DAAWO Abdirahman Abdishakuur Oo Runta U Sheegay Xasan Sheekh & Hanjabaadii Ugu Cusleed Oo Caawa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin วันที่ผ่านมา +2

    Xasan dalkii oo dhan wuu boobay bal eeg lacagta frozen ka lagaliyay ee 260 milyan ah doorasho kaligiis as ah ayuu rabaa dalkaan alla mooyee cidna uma maqna

  • @ahmednur1011
    @ahmednur1011 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Great man. You are always on the point. Very smart statets man

  • @Saydika101
    @Saydika101 วันที่ผ่านมา +1

    KUWAN CAYAAR CAYAAR AYAY WADAAN XASAN WAA TUUG KHAAIN WADAN AH MADAXWEYNE KA XUN MA SOO MARIN SOMALIA

  • @yonismohamed2616
    @yonismohamed2616 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laaluush ayuu khaatay ninkan shik shigaay🥱

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 วันที่ผ่านมา +3

    😂xaabsade xurmadii dalka iyo dadkaba wuu dumiyey, ciidan ma jiro , amaan ma jiro , midnimo ma jiro , ninbaa laaqlaaqaya , waa x. Dhunke, geerida somalia , tacsi male,😅.

  • @mohamedfarah8070
    @mohamedfarah8070 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaadib ilaahay ka furtay
    ilaahaybaa ku maqlaya
    Waa shaqsigii ugu been badnaa aan abidkay maqlo allahay ku dullay ilaahay wuxuu la kulmaa qofka beenta sheega ilaahay oo u cadhaysan

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend Cabdiraxman Cabdi Shakuur horta Xasan Somaliya qof buu ka yahay idikaa ka hor imaankara as a baarlamaan waa masiirkeena iyo generation ka soo socda Xasan waa ka shakisanahay in lagula heshiiyay dowlado shisheeye in uu burburiyo markaan arkay sida uu u dhaqmayo iyo dhulkii dowlada oo uu wada iibsanaayo ayamahana waxan maqlayna in SL la aqoonsan doono taas haday dhacdana Somaliya gobol gobol ayay u kala goaysaa hada is daba qabta Gudoomiyaha baarlamaanka hadaydan cayrin waxba kama horimaankartan

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    “Asalaamu Calaykum “
    War Ninka koofiyada dheer baan layaabay! War MW Xassan dalkiisi iyo dadkiisi ayuu kala geeyay oo uu dagaal iyo colaad galiyay wixii dhaqaala yaalayna waa Aruursaday muxuu Nobal peace ku heli !?
    Kuwan jeebkooda ayay ka hadlayaan!

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ugtaas maxaa la dhahaa ininkaan itoobiyaan miyaa eeyga magaciisa nagtaa ku wa umadda kala geey waa kanoo kale ugbaas yaxaas kuqaatv 6:57

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic วันที่ผ่านมา

    Mucaarad qooqan beenaale ah