Xamdi oo dad badan codsaden in lagu wareejiyo iyo Abahed oo garay go'aan yaab leh cidii laga kireyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 420

  • @sucdiali2700
    @sucdiali2700 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah ilaaheey hakubarakeeyo maamo ilaaheey ajar hakaa siiyo qof wanagsan baa tahy

  • @QGprincess
    @QGprincess 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shalay baan ku qoray videogii hore reerkeedi maloo helay. Subhanalaah😢😢

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 3 หลายเดือนก่อน +49

    Gabadhaas khayr allaha siiyo ilmahaas yar hayey lixda bilood waa maamo qaaliya allaha barakeeyo

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Ilahay gadhaaan ilaalisay canugta ha u xafido ilmeheeda

  • @xaawo1
    @xaawo1 3 หลายเดือนก่อน +50

    Dadka dhahaayi igu soo wareeji waa tuygta caruuraha kelyaha kala baxaan kuwaas ka digtoonaada walaalkeeyga shukran in badan

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน

      Sax sax

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 3 หลายเดือนก่อน +3

      Indho adkaa dadka igu soo wareeji dhahaya dhala ilmo hadaa rabtiin waxaa ku shaqeysatiin ayaa rabtiin👊🏽👊🏽👊🏽❌🔨

    • @xaawo1
      @xaawo1 3 หลายเดือนก่อน

      @@Kaafiya_25 waxaa jiro dad ay ugu horeeyso hana abuukar oo carruurta ka bisniseeyo iyo daahir calasoow kuwaas ugu daran

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wa suurto gal😢Allah maxay jiraan Dad af macaan gudahooda Sheydaanimo,Bahalnimo,Naxariir daro ka buuxdo.Maskiin Alloow maqane Alloow badbaadi masaakiin kasta,Aamiin

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wlle aniga kamidah dadka dhahay aniga waxbaraya tugana ma ihii ilmana waa haystaa alx lkn waxa ixanuujiyey waridka ilmahoda intaa le eg kireeyey hadana leyahy kuwasi warid naxarisleh maha masuliyadna maqadikaran

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 3 หลายเดือนก่อน +13

    Gabadha cunugta heysey ilaahey caruur taada hakuu xafido ajar badana hakaa siiyo ❤❤ cabdi casiis really adigana shaqada aad ummada uheyso ajar badan ilaahey hakaa siiyo❤❤❤

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 3 หลายเดือนก่อน +49

    Allahu. Akbar. Illahow Mamadaa gabadha. Yar. Xafiday. Barakee. Waa. Mamo. Fiican.
    In. Badan. Baan. Maqlay. Abgaal. Waa. Dad. Aad. U. Fiican. Xaga. Dhaqanka. Illahaw. Idin. Barakee.

  • @Himiilo-
    @Himiilo- 3 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allah tabarag walahi codkeda iyo macanideda wan iska gartay abgal daud waa dad an jeclahay dariskeygi xalasha qer badan allaha siyo

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 3 หลายเดือนก่อน +8

    Hooyada gabadha heysey waa hooyo wanaagsan ilaahey ilmeheeda ha ugu xifdiyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 หลายเดือนก่อน +30

    Gabadha keentay khaire badan Allah siiya waa gob gobi dhashay mahadsanid adiga iyo cabdiasiisba⚘️⚘️⚘️⚘️

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 3 หลายเดือนก่อน +12

    hooyo shataf leh saad u xafiday Alle haku xafido gabadhaa yar

  • @caasha93
    @caasha93 3 หลายเดือนก่อน +12

    Bisinka war wamaxay dadkan damiirkii ka dhintay oo ABA kusheegu asagaba labatan jir ah oo feedhaha intaas legyihiine wamaxay ilmaha yar oo uu kiraysanayo ala dad aan uqalmin baa ilmaha inta badan lasiiyaaye Allow Wilkeyga icaafi ilmo kale oo cafimaad qabane isii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ku cafiyo wiilka abayo kuwo kale oo cafimaada qabo Allah Allah ku siiyo amiin

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin abaayo

    • @somaliagracefulplacebb2077
      @somaliagracefulplacebb2077 2 หลายเดือนก่อน

      Ameen, ilahay kuwa kaloo cafimaf qabona hakusiiyo.

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 3 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah maamadan sideey xamdi yar u xafiday Iyadana Allah ha u xafido Aamiin waayo waxey mudan tahay in lagu daydo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xamdi waa geesiyad yar oo diiday in la adoonsado ayadoo ilmo ah, awood laheen garabna haysan. Waalidkeeda qaladkoodana way tustay. Kuwa ayadoo kalena oo dhibana kalsooni iyo rajo ayay galisay iyo inaan avuse la qaadan. Kuwa ubadka gumaystana cashar lama ilaawaan bay u dhigtay. Allaahu akbar. Gabadhaan oo kale inay madaxwayne noqoto waaye. Maashaa'Allaah. Waalidka Allaha u dambi dhaafo arintaana inay cashar u noqoto ay qaladkooda ku saxaan Allaha uga dhigo.

  • @HappyCheckers-nw2mf
    @HappyCheckers-nw2mf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ajir alla ha ku siiyo sida aad u xafiday gabadha farta ah

  • @Miidan5
    @Miidan5 3 หลายเดือนก่อน +8

    Gabadhii haysana oo dhaqaalaysayna ilaaheey adun iyo aaqiro taam ah ha siiyo.

  • @dheehdhubad4021
    @dheehdhubad4021 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaahu kheyr habaryar

  • @farxiyaxasan8177
    @farxiyaxasan8177 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo qali ilahey haku xifdiyo

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaaah, waa hooyo aamin ah.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah jzk khayr kuligiin somalinimo 🇸🇴❤️🕋🌴🌺💎💎💎💎💎

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 3 หลายเดือนก่อน

    Abdiaziz riyali ilahay khayr haku siiyo hawl balaaran ayaad u haysaa umada Somaliyeed

  • @sundusahmed3667
    @sundusahmed3667 3 หลายเดือนก่อน

    Wa qayrul masulnimo warid ilma yar kiraynayo ma guri baa subxanalah

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 3 หลายเดือนก่อน +52

    Alow hooyadaanoo kale noo badi yaa rabi

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaaaamiin yaa rabi

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 3 หลายเดือนก่อน +12

    Mahada kowaad Allah swt ayaa iska leh,labo gabadha gabadha kentey ilahey sidey gabadha yarta ee baadida ah u xafidey ilahey ayada iyo ilmeheda iyo familkeeda dhan ha ugu xifdiyo aamiin.sedax isku xiraha umada somaliyeed ustaad cabdul caziiz ilaheyow caafimadkisa u adkey xasidinta ka qabo jin iyo insi ilahow familkiisa u xifdi ya rabb masha Allah ilahey aya saqirey.sababta cabdi caziiz ayaa iska leh gabadhaas gabadha heysey wa gabar aad u wangsan ilahey cidna uma amaneyno isku soo duub'miisankina xasanaadka Allah swt ha idiin kugu cusleeyo amiin.

  • @raabicasheekh6633
    @raabicasheekh6633 3 หลายเดือนก่อน

    MaashaaALLAAH

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarkallah ❤❤❤

  • @halimab5796
    @halimab5796 3 หลายเดือนก่อน

    Walaashay Alle haku Barakeeyo.

  • @elmiali5073
    @elmiali5073 3 หลายเดือนก่อน +18

    Shukran Cabdi Caziz canaantii aan rabnay ninkii saqiirka kiraystay shukran inbadan

  • @nabaddoon1444
    @nabaddoon1444 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdicasiis khayr badan allaha ku siiyo

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha allah hooyadan wanaagii iyo gobanimadii abgaal way ka muuqataa 🎉❤

  • @hamdiladan
    @hamdiladan 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah tnx wll cabdi casiis

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 3 หลายเดือนก่อน +4

    Viva hooyo, viva Soomaali Da, viva muslimiinta oo dhan

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 หลายเดือนก่อน +35

    Darisnimo Abgaal baa leh gabay buu ahaa manshallaah gabdhaa alle ha dhawro iyo Abdi asiis alle mahadii

    • @ardoteyb946
      @ardoteyb946 3 หลายเดือนก่อน

      Hawobashir huno anoon ku aragbaan so qoray Daris wanaag masha Allah from jigjiga

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qabyaalad maxay lafaha kaa gashay. Bal aan taada kuu qaadno. Hooyada abgaal shaqo maba ku laha ka waran. Gabadheeda oo habargidir ayaa keentay guriga hooyada Abgaalna ka codsatay inay hayso oo ku raadiso waalidkeeda. Marka creditka HG baa leh. 😆 🤣 😂 😂

    • @leyloshcali2376
      @leyloshcali2376 3 หลายเดือนก่อน +1

      Labadaas qabiil aad kala saareyso waa isku mid hadana gabar iyo hooyadeed aad laba qabiil ka dhigtay soomaaliyey doqonnimada iska daaya

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah waa alxamdulilah hadiiba ay heshay dadkeeda ❤❤❤

  • @AmiiraAhmed-f8y
    @AmiiraAhmed-f8y 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alllah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +18

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maashaa allaah hambalyo aan leeyahay maadaama ay xamdi heshay waalidkeed gabadhii haysayna aad ayay u mahadsantahay ❤❤❤❤❤

  • @أمةالله-ي7ي4ذ
    @أمةالله-ي7ي4ذ 3 หลายเดือนก่อน +7

    الله أكبر ولذكر الله أكبر ماشاء الله تبارك الرحمن maamadaiyo C/CAZIIZ iyo intii gacan ka gaysatay na khayr badan ALLAHA siiyo UMADA MUSLIMIINTANA MEELAY JOOGAANBA WANAAJIYO

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maamada gabadha haysay ilaahay khayr ha ugubadalo asxaankeeda C/Casiis jasaakalahu khayr ❤❤❤

  • @hafsaali2975
    @hafsaali2975 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah hooyo wanaagsan allah ku xifdiyo

  • @Qadraibrahim
    @Qadraibrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alxd lilah wlhi farxad ayan la ilmeyay 😢Wanka qiroday maliti hore Allah ka abal matiyo Abdiaziiz riyali Mamada oo siwanag san uheysay gabadha yar intii ladamqatay intii shergareysay Jizihina jano Allah kadhigo 🤲🤲🤲🤲

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 3 หลายเดือนก่อน

    masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 หลายเดือนก่อน +12

    Allah buu aminey kadib allah baa u saqiray asagoo xiran qofna manshallaah

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 หลายเดือนก่อน +5

    Maashaa allaah allaahu akbar alxamdullaah mada iyo wllo clcasis khayr badan allaha ha idinsiiyo

  • @qorshemaxamed5138
    @qorshemaxamed5138 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaana llaah waa cawaan

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 หลายเดือนก่อน +4

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, qeyr badan Allaah ha idinku bedelo, Hooyadii Xafidayna Allaah SWT ha u abaal gudo. Is taakuleeya weligiin Shukran Jazaakallaahu kheyran

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 3 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALLAH

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allaah alxamdulillaahi waa hooyo aad u qiima badan allaha u xifdiyo caruurteeda ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo. Aamiin.

  • @kiat987
    @kiat987 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤qair badan Allah kusiyo well done you are very good guy 😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 3 หลายเดือนก่อน

    Fariid weeye gabadha yari

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 3 หลายเดือนก่อน +11

    Maansha allahu Tabaarakallaha
    Alxamdulilaahi . Wariyaha iyo Janna Alla galida cunugta haysay Lixda bilood waxad lamitihii inaad
    dadka oodhan noolayseen. 17:54
    Dadka Soomaaliyeed caruurtooda yeysan qofna isaga dhiibin Allah baa risiqa siinayeeh insha Allahu

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilah Masha Allah,In la helay dadkeeda wa Qeyr❤😍Qeer Alle ha siiyo Hooyadan 6 bilood caawisey iyo Cabdicasiis oo caawiyay👏🏾.10 jir kama weyna cunugtan yar.Gaajo kastoo jirto Ilmahaaga wa lagu dheganada.Wa ilmo wa Gabar Subxanallaah Bahala jira cCaruurta cuno Bisinka.

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 3 หลายเดือนก่อน

    Maandha alaah ilaahay baa mahad leh awalan marka xigtaba hooyada qaali gaa ee haysay oo xanaanaysay❤
    Sidoo kale c/aziis waad kumahadsan tahay shaqada aad u hayso umada soomaaliyeed shugran walaal ama eedo ama habaryar intaba

    • @umucabdirixmaanxawaa4899
      @umucabdirixmaanxawaa4899 3 หลายเดือนก่อน

      Jizaakumulaahu qayran
      Ninka gabdha dhalay ilaahay ka cabso oo ilaali ymaanada ilmahu ma ah wax ka kiraysto siiba gabdhaha Quraanka aad aqrinayso fahan waxbuu ku amri waxna wuu kaa reebi waa hadalkii alle
      Intaas baan qoraalka ku gaabin waxaan idinka soo salaamay yurub wadanka Danmark Ascwrwb jamiican❤

  • @FadumoSheikhAli-pp3oh
    @FadumoSheikhAli-pp3oh 3 หลายเดือนก่อน

    masha alllaaah❤❤❤❤❤❤

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah tabarakah ilaaahayoow walaashey soomaaliyeey ilaaahayoow kuxifdi waa maamo islaama ah

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hooyo fariida ilaahay qayr ha kaa siiyo🥰🥰🥰🥰

  • @liibaanibrahim6338
    @liibaanibrahim6338 3 หลายเดือนก่อน

    Mnshaa Allah

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah waalidiinta qaar waa qeyrul masuul xaqa Allaha tuso war somaaliyeey ubadka xaqooda ilaaliya yaan la idiin cadaabine maamada kheyr badan Allaha siiyo illaaheey ha xifdiyo aduun iyo aaqiro ❤jazaakum Allaahu kheyran maama

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Tabaarka Allah ❤
    Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน

    ALXAMDU LILAAH

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah hooyadan kheyr Allah siiyo.

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 3 หลายเดือนก่อน

    SubhaanAllah this is so sad, walhi this make me cry 😢😢😢😢

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 3 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAAH qofkii axsaan sameeyo ILAAH ayaa u axsaan fali ALLE ha ka ajir siiyo

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน +10

    Allah ha badbaadiyo caruurta masaakiinta ah ee muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin waaridka qaar waa qeyrul masuul ee Allah xaqa ha fahansiiyo hana garadsiiyo xaqa caruurta ku leeyihiin aamiin

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo macaanto qeyrumasul nimada darufaha keenay!. Dad beraleey eh oo alshaydan ku habsatay oo dayacan. Adunka beraleyda dowladaha caawiyo. Lakin dadkena baqtiga u xalaal eh😢.

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@IsmahanOmar-t9b waa khayri masul waridku hadaysan korsan karin mexay udhalayan intasu le.eg yahy mu ushaqeeyo

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@IsmahanOmar-t9bbaahi kasto oo jirta asaga ayaa aabaha reerka ah intaan xoogiisa dhanyahay muu reerka u shaqeeyo asagaa reerka iyo caruurta masuuliyadooda qaadey oo Allah kala xisaabtami.markuu ilmahan saqiirka reer u shaqee leeyahay. Sidee qiil oogu raadini ninkaan qeeyru masuulka ah hadaanse ilmaha masuuliyadooda la qaadi karin maxaa loo dhalaayaa.

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b หลายเดือนก่อน

      @@sucdiosman8337 Ma nin Somali oo hada jira 80% qayr leh?. Boqolkiba 20 aa taas fahansan. Hooyada leen ka hadloya!.

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hooyo qaaliya

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah ❤❤❤❤

  • @maxmax8338
    @maxmax8338 3 หลายเดือนก่อน

    qeer masuul waaye odeygaan

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ❤

  • @marima7352
    @marima7352 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ma shaa Allah hooyo naharis badn Allah khair ha siyo, gebadha add ufaraxsantahy alhumdulilah

  • @Fathiqueen-ke8hf
    @Fathiqueen-ke8hf 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshaalaah ❤

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah illaahow farxada no badi umada somaaliyeed waa gob masha allaah

  • @Umaabdallah
    @Umaabdallah 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walahi Waan la oyay shalay manatana waa la farxay dadka ha ku cimri qatan ilmaha yar yar shaqada la geynayo

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Alaah Qeyr Alaha Siiyo Maamada Gabarta Haysay

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah gabadha gabadha yar haysay khayr badan ilaahay haku siiyo laakiin ninkaan sidaas dhalinyarada u ah baa gabadhiisa oo 11 jir shaqo u diray kaas aabe maaha duruuf kasta oo timaada damiirku ima siiyeen ilaahow xifdi gabadhaan yartaa kolay waalid qalbi adag baa dhalaye. Waxaan rajayn inay intaas cashar u noqoto aaba oo uusan cid dambe u gayn

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gabadha gabadha heysay ilahayoow kheyr sii walaashey ilahay kheyr ha ku siiyo 🎉

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo hooyo macaan

  • @runloow2202
    @runloow2202 3 หลายเดือนก่อน

    MAASHAA ALLAAH FARAXA XAMDI DARTEED iLLIN BAA FARAX DARAADDII IGA TIMID

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 หลายเดือนก่อน

    Wa hooyo somaliyed oo qimo badan allaha xifdiyo amin

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 3 หลายเดือนก่อน +1

    ILAAH ha ka abaal mariyo gabadha keentay iyo Cabdicasis
    MAHADSANID

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Alhamdulillah AbdiAziz mahad sanid walakey

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mashaallah hooyada waa qof wanagsan gob ah Allah barakeyo, abdiaziz adiga na Allah ku sharfo wanaga umada u hayso Allah ajar iyo xasanad kaa siyo brother

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 3 หลายเดือนก่อน

    Hamdi ilaahay haguuleeyo

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alle meel xun kumadhigo waa hooyo Fiican wlhy❤❤❤

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ax ax walaahi waan ilmeeyey waa arin xanuun badan gabadhaas yaan lagu wareejin reera kale aabaheedna waa qayri masuul

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 3 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤️ ❤️ ❤️ Allaha subxaana watacaala haku xafido adun iyo aqiroba habo

  • @fayecooking
    @fayecooking 3 หลายเดือนก่อน +9

    Miskiin ilahey ha cafiyo waalidkeyda , ilahna ha ku arsaaqo xoolo xalaal ah😢

  • @أمعبدرزاق-ع3ط
    @أمعبدرزاق-ع3ط 3 หลายเดือนก่อน +1

    Man sha alaah ilahay ajir iyoxasanaad alaah haidiinsiyo❤❤❤❤❤

  • @YurubMOHAMED-v4b
    @YurubMOHAMED-v4b 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mamada kheyr allaha ha siiyo aabahana waa qof iiman leh gabadhii uu ku amaneystay siduu u cafiyay madama uusan wixi dhacay ogayn ilahayna wuu u xifdiyay gabadhiisa

    • @fardosa.ahmedahmed6204
      @fardosa.ahmedahmed6204 2 หลายเดือนก่อน

      Imaan ku yeh haduu imaan leeyahay miyuu ilmaha kireeyn lahaa isaagaa iskireeyn laahaa

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 3 หลายเดือนก่อน

    Ilintire alle hakaa abaal mariyo ❤❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mamma illahaya kheera ha siya rabi ajar ha ka siya manata ada aye uu faraxda tah Xamadi yare

  • @raxmamaxamuud1447
    @raxmamaxamuud1447 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Haku xifdiyo maamadaa haysay gabadha yar

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 3 หลายเดือนก่อน

    Ha kaasu abe mahan ma ilmo an dhalay ban dhihikara reer ushare

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdi waa arin calool xumo gabar aad u yar in aad cidlo ku tuurto oo irsaaqad darteed u dayacdo waa qeyru masuul xumo imaanka allah u sugo

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 3 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulillah Allihii badbaadshay maamadaan sharafta leh Allah kheyr badan hasiiyo aduun iyo aakhiraba Allana awlaadana hauxafido Aamiin Yaarabi aabaha waxaan leeyahay lacagla’aan awgeed hadal maaha adiga ayeey hooyada iyo caruurtaba masuul alle kaaga dhigay qalad wuu dhacay yeeyan dhicin markale

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 หลายเดือนก่อน

    Caruurta halaga taxadaro, oo yaan lagu shaqayn, waayo ma awoodaan shaqo, waxeey ubaahan yihiin ilmuhu caawimaad iyo ilaalin iyo in waxbarashadooda lagu dadaalo..... illaaheeyna ha ina wada garansiiyo insha allaaaah

  • @munirassad804
    @munirassad804 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax walaxi MashaAllah warutaza

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah abgal intey tahay wxn ku gartay wanaga