Wa siirka malin hore ban arkayay si diiran oo kalgacal leh buu uga hadlay gartii ey rer djabuti ku qabsadeen wuxuuna idin balan qadyay in uu idinka so garbixi doono wali gaar ah somaliweyn guud ahaan madaxa korkiisa inoo saaran tihiin from muqdisho ❤❤❤
Gabadha miisaankeeda ma cusleen ee faarax yaasha somaliya iigaba naf ah jirkoodii ma dhisna teeda kale muqalka la duubayo o aroska iyo arosada mantoo dhan sida yeel lagu haayo waan karahsaney runtii somalida maskaxdoodii waana ka masaxi layn hadaan awood balse ma awoodna RABIGAYGAA u baryaynaa YAA ALLAH🤲
Taliye war kaaga waan maqalnay waziirka tilaabo sharci ah baa laga qabanayaa hadii uu sii daahsho hambalyada 😂😂😂 Washamsi ayaa lagu qaada si uu u fahmo xaqii lagu lahaa Waa in uu saraakiisha kufaana ama uu eedeeya😂😂😂😂
Asc zaki bro arinka bada somalia weli wa u tagan yhy si dhalinta u ogadan kaso hdl pls itoobiya wa inta eey rabtay .madax banaani iyo aqoonsi miyaan ka rabna anaga itoobiya arinkan sxbow so darase wa Qatar wlhi
😅 Faraaxnan ubaxa cad ayu jaceyl u yaqana miya war ka saxa lkn isku day fiican weyan filmanta hindiga iska yareya ragoow qasab maha inaad lugaha dhulka dhigto lkn waxa qasab ah inaad barto sida dumarka loo la dhaqamo kkkkk m.a ha war jacelku ❤ 🤗🥰 ubaxa cas barta faraxoow ☺️ ka cad walsha u gee hambalyo 🎉 dhamaan qosaska somaliyeed ee so gordhay 💏👏🏼 awlaad salaxiin ah alle ah idin siyo inshallaha allahuma aamiin
Kusali nabiga muxammad scw scw ❤❤
صلى الله عليه وسلم
SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲💙💖❤️💝💯💌💟
TEAM KOKO CONGRATULATIONS 🎈🎊 700k👍
Hambalyo
Intaasi in Gabadan ayan ka filayAaa koko 👸🏿
❤❤❤
Ma nihin😂😂
Ma nihin😂😂
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW ❤❤❤
😂😂😂😂 wallaaahi wasiir waxaan kamid ahay dadka muuqaaladaada laqabatimay missana daawashadooda nasiimo kahella..aadbaan kuutaageeraa from hargaysa zakiyaaaw
Legend ❤
Wasiirka waan wadanaa hadaynu reer hargiesa nahay
@@hindahodan haa talye
Sxp anba kla midbaan ahayn nio from Goljano🎉
Kula mid. Legend
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin 🤲🏾
Amiin yarab❤❤❤❤
Aamiin yaa rabi ❤
Team 27 idiin mee❤ kusaliya nabiya scw
Kisali nabigeena Muhamed scw
Qofteyda tahy waan kitaageera boworadeeyda kulaha yaa dhiiqada lugaha uguli
Zaki adigana 😂
Zaki Haye 😂
Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo saxib huray insh alh 800k
Walal zaki fariinteyda gaarsiya .arimaha bada so cusbonaday hada
Dhalanyaro pls zaki ii garsiya arinka bada haso daraseyo dhalinta haku buraarukto waxa ka dhacaya dalka
Somalaya mustaqbalka suureyso itoopiyaan xawashi xun ah gaal ah yahuud ah oo siduu dono ka yelanayo gabdhahena caruurtoda biyo inta uusan kuso gaarin aya la iska moosa
Wasiiir waaa ku salaamay 2 minute ka hor ayaaa arkayay vediogaaa😂😂😂
WALHI OO BILAHI OO TALAHI WAZIIR WALIEY PIN MALEYGU QABANIN PIN IGU SHARAF❤😢
Hambalyo hambalyo wiil iyo caano gabar iyo caano
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Wasiir waxba indhaha ha taagtaagin wiilka kobaad usaxanyahay e😂😂😂😂farqadihina anaga waxba nagama galin e😂
wasiir waxa aad noo balan qaaday reer Djibouti awey ??!🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Wa siirka malin hore ban arkayay si diiran oo kalgacal leh buu uga hadlay gartii ey rer djabuti ku qabsadeen wuxuuna idin balan qadyay in uu idinka so garbixi doono wali gaar ah somaliweyn guud ahaan madaxa korkiisa inoo saaran tihiin from muqdisho ❤❤❤
Wasiir wan ku sugaan from Djibouti ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Maxaadsanid walal guleystaa somali weyn xanooladoo xamaar is no easy from Djibouti @@Ali_qasim143
We're waiting for Wasiirka 🎉
🇩🇯
Waziirkeena 8:36 hapeenimo 😂😂
Waziir joog anaga hadaanahay dumarland waxaan rabno inaan nala sameeyo lee jirto waa xeerka dumarka uyaaalo
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Congratulations 🎉 800k waa. HILMAAMY hdaan kusoo diray
😂
Somalia 🇸🇴 musaq masaq kama dhamade wasiika qof neceb ma jiraa baa is dhehee wasiir guulayso boqortoyo ❤😊
Horta wasiirka arooskii ha la so raadiyo sarakiisha ana falaqeene
1:57 waan fahanay waziir 2:07 😂
Wasir kas ani wye
1 aroska gabdha xeeeka dumurland qudubka 189 si fcn u fahansahy m .a hadaa dumurland hampalyo 🎉🎉🎉😂
Wasiir ninka jilibka dhigtay waa na khiyaaamay lacagta arooska baa Laga bixiyey 😂
😂😂😂😂😂😂
Sheekadaan before iyo after aan sugeenaa zaki haji ababa
Zaki 🎉800k🎊🇩🇯 from Djibouti
Wasiirka aroskisa ha la radiya team commentley imisu dadku raxaystay wuu isu war haya 😂😂😂
Waziir ani goormaa caan iga dhigee😢
Waziir maseerka yaan lagaa dareemin😂😂😂ani waa kuu jeedaa
1m kutuura wasiirkena🎉🎉
Waziir waxaan ka mid ahay tageera haaga midka labar 1 ka ah waaye pro from hirshabelle ❤❤
Wasiir yan lagaa dareemin😂😂
Wasiirka ado hees Hindi turjuma cawa iso gartey😂
Inalah came soon 1m 🎉🎉🎉
Congratulations 🎉❤
Gabadha miisaankeeda ma cusleen ee faarax yaasha somaliya iigaba naf ah jirkoodii ma dhisna teeda kale muqalka la duubayo o aroska iyo arosada mantoo dhan sida yeel lagu haayo waan karahsaney runtii somalida maskaxdoodii waana ka masaxi layn hadaan awood balse ma awoodna RABIGAYGAA u baryaynaa YAA ALLAH🤲
Wazir maseer is not easy qodob ka aad keensaty masoconayo jilbaha lee dhulka idinla dhiga😂😂😂
1M COMING SOON🎉❤ZAKI
800k maxa hambalyadii aaway horta wa sugeynee sarakiisha aa la hadloyaa
Taliye war kaaga waan maqalnay waziirka tilaabo sharci ah baa laga qabanayaa hadii uu sii daahsho hambalyada 😂😂😂
Washamsi ayaa lagu qaada si uu u fahmo xaqii lagu lahaa
Waa in uu saraakiisha kufaana ama uu eedeeya😂😂😂😂
Wasiir dhiseenka waan ku haysanaa
I love his intrusive thoughts 😂😂😂😂😂
6:57 talio cod kor kasaar miyaa keentay
Kuwa laba labada anaa ku jirey arooska habaryartey amal oo ahaa❤
Saki haji you make my day legend wakuwataa from mombasa
Hambalyo hamblyo family's ka dhismay🎉
Wasirka oo la dhahy 500 oo qof HortoodA ka Hadal la nhy vediokaasi yaa illaa dawadey 😂😅
Waa idin salamay sksha
6:06 Bakeeriga soo celi 😂😂😂😂
Waziir waan ku maqalnay caadi iska dhig meseer yaan lagaa dareemin
Asc zaki Bin hajji nolow wllka wan ku aaminsanhy tlye
Waziir hambalyadii meeday ceyda io koko😂😂
Asc zaki bin xaaji sigaar macabtaa
Zakaria wll farinta weey isoo gartey meldaran oo xuun ayan fadiya jaad ayan cuunaya.
Asc zaki bro arinka bada somalia weli wa u tagan yhy si dhalinta u ogadan kaso hdl pls itoobiya wa inta eey rabtay .madax banaani iyo aqoonsi miyaan ka rabna anaga itoobiya arinkan sxbow so darase wa Qatar wlhi
#wazir caawa fikir baad kabixi la,adhahay?
Saan 6:56 waaba ku jirtaa😂
Congratulations
Wasiir hadaa ma wllky ayaa maxkamada faraxyasha saraysan ana jilbahan dhiganayaye 😂
Qosolkaa iga dhamaaday
Waxad uu jeeda wey burburayin 😂😂😂😂
😂😂😂😂zaki labo sano ku xiranahy commnetskii igu horoye waye wa iga hasa ader😂
Waziir koko ma ilowdey 700k🎉
Arooska hee haye iwad sheekada ana an dhageeste
Alaabta gacanta ka daa koobka ka qaad😂😂😂😂
Waziiiir adileba Ani iga qosliya😂😂😂😂😂
Wasiir waan kula nacay walhy 5:58
Heer waxan gaadhay aroos yada markaan tago wax kastaa haday qasmaan aanan dhex galin sidan u nacay camera wax laga dhex saxayo 😂😂😂
Wasir cawa background ka wad nagu garaacdee
Maamo thanks ❤❤❤❤😂
Mashallah Hambalyo Hambalyo ❤❤
Sheekada bar bar waa run
Anigaba oo jooga Sweden oo somaali ah iheysaaa sidoo kal,e
Waa koronto lagu shubaya madaxaaga kadib ay usii gudbi dhegaha iyo naska kadib usii gudbi maskaxda..
Hanbalyo familyads barakoba insh.lh
Horta gaaly TH-cam leyda reply ma soo gaaln miiyaa showeystaysha😂😂😂❤
Showiste cali baq baq wayay cml nh 😂😂
@@Salma-q5w wlhi🤣🤣🤣
Wasiir suit kii aawey 😂
Wasir wax la qarqariyo qudhun ayaa ku jiraa😂😂😂
Waziir waxaa ilawdyyyyy walhi 😅😂 wadadii dheereed na maatusin😂😢
Congratulations 🎉🎉🎉🎉
Wasir faraxyada sidad utagerysid walaga darema 😂😂😂 Lakin xalimo idinkama yelyso
search aya noga baxde cawa😂😂
Hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤
4:56
Horta ragan dumarka saan dhan kor ugu qaad qaadayo ma cawaan baa mise waa la soo taagey
Shaqo anad lahayn ha galin wasiir😂😂😂
😅 Faraaxnan ubaxa cad ayu jaceyl u yaqana miya war ka saxa lkn isku day fiican weyan filmanta hindiga iska yareya ragoow qasab maha inaad lugaha dhulka dhigto lkn waxa qasab ah inaad barto sida dumarka loo la dhaqamo kkkkk m.a ha war jacelku ❤ 🤗🥰 ubaxa cas barta faraxoow ☺️ ka cad walsha u gee hambalyo 🎉 dhamaan qosaska somaliyeed ee so gordhay 💏👏🏼 awlaad salaxiin ah alle ah idin siyo inshallaha allahuma aamiin
Rôle number 4
Ar wasir igadaa ciyarta😂😂😂😂😂😂
Waxaas iyo wax kabadnba waa dhahdaan ee wiilka halaga dhamaado😂😂
Waziirka suudka aaaway hee😂😂
❤❤ hampalyo hampalyo Masha Allah Tabarka Allah
Waziir wiilasheena tabar laheen ee soor ha cunaan
6:41 isku waara
Wasir waxn dhihi laheynba ada idhi from commentland 😂😂😂
1:32 1:34 1:36 1:37 1:37 1:38 1:39 1:40 1:41 1:42 1:42 1:43 1:44 1:44 1:45 1:46 1:46 1:47
😂😂😂 sidee ku sameysay pro 😅
1:54 1:55 1:56 1:56 1:56 1:57 1:57 1:57 @@MukhtaarAden
@@MukhtaarAdenwey fududahy
@@GOB_MEDIA computer or phone pro
@@MukhtaarAden5:00 5:05 5:05 5:09 5:11 5:11 5:11 5:11 5:11 5:13 5:13 5:13 5:13 5:13 wakaa
Wsc zaki 😂😂😂
Hambalyo family
Hahahahaha.....wasiir...... nagadhaf hee......
Arooskayga malinti la garo san cml ha i jafin le wazirow😂
Wasir sudhu kii meyay 😅
Dhig dhibcaha😂
Wasiir