Oromada Somalia oo Raadinaysa Meeqaam Siyaasadeed oo ay Dowladda Somalia ku Yeeshaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 497

  • @halimatatoshuna3899
    @halimatatoshuna3899 4 ปีที่แล้ว +4

    This guy is very very smart this guy brother you have to involve politics because you understand very well this kiss of Oromo and Somali you understand actually you're good politics

  • @cabdillaahidheere7140
    @cabdillaahidheere7140 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jama walal waa sidaad u sheegtay dadka oramada dhib ayaa somaliya keenay hadii ay dhib layimaadaan kuma noolan karaan markaa waxay noqanaysaa waxii laga arko in lagula dhaqmo ogaqda somaliduba aduunka oo dhan way joogtaa waana qaxooti edeb leh thanks wariyaashan aad ayey fekerkiinu u fog yahay guuuuuuuuuuuuuuul ayaan idiin rajaynayaa thanks

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว +50

    Horta maxaa dhigay Oromada ilaa hada waa taan garan la ahay waayo bari hore ayuu dhintay Meles Sanaawi. Itoobiyana iyaga ayaa utaliya hada markaa dadkii sheeganayay qaxoontiga waa in lagu celiyo Itoobiya.

    • @aqhasan
      @aqhasan 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxaa dhigay waxa adiga kugu kalifay inaad dibada u seexato oo uu waagu kuugu baryo si aad baasaaboor itoobiyaan u qaadato Addis na aad ugu meereysato sidii makka iyo madiina hada kadib Cabdi iley baa lasoo celinaya sidaadii horaad ku laabaneysa ictiraafna waley ka tahay haku riyoon

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhuul balaarsi aye wada oromada, wa qowmiyad 40 million ah somalidna wa wax aan 20 million ahayn oo laakin ka dhuul weyn oromada, sow waxa aye rabaan dhuul dadkooda wada qaadi kara. Cabsi waxa aan ka qaba in aye ku guulaystan waayo somali ayada aya isku jeedo. Deegaanka kasto somalida way joogan.

    • @abdijamanuur9797
      @abdijamanuur9797 4 ปีที่แล้ว +2

      Ictiraaf adigu nooma hayside .xasadka jooji waxmatarow.
      Viva Somaliland qaranka tawxiidsan 💯💯👑👑💪💪

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว +2

      @Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan waaryaa ma Oromadii afka baratay baatay OROMO walaalaheena maaha Tuug tuug dhalay baatay waxaan kala nahay itoobiyaan & soomaali kadibna umada muslimiinta oo dhan Baa waloolo ah balse in laysku qasmo Cid aan kayeelayno majirto
      adis aba inuu wax ka noqdo qof kayimid dhulka soomaaliyeed ee XORTa ah ma aqbalayaan xabashidu waa Maya ragan hadlayaa waxba ogyihiine adiga iska aamus MIskiinyahow XUMI

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdijamanuur9797 waaryaa ma Oromadii afka baratay baatay OROMO walaalaheena maaha Tuug tuug dhalay baatay waxaan kala nahay itoobiyaan & soomaali kadibna umada muslimiinta oo dhan Baa waloolo ah balse in laysku qasmo Cid aan kayeelayno majirto
      adis aba inuu wax ka noqdo qof kayimid dhulka soomaaliyeed ee XORTa ah ma aqbalayaan xabashidu waa Maya ragan hadlayaa waxba ogyihiine adiga iska aamus MIskiinyahow XUMI

  • @amiiraxaaji5188
    @amiiraxaaji5188 4 ปีที่แล้ว +10

    Oroma ma na soo haweysatey ilaahay Soomaali qalbigeeda ha isku soo dumo aamiin yaa allaah wax walbo waa maqlee haduu cimri rabbi ku siiyo SOOMAALIEYEY INDHAHA HALA FURO WAXAAN WAX KA WEYN AYAA KA DANBEEYO DALKA DHAN AYAA LA RABAA IN LALA WAREEGO INTAAN RIYOONEYNO.

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle haydin xafido suxufiya yaal qaaliah kana hadla oo ubayaamiya umada somaliyed una sooban bandhiga waxa ka qarsoon shacabka somaliyed

  • @xamralive
    @xamralive 4 ปีที่แล้ว +18

    islaam kasta ha noqdaan wadanka nalama laha Oromadu waa qowmiyad Itoobiya degen Itoobiyana waxba nagama dhexeeyaan waa in dhulkoodii loo cesho

  • @farhanali4834
    @farhanali4834 3 ปีที่แล้ว +4

    Bismilah ilahow nagaqabo

  • @habiibchannel
    @habiibchannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa so dhaweyneyna oromada

    • @AbdinasirYusufcise
      @AbdinasirYusufcise 4 หลายเดือนก่อน

      Siilka hooyadaa kusoo dhawey orama

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 4 ปีที่แล้ว +14

    Adeer afrika oo dhanba waxaa Loo degan yahay qawmiyado marka waxaan qabaa qowmiyad walba godkeeda haku jirto.

  • @ثقتىبٱللهوحدهفقطأبداسبحانه

    ياالله

  • @abdurahmanabdullahi2755
    @abdurahmanabdullahi2755 4 ปีที่แล้ว +10

    Dadka soomaalida oo la dhaqama dadyowga oroomada ee Afka oroomada ku hadla waxaa ugu badani waa
    1- Beesha Ajuuraan oo degta Qarsaduula iyo Nagele
    2- Beesha Karanlle oo iyana degan isla Nageyle iyo qarsa duulla
    3- marixaan (reer xassan ) oo degan Nagele iyo shaakiso
    4- Beesha Geleblle iyo Abreesha (Dogoodiye) oo degan Nageyle iyo ilaa yaabello,iyo shaakiso
    5-beesha Leysaanta ee ( raxweynta) oo iyana degan ceelwaye iyo Areero
    6- Beesha Gurre oo xuduuda Baalle iyo Afdheer u dhaxeysa degan oo caruusida xiriir dheer la leh oo isku afna ku wada hadlaan

    • @xasanculusow8124
      @xasanculusow8124 4 ปีที่แล้ว +3

      Nin wax badan og baad tahay sxb nooloow oromo waa walaalaheen, ogaadeen waa rufiyaaniin

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว +1

      waaryaa ma Oromadii afka baratay baatay OROMO walaalaheena maaha Tuug tuug dhalay baatay waxaan kala nahay itoobiyaan & soomaali kadibna umada muslimiinta oo dhan Baa waloolo ah balse in laysku qasmo Cid aan kayeelayno majirto
      adis aba inuu wax ka noqdo qof kayimid dhulka soomaaliyeed ee XORTa ah ma aqbalayaan xabashidu waa Maya ragan hadlayaa waxba ogyihiine adiga iska aamus MIskiinyahow XUMI

    • @roodocadey7965
      @roodocadey7965 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 somali asalba oromaad kaso jedeen 60 kii kahor maxaad aheeden waa ku casideen oromo lkn idinma maahno

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 หลายเดือนก่อน

      Culusoh.intad.dheeraysay.ogadan
      Bad.oromah.hostah.sogashatay
      Waa.adigah.iyo.doqon.nimadah
      Marka.ogadan.waa.somalia.dhalad
      Ah.lakin.oramoh.waa.itobiyan.
      Kasocararay.dagonkodih.eydaganayen.
      Markah.rer.xamar.weydhahen
      Balkis.didoh.balkalah.kulah
      Markah.dabad.rabin.ogadan.iyaganah.kumah.raban.oo.rabigay.bah
      Kumanastah.dhul.baxad.weyn
      Inshah.alaah.waanah.kabixin
      Gantah.gumetah.itobiyah.waa.nah
      Halayan.xuriyadodah.dagankodanah.iyagah.utaliyah.hadah.kil.kah
      Shanad.waxeey.nah.layihin.dowlad
      Kamadax.ban.itibiyah.dagankodanah.waa.diridhaboh.nuskamid
      Itabiyana.iyagah.iskalah.ogadankah.ilahaay.hasiyo.xoriyad.wanagsan
      Amii..yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah​@@xasanculusow8124

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runta Somali Abow ayaladhihi jiray waxay ku nolanjiren qaxotiga Qoryole iyago ladhaho Somali Abow.

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 4 ปีที่แล้ว +12

    Wariye Jaacam waa runtii haddalkiisa. lkn maalinta maanta ah haddaan somaali barraarugin maalin kale ayaa la barraarugi donnaa.

  • @saabuun
    @saabuun 4 ปีที่แล้ว

    Axmed nuur iyo jaamac galled guuleysta alaha idin xifdiyo waa jecelnahay barnaamajyadiina

  • @gjgedi
    @gjgedi 4 ปีที่แล้ว +1

    What a wonderful and insightful programme, it does paint a frighting, grim and brutal truth that government of Somalia particularly Somali ppl and their elders need to start to drawing a line and put in place political structure that removes political ambitions of the Oromo ethnique in Somalia and the whole greater Somali region( Region 5, Djibouti)

    • @xasanculusow8124
      @xasanculusow8124 4 ปีที่แล้ว

      Adiga cadaan aa tahay ee arimaheena faraha kala bax

    • @gjgedi
      @gjgedi 4 ปีที่แล้ว +1

      xasan culusow sxb I am not cadaan, I just can’t write Somali

  • @mohamedibnueidle5585
    @mohamedibnueidle5585 4 ปีที่แล้ว

    Sstv xaasid waaye

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 4 ปีที่แล้ว +1

    Mogadishu anaa joga oromo ma arkin

    • @arafatyusuf8808
      @arafatyusuf8808 4 ปีที่แล้ว

      Plz dadka ka wacdiya plz oromo wax ay wado

  • @maryanbarawa6239
    @maryanbarawa6239 4 ปีที่แล้ว +2

    Acs Afkaga Allha hakunoqo Oromo makhdanoaeso wadkeg somalia

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 ปีที่แล้ว +4

    KUMA DHACAAN INAY HAWAYSTAAN SOMALIA BOSSASO WAA LAGA TARXIILAY DHUMALAYSI MAAHEE.

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 ปีที่แล้ว +12

    Soomaliya ma OROMO ayaa leh sheeko ayay keeneen war iska bixiya waxa oo wadankooodii u dira.

  • @mohamedabdisayid6085
    @mohamedabdisayid6085 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa xaqiiqa in'ay lawaregi doonan dhaman dalka somaliya sababtuna waa Mamul goboledada somaliya iyo tuugada shisheye kalkalka ah.

  • @abdirizakhusseinjama8072
    @abdirizakhusseinjama8072 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan idin leyahay bahda sstv aad iyo aad ayaad umahsntihin aniga hada waxaan ahay qof oromo ah waxaan ku dhashy somaliya wxaan wax ku barty somali ilaa dugsi sare
    Hada waxaan donenaa inaa wax kuyelno maqamka siyasada somali qof usa tago sansano ayuu kuhelaa Anaga maxaa noodiday inaa siyasada wax ku yelano anaga

  • @halimatatoshuna3899
    @halimatatoshuna3899 4 ปีที่แล้ว

    I am Oromo to and I am Somalia citizen you'll have to accept each other that is know another way

    • @ifancymyselfmorethenothers8723
      @ifancymyselfmorethenothers8723 4 ปีที่แล้ว +1

      I'm from muqdisho, we don't have problems with oromo, they are our brothers and sisters! the only non Somali people we are willing to live with and share and exchange relationships are oromo, here in muqdisho the ugly ebesha pretend n claim to b oromo to b safe in somalia 🇩🇯🇸🇴❤❤

    • @nasibudarbi2600
      @nasibudarbi2600 3 ปีที่แล้ว +1

      They are not our brothers

    • @munawara943
      @munawara943 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ifancymyselfmorethenothers8723waxba iskuma nihin oromo iyo ethiopian waa isku kaaya mid shrtooda Allaha naga qabto. Waana in dhulkooda loo musaafuriyaa sida ugu dhaqsaha badan

    • @munawara943
      @munawara943 10 หลายเดือนก่อน +1

      No one will accept you so go back to where you came from. Somalia is for Somalis only.

  • @AsadaAbrahim-p3c
    @AsadaAbrahim-p3c 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah warunta jaamacow

  • @abuasya6629
    @abuasya6629 4 ปีที่แล้ว +16

    Everything is possible as long as Somalis are divided on clans and regions. Only United front can save them

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax sax that is true

    • @shalehmusa1715
      @shalehmusa1715 4 ปีที่แล้ว

      @@ruqiyaali3856 I agree with you....

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 3 ปีที่แล้ว

      @@shalehmusa1715 what are you or eny Zoomali going to do about it ?
      Nothing just keep the Niiko going ! Oromada iska sheegta oo edeb yeesha.. intaad ciil u dhimanlahayd Zoomali wakhtigiisii waa dhamaaday. It's anybodys country ..stupid

    • @nasibudarbi2600
      @nasibudarbi2600 3 ปีที่แล้ว

      @@mca.x9520 hoyada was somalia wakudhimane wallahi

  • @mxasanoog8760
    @mxasanoog8760 4 ปีที่แล้ว +19

    Kkkkkk ma halkaasay marayaan yaab walee waa laynoo baqaa intaan isku jeedno in dhulkaba laynaga qaado

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 4 ปีที่แล้ว

    Great news ever seen before congrats and success for real focus on the future our country politicians never want to solve the problem for communities

  • @MustafD54
    @MustafD54 4 ปีที่แล้ว +1

    waa runtaa somali aboow wey degantahay intaba baydhabo

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaas masoconeyso insha alah somaliyey indhaha fura ee iskumaqnashaha iyo iskmasqulka dhexdiina iskadaya ee cadowgiina u dhulahada.

  • @Muadexperience
    @Muadexperience 4 ปีที่แล้ว +10

    Hadaanan laga hortagin in 20 years Somalia magaca waa laga badalaa oo waxaa loo bixinaa Oromialand 🤦🏿‍♂️

  • @feysalkhalif8366
    @feysalkhalif8366 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi wixii lasheegi jiray ayaa hadda dhabowday yaaladiif somaaliya ilaahay ayaa u maqan

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey oramo naga qabta ilaahayoow naga qabo

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +9

    Somaliyeey noohan iskumaqanayaasha lagu maqanyahay kakaca hurdada iska bixiya oromada

  • @xamralive
    @xamralive 4 ปีที่แล้ว +2

    waali cas
    Oromo waa qaxooti sharci darayna ku soo galeen wadanka waa danbiile yaal waa in qaraa maad laga qaadaa Oromada joogta wadan keena

  • @XasanYare-c6b
    @XasanYare-c6b 10 หลายเดือนก่อน

    Jamca galld iyo Nuur guuuuuulesta from oromo ❤❤❤❤

  • @Rodaqalanjo
    @Rodaqalanjo 4 ปีที่แล้ว +8

    Way Riyonayan oromo

    • @gjgedi
      @gjgedi 4 ปีที่แล้ว

      Salam sxb maa riyonayan waa hamii

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

    Jamac kkkkgalad waa fani

  • @mesaramohammed.yaoomuuuuga4185
    @mesaramohammed.yaoomuuuuga4185 4 ปีที่แล้ว

    Yaallhaaa rabbbin lamikoo oromia ☝☝☝☝☝☝☝☝😍😍😍😍😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @romdomshit
      @romdomshit 3 ปีที่แล้ว

      1🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @gilillo5185
    @gilillo5185 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc nuur iyo jaamac mahad-sanidiin tvga sstv by 👍🇨🇵

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว

    Khatiyaan baanu ka joog na Somaliland oo dhan iyo shanta wadan ee somalida culays bay ku hayaan

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 ปีที่แล้ว

    Barnaamujkan waan dawan jiray hada ma dawada lakin jaamac galad waan taager sanahay

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare4734 4 ปีที่แล้ว +13

    Waryaa oromo dooni meyno
    Soomali galbeed ayeey baa bi iyeen

  • @MohamedXasan-ir1xt
    @MohamedXasan-ir1xt 6 หลายเดือนก่อน

    Waxay Ila tahay Orono inaysan maanta soo definitely soomaali abow

  • @nogobtv5844
    @nogobtv5844 4 ปีที่แล้ว

    Wa sax wayo. Abiye aya laso hadlaya

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadalkani waa run wuu jira

  • @Ahmedmohamed-xy7qb
    @Ahmedmohamed-xy7qb 4 ปีที่แล้ว

    Waa tuntiin

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxan oran lahaa oromo ha la bixiyo wadankanka somaaliya dhul balaarsi bey wadaan intey dhow dahay ha leyska qabto waa arin muhiim ah oo in laga hadlo u baahan oromo somaalidii yareyd ee ku dhax jirtey weey xasuuqeen 2018 ilaa 2019

  • @Abdi-hc5os
    @Abdi-hc5os 4 ปีที่แล้ว +3

    orma wa qoxaati Soomaliya waxay ku yahin qoxaati waxana lo Celina dalkooda itoobiya Hadi ay keenen warka

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 10 หลายเดือนก่อน +1

    State ID haddii aan loo sameynin somali galbeed waxay wajihi doonaa in aan ku weyno xuquuqdeena , oromo xashina aysan qaadan karin somali state ID.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow Oromo na dhaafi oo meel daran ka Tuur aawey ku way ku xasuuqeen itoopiya yaa mag ka qaatey

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 4 ปีที่แล้ว

    Nin ildheer

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 4 ปีที่แล้ว +1

    Oromadu ajaanibta kale waa ka roontahay oo Afsoomaliga way bartaan markay wadanka joogan lkin ajanibta kale ayagoo aan afsoomali aqoon bay shaqooyin kuwa dalka ku dhashay helin bay helaan
    marka anigu waxan dhihi laha
    1:In wadanka horta si sharci daro ah lagu soo galin oo aan dowlada ku khasabnaa in ay xooga saarto
    2:in ajaaniibta afka Soomaliga iyo dhaqanka la baro oo meelo ajanibtu afka iyo dhaqankaba ku bartaan loo furo oo abaal marino lagu siiyo
    3:in aanan aqbalin dad soogalootiya ilaa intu wadanku cagahisa ku istagayo oo Soomalida qaxootiga la soo celinayo kaliya dalxiis uun aan aqbalno
    😊aan dalkeena ilaashano

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 4 ปีที่แล้ว +5

    Somali horudoy hordada kakac

  • @keysa9579
    @keysa9579 4 ปีที่แล้ว +4

    Sstv slaan sare walaala yaal enagu waxaan❤❤❤❤🙏🙏 nahay dad waayaraga yaaqaana gumeeysi lakiin somaali inaad waxa dhicikara usheegtaan waadku mahad sentahiin Ajirne waad kaheleeysaan Anigu waan ogaa 2 gobol Ee waqooti iyo bari laakiin xamar waa sheeko cusub marka fadhiga halagakoco

  • @Qurux00
    @Qurux00 4 ปีที่แล้ว +13

    Filimka hawiye iyo daarood aan ka daalneye bal filim cusub oo oromo movie dhaho hanaloo bilaabo. Ilaahow soomali midee adaa boqore waan daalne.

    • @ahmethwali8716
      @ahmethwali8716 4 ปีที่แล้ว

      Oromada tahay miyaaa😂🤣😂🤣

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 ปีที่แล้ว

      Sidee lagu midoobaa. Haduu Daarood sheegto Carab asago Hawiye ku dhiig ah. Marka Irirsamaale iyagana oromay ladhasheen. Runtii waa halis.

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 3 ปีที่แล้ว

      @@Shimba-uh2lx irir samale oromo ma usan la dhalan ee wanu ka facweyn nahay

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 3 ปีที่แล้ว

      Kkk daarood car bis buu sheegtay inuu somali, lkn hawiye siduu daarood u lekaado buu irirsamali u samaytay hadanawaxa usoo baxday in Aan beesha daarood Wali lala tartami Karin, marka Wali dad ay isku badiyaan bey raadinaayaan. Lkn waxay ilow sanyihiin. Hibo eebe kusiiyey habeen la iskama qaado.

  • @salahliif7413
    @salahliif7413 4 ปีที่แล้ว

    ASC MASHA, ALLAH JAAMAC GALAD WAXAA TAHAY NIN WAX BADAN FAHANSAN SIYAASIYA WAX GARADXEEL DHEERE KUWA SHEEGTO SIYAASIIN MA FAHANSANO XITAA FARAX MACALIN WARIYE NUUROW KAMIRADA AAD HA UEEGINE DADKA AAD WAREYSANEYSO XAGOODA EEG HADAAN XAD GUDBANA RAALI NOQO.

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 4 ปีที่แล้ว +4

    Waar naga saara haday naga haystaan Somali galbeed.hayska degenaadeen ha shaqaystaan
    Siyaasadse waxba laga siinmaayo

  • @abdiahmed5243
    @abdiahmed5243 4 ปีที่แล้ว +8

    waxanoo kale hanoo Soo gudbinina, Soo gudbiya siddii loo raafi lahaa

    • @yaxyecade275
      @yaxyecade275 3 ปีที่แล้ว

      Walahi kuwaan waanacay wariyimada intee lagu soobaray? Shaqadiisa waxe eheed siada loo raafi lahaa inuu soo sheego

    • @lipra5390
      @lipra5390 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂wlhi wa runta waba naxdin

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว

    Oromo Muqdisho aad ayay u deganeyd, Ragg badan oo culimana ayaa deganaa, inkastoo tigreygu ku laayay Xamar

  • @abdulmusa8134
    @abdulmusa8134 4 ปีที่แล้ว

    Waa war run waana war indheergarad waar soomaaliyaay kaladhamaada hadiikale waalaaydin kudhamaan

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 4 ปีที่แล้ว +1

    Ben mad shegun garowe ka buxan sxb somalida iya ta shan wayay wana lagafa iday sanaya ad ban uga xumahay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    Somalia dhan ayeey naga qaadan we have to cry 😭😭😭

  • @faralacagkeyse2757
    @faralacagkeyse2757 4 ปีที่แล้ว

    Waan Soo dhawaynayaa oramada somaliya waayo waa dad somaliye

  • @gaabowcalixaaji2104
    @gaabowcalixaaji2104 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallee inaad tahay nabar iyo naxdin, weligeey ma maqlin oromada soomaaliya

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 3 ปีที่แล้ว

      Soo daawo clipka xafladda loogu dhigay oo odayaal Kasoo jeeda mogdisho ay Lee yihiin anagey Nala dhasheen maxaa farmaajo loo eedaynayaaaa!!

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 3 ปีที่แล้ว

    Adeer kuwa joogaa in badan baa masiixiyiin ah.

  • @yaxyecade275
    @yaxyecade275 3 ปีที่แล้ว

    Qoom hurda iyo qoom sojeeda ubixiye ani , oromo iyo somali

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Waa dad qax ku so geley hana isaga baxaan amxaro iyo tigriin ayey iska xoreyn wayeen somalia uma bahna weligeyna ma maqal oromo wadan dad leyahey rabto halaga tarxiilo somalia kuwa joga

  • @ifrahali3895
    @ifrahali3895 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalo waha imeka kad shekenyse oromo waar uma heysu tas wa fikerkina weyana oromoda ka dhadhaca hadal badan damer laguma raro 🙏 Oromodu wadan weyn bey iska hestan oromiya la yirado

    • @tusheet8102
      @tusheet8102 3 ปีที่แล้ว

      Wll oromo wa Dir 4.5 aye kujira

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 ปีที่แล้ว +2

    Oramada waxa ino madaxa noqonaya marka hore inamaday abtiGa uyihin waxa ku xiGa inamada ay dhalin inay kuwarejiyan

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo hala weydiiyo isdhaxgalka bulshada uu hogaaminaaye brother abiy
    Iyo kuwa qabiilka ku taagerayo farmaajo

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 4 ปีที่แล้ว +6

    XAARAAN IN SOMALI ABOOW NAGU SOO GALAAN ,AY YITAAHDAAN SOMALI I SII KKKKK HA LAWADA ERYO INTEEY DHIB KALE NOO HORSEEDIN , HALAGA CUURYAAMIYO SHAQOOYINKA IYO GANACSIGA SI AY U FAHMAAN ,HADEY IS ADKEEYAANE HA LA GARAACO QURUNKA .

  • @bashircali631
    @bashircali631 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxay kaga gaban jireen gumaysigii Ethiopia

  • @barwaqohodan9388
    @barwaqohodan9388 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay uma naxariisto soyaad bare

  • @barwaqohodan9388
    @barwaqohodan9388 3 ปีที่แล้ว

    Kadaa xasid nimada somaliland

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 ปีที่แล้ว +7

    Arinkas wa in wax laga qabta sii dag deeg ah

  • @MohamedMohamed-uh6sp
    @MohamedMohamed-uh6sp 4 ปีที่แล้ว +3

    War Somali Somalia ba leh oromo wa ethopian waxba malahan Somalia

  • @calibinturab0984
    @calibinturab0984 ปีที่แล้ว

    Integration between oromos and Somalia am welcoming some oromo clan are originally from Somalia.oromos and Somalia hard one Kingdom called kush before advent of missionaries and colonist.

    • @MohammedMuhiyi
      @MohammedMuhiyi 2 หลายเดือนก่อน

      wa in oromada la soo celigo

  • @abdikhadarahmed8166
    @abdikhadarahmed8166 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa loo baahan yahay warbaahin ka hadasha wadaniyada iyo arimaha masiiriga dalka
    Somalia somali aya leh

  • @xamralive
    @xamralive 4 ปีที่แล้ว +1

    anigu waan u sheegay Soomaalida laakiin imay dhegaysan Alloow maxaan u sheegay oo ku iri iska saara Ajaanibta laakiin waa walaa laheen muslima baa la yiri Soomaalidu waa dad hurda weli

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    TAARIIKHDII YAHUUDA AY KU GASHEY FALASTIIN BAA LOO AQRIYEY

  • @mesaramohammed.yaoomuuuuga4185
    @mesaramohammed.yaoomuuuuga4185 4 ปีที่แล้ว

    Yaallhaaa lamikoo oromia

  • @cidijaremedia5297
    @cidijaremedia5297 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa arin farxadeed hawiye iyo darood baa nawaalay waa in qoomiyadakale naladegaan dadka siaan isagu mashquulin dadka soomaliyeed

  • @ahmedabdulle1688
    @ahmedabdulle1688 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa suura gal inay ka danbeeyaan arimo kale magaalada boosaao oromada joogta waa ka badan tahay soomaalida udhalatay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Jigjiga ayey somalidii so dhaweysey ayey layeen ha laga saro somalia wax ey tareen ma jiro somalia wadankoda ha adan amxaaro ha iska dhiciyaan abowe noma aha itopian ha la sagotiyo canshurta ha lagu kiciyo ha laga saro somalia somali wey ka sareysa oromo waxs isdhaley ha lo tarxiilo itopia

  • @user-es4oo5ef3m
    @user-es4oo5ef3m 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb bosaasso anaa jooga oromado somaaliya 20 qof kama badna

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 4 ปีที่แล้ว

      Abwaan yuusuf malin dhoweyd wuxuu lahaa bosaso waa xaquuqdooda laga siiyaa oromada xaqooda lama ankiri karo abwaanoow caqli malihid waanu cambaarayneynaa hadalkaaga

    • @user-es4oo5ef3m
      @user-es4oo5ef3m 4 ปีที่แล้ว

      @@mamaaasiyo7315
      Oromadu bosaasso way jogaan lkn way tahriibaan gurina kuma laha oo waa adagtahay in ku nooldaan abaawku arinta waxa oo kawaday hadii dadka la siiyo waa in Qof kasta oo bosaasso Marti ku ah lasiiyo sidaa u fahan wll.

  • @yaxyecade275
    @yaxyecade275 3 ปีที่แล้ว

    Falatiine ta Africa hadee somalia noqon weydo ha ila hadlina 30ka sano sosocda

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Oramada waa itopian la so dhaweyey wadankoda ha xoreystaan wadan ey leheyn wadanka somali ayaa leh

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 ปีที่แล้ว

    CAQDHEER CUQDAD AYAA KA BUUXDA JAARSO AYAAD OROMO KU SHEEGTEEN ,OROMODU SOMALIDA WAA DAD KUSHIYAATIG AH HA KA BAQIN.

  • @maxameddhaago3642
    @maxameddhaago3642 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar burco anaa jooga oromo halka ay muuqku leedahay waakoofur gaar ahaan waa muqdisho waana somali aboo siyaadbare ulabaxay anagu sland wanagii jaxaadhnay somali aboo hargaysana inbaajoogta kadawarsata waanakuwo kasoo cararay tigray waanay noqdeen badi intii ayqabsadeen itoobiya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 หลายเดือนก่อน

    Oromada hadeyba joogan gobollada somalia ee waqoyi bari iyo bariga somalia

  • @أردوسومال
    @أردوسومال 4 ปีที่แล้ว

    WAALA LOO BAAHAN YAHAY DAD TARAX SOOMAALIDA DAWAKHDAY

  • @fatumometan1114
    @fatumometan1114 4 ปีที่แล้ว +1

    halagasiyo samigodaa inagaa halkaa isgaynayee

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      waaryaa ma Oromadii afka baratay baatay OROMO walaalaheena maaha Tuug tuug dhalay baatay waxaan kala nahay itoobiyaan & soomaali kadibna umada muslimiinta oo dhan Baa waloolo ah balse in laysku qasmo Cid aan kayeelayno majirto
      adis aba inuu wax ka noqdo qof kayimid dhulka soomaaliyeed ee XORTa ah ma aqbalayaan xabashidu waa Maya ragan hadlayaa waxba ogyihiine adiga iska aamus MIskiinyahow XUMI

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว +3

    Waala sugayey horta hargeyso halaga siiyo. Wa dad irisamale ah.lakin puntland lagama sinayo wa dhul darood .meelaha dir iyo irirsamale dego halaga siyo.
    Iyagaa lahaa wa walalaheyn.

    • @cabdisalanhussein5699
      @cabdisalanhussein5699 4 ปีที่แล้ว +1

      Afka day wasaq ma irirsamale oo quresha walle darodow orom somali idinka baray bal eeg bosaso gabdhihiina ey har iyo haben wasan

    • @cabdisalanhussein5699
      @cabdisalanhussein5699 4 ปีที่แล้ว

      Teda kale hargeysa isaaq baa kataliya
      Xamarna abgaal wana laga yaqan adunka illa washiton iyo moska iyo landan wasaq gun ah bad tahay ee aqlaaq isku yeel gunyahey waxush yahaey bura folka kutala tahaye

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdisalanhussein5699 labadinaba labo caaq baatihiin dhibaatadu waa inaanan inagu iskujeedno

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdisalanhussein5699
      Nacas nacasi xaartey ma hadad diidesaa in oromo isla dhalaten wa idinki lahaa wa walalaheyn wa dir.irirsamale.
      Hada mey kula xumaatey.dhuldarood marti bey ku yihin darood oromo ma oran wanala dhashen iidoorse wa yiri ee ha xumen
      Ee so dhaweyso isaaq oromo
      Dir irirsamale ayaa tihin .koley wa tihin isaq wa oromo muslimtey hadse ma cirkad ka timaden mise bada idin soo tuftey irirsamle wa oromo asalkisa ku fan waxa tahsy ha diidin inna aderkaa.
      Isaq oromo soo idinki ku shirey dirdhabo oo la idinku barey abtirkina inui yahay oromo.kkkkk binu hashim been bey aheyd .takale binu hashim dad madow ma dhalin .

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdisalanhussein5699
      Darood oromo wuu soo dhaweyey xeryo qaxootina wa dejiyey wayo darood dowlad calan leh buu ahaa oo calamka laga yaqaan. Adiga maxaa tahay mamul gobeled baatahay muse bixina wa gudoomiye gobol
      Kkkkk ma qaran baad is modey ader masaajidka ciyarta ka daa. Adigon caytamin codkaga dhobo
      Qofka kula hadlayo wa gabar
      Dowlad ah oo calan blue leh
      Wa darood is maciil .isaq oromo ma ahan open your eyes marqan land. Wali ma marqansantahy .
      Ca

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 ปีที่แล้ว

    Wan so dhawey neynaa in aay oaromo xaquuq kuyee shaan wayo oromada waxay kamitahay etopeyanka kale ee Somalia jooga marka Maxaa loo diidayaa oromada hadaba itopiyan ba naxukumee

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali hadaan nahay xad gudub ma yeeleyno.

  • @safaahmed9759
    @safaahmed9759 4 ปีที่แล้ว +2

    Oromadu waxay aaminsan yihiin inay Somalia ay lahaayen owooyadood marka mid kasta oroma ahi amba Somalia ha jogo amba qurbaha ha joogee wuxu ku dhahayaa Somalia anaga iska leh

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 3 ปีที่แล้ว

      Waa run oo waxey dhahan somalida io oroma aya isla deegnay somali wey muslimen waxena bilaben iney oromada qixiyan

    • @nasibudarbi2600
      @nasibudarbi2600 3 ปีที่แล้ว

      @@haruunahmed1974 oromo somalia mallahan wacalyohow

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 3 ปีที่แล้ว

      @@nasibudarbi2600 oroma somaliya leh miya idhi 🤣

  • @hamoodzayed385
    @hamoodzayed385 4 ปีที่แล้ว +2

    Maya wadankooda halagu celiyo

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 ปีที่แล้ว

    Yaa oromo siiyay dhalasho soomaaliyeed wixii oromo ah ee dalka timi ilaam1991 waa in la raafo oo itoo iya ku noqdaan