PRANK GII UGU QOSOLKA BADNAA : ENG HUD-HUD IYO SALAANTII MAXAA KALA QABSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 314

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 ปีที่แล้ว +74

    Wllhi ma taban wllhi 😅😅 hud hud been kuma dhaarto

  • @cabdiraxmaanaxmed6201
    @cabdiraxmaanaxmed6201 4 ปีที่แล้ว +141

    Wlky madar maxamed ayaanle sèeraar alle haku sharfo ❤bilaahi anuu wn sii qoslaa markaan ku arko adoon kalmadba odhan😂😂intii madar taageerta like ta igu caawiya😅😅

    • @ayaanlehetie3974
      @ayaanlehetie3974 4 ปีที่แล้ว +1

      Waraabe

    • @mubarikcumer8496
      @mubarikcumer8496 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi anigo istahila wan tageraa waxan kahelaa qarof ku iska kiciyo hore usoco wllo

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +33

    Hanbalyo jahmuuriyada barakeysan ee soomaalilaan cadowgeedu hajabo

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 4 ปีที่แล้ว +75

    Eng hud hud Qof aan TAGERO 👏 like ta saar

  • @kaltuunmohamed2553
    @kaltuunmohamed2553 4 ปีที่แล้ว +79

    Eng Hud Hud Inta TaaGerta Like saar wll MHd sanid😎

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +63

    *Hadaad adoo suxuuranaya aad daawanaysid like*

  • @hadiyamahamed4159
    @hadiyamahamed4159 4 ปีที่แล้ว +28

    Mader maxamed ayaane nd dayx laba nino tagero 😍

  • @shuaypiidofficialchannel6531
    @shuaypiidofficialchannel6531 4 ปีที่แล้ว +39

    HUD HUD IYO MADAR MARKEY WADA JOGAN SAA ID UQOSLA WLLHI

  • @raygalyarelyrics1928
    @raygalyarelyrics1928 4 ปีที่แล้ว +6

    Intii si kal iyo laab ah u tageerta eng hud hud like saar

  • @bintuabdiaziz1663
    @bintuabdiaziz1663 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta jecel in madar prank lagu sameeyo like

  • @salmadhawrsan8127
    @salmadhawrsan8127 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta maqlysay dayaxo oo leh pranki baa zocda liketa

  • @cardhaafcomandy5880
    @cardhaafcomandy5880 4 ปีที่แล้ว +10

    Firsts one

  • @adnanahmedvlogs7683
    @adnanahmedvlogs7683 4 ปีที่แล้ว +11

    Qofka labaad baan ahay view ga like iisaar

  • @kariimakhadar5875
    @kariimakhadar5875 4 ปีที่แล้ว +10

    Ishwaaq mxmed Hooydy mcn mgceedi❤🥰mamo ifka hipo igu noolow akhirna hlki roon iyo jano

  • @yasminmohamud8826
    @yasminmohamud8826 4 ปีที่แล้ว +15

    Hud hud bad badihisa gasheen wale wa laydiin yabaa 😂😂😂

  • @faizaahmed4772
    @faizaahmed4772 4 ปีที่แล้ว +7

    All walal waan ka naxay markii tirii hud hud baan kusamynayaa waaa miskiin😂😂😂😂😂

  • @amenboss5971
    @amenboss5971 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilmadeeryaalow madaxa na qaylinaye
    Next time iska habeya buuqa durqi aya lagu maqlayaye by the way waxasa prank laga dhaha Nd we love it so Badi bro

  • @hothoayaan1679
    @hothoayaan1679 4 ปีที่แล้ว +17

    MaDer MoHameth ayaNLE UpdilaHi Zeeraar io MoHameth UpdirzaK Cham'a
    RaG aan izka jclhy wlhie waa 4:37 pari zupax zhaqo leeyaHay HaDana anooN daawaN zeexaN maayo 🤣😅

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 ปีที่แล้ว +24

    Waligayna wuxuunban salaami jiray 28: hhhhhh

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว

      Ali oramo zaanjo 😂😂😂😂

  • @landuushlanduush6959
    @landuushlanduush6959 4 ปีที่แล้ว +8

    First view

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 4 ปีที่แล้ว +12

    Video Kasta Oo Hud Hud Ku Qoran Yahay Nibka dartiii Ayaa u Galaa channel Aannan Jeclaynba Inaan booqo Taagero Aan U Qabo Dartiii waayo NINkaa yari Wlahi Waa talent Ma na aqaano CID Uu Yahyna wlhi Ma Garanyo Lk Wuu Iga Qosliyaa

  • @Dunida191
    @Dunida191 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi kanyari caadi ayuu shoog u qaaday miskiin😢 nabar xaqdaro alle hakaaga dhigo

  • @abdirizakjigarofficial
    @abdirizakjigarofficial 4 ปีที่แล้ว +15

    Ala beerka maxaanu miskiinka kaga yaabinay😂😂😂

    • @mostaphaking
      @mostaphaking 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh wan idin wataa nio gar iyo gardaraba 😂😂😂🙏

  • @nazhaadcabdidhamacnazhaadx6550
    @nazhaadcabdidhamacnazhaadx6550 4 ปีที่แล้ว +11

    Yaaa ila maqlaY inuu daYax dhagta usheegaY oo kuyidhi waa prank hhhhh fashiluuu nio

    • @skillsfootball449
      @skillsfootball449 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll wax qalada ayaad fahansantay muu ahay HUD HUD ee wuxuu ahaa mid kale oo feedho qaawan oo wacawiis wata markii danbana waakii soo galay HUD HUD

  • @amalbintuali1715
    @amalbintuali1715 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlalo aan dar alle u jeclhy time hom films khasaty dayax io madar hory usocdy wllo♥️♥️♥️♥️♥️😍🙏👍

  • @zidiiktube8222
    @zidiiktube8222 4 ปีที่แล้ว +2

    Madar maxmed ayanle Allah haku ZharFo wll QliH Zharafi korkaga💯From Italy

  • @koutherabdalle5673
    @koutherabdalle5673 4 ปีที่แล้ว +5

    Intaa madar tageerata like zaar

  • @abshir998
    @abshir998 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc first coment

  • @muunicascas9267
    @muunicascas9267 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaygii allh haydin xifdiyo madar maxamed maxamed abdirisaaq and cawil bile inanka kale garan maayo hadanu Cali oromo hayn

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 ปีที่แล้ว +3

    Miskiinka waad lagogodeen madar maxamed ayaanle keep going bro

  • @zupeermaandhaye4928
    @zupeermaandhaye4928 3 ปีที่แล้ว

    Cawil bile zxp waxaad tiri gabadhayda waan furayaa
    FURITAANKU PRANK MA GALO ZXP QALI iska ilaali

  • @maakinahmed4408
    @maakinahmed4408 4 ปีที่แล้ว +8

    Ala HUD HUD waa maskiiin Ax

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 4 ปีที่แล้ว +2

    Madar Keep going wllo 😍😍

  • @Amein_ismail
    @Amein_ismail 4 ปีที่แล้ว +2

    Oo sooka dayax caadi ugu sheegaya prank baa socda kuLaa 😅

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +8

    Cawil jilaa caadiyaad tahy 🤣 😂 🤣

    • @hothanyonis4325
      @hothanyonis4325 4 ปีที่แล้ว

      Ramadan I have been a while now that I

  • @suldanhamze9424
    @suldanhamze9424 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaan waan salaamayaa dhalin yarada madar iyo dayax iyo hud hud good prant waxaan idinshegayaa jilayaashan cankaha inaan lamatalo film action ah waa markaan kuso labto dalka haduu alle kadhigo insha allah madar tagero buuxa ayaan ku ahay bro go Forward

    • @suldanhamze9424
      @suldanhamze9424 4 ปีที่แล้ว

      Inta igu tagesan inaan laso matalo action movies like ta hakabaxaylin

  • @mawaahibcabdi6704
    @mawaahibcabdi6704 4 ปีที่แล้ว

    Madar,maxamed ayaanle,zeeraar maxamed c.risaaq Mr,dayax cawil bile iyo,dhamaantiin homfilimis waan,idintaageera tagero,buxa wllo noolada intaynololijirto qali allow, iidaa

  • @axmedyazindhakaar3982
    @axmedyazindhakaar3982 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku wataa madar alle hku siyaadiyo pro hore usoco

  • @nazirpiihi7610
    @nazirpiihi7610 4 ปีที่แล้ว +11

    9:01 prank ayaa socde caadi iska dhig yaa maqlaya😂😂😂

    • @ahmettapdy7115
      @ahmettapdy7115 4 ปีที่แล้ว

      Wli ma dawan markan arkey qoralkan wa qozley😀😀😀😀

    • @umalkhayrmahmed2115
      @umalkhayrmahmed2115 4 ปีที่แล้ว

      Waa niin kale oo soogalay is isago qawan marka wala fahansinayay

  • @qazalshinaabo6231
    @qazalshinaabo6231 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwayadi godob jacayl mxa uso dhamystiri waydeen

  • @ayaanitafarah5339
    @ayaanitafarah5339 4 ปีที่แล้ว +5

    Eng hud hud qof aan tagero

  • @khadartomz1611
    @khadartomz1611 4 ปีที่แล้ว +2

    MadaR legenD iGa QozliYaH HoreH UzcO😍

  • @nawuushsweets4996
    @nawuushsweets4996 4 ปีที่แล้ว +6

    Hud hud daacad wllhi

  • @hamdaaskar2987
    @hamdaaskar2987 4 ปีที่แล้ว +10

    Madar wll aan taagero ilaahy hku sharfo 😍😍😍

  • @ugbaadmaxamedahead1149
    @ugbaadmaxamedahead1149 2 ปีที่แล้ว

    Wlk madar maxamed ayaanle seereer alle haku sharfo 😍😍😍😍😍😍😍🤗😍😍

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 ปีที่แล้ว +3

    Wax wuu isaga xiiisa madar kulahaaa eng hud hud miskin waaaye iijira abid dhamaantiiin

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 4 ปีที่แล้ว +1

    Hud hud wllky sixada wllhi kuu taageeraaa wllky

  • @milgosaleban9303
    @milgosaleban9303 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah walaladay qaligaaaa horo usocda

  • @ayaansaid5458
    @ayaansaid5458 4 ปีที่แล้ว +5

    Madar Mohamed Ayaanle Zeraar Wallkey❤🙏

    • @ahmedjamac2941
      @ahmedjamac2941 4 ปีที่แล้ว

      madar mohmed Ayaanle zeraar wllky Alle ha ku sharfo adigayo kooxda films

  • @jamalsiyad4011
    @jamalsiyad4011 4 ปีที่แล้ว

    inti dayax taakiirta Like isaara

  • @laarahaniofficial1237
    @laarahaniofficial1237 4 ปีที่แล้ว +1

    Iigu xiis kulahaa alla ilahayow 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @paxsaneofficial5624
    @paxsaneofficial5624 4 ปีที่แล้ว

    Madar maxamed ayaanle cabdi laahi wlhi markaan arkaan sii qoslaa hore u soco keng

  • @ugbaadcalichannel5332
    @ugbaadcalichannel5332 4 ปีที่แล้ว

    😅😅😅ninkii idhi parka baa lazameya zomalida uu waa lay wllhi 😅😅😅😅

  • @mssrayaancadey2881
    @mssrayaancadey2881 4 ปีที่แล้ว +1

    Dayax baa iska dhex fadhiistay kulaha prank baa socda🤣🤣🤣

  • @mabsuudofficial3472
    @mabsuudofficial3472 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha wll madar hore u soco

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 4 ปีที่แล้ว +1

    Hud Hud Bro Channel Sameeso Oo Aduu Waxa Isku Duba Rido Nin Sara Tahy

  • @khalidazmar3426
    @khalidazmar3426 4 ปีที่แล้ว

    Waar kan garanka madoobi ma maanta camerad ugu horeyza Waa ba qudhac😁😁😁😁😄

    • @nimcomahamed453
      @nimcomahamed453 4 ปีที่แล้ว

      Hhh my waaba Youtuper dhan kada Hala googuINee😅😅😅😅

  • @muhiyohummels7457
    @muhiyohummels7457 4 ปีที่แล้ว +4

    Zaxip maxa ka dhaariyay wllhi anigu aniga aHaan wan Idin aaminzanahay❤

  • @muhani_19
    @muhani_19 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idi sharfo walalahy SUBSCRIBE II DHEH CHANNALKA MUHANI OFFICIAL MHD SANID

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 4 ปีที่แล้ว +3

    22:40 Wanzalaamo Waan Uxiizy🤣🤣

  • @xamseaxmed1664
    @xamseaxmed1664 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 4 ปีที่แล้ว

    Madar maxamed ayaanle serar waan qosla riwayadahaga markan dawado maxamed cabdirasaq Jamac dayax allaha idin sharfo🙏

  • @maxedclraxmanyuusuf6209
    @maxedclraxmanyuusuf6209 4 ปีที่แล้ว +1

    Aara maskiiinku uu dilan yahay dil Uma hadhin hud hud waxa uu noqday kud kud. Waa uu naxay

  • @nimcomaari2209
    @nimcomaari2209 4 ปีที่แล้ว

    alla maxamad dyxow gormad isoo eegi wan ku jeclhy wllhi

  • @sakariyeofficial1089
    @sakariyeofficial1089 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bothers 👍

  • @farduussaleebaan5676
    @farduussaleebaan5676 4 ปีที่แล้ว

    Alla inder benta dadka ka daaya sowka dayax ku taabtay marku saa usoo galayba😂😂😂😂

  • @zakariyeanshax2285
    @zakariyeanshax2285 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ka baqa

  • @dheemanmaxamed8521
    @dheemanmaxamed8521 4 ปีที่แล้ว

    Ma dar Maxamed ayanle cabdilahi hore usoco wll wankutagera walhi beerkaa icasada markan ku arko❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubaarigkaise1263
    @mubaarigkaise1263 4 ปีที่แล้ว +1

    Hud hud isagoo qaawan ayuu soo Maray meesha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amounapdilahi6221
    @amounapdilahi6221 4 ปีที่แล้ว

    Hdad hda madar maqlyzo like ta saar

  • @nagaadmohamoud7519
    @nagaadmohamoud7519 4 ปีที่แล้ว +1

    Dayax
    Isaga kamaba qazna wu kaca jifsanaya😂😂
    Hud hud daacad weyn wlhi

  • @samiaabdirahmanegeh7879
    @samiaabdirahmanegeh7879 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofky ku leeyey dayax waa prank waa qof camera da hor mary ee maha hudhud

    • @raxmarajo5841
      @raxmarajo5841 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll wax xun uun bay raadinayan kuwan

  • @boqoradiimadobayd6442
    @boqoradiimadobayd6442 3 ปีที่แล้ว

    Waa brank la isu sheegayee hda waxaas ma brank bad dhihi dontaan😂

  • @saalaxbulyax934
    @saalaxbulyax934 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay kabaqa

  • @amoulxazzan2865
    @amoulxazzan2865 4 ปีที่แล้ว +1

    Keeeep you going bro thers

  • @hudaabdi3641
    @hudaabdi3641 4 ปีที่แล้ว

    Waad isla ogaydeen pranki maahade waxani hadaaaa maxuuu idinla qoslay cawilku haday dhab ka tahay

  • @piljaniitapilan5097
    @piljaniitapilan5097 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta madar taageerta Subscribe igu qabta

  • @walaalkiinkhadar7372
    @walaalkiinkhadar7372 4 ปีที่แล้ว

    Oo apti dhagtaaba loogu sheegay inuu prank socdee mala isqaldayaa

  • @deeqaaar7854
    @deeqaaar7854 3 ปีที่แล้ว

    Dayaxoow raga sidaa loma gali😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iftiiniyoilays
    @iftiiniyoilays 4 ปีที่แล้ว +1

    madar maxamed sxb horta ima garanaysid lkn sxb alle haku sharfo

  • @laarahaniofficial1237
    @laarahaniofficial1237 4 ปีที่แล้ว

    Cawil bile full respect wllo

  • @faizaahmed4772
    @faizaahmed4772 4 ปีที่แล้ว +2

    hud hud suhayb caska ayaa sii xun uuga gashty markii horeee

  • @xamdanaasir7436
    @xamdanaasir7436 4 ปีที่แล้ว

    Hud hud qof dabeecad wanaagsan wlhi hamblyo wllo

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂ashwaaqda la isku hysto tolow meedey

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho2944 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan ma dadpa tagera😂😂😂😂😂

  • @munacasayr3733
    @munacasayr3733 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣9:06sawdiga u sheegay in prank socdo

  • @mohametfarah2026
    @mohametfarah2026 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio ixiistaa iga dapa geeya

  • @mohamoudabdi3525
    @mohamoudabdi3525 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh grac ba tihiine ninka hud hud ka qabta 😅😅😅😁

  • @maxamedaadan6291
    @maxamedaadan6291 3 ปีที่แล้ว

    Wixii horaa kakac ahaa miyaa asxabey prank .gan waaka kaliya ee aan Layla ogoyn sowmha

  • @araweloali2375
    @araweloali2375 4 ปีที่แล้ว

    sheekoyin iyo riwaayada inoo soo badiya

  • @hoodomustafe9582
    @hoodomustafe9582 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaah illaahay haydiin daayo codka

  • @muunicascas9267
    @muunicascas9267 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh ishwaaq waa gabadhayda kulahaa cawil bile tolow majacylkaaga sxb

  • @deqsanbulbulchannel992
    @deqsanbulbulchannel992 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro madar

  • @karticinabide8769
    @karticinabide8769 4 ปีที่แล้ว +1

    Fashiluuuuu prank lasameyna kulaha dayax😙

  • @abdirahmanmuuse1101
    @abdirahmanmuuse1101 4 ปีที่แล้ว

    Malaha Jaahul ayayy Noo Haystaan Waxaan maqlaynaa prank aa socdee caadi Iska 😟

    • @umalkhayrmahmed2115
      @umalkhayrmahmed2115 4 ปีที่แล้ว

      War waxuu lahadlaya niin kale waka iyago tagan HUD hud soo galayo madan arkayn

  • @xurmoshabac1839
    @xurmoshabac1839 4 ปีที่แล้ว

    Lkn cawiloow hadaad gabadh qabto iyo hadaanad qabinba ma garanayno lkn waxaad ku dhaaratay inay ashwaaq tahay gabadhaada adoo sooman hadana waad furtay saddex jeer adoo dhaaranaya hadana waad qoslaysaa taa macnaheedu waa inaanay waxani dhab ahayn caadi ahayn prother 😀 lkn run ahaantii waad iga qoliseen

  • @ahmednaasirahmednaasir9984
    @ahmednaasirahmednaasir9984 4 ปีที่แล้ว +1

    Prank ayaa socda kulahaa

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 4 ปีที่แล้ว +1

    War dayax xaguu kazoopaxy🤣🤣🤣

  • @guuleedmaxamed1563
    @guuleedmaxamed1563 4 ปีที่แล้ว

    Keep goin pro

  • @anuumo3039
    @anuumo3039 4 ปีที่แล้ว

    inta aanu prank u bilaabmin ee iska sheekaysanysan FAST baa la galiya kawdhe Waxkastoo dhacana dadka waa loo soo qoraa qoraal ahan sda marka inanka qaawan soo maray oo kale laba dhe
    sheekada dheeer na waa laso gaabiyaa si ay dhadhan u yeelato🙈
    Wayga talo uuun