DEG DEG Kulan Fool-ka Fool ah oo hadda u furmay Wafdiga Somalia & Itobiya, Xasan sh oo qudbad ka jee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 62

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xurmadle xsm waxuu ka mid nogday tobanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilaah ha.inoo soo celsho markale aamiin.ayaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanIbrahiim
    @CabdiraxmaanIbrahiim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Weriyuhu wuxleeyahay.itoobiya waxaytdhi bilaashuruud waanu kagabaxaynaa hadana waxay kuxidhay.shruudo waaween.isqabad siil.labadaa arin

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maya may maya sharuud etoobiya eywatado wslahi inan aqbalenin ummada soomaaliyed ma.turiga ma.anaga hosaasina mayeelono turiga waan shakiyay heshish horay loo galay maxaa ka galay miidaan halaga diido etoobiya gurigegi ma.aniga r
    gorgortan ka galay waa arin layaableh gurigaga kuqabso ku.qadi meeysid waaye
    Taasi walahi fiqi dhiqoo lugah yaan lagu galinin wasirka arimaha dibada somaliya etoobiya waa ku qabso ku qadi meysid waaye

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi wa inaa ilahi raajacuun...somali goormay sidaan diciif unoqotay uf..

    • @ruqiyaali6596
      @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

      Lacag qaatay wadanka waa iib

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +2

    MD. XASSAN SHEKH MUXU UGU DHUUMANAYA RUWANDA, SHACABKA IYO MUCAARADKA CAREYSAN, MIYU KA DHUUMAN KARA, XASSAN WA IN DEG DEG XAMAR U KU YIMAADO, WUFUUDIYO IDIL WEY KALA TAGEEN.

  • @FardoussaAinan
    @FardoussaAinan 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya guul baan urajayn

  • @hindanur5310
    @hindanur5310 2 หลายเดือนก่อน

    farmajo ben ha ka shegan

  • @Ahmed-z7d4h
    @Ahmed-z7d4h 2 หลายเดือนก่อน

    Fbeenaaalooo weriye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +2

    TURKIGA, WAXAY LA YAABAN YIHIIN, XASSAN SHEKH OO SHIRKAN DALBADAY, HADDANA WASIIR FIQI KU LEH IS DABCI, XASSAN WA QAAIN WADDAN.

    • @lozaloza1323
      @lozaloza1323 2 หลายเดือนก่อน +1

      fiqi nin ciyar ma ahan xasan shekh hadu fahmi wayo asiga soo qarxinayo somaliyay iska sugu nin culus ayaa nomaqan mana lamari doono

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 หลายเดือนก่อน

      Fiqi Waa Nin Adag Nin Ka Sii Adagana Dirsaday

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน

    Xabashi dhulkena miyey nala leeyihin turkiga yuu nahosasin

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaxweyne hassan sheikh callaacalbadana maxakamaqan oo ka oohinano inu badagato ayu Rabaa haka yeelina dhamaan somaalida wey ogtahay cadownimada ay itoobiya nooqabato hada ayey tala gacanta nogujirta bad iyo bariba yaan lasiinin callaacal waxba maqabanaayo itoobiya waxay tahay waa la ogyahay

  • @feysalkhalif8366
    @feysalkhalif8366 2 หลายเดือนก่อน

    Somaalida ilaahay ayaa u maqan inta ay qabiil isku haysteen ayaa laga dhex kacay

  • @feysalkhalif8366
    @feysalkhalif8366 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi abi Ahmed wuu kibray wuxuu raba waxaan iyaguba Naga yeelen ma Ethiopia ayaa somaaliya bad siin lahayd

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    ABEY AXMAD, DABACSANAAN AYU MD. XASSAN SHEKH KA HEYSTA, MA DAAMA IMARAADKU AY XASSAN SHEKH MALAYIIN DOLLAR HOR DHIGEEN.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXWEYNE FARMAAJO, HESHIIS BAD LAMA GELIN ITOOBIYA, HADDEY JIRTO ITOOBIYA MIISKA AYEY SOO SAARI LAHEYD, IDINKUNA JOOJIYA BEENTA AAD SHEEGEYSAAN ARRIN KASO WAAN LA SOCONNA.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 หลายเดือนก่อน

      Diilo farmajo waa daarood waye miya xasan waa hawiye mel kasto wan ku arka adiga cayayo xasan deyn miya ku leh dahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Farmasjo iyo muuse yaanlagu meereysan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Waligiis markuu wax sameeyo hasan wuu dhiifaa

  • @MuseAxmed-hf2qg
    @MuseAxmed-hf2qg 2 หลายเดือนก่อน

    Ithoboia ma waxay doneysaa waxay iyadu ledahay mase waxay doneysaa wax dalkale iyo dowlad kale leyihiin mahad sanidiin

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

    Badda umaddan gorgortan yaan la galin .

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 2 หลายเดือนก่อน

    Cadeyn.mahayso.saxiix.farmaajo.ee.waa.wadahadal.sadexdii.soom.itobi.iyo.eritereya.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobita way igaadhay inat kala door doorato nibsigii somaliland laga galat baa meelkaste ka socda uu uu dhagaha fura sodhawow itoobiya walalaheena shaarka nalaha somaliland

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waxay taagan tahay xoog iyo xeel iyo hanjabaad soomaaliya waa ganacsi kaliya, kiro iyo canshuur.

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 หลายเดือนก่อน

    Hadda waa in ay ka laabtaa heshiiskii maamul goboleedka ka dibna mar kale dib laysugu laabto

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow soomaaliya ilaali waa naloo tashtey

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Wax kasta oo la sheego waa nasiib darro weyn in Gobonimada iyo Madaxbannaanida dhuleed Soomaaliya wa
    Waddan kale gorgortan laga galo .
    Waa masiibo Qaran,waana Qiyaano Qaran arrintaas waayo waa maxay waxa Soomaaliya iyo Ethiopia Ka wada hadlayaan?

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 2 หลายเดือนก่อน

    Turkiga wuxuu rabaa mel uu ka ganacsado bada soomaliya wuxuu rabaa si sarbeeb ah in uu usiiyo soomaaliyey kac itobiya waxay rabto maha mel ay wax kala soo degto waxay rabtaa mel ay maa musho macaa cidan bad ayay leedahay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv hooyada was kala tag umada beenta waradka was shirki somaliya Ethiopia wu fashil may

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan ma telefoonnada ayuu khudbeeyaaaaaaaaaaaa.waa yaab....

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน

    War may hal dhaho.dagaaln somali weytaqaanaa naga dhaaf siyaasi somaliyeed maanta ceeb ayuu isku cimaamaday

  • @JamhuriyaSalah-xo8un
    @JamhuriyaSalah-xo8un 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan marku leyahay wa ku faraxsanahay in itopia Nala dhax dhaxadiyo maya tasi mesha kuma jirto xasan wa qayaanole denbi qayaano qaran ad u weyn oo weliba manta u bananka la taagan yahay keligi taliye siyaasada ku saqiirey

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 2 หลายเดือนก่อน

    Shuruud Maxaa keenay dhulkaga miyaa sharuud lukugula galo wlh waan yabay wlh somalida qabiil ayaa dhulka Lagaley dowlad laan waa dhibto qabiil dowlad lakuma noqodo dhulkaga waan yabay somalideena jahali xun ayaa naheysto hadne meysan fahmin

  • @CabdiWaasac-zj1hu
    @CabdiWaasac-zj1hu 2 หลายเดือนก่อน

    Gul so💪💪💪💪✊️✊️omali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 หลายเดือนก่อน

    Sooomaaalyey dhulka anagaleh turkimaleh weykaab maxaakago aa wabo iyaad bare mooye madaxweeynayaasha soomaliya

    • @1970Belgesel-f3l
      @1970Belgesel-f3l 2 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo waa in.xasan waa qaa in shariif waa qaa in. Marabno dhamaan. waa maafiyo. shin shacabka soomaliya leedahay. Kansrka qaado insha allaaah wax ilaahay kabaqaa maleh ogeysiis soomaliyay hanadhihina qabiil hebaldambe kakacaaaaaaaay

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoo dhan waxaakeenay in waxaaga laga gogortamo
    Waxaaga
    Marwalba axmaarkaa faaiido qabata
    Waxaasoodhan waxaakeenay
    In SLM lasiiyey Baawer aal
    Maamulgoboleedada kale
    Loolana dhaqmay in aay leedaha wii aaydoonto
    CaDAABA GEERUBAA IIKADAY
    SLM BAA WAXAASOODATAC keentay

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 2 หลายเดือนก่อน

    Abaalka ma baddeena ayaa la fasaxayaa war ninyohow hadalka iska hagaaji

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 หลายเดือนก่อน

    Fiqi ilaaheey ha ilaaliyo haduu fahmi waayo feer hakala daalo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo goormu galay hishiis

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 หลายเดือนก่อน

    BEEN BADANAA KULAN FOOL KA FOOLA AH MA JIRO EE BEENTA DHAAF
    WALOO KALA HADAL QADAYAA

  • @feysalkhalif8366
    @feysalkhalif8366 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaan Ka doodna bada anagu sow malihin

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk m/weyne xasan shiikh ( muu ka barto boolkigami sida uu dalkiisau horumariyey ?) inta uu soo noqosho ka hadlayo, halkaas faa,idada kaliya ee shirkoodu waa inuu ( cashar ka barto sida uu u maareeyey dalkiisa, kadib waa soo noqonayaa haduu cashar ka soo barto madaxweynahaas.

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lh 2 หลายเดือนก่อน

    Faqashey.kawaran.shirkii.ethiopia.kkkkkkfaqashey.adiga.maxaa.kuu.meel.ah.

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 หลายเดือนก่อน

    Ina dhilo somaliland waa dowlad
    Idin wasaysaa hooyadaa iyo
    Midnimo dhimatay ka quusta

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 หลายเดือนก่อน

    Beenalihi wsynaa ey qadaadweynta bumbumbum weeyi waxad filaata maagalada xaraanta ha ololoshow muqdhisho oo ha madhatow qadaadweynta iyo afweyne

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabnaa soomaaalia ay ogolaato dikad ganacsi Awdal lughaya❤❤❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Uraaye ma da maamul ka dhigay bal awood haduu leetahay oo u cagta sosarikaro dhul somaliland dhaxalki awowgoodah car bal wa mantaba 😂😂😂 xasankii qoxoontiga ku aha somaliland waba cid uu siye e isagaan noloshiisa cagta soo dhigikarin maxuu mamulaakk

  • @AAhmedMooge
    @AAhmedMooge 2 หลายเดือนก่อน

    Benaale kataab

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa naga galay anga nooma taalo etoobiya ilahey baan nasiyay nicmadaasi all xaamdu lilahi ganacasi inan anaga mamul noo badeena ciidkale aan ahayn somali ma
    Mumelso dhulkeena cidena badeena teked aay badeeco kala soo degto kadibna canshuur iney bixiso diyaar etoobiya ma.utahay taasi hadi aysan rabin fak you

    • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
      @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 หลายเดือนก่อน

      Turkish miyaa munaafaqayn wada, mase soomaali ayaan fahmin game ka socda,
      Masar inaan Turkish ku bedelno ayaa fiican, waayo Masar iyo Ethiopia laysma tuso,
      Aqoonyahan prof.Faysal Cabdi Rooble shirka loogama maarmo ee yaan laga tagin inuu nagu metelo shirka

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaalayaal beenaalayaal dhaleen baad tihiin idinka inaad bada bixisaan raba dawladii hore ee farmaajo iyo kuwo kahoreeya toona itopiya lagama maqal bad baan qaadanaynaa
    Ee idinka hooskasii wada oo sidaad dalkoo dhan maca qubuuraha maca safaaradaha maca meelkasta aad uxaraashateen baad rabtaan inaad uxaraashataan

  • @zahraashkir2731
    @zahraashkir2731 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 หลายเดือนก่อน

      Baqweyn mxaa beyn ah oromo tahay miya bada dig kaa so horeyo

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 หลายเดือนก่อน

      Baqyar mxaa beyn ah oromo tahay bada somali dig kaa so horeyo baqyar