Maxaan ka og nahay Sheekhaal iyo Asharaaf oo labaduba Carab ku abtirsada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Maxaan ka og nahay Sheekhaal iyo Asharaaf oo labaduba Carab ku abtirsada

ความคิดเห็น • 20

  • @abdullahnur2685
    @abdullahnur2685 ปีที่แล้ว +5

    Shiqaal cadeey waa carab reer jasiirae iyo reer gandershe

    • @abdijama1430
      @abdijama1430 ปีที่แล้ว

      Kuwas unba carab ah intakale loobage wa somali

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abdijama1430 Shekhaal wy wada dhasheen
      Qudub gandershe, loobage, jazira, All waa carab.
      Hawiye ma aha kaliya koonfur markii la joogo wee isla dagnaa waana is guursadaan sidoo kle siyaasada waxy la qeb sadan hawiye ...
      Dhanka siyasada unbaa isku haysa mooye Abtirsi iyo Nasab nimo ma wadagaaan

    • @Abu_Masla7
      @Abu_Masla7 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maryan_idilOnly sheekhaal jaziira, sheekhaal gandarshe, sheekhaal aw cusmaan al marki, sheekhaal aw qudub and sheekhaal Cali cafiif have Arab lineage and they don't share same lineage.
      Sheekhaal is just a title

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Abu_Masla7 Habaryar waxaasi meelahaa la tag.
      Shekhaal Asal waxe ku abtirsadaan Abiibakar sidiiq r.c
      Beelaha aad sheegtay iyagaa uunbaa is guur guur sadeen sidaasi DNA waxba iskama badalin
      Lakiin loobage iyo qudub Somalida kale bay guursaden hawiye io darood Abtiyaalna way u noqden
      Sidaa awgeed waxba shekhaal hakala qaad qaadin we are All brothers 🤗❤

  • @mahamedhassan5103
    @mahamedhassan5103 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikhaal si,fiican beey u taqaanaa abtirkooda ,hadaad rabto barashada shiikhaal culumada ka,dhashay weeydii ama aad itoobiya waliba harar qabriga cumar al ridaa

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 3 หลายเดือนก่อน

      Abow ani ii sheeg

  • @ahmedosman4569
    @ahmedosman4569 ปีที่แล้ว +1

    حسنين و حسينين (سادة اسحاقين وإشراف حسينين). كل. صومال من اهل البيت

  • @dribrahimsheekh86
    @dribrahimsheekh86 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa Shiekh iskafiiri Nasabka Qabaailka

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Yaana laheen badiyo xalana laheh oo leskudira hubna lakalasiyaa kana tirsan kenya itobiya ee losameystay elataree jabuuti hargeyso ineey qaswalanjiyaan aaw kabilowda sida bin fuulan iyagana aaw fulan kabilowda aawoow waxjira aaw fulann oo sheg ookale aaw looisticmalay borama kamid sheeq oodhan caayeey uheestaan magaca

  • @adamsaalasheikh6236
    @adamsaalasheikh6236 5 หลายเดือนก่อน

    Ila qosol ma waxaa isku qasaysaa xulufaysi martiile iyo nasabka abtirsiga anaga reer abuubakar ayeynu wada nahay marka laga reebo reer awxasan oo abtirsi cusub lasoo baxay

  • @adamsaalasheikh6236
    @adamsaalasheikh6236 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa laba uqaybsan oo sheekhaal

  • @عبدالرشيدمعلممحمود-ب4ص
    @عبدالرشيدمعلممحمود-ب4ص ปีที่แล้ว +4

    ما هذان الرأيان فينا يا رجل إنما نحن أبناء فقيه عمر وهو معروف بالعلم والفقه والجهاد والدعوة وقبره في المدينة التاريخية في الإسلام ( هرر) وجدنا هذا نحن متفقون أنه كان عربيا من الجزيرة العربية وكذالك اشتهر أنه كان بكريا وذكر الشيخ عبد الله القطبي نسبه متصلا إلى سيدنا أبي بكر رضي الله عنه في كتابه نصر المؤمنين أما هوية فهم إخواننا ولسنا منهم

    • @Abu_Masla7
      @Abu_Masla7 8 หลายเดือนก่อน

      قبيلة شيخال أو قطب فقط من نسل فقيه عمر أبادر، أما شيخال جندرشه فهم من نسل فقيه عمر الحضرمي، وشيخال لوبحي من نسل فقيه عمر قطباله عاجني سعد داوود

    • @Hoosingow
      @Hoosingow 7 หลายเดือนก่อน

      Saas waaye Hawiye Xulufeysi dhanka siyaasada Baa naga Dhaxeeya iyo Deegaanka

    • @Yarkawanaagajecel
      @Yarkawanaagajecel 2 หลายเดือนก่อน

      صدقت أخي. اوافقك

    • @Yarkawanaagajecel
      @Yarkawanaagajecel 2 หลายเดือนก่อน

      Kitaabkaas intee ka heli karaaa walaal

  • @abdulhaakimsaanii3552
    @abdulhaakimsaanii3552 ปีที่แล้ว +1

    Aniguna shiikhaal reer Aw samirre Abdulhaakim saanii Umar Alii haaji Umar Alii Abdulqaadir shek Muhammad Aqil Abdullah alaqib Aw samirre Aw qudub

    • @Cartan8814
      @Cartan8814 10 หลายเดือนก่อน

      Samiire ow qudub fiqi cumar abaadir arida