QASAAM OO GANTAALO KU GARAACDAY TALAABIIB + MILITARY-GA ISRAAIIL OO LOO FASAXAY...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024
  • QASAAM OO GANTAALO KU GARAACDAY TALAABIIB + MILITARY-GA ISRAAIIL OO LOO FASAXAY INAY QAADAAN WEERAR KA HORTAG AH + DAGAALKA UKRAINE & RUUSHKA + WARAR KALE.
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 59

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  28 วันที่ผ่านมา +15

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waad mahadsan tahay, Mohamed Mohamud adde. Kheer Allah ku siiyo

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 28 วันที่ผ่านมา +2

    Cadawga sahnuuniyada isa soo bahaystay. Kuwa carabta ah ee godoomiyay shacsbka falastiin ..illaahay masiibo haku salido aamin yaa rabi

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 28 วันที่ผ่านมา +1

    Wooow mashaa alaah gantaalaha xamaas ku gantay warkaa baa I Mara mawliid iyo maxamudow viva

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 27 วันที่ผ่านมา +1

    M m cade iyo mowliid thanks 😊 ❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 28 วันที่ผ่านมา +3

    Cadowga Allahayow fashil iyaga kuwa munafaqyada ah magaca iyo muqalka oo kaliya Muslim ooga sheegta.

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 27 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 28 วันที่ผ่านมา +2

    Waligood ba ha qarsadaan khasaaraha yahuudu, iidam allah way jabayaan malin dhaw insha allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 28 วันที่ผ่านมา +1

    Qasam illahay ha guleyo insha Allah

  • @user-fd5fi7rh2l
    @user-fd5fi7rh2l 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar Allah ayaa macooda ah

  • @MohamedTahliilmohamed-tb1cq
    @MohamedTahliilmohamed-tb1cq 28 วันที่ผ่านมา +4

    guul ciisadiin alqasaam xamaas guul waa soo dhaweyneeynaah guusha eey gaareen 312 kadib ayeey duqeeynayaan miyaa alahu akbar walahi waajbeen yahuudu

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 วันที่ผ่านมา +2

      Allah Akbar aamin Aamin

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 27 วันที่ผ่านมา +2

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤😊

    • @abdifatahibnu-sheikh4644
      @abdifatahibnu-sheikh4644 27 วันที่ผ่านมา +1

      اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد😊❤😊

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 28 วันที่ผ่านมา +1

    Good news

  • @CabdirashiidcaliShiikh
    @CabdirashiidcaliShiikh 28 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah.wey guuley sanayan xamaz iyo muja hidiinta kale allahu akbar❤❤❤

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 28 วันที่ผ่านมา +2

    Guuull guuull CISADIIN ALQASAM EE IYO GARABYADA URURKA XAMAAS EE CAWA DUQAYNAYAA CASIMAD KUSHEEGA SANUNIYADA IDAMKA ALLE WEYDHAWDAHEY GUUSHU

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 28 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha jabiyo yuhuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 28 วันที่ผ่านมา +1

    Scw.scw.scw❤❤❤❤❤❤

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 28 วันที่ผ่านมา +1

    🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸al qasaam xamaas 🇵🇸 💪

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 28 วันที่ผ่านมา +2

    Cadawga arxandarada ah ee argagixisada ah. Ee yuhuuda. Ah. Ee lagu degameyay dhulka falastiin.. . Iyo maraykanka. Meesha ku illaalinaya. Hub ciidan dhaqale diyaarado bambooyin. ..kusoo dal dalaya illaahay waxan ka baryaynaa inuu masiibo ku salido. ..aamin yaa rabj

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 28 วันที่ผ่านมา +1

    Asc mowliid iyo Mohamed habeen wanaagsan

  • @sakariyaabdilramadan9562
    @sakariyaabdilramadan9562 28 วันที่ผ่านมา +1

    HBN warbahin dhamaystiran

  • @user-hf6fk1kp5o
    @user-hf6fk1kp5o 27 วันที่ผ่านมา +1

    Wan idin salamay hbn wararkina wankusiisexda marka shaqada kasoboxo lkn Xaysiiska naga yareya warkiba lama dhagaysan karee

  • @AbiibAbdiaxmed
    @AbiibAbdiaxmed 28 วันที่ผ่านมา +1

    Wararka waan dhagaysanaa ee waana nigu xiranahay ee soo raciyaa tarikhda khabirka waxaan uu sheega in banbaoyinka in uu yiraahdo ladhac yahuudu uu iraahdo ladhac masaakinta eraan haweerarin inuu yiraahdo yahuuda aqligee ku geenay mareekangu aniga ayaa isku jawaabaya arinta waxaa ka danbeeya waa dowladaha carbeed iyo sacuudiga emiraadka carabta masuuliyiinta oo asalgooda yahay yahuud ay yihiin dowladaha carbeed masuliyiintooda ay yihiin yahuud

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 28 วันที่ผ่านมา +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸

  • @FadxiCumarbiixi
    @FadxiCumarbiixi 28 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 28 วันที่ผ่านมา +2

    Dhiiga ! Gaaladu qaalisanaa !
    Kan Muslim kuna Raqiis Sanaa !
    ولا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الأعلون -
    إنكنتم صادقين

  • @user-zh5si6nq3r
    @user-zh5si6nq3r 28 วันที่ผ่านมา +1

    Asc hbn group iyo hogamiyaheda ina xaaji waa cabdi rizaq oo jooga konfur africa wll markan eegno qadiyada islamka madaxda carabta iyo yahuuda waa isku mid waliba yahuuda ayaadba ogtahay iney cadaw tahay ood iska ilalin karta hogaanka rabi ha ino waanajiyo sida ino muqato waxan joogna xiligi u ,(Rsw) ino sheegay rabi ha na badbadiyo dhamaanten

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 28 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wr wb somali maxamed

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allhaikbar 🤍🤔

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 28 วันที่ผ่านมา +1

    Arinta sucuudigu weeraray waa warkii shalay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤✌️✌️✌️✌️✌️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 28 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @HASANCabdule
    @HASANCabdule 28 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allh Guul hizbulah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sacuudi iyo Xuthi ,waraa jiri doonee wiishka lee hayeero.

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 28 วันที่ผ่านมา +2

    Wararkiun waa kuwa surtagal ah waad kumahadsan tihiin

  • @khaldirdulqarnayn8230
    @khaldirdulqarnayn8230 28 วันที่ผ่านมา +1

    Video gii kan ka horeeyay hawada ayaa laga saaray siday wax jiraan miyaa lagu sooweeraray

  • @naam9190
    @naam9190 28 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrx wbr

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 28 วันที่ผ่านมา +2

    Sucdi gu why ! Ay u duqeeyeen -
    Yaman ! Yay is ka dhisayaan!
    Doqomo Cambuura dhaadheeer !!

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 28 วันที่ผ่านมา +1

    xuutiyiintu waa inaay duqeeyaan sucuudiga waa cadawga islaamka

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb.runtan.ku.taagera.

  • @mohamed201yare3
    @mohamed201yare3 27 วันที่ผ่านมา +1

    Bada Somalia ka hadla maxa qaldan

  • @IbrahimcbdiMadey-ju6jt
    @IbrahimcbdiMadey-ju6jt 28 วันที่ผ่านมา +1

    Werarka sacudigu kuqaden waamamirta maraykanka siusacudigu usogeliyo dagalka lagu difacayo yahuda

  • @yahyeseid2125
    @yahyeseid2125 28 วันที่ผ่านมา +1

    war ninkan hadalka calalinaya lama dhagaysan karayo e adigu kaliga mad warantid ama qof firficon o hadalka dadka deeqsiin kara raadso

  • @NaasirIsmaaciil
    @NaasirIsmaaciil 27 วันที่ผ่านมา

    😮😢 0:58 0:58

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 28 วันที่ผ่านมา +1

    iska cabinta falastininta weli ma fahmin haddey fahmenna wa gacan gadaal ka baqeyso oo ma raban israiil mesha ay ka jilicsan iney tahay dhanka shacabka yuhudda oo haddii wax la yeleyo ay waxkasta ka tanasuli lahayen gantallada ay riyan waxey u muqata iney tahay gacan gadal ka baqeyso mase falastiniinta wa dad dowladnimo rabo iney shacab laayan ma donayan xata dhinac diinta u fasaxeyso iney badbadiyan shacabkoda sida ay israiil u badbadinayan oo shacabka falastiin ugu naxeynin u xasuqayan tas ba keneyso difac naftada is badbadi intan lagu wax yeleyn naftada

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 28 วันที่ผ่านมา +1

    EERAAN WARKEEDU WAA BOOTO WAANA DABA DHILIF
    SARAKIISHII LAGA DILKA AYAY HIILIN WAYDAY HANIYA OO SUNI AH MIYAY U HIILINAYSAA?
    SUNIGA AYAY UGU NECEB TAHAY

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waxad ka faalotaa
    Maaha wax sac
    Ruush la jabiyay
    Ayaad noo burn buunisaya
    Mar dambe Kuma dhagaysto
    Cawa laga bilaabana
    Waa block 🚫

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sucuudiga yuhuuda miyuu raacay

  • @naam9190
    @naam9190 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sucuudi iyo imarad waa laba xaraami oo umada la dhexdhigay

  • @apdilahimoha5492
    @apdilahimoha5492 28 วันที่ผ่านมา +1

    yuhuuda ayuu garabsinaya wa daba dhilif

  • @apdilahimoha5492
    @apdilahimoha5492 28 วันที่ผ่านมา +1

    sucudigu u isku xry