaye masjidka alaqza bin kaafir waxba ka qaadi maayo sheydaanka

  • @RASHKAMAN-v6d
    @RASHKAMAN-v6d 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 2 วันที่ผ่านมา +1

    dagdaga ah

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 2 วันที่ผ่านมา

  • @abdiahmed2606
    @abdiahmed2606 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yhda kuwa ka dhib badan oo ka fuleysan ma jiraan

  • @NadiifoKiin
    @NadiifoKiin 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xuuti yiintu aqoonsi ugama baahna reer galbeedka waayo ayadaaba isbadhay

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 2 วันที่ผ่านมา

    11 minutes only NOT 15 minutes brother.

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 2 วันที่ผ่านมา

    Sama hafalin xuma kuuma yimaadee.

  • @AliAbdullhi-b3q
    @AliAbdullhi-b3q วันที่ผ่านมา

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 วันที่ผ่านมา

    Maraykan ma hor istaagi karo hadii netanyahu uu go'aansado inuu weeraro lubnaan! Waanu ku khasban yahay inuu difaaco weliba.

  • @abdirazakhajiali2415
    @abdirazakhajiali2415 2 วันที่ผ่านมา

    Waa gobolka Damaar meesha lagu soo ridey drone ta ameerikaanka

  • @AliAmino-w5x
    @AliAmino-w5x วันที่ผ่านมา

    Waxaa la yaab leh in suniyiinta dhahaan gaalo ayaa aasaastay shiico ayagoo gaaladii dabada u dhaqaayo iney naga gadaan in nimankaas aan u jeedno oo dalalkooda dhib lagu haayo ayagoo iska kaashanayaan Suniga iyo yahuuda iney na dhahaan waa gaalo. Walee Wahaabiyo sanadkaan waa fashilmeen.

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 2 วันที่ผ่านมา

    Netanyahu go'ankiisa aya wa again HAKAKICIYO KO KONFURTA XISBULLAH.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 วันที่ผ่านมา

    Andy kuwa kale qaxaan?

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l วันที่ผ่านมา

    Xamaas
    Ayaa furatey,

  • @RosemaryCooper-e1l
    @RosemaryCooper-e1l 2 วันที่ผ่านมา

    Jackson Helen Jackson Melissa Moore Shirley

  • @Mahdidaheye143-pe3tq
    @Mahdidaheye143-pe3tq 2 วันที่ผ่านมา

    Taliye TPLF labaduba waa tigre

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 วันที่ผ่านมา

    Carab lee uma taalo

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v วันที่ผ่านมา

    Abeye aqlixumada uu iskudiray wadamadii deriska iyo masar oo quwadaha afrikaanka kujirta waa qatar ee aqligaan ma oromadaa saana mase waa reer abtigii xabasho?.wuxuulumiyay taageero uu kaheestay geeska iyo tiicaalamka,shinbiri marbeey debqaaday gurigeedi ayeeyna kugubtay ayaa horay looyiri.