WASIIRKA OO 500 QOF HORTOODA KA HADAL LAYIRI 😂 WADNO XANUUN BAN UDHIMAN GAARAY😂 ILAHAYOW CEEB ASTUR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @HhtytySharma
    @HhtytySharma 2 หลายเดือนก่อน +571

    Hadad nabi muhamad jeceshahy sideyda like isaar😢❤

  • @Osman.merane.elleyeh
    @Osman.merane.elleyeh 2 หลายเดือนก่อน +42

    Wasiir hadda nahay dhaalinyarada djibouti caawa qalbigadana tuusteey meeshadana cimaamad noomataal 🇩🇯🔝

    • @URvimez
      @URvimez 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xaal qaata jaalleyaal wasiirku wuu idiin wataa ..cirifka fog ee gayiga soomaaliyeed Baan idinkasoo salaamaaya..àan idiinla kaftamee af faransiiskii waad Yara dabciseen ,Waa iniga Soomalidii dhexda uga jira.. 😅..soomaali asal ah reer jabuuti .magaciin ha Jiro gacallayaal❤

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

      WAA QALQALSANYAHEE KU QAATA

    • @mohamedallaleh-v9h
      @mohamedallaleh-v9h 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@URvimez marxaba Dubri salaan saree somalinimoo waa suumaadeey ambaa waa astaantey somalia illaa 1991 qalbikaa ayaan ukaa duuceeyaa weelinaa lowyacadoo maan araaq waaxan raajeynaayaa inaa soo boordoo somaliya oo miid aa oo nabad iyo barwaqoo aa InchaAllah

  • @ahmednuur9861
    @ahmednuur9861 2 หลายเดือนก่อน +252

    Aan kusalino nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RaxmoAsad
      @RaxmoAsad 2 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤

    • @AmiiroQueen-l1n
      @AmiiroQueen-l1n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw 💓💓scw scw scw scw scw scw 💓💓scw scw scw scw scw scw

    • @Siciidjaamaccabdilaahi
      @Siciidjaamaccabdilaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wasiiir comment tigaygu in uu kusoo gaadhi doono oo aad arki doonto ma garanyo lkin why aad uga reertay reer ssc khaatumo bal dadka aad slanta ka gaysay dib u dhagayso hadadan ka so hadal wax badan in aad lumasay ogow sxb

    • @Siciidjaamaccabdilaahi
      @Siciidjaamaccabdilaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wasiiir comment tigaygu in uu kusoo gaadhi doono oo aad arki doonto ma garanyo lkin why aad uga reertay reer ssc khaatumo bal dadka aad slanta ka gaysay dib u dhagayso hadadan ka so hadal wax badan in aad lumasay ogow sxb

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw ❤️

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 หลายเดือนก่อน +20

    Masha allaha guuleyso inadeer guul iyo gobanimo pundland hanbalyo ❤️❤️❤️❤️👏👏👏🌹

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 หลายเดือนก่อน +178

    Ala waziirka ooo tagan manta aya igu horeyse yaa ila midha ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @princessmuna1426
      @princessmuna1426 2 หลายเดือนก่อน

      @@SalmaHafidh-bn2hy aniga xataa😅😅

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 2 หลายเดือนก่อน +2

      Balo waligay uma fiirfiirsan alayn ninku curyaan maha😢😂

    • @Kingirashka1823
      @Kingirashka1823 2 หลายเดือนก่อน

      Alla aniga😅 w

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga 6 Sano ka hor daawaday isaga oo laba Abwaan oo may iyo maxaa tiri ah hadal u qeybinayo😅

    • @AbdiaziizMaxamed-oj5dr
      @AbdiaziizMaxamed-oj5dr 2 หลายเดือนก่อน

      Isagoo wax xayiisiinayo ma arkin miyaa

  • @erhadali4424
    @erhadali4424 2 หลายเดือนก่อน +54

    Où est Djibouti 🇩🇯anaka somali maa nihin mise kuma tirsano Vive les Djiboutienne one like 💪🇩🇯

    • @helawanassah7112
      @helawanassah7112 2 หลายเดือนก่อน

      Nous somme pas somalie 😂 Nous êtes ISSA où bien ANFAR 😮ok Djibouti 🇩🇯

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waka tirsan thiin wllyal xalka dajiya ileen dawlad baba noqoteen xoga yara la idin hilmamay😅❤

    • @erhadali4424
      @erhadali4424 2 หลายเดือนก่อน

      @@helawanassah7112 la première Somalie est un pays et le Somalien est appartenance ethnique,Qui es-tu AFar ou ISSA..? Si Ns sommes Des ISSAS ns sommes Somali ok frerot 🫠

    • @housseinali4145
      @housseinali4145 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@erhadali4424pourquoi tu ignore les afar ! Y'a quoi d mal 🫣 svp faut jamais d'être un tribalisme oe parce que tu le sais la plus part ces du métisse comme moi wesh je suis un issa et ma daronne afar donc ça me fai égal quand même

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205 2 หลายเดือนก่อน +163

    Xageed Djibouti 🇩🇯 ooga reebtey waan kula joogna waziirkeena

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +6

      Wuu hilmaamey saan filayo anba waan is iri lakin dhib maleh walalo waa ka hoos baxday indhahaa ku badan show😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน +7

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

    • @queensomali-h2l
      @queensomali-h2l 2 หลายเดือนก่อน +4

      Inikama Tagen meel walba oo somali dagto buu yiri😊❤

    • @zamzamismailaouled1919
      @zamzamismailaouled1919 2 หลายเดือนก่อน +3

      Wlhi anba wan isla aha wazir maxa no ilowday wan kula joukna

    • @Alleyesonrafah10
      @Alleyesonrafah10 2 หลายเดือนก่อน +3

      Djiboutiiiiiiiii❤❤❤❤❤

  • @ahmedaboubaker7981
    @ahmedaboubaker7981 2 หลายเดือนก่อน +9

    Aaway Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 anaka Somali maa nihin mis kuma tirsano wasiirka 😢😢😢😢

  • @Gaabkayare
    @Gaabkayare 2 หลายเดือนก่อน +97

    Wasiirka maxaa ugu dhagantihiin 800k 🎉 ku tuura

    • @OgaalkaMaanta1
      @OgaalkaMaanta1 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu gaaray 🎉 hambalyo

  • @zakariaabdullahi514
    @zakariaabdullahi514 2 หลายเดือนก่อน +27

    Wasir sarakiisha reer Jabuuti ayaad hilmaamtay, raali galin ayaan kaaga fadhinaa,😂😂 intaasi waa kaftan, the one and only Zaki Bin Xaaji, taageero buuxda ayaan ku haynaa ee horey uu soco, waad ku mahadsantahay sidaa quruxda badan aad mar walba dhalinta ku istaagto 🎉🎉

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 2 หลายเดือนก่อน

      Cawaale ayaa idin matala jooge hee fudaydka joojiya😂😂

    • @ifrahqali9128
      @ifrahqali9128 2 หลายเดือนก่อน

      Salanta miyan muudan

    • @URvimez
      @URvimez 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@ifrahqali9128Waad mudantihiin gob gobi dhashay reer jabuuti.. wasiirka ha u qabanina wuu idiin wataa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +36

    ASC Masha Allah🤲 dalka iyo dadka iyo dinta 5 Somaliyed Allaha no xafido insha Allah🤲💯❤👍💐 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sucdiali-
    @sucdiali- 2 หลายเดือนก่อน +20

    Ar waziirka cawa macawiis u wata mise indhehega waaye😂😂😂😂😂keep going 💪

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 2 หลายเดือนก่อน +62

    Hoooy illeen wazirka waaba Quruxlow😂😂😂😂

    • @maamii111
      @maamii111 2 หลายเดือนก่อน +3

      walaqabaa waziirka😂😂😂

    • @NasraAbdirazak
      @NasraAbdirazak 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@maamii111😅😅😅

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 หลายเดือนก่อน

      @@maamii111🫣🫣🫣 waala’qabaaà!!!!

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 2 หลายเดือนก่อน +1

      Asaga maa wax qaba mise waa laqabaa 🤣🤣

    • @saabiriincadey2608
      @saabiriincadey2608 2 หลายเดือนก่อน

      @@maamii111 eee hadi laqabo qurux diisa Malashegi karo miyaa Iyaaa sewaye hee🤣🤣🤣

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂
    Wasiir meel naga sartay…Waziir isn’t easy. 👌💯You did it
    Congratulations 🎈🙌🎉👍for 800K you made it! Manshallah!

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 หลายเดือนก่อน +60

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waziir scml nio neef qaado soo adiga hadalkiiba taxay Halmar. Waan ku salaamay waziir adiga iyo ummada Soomalaiyeed iyo dhamaan reer Puntland waziir sharaf iyo karaamo 😁🤣😂.

  • @HibaaqAhmed-kv4ml
    @HibaaqAhmed-kv4ml 2 หลายเดือนก่อน +59

    Waziir habeen dambe qacdaada sugeena😂😂 codka iyo socodka iga gadan😂😂

  • @AyuushPea
    @AyuushPea 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wasiir waxa sugnaba Waa adigo tiktok kawankiisa saran 😭💔😂😂

  • @maoulidharbi5851
    @maoulidharbi5851 2 หลายเดือนก่อน +89

    Wasiir soomaali waad wada salaantee intee nagu ilawday réer Jabuuti Turkish miyaan noqonay😢😂😂

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somalidaad ku jirtaaye caadi iska dhig.

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waku jirtin wll hilman hadal kuma juro rer jabuuti wan jecalahy saxibadey qaalida a re jabuuti ah sharaf iyo karamo

    • @S.USAwg6ux
      @S.USAwg6ux 2 หลายเดือนก่อน

      Dhib maleh Jabuuti waa un iska soomaali❤

    • @ZahraBon-yh4hj
      @ZahraBon-yh4hj 2 หลายเดือนก่อน

      Somali waa nahy lkn kala wadan ba nahy isnaa wuu wada sheegey somali odhan gaar gaar

    • @adnanhaaji1136
      @adnanhaaji1136 2 หลายเดือนก่อน

      Cawale adan ba hadu si farxadle usalamay jabutina wu salamay wasiirku 😅

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wasiirka codka malagu saarey 😂😂😂😂😂

  • @CaliXariir
    @CaliXariir 2 หลายเดือนก่อน +76

    Somali Djibouti 🇩🇯 Djibouti 🇩🇯
    Sacaadatu waziir waad ku qadantay Walalaheena Djibouti 🇩🇯 Djibouti 🇩🇯 Hilinkay ku socotiyo Hibadii Ilaah iyo Hadaf keedii gadhoo Heerbay maanta jogta
    Adiguna cimamada kutuur

    • @mohamedallaleh-v9h
      @mohamedallaleh-v9h 2 หลายเดือนก่อน +3

      Wasiir djabuutii cuuraadkaa somaliyeed Mahamoud Harbi Farah somalinimoo ayuu kumaqayxay wll somali somali baa leh

    • @musefarah8031
      @musefarah8031 2 หลายเดือนก่อน +1

      Djabuuti. Waaa qaran
      Lkm. Zaki wuxuu uhaystaa qabiil

    • @musefarah8031
      @musefarah8031 2 หลายเดือนก่อน

      Djabuti uma bahna ciyaalka cuqdadu ka buuxdo

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waka tirsan thiin wllyal xalka dajiya ileen dawlad baba noqoteen xoga yara la idin hilmamay😅❤

    • @musefarah8031
      @musefarah8031 2 หลายเดือนก่อน

      Zaki. Ha kasooo hadlo hana cudur daarto. Djaaabuti. Wuxuu uga tagay

  • @marisouleh-ch4xl
    @marisouleh-ch4xl 2 หลายเดือนก่อน +6

    markii ugu horeysay ee aan arko waziir oo taagan 😂😂

  • @cabdikaficabdulahi9822
    @cabdikaficabdulahi9822 2 หลายเดือนก่อน +47

    Wasiir waan qiiroodey socotka markaan arkey😂😂😂

    • @sadammohamed4870
      @sadammohamed4870 2 หลายเดือนก่อน

      Dulka ayas sogabsadhi ano arki hayaa wlhi 😂

  • @SulekhaMuktar
    @SulekhaMuktar 2 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 800k wazirka more inshaAllah 🎉

  • @assadoudineisman382
    @assadoudineisman382 2 หลายเดือนก่อน +7

    From Djibouti 🇩🇯 hambalyo PUNTLAND🎇🎆 Wasiir ha naga iloobin Allaha kuma hilabo Wasiirna hambalyo 800k🎉🎉 keep going 💯💪🏾Wazirka is not esay💪🏾💪🏾💪🏾

  • @Samiradahir-p8d
    @Samiradahir-p8d 2 หลายเดือนก่อน +41

    Wasir reer Djibouti salanta Kaa ilowdey😢

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hilmaame hadal kuma jiro wye koleey xumaan muusan kaga tagin reer jabouti waa dad sharaf leh

    • @HaboonGeedi
      @HaboonGeedi 2 หลายเดือนก่อน

      Wana dawaysay ❤​@@NaimaMohamedAli-k6k

    • @helawanassah7112
      @helawanassah7112 2 หลายเดือนก่อน

      Ne dit pas ça 😮 parceque nous somme Djiboutienne Avec ISSA ou bien ANFAR

    • @KeifNour
      @KeifNour 2 หลายเดือนก่อน

      Qalbigena tihin❤❤

  • @SabahAden-kw6lm
    @SabahAden-kw6lm 2 หลายเดือนก่อน +15

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯 from Djibouti waziiir hana ilawiin anaga xitaa wazirkeena tahaaay ❤

    • @helawanassah7112
      @helawanassah7112 2 หลายเดือนก่อน

      Nous somme pas somalie 😂 nous étés ISSA où bien ANFAR 😮vive Djibouti 🇩🇯 😊

    • @SabahAden-kw6lm
      @SabahAden-kw6lm 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@helawanassah7112 hhhhh à toi de voir indr je suis une Djiboutienne mais aussi Somalienne 🇩🇯🇸🇴❤️

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry reer Djibouti haloo dhafo hada waa ilaawaye

    • @SabahAden-kw6lm
      @SabahAden-kw6lm 2 หลายเดือนก่อน

      @@fadsacada5136 wn ka cafineey waziirkena huno 🥰❤️

    • @hamzemahamoud2021
      @hamzemahamoud2021 2 หลายเดือนก่อน

      Qoi 😒 Djibouti sont tous des Somali apart l'ethnie de afar?​@@helawanassah7112

  • @MarianDaher-i8o
    @MarianDaher-i8o 2 หลายเดือนก่อน +14

    Nagadaade wasiir cunsuri ayaa tehe away rer Djibouti somali nooma malaysid miyaa😢😢

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiirka is not easy Zaki Bin Xaaji nin culus waa ka baxsatay, Caawale aadan iigu salaan. Jaaw jaaw ina abti ❤❤❤❤

  • @Teayclo
    @Teayclo 2 หลายเดือนก่อน +20

    Djibouti away

  • @MR_issack
    @MR_issack 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wazirka oo tagan oo socda manta igu horeysa wllhi😂

  • @ifraaxcabdifarax7303
    @ifraaxcabdifarax7303 2 หลายเดือนก่อน +15

    Kumaad khasarin tareninki 2days ka socday ani socodka iga gadna iyo qaab hadalka salantiina waad naga garsiisay from somaliland 😂❤

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h 2 หลายเดือนก่อน +4

    Socodka ugu dambeye waa slow motion 😂😂😂

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 2 หลายเดือนก่อน +21

    wasiir darta ba film aan dawanyay uga imid from magaladadi bosaaso❤

    • @mahamedwarsan9724
      @mahamedwarsan9724 2 หลายเดือนก่อน

      Baaba isceli habururin😅😅😅😅😅😅

    • @xaawosiciid122
      @xaawosiciid122 2 หลายเดือนก่อน

      @@mahamedwarsan9724 mohamed waa igu khaldamaysa kkkk just taageeranima la maraya kkkk

  • @Boqorka1
    @Boqorka1 หลายเดือนก่อน

    ku saliya nabiga sallallaahu calayhi wasallam

  • @sabiragaas924
    @sabiragaas924 2 หลายเดือนก่อน +23

    Wasirko taagan ooo 😂👏🏼🇩🇯 wasir waxey socdko robot ki oomar sheegey miya 😂😂

    • @Kingmaahir-i8n
      @Kingmaahir-i8n 2 หลายเดือนก่อน

      Tik tokiisa ma arkin miyaa

  • @MakoGuedi-ue9ms
    @MakoGuedi-ue9ms 2 หลายเดือนก่อน +17

    Waziir xagee Djibouti ooga reebtey waan kula joogna🇩🇯🇩🇯

  • @MaxamedMuxumed-e6z
    @MaxamedMuxumed-e6z 2 หลายเดือนก่อน +26

    😅Wasiir malaayin anagoo ah Soo adigan naga hor khudbeeyq😅😅

    • @Inahebel-w4j
      @Inahebel-w4j 2 หลายเดือนก่อน

      Camera caaga buu ka hor qud beeyaa ,adigana moobikaaga caagaabaad ka daawataa lkn imika warkii hore war soo shaaf face to face😂😂😂😂

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 2 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @hunter-of-football1220
    @hunter-of-football1220 2 หลายเดือนก่อน +21

    Waziir xanjada lee inaad iga cunto lee eheed sidada kake wee kuu fadhidaa😂❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 2 หลายเดือนก่อน

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @Hassanali63Abdourahmam
    @Hassanali63Abdourahmam 2 หลายเดือนก่อน +16

    Wasiirka iyo macawista, DJIBOUTI way koo wadata mon frère ZAKI

  • @muduyano4325
    @muduyano4325 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waziirka wat kabaxsatay legend always legend

  • @xaliyesaid7209
    @xaliyesaid7209 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wasiir waa naga soo hagaajisay kkkk alle hakaa hagaajiye

  • @mohamedadendaliehtaka
    @mohamedadendaliehtaka 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tageraha reer Djibouti 😢😢🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wasiirkeena oo khudbadaynayya mise ciyaarayya waaba markii kobad ee aan arko😂😂

  • @SafiyaAwcabdi
    @SafiyaAwcabdi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiirka xeebaha iyo kaluumaysiga is not easy 😂😂😂😂🎉🎉

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 2 หลายเดือนก่อน +5

    Team wasiirka congratulations 80k intaas ka badan aan gaar siino I.a.😊

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 wasiirka is not easy wllhi salaan sare wllkay qali 🇭🇺❤💯💯👍

  • @RahmattHajji
    @RahmattHajji 2 หลายเดือนก่อน +24

    Madax Wayne Mahamed Abdullahi Farmajo ayaad isku socod tihiin saaxiib ❤

  • @youssoufmouna3588
    @youssoufmouna3588 2 หลายเดือนก่อน +2

    Djibouti 🇩🇯 away

  • @AbshirAadanMohamed
    @AbshirAadanMohamed 2 หลายเดือนก่อน +11

    Hambaliyo waziirka 800k 🎉🎉

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wazir nagaso garbax hada nahay reer Djibouti 🇩🇯 wayo salanta wad nagarebty

  • @YuusufCabdulaahi-bn5hw
    @YuusufCabdulaahi-bn5hw 2 หลายเดือนก่อน +8

    Comming soon 800k ❤

  • @MohamedAbdi-hw8rx
    @MohamedAbdi-hw8rx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir hambalyo 800k❤

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t 2 หลายเดือนก่อน +15

    800k subscribe hambalyo❤🎉

    • @Najminaa
      @Najminaa 2 หลายเดือนก่อน +1

      Masheegee mark🤣🤣🤣

  • @SundusNadiif
    @SundusNadiif 2 หลายเดือนก่อน +2

    wasiirka walahay wa naga habaysay ina nacebaayso baka baqayaay m.a❤❤😂😂

  • @princessmuna1426
    @princessmuna1426 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa sidee wasiir waad naga waashee😂😂😂

  • @AyaanCabdi-v5l
    @AyaanCabdi-v5l 2 หลายเดือนก่อน

    الصلاة والسلام عليك يارسول الله❤❤❤❤❤❤

  • @SaahiddeeqmursalSaahid
    @SaahiddeeqmursalSaahid 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waziir inta dhaawacna allahaa ......u .u .u.bokdhayo wazoor Waka heynaa varkaaz😅😂

  • @ifrahqali9128
    @ifrahqali9128 2 หลายเดือนก่อน

    Away reer djibtouti miyan somali ahayn wazir sidaa cadalad maha💔💔💔💔💔💔

  • @AbdinasirWardi
    @AbdinasirWardi 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waziirka waa nagu dhel dhelooyaa😂😂

  • @-its_halish_
    @-its_halish_ 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo 🎉wasiir for 800k👏
    Soon 1M I.a

  • @bashiirxaanshi-ot2bn
    @bashiirxaanshi-ot2bn 2 หลายเดือนก่อน +5

    Congratulations 800k waziir

  • @eddumahir1368
    @eddumahir1368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wazirka Alle haku fududeyo caadi ogu jirta 😂

  • @inahaajigaraz2505
    @inahaajigaraz2505 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ileen wasiir waad gaabneed 😂😂😂

  • @AaishaXasan-x3e
    @AaishaXasan-x3e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir 800k hambalyo🎉❤

  • @Kingirashka1823
    @Kingirashka1823 2 หลายเดือนก่อน +7

    Alla wazirka waa dheer yahay😅😅😂 kkkkkkk😅😂😅😂

    • @ruweydaruweyda5138
      @ruweydaruweyda5138 2 หลายเดือนก่อน

      Wasiirka hoskasida kadaa😂😂😂

  • @FardowsoIbraahim-l8b
    @FardowsoIbraahim-l8b 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ay ay stelk Qurux waad nagu dishay qacdii oo yaaban baa i ag fadhito waziirka waligaa hakashakin waan ku wadanaa waad ku mhdsnthy sida quruxda badan aad wll ugu😢damqaneyso
    Waxa ku leyahay Farxad kunolaaa waziirka madaxa noo sarantahay hadaan nahay dhalinta Soomaliweyn Gar ahaan
    Ooladul Caasimada Muqdisho muuq bilan❤🫶🌹🥰⚘️⚘️

  • @KhadraCadaani-f5t
    @KhadraCadaani-f5t 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wasiir hdaan saraakiisha nhy dushaan kaala socony waxba Naga ma qarsooma 😂

  • @CCilmi
    @CCilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirka styleka wuu fadhiyaa

  • @princessmuna1426
    @princessmuna1426 2 หลายเดือนก่อน +4

    Caadi qudbadii waasii hormarisee😂😂😂

  • @NasraDahre
    @NasraDahre 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Mashallah 🎉🎉🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Mohamedchanal
    @Mohamedchanal 2 หลายเดือนก่อน +19

    Waziirka 800k hampaliyo keep going 💪

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 หลายเดือนก่อน

      Maashaa allh Hambalyo 🎉❤

  • @cadnanbashiirali3982
    @cadnanbashiirali3982 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir hada kadib taagni wax kusoo duub 😂😂😂😂

  • @aminCiidle
    @aminCiidle 2 หลายเดือนก่อน +5

    Oo waziir salaamulahi asxaabtaydaatidhiye😂😂😂

  • @jawaahirqanli1347
    @jawaahirqanli1347 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 800k❤🎉

  • @DeeqocabaasDeeqocabaas
    @DeeqocabaasDeeqocabaas 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waana waaleysaa dee walaaalo😅

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qosolka ayaa iga dhamesay o qufac ayaa ku washay wlhi my brother zaki nolow waliga wadna mhdsanthy sxb qali keep going kkkkkkkk

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asad xaajiyow play back weeye codkaagu waad sooo duubtay mic waad xidhay ...voice back...😂😂😂😂😂

  • @ayanabdullahi2294
    @ayanabdullahi2294 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awale Adam Big respect 😊

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen7496 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waziir cawa qosol iguma harin ee malmo qaar bananka ino aad 😂

  • @zarqawireaction200mviews
    @zarqawireaction200mviews 2 หลายเดือนก่อน +161

    Wazir been waye ideeh😂😂

    • @haninora533
      @haninora533 2 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂

    • @abdiazizansari5441
      @abdiazizansari5441 2 หลายเดือนก่อน +4

      Ooo miyaadan arag waligaa yaad kuqaldijirtay😂😂 ninka Soma aragtid nin dheer waya indhahada la adahaye

    • @zarqawireaction200mviews
      @zarqawireaction200mviews 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdiazizansari5441 sxb waa arke asaago tagaan lkn wuxu ubarte fadigaa

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdiazizansari5441😂😂😂

  • @Shuepmoallin
    @Shuepmoallin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waziirka😂See iyeeshay Yaaqay😂😂😂😂

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alaah wasir maxumid lakin wada yara dagdagty moyee 😂😂😂

  • @Nassertos-
    @Nassertos- 2 หลายเดือนก่อน

    Legend is the one only singer of Djibouti Awaleh aden and zaki binu xaji🎉🎉🎉salaan sare

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 2 หลายเดือนก่อน +15

    Wasiir fadhibaa nafta nooga jartaye marba hadaad istaagto quruxkaliya isqaloocibaa kujirtaaba😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-by7jh4hc8r
    @user-by7jh4hc8r 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir hambalyo 800k 🎂🎉👏💕

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wow waziirkeena wax malagaa qaban karo😂😂😂

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waziirka isn't easy ✊️

  • @EXWaardiye123-xb4gl
    @EXWaardiye123-xb4gl 2 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 800k

  • @ubaxmaxamuudcabdicabdi2763
    @ubaxmaxamuudcabdicabdi2763 2 หลายเดือนก่อน

    Laaaailaaaah wasiir ileeen waaa gaabneed

  • @romiyowcade3311
    @romiyowcade3311 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waziirka robot miya mise ana modo manta 😂

  • @hooyomadiino
    @hooyomadiino 2 หลายเดือนก่อน

    Han balyo Team wasiirka 800k aan ugu tuurno 900k bil gudihiisa❤❤

  • @miskudata6428
    @miskudata6428 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiir fulay number one thy ilen anagaa booto Nolaso farisata Malin kasta

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds 2 หลายเดือนก่อน

      Haa hada wala haaya😂😂😂

  • @shamdamoud9110
    @shamdamoud9110 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wazir maxa lajeejesanaysa caadi iska dhig wazir camal uhadal wlhi buuqa kuso gashay kaliya idilay 😂❤😂

  • @AbdikarimMohamed-cg3pj
    @AbdikarimMohamed-cg3pj 2 หลายเดือนก่อน +4

    ilen wazirka wa gabna😂

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 2 หลายเดือนก่อน +2

    Zaki bin haaji this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter❤❤❤❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 2 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪

  • @mirhamaanka3158
    @mirhamaanka3158 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo waziir 800k🎉🎉