May Hiilinaysaa | Barnaamijka Qaraami

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @khalif_47
    @khalif_47 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdi Tahliil warsame codkiisa ma keeni kartid lkn wad fcnthay ❤

  • @taqiomer
    @taqiomer ปีที่แล้ว +6

    Ilahay Hanaga dhigo Kuwii Towbad Keenta🎉

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 10 หลายเดือนก่อน +2

    Fanaankan codkisu wa fadhiyaaaa❤
    Best waye 🎧🎧

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 10 หลายเดือนก่อน +9

    Hawlahaagi Habeenadan
    Huqdoodan la Taaha
    Hurgumadii Jacaylkay
    Haleeloo Heegada I Saare
    Halbawlaha Wadnaha iyo
    Halistii Wareentee (2x)
    May Hiilinaysaa
    May Hagar Baxaysa
    May Hubin Karaysa
    Waan Kuu Hanwaynoo
    Waan Kugu Hamiyayaa
    ❤🥰🤩😘🥳😊🫀🥰❤️
    Taan Haweenkiyo
    Hablaha Kale
    Waa Hore Ka Doortaay
    Waa Taan Heshiinee
    Hawraartiyo
    Hasawaha Dhamaynee
    Hagar Daamo Iyo Ciil
    Ana Yaan La Hooyanine (2×)
    May Hiilinaysaa
    May Hagar Baxaysa
    May Hubin Karaysa
    Waan Kuu Hanwaynoo
    Waan Kugu Hamiyayaa
    ❤🥰🤩😘🥳😊🫀🥰❤️
    Sidaa Hilaaciyo
    Hir Doogliyo
    Harac Waqal Hadheeyaay
    Haween Haygu Noqoninee
    Hubiyoo Ila Garo Hagaagoo
    Hurdo Nimaad U Diidoo
    Ku Hiloobay Baan Ahee (2×)
    May Hiilinaysaa
    May Hagar Baxaysa
    May Hubin Karaysa
    Waan Kuu Hanwaynoo
    Waan Kugu Hamiyayaa
    From Hargeisa Somaliland Hoyga Fanka Iyo Suuganta Umada Somaliyeed

    • @QanciyeAxmed
      @QanciyeAxmed 4 หลายเดือนก่อน

      Wa kla dabo marisay lkn thanks❤

  • @daarali
    @daarali ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto
    Cabdi tahliil warsame
    Wyxuu ahaa fanaan aan aad u jeclaaa

  • @hassanjohn8428
    @hassanjohn8428 10 หลายเดือนก่อน

    Hees aanan marna laga Daalin iyo cod wanaagsan ✔️✔️

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamhu Abditahlil Warsame xasuus iyo bar ❤❤❤

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 9 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii abwaan Maxamed Aadan Dacar

  • @deeqxasan1760
    @deeqxasan1760 ปีที่แล้ว

    FANAAN.CUSOB.....HAMBALYO..WLLO ✌✌👍✍

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xooga Codka ka yar

  • @nassirmohamed4471
    @nassirmohamed4471 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdi tahlili yare

  • @BasraMohamed-d7l
    @BasraMohamed-d7l ปีที่แล้ว +1

    ❤❤😊

  • @mesutapdalla9565
    @mesutapdalla9565 ปีที่แล้ว

    Mohamed masrax🎉

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mowlidcali2
    @Mowlidcali2 ปีที่แล้ว +1

    Fast comment

    • @BillowJr
      @BillowJr หลายเดือนก่อน

      Slow comment. 😅

  • @Mamaboy5906
    @Mamaboy5906 ปีที่แล้ว

    Flimkii ardey maxaa kudhacay waba yaabee😢😢😢

  • @yasindahir5091
    @yasindahir5091 ปีที่แล้ว

    No voids

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 ปีที่แล้ว