Absolutely waa muhiim inlaqaado tilaabo gudahaa,waayo dagalku ma aha dibadakaliya base waxaa jirtah cadawbadan oo kujira gudaha absolutely,wake up now young People of puntland please please please 😢😢😢😢😢😢😢😢
Qalabka Cadowga laga qabtay dalka laga kenay halka lasoo mariyay waa in qubaro loo saaro baris magdhaw ah iyo in laogado kuwa wada shaqeynta u fududeeyay oo horay si khaldan magaloyinka puntlaand kuwada jiray hatta deganka Deni uu kasoo jedo ee Qardho.
Manshaalaah dowlada barakeysan puntland💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤ aad ayeey ugu sharaf badan tihiin sida aad u wanaajisen askartateena joogta furimahs🙏
Absolutely guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaasha ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waxa dagalamaya geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
Guul , alahay garabkiina noqey, putland guuleysta waligiin , aamiin yaarabi yaa alah😅.
Taliye Xanaano Cafimad deg deg ah IAllah isaga kuwa kaleba kuwi Ajasha gashay ee dhintay waa shahiid.
Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee Puntland.
Xaliye from Garoowe.
Guul guul guul iyo gobonimo inshallah rer puntlaand guuleystaa jishkieyagow
Buntland guul guul guul buntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪❤❤
Guuleeysta walaalayaal ciidank imaaraadka daarood puntland waxaan idin rajeeynayaa caafimaad iyo guul in ilaaheey idinka siiyo argagaxisada daacish guul baan idin rajeeynayaa geesiyaasha imaaraadk daarood guul guul guul,
WCS MANSHA ALLAH GUUL GUUL GUUL DOWLADA PUNTULAND CIDAMADA SHACABKEDABA GULESTA INSHA ALLAHU QEYRA WALAALAYAL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaal Allaah Guuuuuuuuuuuuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul guul wayn diyaaradaha sidi qashinki bay uhaystaan bala idinku dhacday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha ALLAAH ALLE ha idinla garab galo wixii cadowga diinta dalka iyo dadka ku soo duuley ALLE ha jibiyo
Allow nabad kusocali cidanka guul gusha allow gacantoda gali
Rabbiyow badbaadi guushana gacanta u geli yaa rabbi❤❤❤
Wadan ajnabi aynu ku nahay sharci la'aan la inooma ogola inaynu galno inaga maxaa inoo diidey ninkii ajnabi ah oo wadankeena ama gaar ahaan puntland soo gelaya sharci isagoo wadan loo diido inoo soo galo wlhy wax kusoo dhwx dhuuman lahaa ma jirteen guuul ciidankeena puntland iyo madaxdeenadanaba 💪💪💪💪💪
Guuuuleysta geesiyaasha btlnd💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Geesiyaasha puntlaan guulaysta
❤puntland guul
KUDAYO PUNTULAN KUDAYO SIDEY MADAXDODU TAHAY SHARAF BADLEDAHI WAXAAN KUFARAXSANAHY SHAQADA WANAAGA BADAN OO AAD UHAYSAN SHACABKA WAJIBADKA IDNKA SARAN ILLAAHEY HAIDIN XAFIDO GULEYSTA INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah idiin amaansado, waa in laraafa ajaanibta iyo xabashida iyo oromada jaajuusinta ah
Absolutely waa muhiim inlaqaado tilaabo gudahaa,waayo dagalku ma aha dibadakaliya base waxaa jirtah cadawbadan oo kujira gudaha absolutely,wake up now young People of puntland please please please 😢😢😢😢😢😢😢😢
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO
🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Allaha idin badbaadiyo
Ma shaa allaah guul
MAANSHA ALLAAH GYULEYSTA INSHA ALLAAH
Mashaa allaha wasiir caydiiid&putland oo dhan?kkk
Inshalaah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱☝️☝️☝️☝️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️SCW SCW SCW alxamdulilaah alxamdulilaah
Illahay idanki guulaysta 5:48
aad iyo aad
WAR KADAAYA , WAR KADAAYA , WAR KADAAYA
Diinka?w❤aaqa
A
Mnjireen?guull
Miinada is ka ilaaliya
Adeer Gacanka Boosaaso dheh. Don’t say Gacanka Cadmeed.
War cidu fanbadana iyo boobo uuflenbada naa aragnee
War nimankaa laleeyahay puurahay usiisocdaam maxat ahay rergaalkacyo rer buurtinle rer garoowe. War dadka iskaqabta iyagoo gurmad lugeynaya Bey hawdka kusocdaan rimiyigiina leeyihiin reerbaan gee uilasshaa war xaalku waase
Qalabka Cadowga laga qabtay dalka laga kenay halka lasoo mariyay waa in qubaro loo saaro baris magdhaw ah iyo in laogado kuwa wada shaqeynta u fududeeyay oo horay si khaldan magaloyinka puntlaand kuwada jiray hatta deganka Deni uu kasoo jedo ee Qardho.
Af soomaali qaldan ma fahmin maxaad tiri belaayo afhayeen ,
Libian ma gefe ah yuu dalkiina lug soo dhigin
Guul guul Putland ❤❤❤
Xasan sheekh waa jalus maxaa yelay ashabaab buu soo afjari waayey iyo Daacish iyo argagaxisada idoor ee Somalidiidka waa ashabaab ku shaabadeeya😂😂😂😂😂😂
🫡🫡🫡💪💪💪❤️❤️❤️❤️