Khilaafka Jinsiyada Somaliland iyo cabashda ka taagan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @johnben1031
    @johnben1031 2 ปีที่แล้ว +5

    27 sanadood maxaad u qaadan weyday kaarka Somaliland, halka ad maanta leedahay xagee laga qaata, waxa tahay qof neceb Somaliland, waa in laga saaro

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 2 ปีที่แล้ว +5

    Halkaas wax ka cad inay rabtay inay magac qabiil aanay u dhalan, magacii ogadeenka qarisayna arinta kale waxa weyan beenta caaqilka ka sheegtay iyo inay ururkii ogadeenka dhex boodaysa baraha bulshada ka cabanaysa

  • @umushayma58
    @umushayma58 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaad qabiilkaaga sheegtaa wax dhibi kuma jiraan wllo anagaba waa nalagu xidhay caaqilkaa waana keenay markaa jinsiyada ayaa la adkaynayaa si aanay cadow danayste ah gacanta ugu gelin ee maha in reerkaaga la necebyahay

  • @Khaliid_muxsi
    @Khaliid_muxsi 2 ปีที่แล้ว +4

    😂war anigoo u dhashayban haysane meel iigu sheega an u doonto

  • @cabdinasirahmed5173
    @cabdinasirahmed5173 ปีที่แล้ว

    Ayaan Walaal waa kaa raaliganayaa raali ahow khalad baa lagaa galay

  • @hibaaqahmed8658
    @hibaaqahmed8658 2 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa aad udhaxday ayaa qadhmuuna kuwaas ayaa ku gabay lakiin xaqiiqdaada maadshegin markaa maxaad wax ku doonaysaa Ayaan ceebta kadaa dawlada ceebta

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 2 ปีที่แล้ว

    Waa qolomaa gabadhuu

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku dhashay cardka dhalashada laguma helo 5 sano ee aad sheegayso waa marka aad sharci leedahay oo aad sharci ku degentahay ayaa dhalasho lagugu siinayaaa

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal sharciga raac uunba lagu yediyee wax kale ma jirani

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว +3

    Miyaanay waligeed codayn ama is diwaan galin waayo mise maba aaminsana Somaliland

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว

      Maya hadii aad card ka dhalashada haysato ayaad codayn kartaa waayo qof ku markuu 16 jir noqdo waa qaan gaadh ee khalad hayga fahmin inshallah khayr

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 2 ปีที่แล้ว

      @@kafiwarfa what are you talking about? disloyal faqash you cant hide from #snm_outlaws in sprit

  • @danjire7605
    @danjire7605 2 ปีที่แล้ว +2

    Lkn halkaa waxa ku jira in inanta dhaxdinteeda lagu siiyo halkaa caaqilkii caruurteeda iyo Ninkii dhalay caruurtaasi oo la Mariyo nidaamka dalka u dajisan.

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtii qoladaada sheeg si aad u hesho cardka ileyn dhalasho ahaan kama soo jeedid somaliland sifo kale ayaad ku heli kartaaye maad information doonatid oo aad weydiisid intaad afka furanayso

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว +2

    Mxay kufali bal wxaan aduunka meel Laga aqoonsanyahyna majirto. Isaaqland mxad kufali. Ayadaba qaldn

    • @cabdixariif1460
      @cabdixariif1460 2 ปีที่แล้ว +2

      Arrinku waa u iska cad yahay halkan lama yidhah Isaaqland ee waa Dalka Jamhuuriyadda Somaliland yacni ( the Republic of Somaliland ) markaas aqoonsigi ad odhan jirteen Soomaliya ayu jira ayaa ka wareegay oo qabtay Caalamka kale sidaas oo ay tahay waxa soo socde hada waa aqoonsigi caalamiga ahaa ee caalamka kale sidaas oo ay tahay sidaas banay u rabta gabadhu Sharciga iyo aqoonsiga Dalkayga, marka waxaan ku odhan lahaa adiga hagaajiso meesha ad kasoo jeedo si ad qimo u yeelantid oo Soomaalida sida Djibouti, Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kiinya kugu yimaadan adiga oo ay u soo doontan sharcigaaga iyo aqoonsigaaga Soomaliya.

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdixariif1460 Big_man; don't even waste your time like that with this people . just be mean and maggin that's what they understand and deserve. Word

    • @cabdixariif1460
      @cabdixariif1460 2 ปีที่แล้ว

      @@mca.x9520 .Waa run walaal oo dadkan kasoo jeeda degaanada Soomaaliya waa dad waalan oo runta indhaha ka qarsada oo wakhtigaaga kaa lominaya laakin haka tanaasulin qadiyadaada, hadii ad u jawaabi waydana way sii wadi beenta ay ka faafinayaan Dalkeena iyo Dadkeena sidaas oo ay tahay waxaynu ku qasban nahay inaynu is difaacno sabbato ah hada dagaalku waxu maraya qalinka waana qalinki ay inoo sheegen madaxda Dalkeena Jamhuuriyadda Somaliland.
      Markaa ku soco oo u jawaab aynu si wada jiir ah aynu u jabino 💪 markale cadowgeena Soomaaliya👎
      come on💪 let's defeat our enemy Somalia👎 once again.

    • @lincolnite1584
      @lincolnite1584 2 ปีที่แล้ว

      Hora losconyaa
      Somaliland ✌️

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer Somaliland deg dega ha iska daayaan oo wax ha sugaan, naagtani wax ay sheegaysaa waa beenteed xaqna uma laha dhalashada Somaliland, waayo waa naag ka soo jeeda kiilka shanaad ee Itoobiya, waan xubin firfircoon oo ka tirsan ururka ONLF, cadaynteedana waa la hayaa, ee iska oohin iyo iska binbin laguma helo dhalashada Somaliland.
    Waanan habalyaynayaa dawlada hoose ee Hargeysa.

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว

    Oo hadad ku dhalaty oonad haben ka bixin waxay xiligaad raadinaysa miyaanad codayiin dorashada markasay mawadinad sheeganaysa edo adba kaaga Ethiopië cid ma hesho oo walo diida wixi isaaqa

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadku card dhalashada ciyaar ciyaarbay u haystaan maxay uqaadan waydey markii labixinaayey oo imikay dan kaga xidhan tay u doonaysaa

    • @cabdixariif1460
      @cabdixariif1460 2 ปีที่แล้ว

      Waxkale maha walaal gabadhu waa ajaanabiyad waxay xasuusatay imika in la bilaabayo dufcadi sadexaad ee shaqo qaran waxanay ogaatay in gabadha ciidanka baddeena ku jirta oo darajo sare haysataa inay tahay Ogadeen, sidaas oo ay tahay waxay rabta inay hesho aqoonsigi dhalashada si ay uga mid noqoto dufcadan sadexaad ee bilaabmi doonta hada, ogowna gabadhan mar haday xaaladeedu halka marayso waa ajanabiyad Ogadeen ah oo wax aanay lahayn rabta sidaasna kuma helayso.

  • @alisayed2968
    @alisayed2968 2 ปีที่แล้ว

    Dawlada

  • @mohamedabdullahi5303
    @mohamedabdullahi5303 2 ปีที่แล้ว

    Kaaly.qaado.imaad.muqdisho

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade 2 ปีที่แล้ว +1

    Suaal
    Hadii ay ku dhalatay cardka imika laba Ka horeeyey kii daahi riyaale iyo silaanyo kuwaas siday ku qaadatay waliba kii silanaayo caaqil ayaa layska rabayee Kaas siday ku qaadatay hadii ayna qaadan in la mariyo xeerka u yaalka wasarada arimaha gudaha way ku saxsanyihiin

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 2 ปีที่แล้ว +2

    Inana ha la siiyo waa ceeebe ha la siiyo

  • @bushaarocismaan2252
    @bushaarocismaan2252 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu caruurbay haysaa hala siyo dhalashada

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 ปีที่แล้ว

    Caaqilkaasi mid muu ahayn qayral masuul buu ahaa caaqil muu ahayn

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 ปีที่แล้ว +2

    Nayaa eddo ku noqo wadankaaga oo kaxeyso odaygaaga somali haduu yahay kaxayso! Sharciga wadanka sifidud laguma dhiibo orodoo sacuudiga ama carbaha tag walahi waligaa heli maysid waana saxsan yihiin oo waa in’lakala saaraa dhaladka iyo soogalootiga! Hadii lagu siiyana way khaldanyihiin oromona wadankan malaha ee qaxooti’nimo kujoog ama iska bax!

    • @alibouhhassan7368
      @alibouhhassan7368 2 ปีที่แล้ว

      Sabtad u ledahay oromodo qaxotinimow ayee kuu jogan waa maxay illen dalkoga dagal kama jirow o waliba iyaga maanta dalkoga xakumey maa gabada inankinu u qabow e carurta idin hayssa ayaad oromo garab dhigtey talabad ninkan agasimaha iskaa dhigaya waaxa kaa muqata inow dawlada iyo shaacabaka kala maslaxayow lakine murtidi calamka xadi qodobada disturiga waax kaa khraldanyihin waa la badala ee bal kaa halo firsadow wll

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 ปีที่แล้ว

      @@alibouhhassan7368 adeer inantu ma oromaa mise somalideena daga gobolada kale? Hadaynan somali aheen waa khalad kiisiiyana waa in sun la’cabsiiyaa xabadda loo quudhin! Oromo injirlay dee jaariyad haday u joogaan ama tuugsi haku ikaato shaqo kaliya iyo warqadda joogitaanka oo sanad walba ay xareenayaan iyagoo canshuurna bixinaya hadiikale dee wadanka hanooga baxaan oo buurahoodii abaarta ahaa haku noqdaan kulligoidda ajaanibta oo dhan adeer calool kuus annaga hanoogaga ciyaarin wadankeena awoowayaasheenba hindida iyo yamanida shaqaalaha ahaa lama siin jirin maantana waa’tii’uun ilaa yoomal qiyaamadana ahaanaysaa kii isku dayaana waa in la’sumeeyaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @alibouhhassan7368
      @alibouhhassan7368 2 ปีที่แล้ว

      @@IbiEntertainment adigaa maaxay kulatahay somaliyeed misse cidkaleto talabaad dadkena jogaa qurubaha maaxa ladhaaha citizen misse waaxkaletow marka adigaa o kaliyate maaha ee xitaa xukumadu maa ogsona waaxi caqaladaha kuu a ee ixtirafka horjogaa waa inssurance kaa iyo qodobada khraldan ee disturka kuu jira

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 2 ปีที่แล้ว

      @@alibouhhassan7368 you talking like a disloyal faqash seed . Sorry,
      but they have follow the law of the land period.

    • @alibouhhassan7368
      @alibouhhassan7368 2 ปีที่แล้ว

      Somali baan ahaay marka afkeyga hoyoo iguu jaawab amaa naga dhaaf wayoo aniguba waan aqaana lakine keygaa ayaan kaa jecelahay

  • @jamaabdi9891
    @jamaabdi9891 2 ปีที่แล้ว

    Somalilnd langu Wareeriyay Miyaanay Beesha Isaaq Ahyn Dadku Maxay Walaaqayaan Meeshu waa Xaafad reer Leeyahye

  • @HornLy
    @HornLy 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa beenalay aan u dhalan Somaliland markaa adeer meeshu waa dal dastuur lehe soo raac shuruucdiisa.

  • @abdinasirabdi1776
    @abdinasirabdi1776 2 ปีที่แล้ว +2

    Wadankaste sharci ayu leeyahay, markaas hala ixtiraamo madaxda dowlada….

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Passport iyo id aan la aqoonsaneyn waxba kugu kordhin maayo kuwii afrikada la aqoonsanyahay ayaan shaqeyn

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 ปีที่แล้ว

    Dumaashi raali ahaaw

  • @mustafemustafemaxamed4561
    @mustafemustafemaxamed4561 2 ปีที่แล้ว

    Dumaashi hayna

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Hadad rabto dhalashda somaliland

  • @kayssehadji3734
    @kayssehadji3734 2 ปีที่แล้ว

    See new video of her hargeysa news

  • @caaliyacabdilaahi9582
    @caaliyacabdilaahi9582 2 ปีที่แล้ว

    Rrr

  • @latteete143
    @latteete143 2 ปีที่แล้ว +1

    Dowlada system keeda oo dhan waxba ka qaldan wasaradaha in dib loo hufo weeyi boqolaal adeero qoray oo aqoon daro hayso ayaa ka buuxa oo u haysta inay meesha leeyihin siday doonana ka yeela shaqaale shacabka u shaqeeyad tihiin in loo sheego ayay u baahan yihiin dadkan aad moodo inay wadanka qariibka ku yihiin ee socotada ah wadaniyad malaha

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 2 ปีที่แล้ว +3

    27 sano ayaad bila sharci dalka ku joogtay ee alxamdulilah dheh

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha Tiktok igu caawiya plz

  • @DrahmedmohamedNUURI321
    @DrahmedmohamedNUURI321 2 ปีที่แล้ว

    Qof soomali ahi ajaanapi ma aha

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 ปีที่แล้ว

    Inay runta sheegto ayay ahayd inantu hadii siduu sheegayo agaasimuu ay run tahay

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว

    Salaamaad hadii inaanto hargeysa ku dhalatay maxaa imika keenay in ay dhalasho u baahato mida kale miyaanay waligeed codan tolow khayr inshallah

  • @kowchannel
    @kowchannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu ayadaa film wadatee cidi uma diido

  • @mohamedozman8906
    @mohamedozman8906 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa ku qaba ayaa ina gumeed ah

  • @fayselahmed5802
    @fayselahmed5802 2 ปีที่แล้ว

    Xaqabad uledahy wllo waain lagu siiyaa

  • @kowchannel
    @kowchannel 2 ปีที่แล้ว

    Gudoomiye may sheegin cidda ay tahay

  • @ccasiisdigaale1360
    @ccasiisdigaale1360 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhu carurbay Inoo haysaye dhalashada hala siiYo

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 2 ปีที่แล้ว

    Deee adeer sestam kayagaa saa dhigaya halkad u dhalatay ka doono abti ileen magalaad u dhalty

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว

    Kasr Kan loo doodayo
    MA xow soo kordhiniya
    War xishooda maqabiil ba
    Qaran noqdo

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 2 ปีที่แล้ว

    Jinsiga ad bixisan maxay tahay ma isaaq habar awal baa dhalo aad bixisaan ok qoftaan waa beenta aad dadka u shegaysan tan kale passport somaliyeed ba lagaga dhofaha ilaan gobalada waqooyi malaha waaa lawas ogyaha sheekadas

    • @danjire7605
      @danjire7605 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa walaal bulshada Somaliland qabiilo la yaqaano ayaa jira oo dalkan lahaa.
      Looma baahna qabiilo cusub oo dalka laga diiwaangaliyo

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 2 ปีที่แล้ว

      @@danjire7605 that's true

    • @runsheegmedia1434
      @runsheegmedia1434 2 ปีที่แล้ว

      @@danjire7605 walal hadaana hay umada afka somaliga ku hadasha dhib baa haystaha aniga qabil ma nebci gobalada waooyi ban joga asatan hargeysia lkn mesha waxaa la sheegayo mahan run aniga u dhashay aqoonsina ugama baahni mamulka sheeka dan kala kicis bay u egtahay

    • @danjire7605
      @danjire7605 2 ปีที่แล้ว

      @@runsheegmedia1434 maaha sidaad jeceshahay wll lkn xaqiiqdu waa taa.
      Mida kale Somali ma wada laha dhulka balse way wada dhaqmi karaan