Deg Deg Arab Oo Jabhad Ku Dhawaaqay Somaliland Doorashadi Oo Dib U Dhacaysa...

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 95

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 27 วันที่ผ่านมา +11

    Arab waa beesha ugu muwaadinsan dulqaad badan ❤❤❤❤❤ bales manta jabhad qarankan uma baahna cadowga aynu meel igasoo wada jeesado

  • @mussejama311
    @mussejama311 27 วันที่ผ่านมา +3

    Dalka dagaal buu ku jiraa
    Doorashada waa dhabarjebin.
    Waana mashruuca huwan/wadani.

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 27 วันที่ผ่านมา +6

    Oo siidhi ayu qaatay Ciro sidu MWeyn ku raaba ??? Wa NOT!!!!

  • @Xasmas
    @Xasmas 26 วันที่ผ่านมา +1

    Guul Gobanimo Beesha ARAB S. Isxaq ❤ NO COD XISBI BURTA GACAN LIBAX. NO COD XISBI OFFWAREEN. NO XAMAR

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 27 วันที่ผ่านมา +6

    Ninkan muuse biixi muxuu rag ciiley oo sida dumarka dhixir u xidhey

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 26 วันที่ผ่านมา

      Muuse shekadu kawayn ee hurdada ka toos qodaal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 27 วันที่ผ่านมา +3

    Beesha arab sharci bay u leedahay

  • @samiakheyre762
    @samiakheyre762 27 วันที่ผ่านมา +2

    REERKAGII WAA XANAQAY MANTAA

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ka ni mah agarxajis waa faqash wayo aan ah agarxajis waxaan amisanahay Isaaq maxad ku cunasa Muse bixi waa Madaxwayne Somaliland waan niin xanusanay cilajka ha lageyo jeel magununka from harayoonis

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ax arab miskiin mindi ayeey hasraan hub mahastaan

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 27 วันที่ผ่านมา +1

    waanu taageersanahay jabhada Arab ee xaqa ku socota 100%.
    dalka way u naxaan qadiyada qarankana way difaacaan waana dad xikmad badan.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Jabhaduhu yaanay noqon kuwo qaranka ka soo horjeeda❤

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 27 วันที่ผ่านมา +3

    Arab waanu taageersanahay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Ku xisaab tama Cafawga kale ee ka faaiidaysan kara❤❤❤❤

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 27 วันที่ผ่านมา +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Anigu waxaan leeyahay xag ayey u leeyihiin markii horena waan ayeday….Hargeisana cida ka talin kartaa waa reerka ugu tunka weyn oo mid aynu isku sheegayno maaha Buurta Gacan libaaxna reer ka awooda kuleh iyo Buuraha ku xeeran isku sheegi mayno……
    Waa Khayran katiiran

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 27 วันที่ผ่านมา +1

    Arab qaranka looga biqi maayo waayo waa muwaadiniin asala oo xalaala inay cadhoodaana xaq bay u leeyihiin

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 27 วันที่ผ่านมา +1

    Bisinka Arab maxaa qaday sharaf waxay ku lahayen dulqad iyo daganansho

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Jab Cida Samaysaa way khaldan yihiin.waayo.waxay.horseed.unoqonayaan.Cadaw badan❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    UBAXLOOW JABHADI.SHARCI.MA.DIFAACAYSO.EE.WAA.KHALAD.❤

  • @ibrahimmead5907
    @ibrahimmead5907 27 วันที่ผ่านมา +1

    Not Jabhad say tribal Militia'. Not necessary to form Militia'. Just Don't Vote

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 24 วันที่ผ่านมา

    Hadi ay so baxan sadex xisbi kulmiye, wadani iyo kaah Somaliland Waa ay dumaysaa mana si jirayso

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 27 วันที่ผ่านมา +1

    Alloow sahal amuuraha

  • @liibancilmi9743
    @liibancilmi9743 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa jabahada layiidha ma jiiraso dhaman ciid samankarata ma jiirsto

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 27 วันที่ผ่านมา

    Welcome to arab mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo ilahay haku xafido keep going

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 27 วันที่ผ่านมา

    Dadka somaliland u dhashay cadow badaan ayeey yesheen anigu waxaan oraan lahaa waa in ad isku dub Nabtaan wixii donaabaa haa dhaqoo way noqon weyday cadowga ayaad u jabay siin thanks

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Waar ninkan ma luhubaa inuu garxajis yahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 26 วันที่ผ่านมา

    Waar ha na. Soo dhaweyn we beme somaliland

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 26 วันที่ผ่านมา

    Allah maaxa gudafado kuu soo qadataye lacaag ine somaliland lagu burburiyo meele haa loga soo wada jesto waaxi qaran dumiska reer kuu doono haa ahaayde allah muse dade ciilaaye

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 26 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👍

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ciru isleyahay wax kadu oo ka dhig nin an waxan ku jirin Lakin rer somaliland way ogyihin wax walba

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Jabhad.iyo.qori.xal.uma.arko.miyaanay ka wanaag.sanayn.in.bulshadu.mudaharaad.aysamayso.ay.ku.taageerayaan

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 26 วันที่ผ่านมา

    Kani Beenta ayuu runta ka jecel yahay
    Sodonka sano yaa ka horjoogay

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 27 วันที่ผ่านมา

    MIDNIMADA SOMALIWEEYN,
    HALA ILAALIYO,
    #XABASHI IYO MAREEYKANNA,
    DALKA SOOMAALIYA,
    HALAGA CAAYRIYO XIRIIRKANA HA LOOGOOYO,
    DHIBAATADA SOOMAALIYEED,
    IYAGAA MAZ'UUL KA AH.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 26 วันที่ผ่านมา

    Reerkiidi ayaa xanaqay miskiin intuu dad kale uhadlauey

  • @warsamemohamud841
    @warsamemohamud841 27 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku weydiyey markii waaheen gubtey amxarada walaalihina meeqey inku kabeen

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 26 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waxaad ku soo koobteen awal, Arab, garxajis iyo Habari jeclo. Dadka kale ee wadankan u soo halgamay ee maalkoodii iyo naftoodiiba u hurry, maxaad u sheegi weydeen?

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 27 วันที่ผ่านมา

    Kan hadlaya waa ciilan weligaa sidaasad u ooyaysa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 26 วันที่ผ่านมา

    Dawladu Cidii Jab had samaysa wax.waan.waana.ayaanay.ka.gelin.sharciga hala Mariyo.

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 26 วันที่ผ่านมา

    Aragweerar waa nin awal ah ninkaa hadlayaa ee leh xagjir baan ahay wuxuu sheegtay inuu isaxaaq yahay garxajis markaa waa sidaa labada reer u kala caqli badan yihiin sir oo dhan buu ka soo saarey ninka garxajis wax walba waa ka soo saarey isagoo qoslaya

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 26 วันที่ผ่านมา

    Xaq be u leyhiin

  • @ibrahimyonis
    @ibrahimyonis 27 วันที่ผ่านมา

    Ciyaalkan inaga daa sxb

  • @ZahalYaxye
    @ZahalYaxye 27 วันที่ผ่านมา

    Waxa aanleeyahaadaxtimadu qorilaguma helo odayaga ulmaa kursiguga garxajis goojacade ayuu yaala runtakahadla

  • @AliabdifataahYuusuf
    @AliabdifataahYuusuf 13 วันที่ผ่านมา

    Dadka Kala tag buuqa muuse weydiya wadanka iyo burburka baahida wadanka Ka jirta mucaaridku xataaa wuu jogey dawladi silanyo mey buur fulaan

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 27 วันที่ผ่านมา

    Sax waa sidaa nin tiisu socon mayso ha loo sinaado dalka

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi623 27 วันที่ผ่านมา

    Odayashii ha afduuban isisaarka keenay

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 26 วันที่ผ่านมา

    Jabhadaa beesha arab waxaa soo adeegsanaya muse waana dagaal siyaasadeed oo lagu soo qaaday garxajis lagunacarqaladaynayo in doorasho qabsoonto garxajisna kursiga fadhiisto

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 26 วันที่ผ่านมา

    Sidaa uu u hadlayo ee uu leeyahay dalkaanu dumineynaa ayey waday qabaan

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 26 วันที่ผ่านมา

    Sharciga hadii la jabiyo waa lakala jabyaa bal waa cida caano ka cabto

  • @asiaadaad9727
    @asiaadaad9727 27 วันที่ผ่านมา

    Dee soo raca adigun ha ka hadhina kaligood cidan waxab ma yeeli karane soo rac cida u jeedan wa la garanayaaye

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 27 วันที่ผ่านมา

    De aragaw warisiga ada cabudhiyay wuxukuyidhi ninki huwanta aha elahacare wunalashaqeyay ila cabashadi bootan care wadhab adan dhuxayn

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 27 วันที่ผ่านมา

    Ijiid aan ku jiido waa gacma dalis, imika doorashadii waxaa loo qoonderyey 13- nofambar, waxaa la gadhi karaa Xalkale, oo aan Carqadaken kalin waa in la Radiyaaa!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 27 วันที่ผ่านมา

    Waar arab wuu saxsanyahay cabdillaahi direewal hala qanciyo oo ha lala fadhiisto isagu odayaasha habar jeclo dastuurkay jebiyeen,dastuurkii aynu dhiganay hala raaco ayuu leeyahay waanuu saxsan yahay,komisinkaana ku shuqul leh doorashada iyo qancinteeda.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 27 วันที่ผ่านมา

    waar waxaan sheeganaya habaryoonis ee isaxaaq wuu iska hadala qalqalooca waana ka asal oo hido bay u leeyihiin muranka iyo hadalka bilaa micnaha ah ee iska socda.
    cudur habar awal layiraahdo baa ku chira mana bogsanayaan!

  • @xassandaahir6617
    @xassandaahir6617 27 วันที่ผ่านมา +1

    Jooji beenta

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 26 วันที่ผ่านมา

    Waar weeraraw ninkan isaxaaq ee nacaska ah ka hadh dadkii tustee neefkan

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu 26 วันที่ผ่านมา

    Wan sodhaweyney wayo sadaxe xusibi ô iqamada kadhacdey dorasho magalikaran

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 27 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮 bal kan dhegaysta anigu waxan ahay taageerayaasha xisbiga wadani muusa muusa muusa caaaaaac waxa la yidhi doqoni gacanteeday isku gawracdaa kan hala aamisiyo

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 27 วันที่ผ่านมา

    Waxay ku danbaynaysa muxu arab rabaa ma warkaa inaga damay inu waali nooleeyo waxay ila tahay in is qaboojisaan sidaas ha ku tagto sidaas imika e

  • @liibancilmi9743
    @liibancilmi9743 26 วันที่ผ่านมา

    War kani wa muunafaqa kan maxamed ku shevasane yaan beelayo la buun buunin tani wa tii 1994

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 27 วันที่ผ่านมา

    Beesha arab waa beel sharaf badan oo gobba iimaan qabta waddaniyiina lexlajeclo u leh jiritaanka qaranka iyo qadiyada somaliland wax kasta oo ay sameeyaan kuma laha ceeb waayo xisbi hore ayaa ogaan looga dumiyey kana miyaa laga duminayaa adeer sharci bay ku taagan yihiin sharci ummadd ku taagana qarankan wey ka gar leeyihiin xaqna wey u leeyihiin inay raadsadaan waxay gar u leeyihiin ninkan darawal waa mujaahid waddankan u soo halgamay in la dhegaysto weeye maaha in indhaha laga laliyo ha socoto hawshu taasaa qaranka somaliland dawlad ku yahay
    Anigina waa taageersanahay100%

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 27 วันที่ผ่านมา

    waar adeerkiis cirro waxaan siindoonaa xil ku munaasiba ,"wasiirka digada xoolaha iyo xaabxaabka"!
    mar haday kursi uun ay u dhimanayaan garxachisku!

  • @prosl11
    @prosl11 27 วันที่ผ่านมา

    Waar cuqdada garxajiis iska saar jabhada arab iyo garxajiis labada way khaldaan yihiin in dadka laa ganaciyo weeyan oo doorosha heshiish ah laa galo

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 27 วันที่ผ่านมา

    Arab ganacsadohooda Ahmed Geele iyo Ismail Omar geele way is hayaan...Muse biixi isaguu ahaa ninkii usoo raacay ee jabouti watay si loo xidho ganacsade

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r 27 วันที่ผ่านมา

    Ma dheykesan Karo kan quqdadun tishay waxaan umalany inaan cidan kaka dhiman dabarkoti reer sheekh isaxq wuxu halka ka mujiya in ay ka dabeyan cidanka inaan lalayo inu tubo ugu jerirto xamar Somaliland waye ka Wayne tahay ilma daba left wax ideqa Somaliland ama 8 sheekhu dhalay mahi faqash waxaan inaan habryoonsi side sheekh dhalaba ku fant no more faqash ku dhex dhumat tolkey

  • @Mohalo850
    @Mohalo850 23 วันที่ผ่านมา

    Bahgobo maxad ka lahaysaa. ARAP MAYAQAAN ISAAQ MAYAQAAN WAAHUUSH😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 27 วันที่ผ่านมา

    Waaryaa deheen markii ay jabhada arab samayn lahayeen waxaay ahayd markii ay goutidu pass gareeyeen sharcigan ad ka hadlaysaan arab wa saxe bal iska eega cadowga isku kiin qarinaaya ee qaar iska dhigayaan arab inay yihiin walaalayaal arabow indinku ma duminaysaan somaliland e walaal inaga daaya jabhada waxaa donaysa ee kale o dhan waanu idin siinaynaa jabhada inaga daaya

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 26 วันที่ผ่านมา

    Please o so qabo

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 27 วันที่ผ่านมา

    Cadowgeenuba wa kuwan bal ninkaa garxajis sheeganaya ee dadkoodii nabad ku nool ku talo gashan inu dagaal mar walba ridaan wa cadowgaaga wa cadowga dalkeena bal u fiirsada arabow dalka waligaaba adaa badbaadin jiraye badbaadi

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 27 วันที่ผ่านมา

    Heego oo doonaya in ay arab ku soo dhiuntan ader arab maha dad ad kursiga ku si jogaysan kkk 4 hadlayna muuse aya ka danbeyay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 27 วันที่ผ่านมา

    Dan nin loo fulinmaayo arab xaq buu u leeyahay hala maqlo hala dhegaysto

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 26 วันที่ผ่านมา

    Haddii 0 ga laga soo bilaabo sodon sano oo kale ayuun baad sugi doontaa

  • @ZahalYaxye
    @ZahalYaxye 27 วันที่ผ่านมา

    Kursigu ciro doonaya wuxujiralaascaand markaqoriqaadmarkaasi ayaadhelaysa taladaaqaado 33:12 33:13 😅 33:19

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kw 27 วันที่ผ่านมา

    Waar dalka buuqa kalataga

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 27 วันที่ผ่านมา

    Kan nacaska ah ee leh huwan baanu la soconay de wa kuwi haybtada aha nolosha ku gogoynayey ma Madaxweynaha ayaad wax yeeshay mise adiga boqonta is gooyey
    Cadowga dalku wa idinka waligina laydin dooran maayo
    Kalaya dadka khasba tariikh madow ba Somaliland idin taal

  • @ZahalYaxye
    @ZahalYaxye 27 วันที่ผ่านมา

    Kursigu ciro doonaya wuxujiralaascaand markaqoriqaadmarkaasi ayaadhelaysa taladaaqaado

  • @foosiyamaxamuud2720
    @foosiyamaxamuud2720 27 วันที่ผ่านมา

    Intaanad adigu wax rogin ilaaha haku rogo adiga

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 27 วันที่ผ่านมา

    H.awaley geeed ismarisnimada maydun iska dayn , siyaasadiba idinka gashay colaaad iyo dagaaal , maaad iska tidhaaahdid jabhada arab waa badbaadayda kursigayga kkkkkkk. Arab haku xoqoninee buurta kala jeeexan fuuula walaalayaal

    • @prosl11
      @prosl11 27 วันที่ผ่านมา

      Cuqdad habar awal iska daa ,qolada arab haa yaraysan ee ummada mideeya

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 26 วันที่ผ่านมา

      @@prosl11 wax cuqdad la yidhaa ma jiraaane , arab arintan shaqo kuma laheee arab intii kulmiye ayaa hawshan ina biiixi unadeegsanaya markaaasay h.awal ku leeedahay dadka hala dhagaysto …. Iyagu s/land ha dhagaystaaan waa ku lahaa ordoo wax soo barteee….. mushkilada cida wada wa la sheeegaya xisbi koox ama reeeer , adigu ama cuqdad u waado ama caaashaq

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 27 วันที่ผ่านมา +1

    Fata dhah iyo cabsi aya laydinku doran ayey isleyihin war cirka so dumiya cidna ha utudhina

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 27 วันที่ผ่านมา

    waxan maxad kadheegaysanaysanwaa ey

  • @Mohalo850
    @Mohalo850 23 วันที่ผ่านมา

    WAA DAGAAL DABSHIDEY SAABE AYAAD GARAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 27 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 miskiin soo raac bal waxaad ka heshaan aan aragno

  • @Mohalo850
    @Mohalo850 23 วันที่ผ่านมา

    Futooy waa gusss baankunidh😂😂😮😮😮😮😅balaayo ninkii ubaaqaayou innaakabaabaadiyaahuba

  • @Mohalo850
    @Mohalo850 23 วันที่ผ่านมา

    WAAR SHEEG KHANIISYOW DAKII LUGUXASUUQAY FARAS MAGAALAHA MUUSE.SAMEEY WAADKA FAADO .SACAD MUUSE ARAP HUBEE YASKAGAFUTO XUN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 26 วันที่ผ่านมา

    Aragweerar waa nin awal ah ninkaa hadlayaa ee leh xagjir baan ahay wuxuu sheegtay inuu isaxaaq yahay garxajis markaa waa sidaa labada reer u kala caqli badan yihiin sir oo dhan buu ka soo saarey ninka garxajis wax walba waa ka soo saarey isagoo qoslaya

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 27 วันที่ผ่านมา

    Waar idaacadaadu ma ku shubaa oo maalinba qaarbaa ku shubta

  • @ZahalYaxye
    @ZahalYaxye 27 วันที่ผ่านมา

    Kursigu ciro doonaya wuxujiralaascaand markaqoriqaadmarkaasi ayaadhelaysa taladaaqaado