ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FadexadaTelegram faafinta muuqaalada qaawan Culimo, dad caan ah saxafayiin iyo qaybaha bulshadda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2023
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 56

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +14

    Fadlan share dhaha oo ka qayb qaata wacyi galinta

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 ปีที่แล้ว

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h ปีที่แล้ว +6

    Salalahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤MANSHALLAH ❤❤❤❤

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan ha ddlina wacyigalintan oo kale

  • @Hw15243
    @Hw15243 ปีที่แล้ว +2

    Mujtamiceenna iyo waalidiintaba waxeey u baahanyihiin waxbarasho Iyo wacyi gelin joogta ah
    Illaahay ha Dareyn siiyo.
    🇸🇴💕🇸🇴💕💕🇸🇴✅✅✅

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ dhamantin ❤❤❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waaloo bahnaa arinkan oo kale iyo kuwa lamidka ah oo bulshada kobcinaaya dhaqankoda sharaftoda iyo caqligoda sheekheena cabdixayi kobcinta umada maskax dooda caan buu ku yahay. Rabbiyoow noo xifti Aamiin yaa Rabbi cabdi caziiz Riyali adna waadku mahad san tahay Khayir ka aad umadaadad aad uhayiso. Jazakallahu Khayir mashaa Allah dad fiican ayaa weli soomaali ku dhexjira Alxamdulillahi Rabbiyoow inta wanaagsa soomaali ubadi. Aamiin yaa Rabbi. 💙☪️🤲🤲🌹🌹🇸🇴🤲💚

    • @jiirokuulow7609
      @jiirokuulow7609 ปีที่แล้ว

      Aloowdhamaan tod nooxifdi inta fadhida inta maqan soomali qeyr qalbigooda kabuuxi oonahadee

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 ปีที่แล้ว +3

    Mar kobad ba waxa khalad ah hdi adan qof xun ahayn in ad dabadaada iyo hor tada dubto telka gashato tn 2 cid in ad amin to ma ahan hdi ad sharaf tada rabto

  • @towhiidmedia
    @towhiidmedia ปีที่แล้ว +1

    Masha allh waa wax wanaagsan alle ha idiin Barakeeyo

  • @asiaahmed5380
    @asiaahmed5380 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Runtii waaa dood cilmiyeed loo baahnaa ❤Jazakumu Allahu khyraa

  • @GodeyGacalo-nl3un
    @GodeyGacalo-nl3un ปีที่แล้ว +2

    Haa sax wll

  • @alimahamed2663
    @alimahamed2663 ปีที่แล้ว +1

    M.a guuleysta

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +1

    Sc w scw scw scw scw scw ♥️♥️✅✅

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว +2

    Thank you

  • @user-qv8lk4dd8w
    @user-qv8lk4dd8w ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa wacyi Galin loo baahnaa waad kumahadsan tihiin walalaha nosoo diyaariyey Noo soo badiya doodahaan oo kale

  • @farhiyosaciid3020
    @farhiyosaciid3020 ปีที่แล้ว

    Masha allaah shir wanaagsan weeye

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah, Ajer xasanaad Allaha idin ka siiyo wacyi galinta noocaana bulshadeenu aad ayey ugu baahan tahay ee ha la badiyo.

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Subxaaana Allah

  • @aishacilmi1282
    @aishacilmi1282 ปีที่แล้ว

    Alxmd ani xafadaha sevka andeganay allah ayaa kumahadsan❤

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 ปีที่แล้ว

    ASC marka hore waa inay labada waalid ka qaadaan telefanka habeenkii inta ayna seexan

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Kuwa danbiga leh halagu cibadayisto ma dadka diinta islamka ka ridobay baa koley qof islam ah oo iimaan leh sidaas uguma xadgudben Rabbi gii nafta geliyey ee hadana ka qadaya oo la isabtami dona. Subxanallah.

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h ปีที่แล้ว +1

    JAZZAKALLAH kheyr ❤❤❤❤❤

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 ปีที่แล้ว +2

    Telegaram 2019 ayaan bilaaway ilaa hada casharo leen ka qaataa waxa lasheegayo intee ku jiraan waan yaabee

  • @nasramuhudinhassan5922
    @nasramuhudinhassan5922 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @abdirsakatosh
    @abdirsakatosh ปีที่แล้ว

    Dad iyo duur wax waliba ka filo ❤

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 ปีที่แล้ว

    Shaqo wacan walaal, waxaa tahay wadani!!!

  • @nasramuhudinhassan5922
    @nasramuhudinhassan5922 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 ปีที่แล้ว

    Faysbuugu waa aalad furan oo lagu fidnoobaaye

  • @supperinspirationalchannel1847
    @supperinspirationalchannel1847 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walal abdi aziz wqxa tahay nin utaganthy bulshada ina qabta adeg ficn

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waxaa Ka hadasheen arin loobaahan yahey kheyr allahaa idin siiyo

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 ปีที่แล้ว

    Mash Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🌹💯🌹✅

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 ปีที่แล้ว

    Masha alh❤

  • @dhhol77
    @dhhol77 ปีที่แล้ว

    M.a barnaamijka waa lo hagar baxay waana lo dhanyhy waayo xaga diinta waxa la keeny sheekh cabdilxayi xaga mediayaha waxa la keenay mxmd im252 iyo waliba dadka caanka ka ahaa baraha bulshada

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

    Masha’ALLAH TabaarakAllah
    Hore usoco eedo C/Casiis, waad kumahadsantihiin dhamaantiin.

  • @aaltamooda7045
    @aaltamooda7045 ปีที่แล้ว

    Wlhi alaha naso hadeeyo wxa aan layaabanahy dadka badana majecla mnta waxyaabaha macnaha leh sida barnaamijkan oo kle wax wanaagsana kahadleeysiin

  • @xamdicabdixasan3013
    @xamdicabdixasan3013 ปีที่แล้ว

    Asc mashala shugran lka shiq shantayna uwaca

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว

    mashallah Mashallah.
    Abdizis Kheyr Allaha ku siiyo..
    Waa in Bilad dahab ah lagu siiyo.😊

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤❤❤❤ cabdicaasiis really

  • @abdallesocial2526
    @abdallesocial2526 ปีที่แล้ว +3

    First😢

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijka illintir waxaa ku dhiirigalinayaa in ay barnaamijkan aad xooga saaraan waadna kumahadsantihiin

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn ปีที่แล้ว +2

    Telgaram wa in xadi lo yela wax la so galin karo wa in la xadida dawlada logu fadhiya iyo shirkadaha interned

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 ปีที่แล้ว +1

    Marka horeba waxaa khalad weyn ah in sawir ama muuqaal aadan jecleyn in la arko aad duubto
    Edeb darrada ha la dhaafo dhaqan xumadana hala joojiyo dheh ama hadhow yaan la ooyin

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 300k wllky ❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +1

    30:00 qodob mihim ah ayuu taabtay sheekh abdi xayi diinta islaamku xukuno go'an ayey leedahay sida kii sinaystay in 100 la jeedalo, taasi waa taa,
    Dhinaca kale marka la eego diinta islaamku qawaacid laga duulo ayey dajijaa oo xeerar tiro bdn la isma daba galin ee qaacido xukuno badan ku soo ururayaan ayey dajisaa tusaale: qof baa waalidka caayey diinta islaamka xeer qabta qofkaas waa laga helayaa ee dastuurka xeer qabta qofkaa ma laga helaysaa?
    Baraha bulshaduna waa mareeg faa'idadeeda iyo halisteeda wadata halisteeda ayaana badan xataa muuqaalo aanad u jeedin ayaa ku hor imanaayo sidaa daradeed waa inuu qofkii dedaal bdn ku bixiyaa sidii uu isaga xakamayn lahaa isticmaalka bdn ee baraha bulshada.
    Runtiina doodahan oo kale waa loo baahan yhy wacyi ahaan dad qiimo badana waa lagu soo marti qaaday mahadsanidiin dhammaan.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว

    Telegram wa heystaa qashinkaan la sheegayana ma Arkin Allaha naga qabto Sharon dhan

  • @fosiamohamed2652
    @fosiamohamed2652 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha alaah dood aad u faida leh wayo ilaah kuwa wanada qata hanaga yelo lkn suaal baan qaba telegram ka ma waxba lagu fafiya aniga ahaan daruus un baa ka dhagasta ma sha kaliya aan is laha fitno kama socoto wato

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    Telegaram aa wllo wanba lenahay lakim bes qisas dikri kujirna waligay waxan ad shegaysan ma arkin tiktok malihi dadku waside waxwalba maxumamtisa ayey radiyam maxase xumanta kukaydiya meel walba somalidan way sii qudhmaysa walaahiy

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa kaloojira qofka wajigiisa sawir lagahaayo in asagooqaawan lagadhigaa yo

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว

    Kontanti ha lahaane afkaaga hooyo wax ku sharax ma dad irish ah baad wax usheegaysaa

  • @user-ms9gw4kz8e
    @user-ms9gw4kz8e ปีที่แล้ว

    Asc isaga haddii uu faaxishada faafinaayo,maxaa la sameynayaa.

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    ❤csw❤csw❤csw❤csw❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    ❤csw❤csw❤csw❤csw❤csw❤