Sacad ma Ogaadeen baa ? Jawaabta Odayaasha Kumade By Dahir Alasow?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @maxamuudcali1646
    @maxamuudcali1646 4 ปีที่แล้ว +131

    Walaaleheen ogaadeen meelkasta ayjoogan waxan leeyahay wada dhalashada wan idiin ognahay noolaada

    • @ayaancabdi6254
      @ayaancabdi6254 4 ปีที่แล้ว +7

      Ina adeerkey soo dhaeoow 🥰🥰

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 4 ปีที่แล้ว +5

      Wllo qaali soo dhowow in kasto somali oo dhami hal geed ka wad beermeen hadan waa qof kaad waad ogtahay

    • @aarkaafriko8598
      @aarkaafriko8598 4 ปีที่แล้ว +15

      Hadalka Daahir calasoow waa runtii dadka waaya araga ahina way ogyihiin doqon iyo ciyaalna awalbaan waxba lawaydiin jirin waxaan tusaale yar idinka siinayaa dhalashada sacad in ay ogaaadeen yihiin hada kahor ayuu ogaadeen gabagabo dhigay gobolada dhexe xiligii boqortooyadii Nuur cubudhiye sababtuna waxay ahayd oo kutimid wiil ogaadeen ah oo bahgari kasii ah ayaa gabadh kaguursaday qabiil kamid ah dadka daga gobolada dhexe waxaa lagaqaatay yarad aad ubadan oo gaadhaya 50 geel ah iyo waliba dheeraad kadib markii uu waxbadan qaraabadii ladaganaa ayuu damcay inuu guuro oo gabadha uu lawareego xididkii uu ladaganaabaa waxay dheheen awr gaadiid ah oo aqalka laguugu raro iyo geel irmaan oo aad wiilka gabadhu kuu dhashay dhexda oogu sii maasho keenso deedna wuxuu keensaday labo riti iyo hal uu jeclaa oo ladhihi jiray magaal buro oo nirig wadata subaxdii uu ambabaxayay ayaa qaraabadiisii waxay kudheheen magaal buro oo xeradaanada mar soogashay latagi mayside geelan kale badan hashii kaa anfacda kadooro isna wuu diiday sidii ayuuna fara madhnaan ooga dhaqaaqay galoontii ama surmadii uu rabay caanaha magaal buro inuu wiilka oogu shubo biyo ayuu oogu dhaansaday si uu afka oogu sii qooyo kolkuu ku ooyo wuxuu sii socdaba kolkuu reerihii tolkii ahaa gaadhay ayuu wuxuu aaday geedkii boqorka waagaana ogaadeen oodhan hal boqor ayay lahaayeen wuxuuna ahaa nuur cubudhiye kolkuu geedkii boqorku fadhiyay kusoobaxay ayuu hoosguntigii intuu iska tuuray oo bilaawihii lasoobaxay ayuuyidhii xiniinyahaan iska goynhayaa hadaan la iiciildhicinin maanta boqorkii ayaa oogu jawaabay maradaada qaado waalaguu ciildhicine oo noona waran dabeedna wixi qabsaday ayuu ooga waramay kadibna boqorkii amar ayuu kubixiyay jeeroo gacanta lagusoodhigo magaal buro inaan dibloosoo noqonin kolkii ay maqleen reerkii hasha dhacay ayay lacarareen oo waxay geeyeen xeebta cadale oo aan deegaankoodiiba ahayn ciidankii boqorku amray markay hashii waayeen ayay xeel sameeyeen oo nin katirsanaa reerka hasha dhacay oo dadkii layasahayay ahaa ayaa waxaa loosheegay haduu sheego meeja ayjoogto magaal buro inlasiindoono 100halaad iyo baarqabkooda iyo gabadh ninkii ayaana hashii sheegay waxaana loogu tagay xeebtacadale waakii dhaqane balah uu lahaa hakuu rag kutaamo wuutagiyee taytayley miyaan kutaagnaheey waxba yuuna hadalku ilataraarixine wixii geel ahaa ee joogay inta udhaxaysa cadale iyo qabridahare ushaa hoosta lagagaliyay oo qoraxay ayaa lagu gabagabeeyay dhaqankii hore waxaa kamid ahaa kolkii xoolo lakala dhaco waxaa ergaynjiray culimada iyo salaadiinnta marka qabiil walba oo geeloodii ladhacay ergo ayay dirsadeen waxaa kamidnoqday ergooyikii geela kadabatagay waxgarad udhashay beesha sacad oo iyaga qudhooda geelasha wakulahaa boqorkii ayay utageen odayaashii oo dhan oo ay qola waliba codsatay ingeeloodii loo celiyo intii uusan qolokale lahadlin ayuu waxuu amray wixii sumadii sacad leh in odayada sacad lasiiyo lalana sagootiyo nin udhashay qoysaska daarood midkamida ah ayaa wuxuu yidhi oo anagu madhalashadaan eednay maxaa naloogu celinwaayay geelaanaga
      halkaa markay marayso arini ayuu wuxuu tiriyay tix gobay ah Nuur cubudhiye wuxuuna yidhi oo kamid ahaa tixdaas sacad waa ogaadeen hadii loo abtiriyaaye waa ina amuudaan hadii odaygii loosheego marka hadayna dadka qaar u aqoonin sacad ogaadeen sacad waa ogaadeen hawiyana wayxukumaan hiil iyo hoona waan isu haynaa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

    • @aarkaafriko8598
      @aarkaafriko8598 4 ปีที่แล้ว +3

      Tsckså jätte mycket

    • @ayaancabdi6254
      @ayaancabdi6254 4 ปีที่แล้ว +6

      haa lkn sacad waa dhiigayga waan ka dhashay anigu
      Waan jeclahay qof walboo reer sacada meelkasta uu joogo
      Dhalashadu bir ma goyso biyana ma maydhaan (dhaqaan) marka waa walaldey anigu cidiidoni ha sheegato lkn qofna wuxuun ahayn manoqonayo wlee
      One love ilma SACAD AMUUDAAN(maqaabul) TADAALWAAQ OGAADEEN

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 ปีที่แล้ว +39

    Absolutely sacad iyo makahil waa ilmo maqabul weey siman yihin

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 4 ปีที่แล้ว +63

    Dahir Mahadsanid Sacad iyo Reer Sacad Amuudaan Maqaabul Ogaden waa isku mid.

  • @alisuldaan8314
    @alisuldaan8314 3 ปีที่แล้ว +7

    Aniga o will sacad siciid ah ayaa hargeisa fasax u takey markaas balaygu yiri war ya tahay o walaahi ah sacad ban ahay ban iiri walaahi mamoyin iyo rag ogadeen bayiri war wa wiilkeeni so dhawoow e ilaheey iku ogyahay shaki kuma jiro waxa maqli jirey markaa yaraa in sacad iyo og makahil walaalo yihiin wana rum in kastoo dad badan aysa ogeen dhibka kudhaca walalaheen ogadeen ad ba udhibsadaa respect wa uhayaa ogadeen dadkana in u ika sokeeyo a aminsahay

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 4 ปีที่แล้ว +46

    Dagaalkii sokeeye, hawiye inuu weeraro afmadow waxaa diidey sacad

    • @Raho339
      @Raho339 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax👍

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh walaahi waa sheeko lafdhabarta hawiye waa sacad siciid ee adeer ku toos ama ku nax hawiye hakala saar saarin

  • @nurdinismailfakhiit7371
    @nurdinismailfakhiit7371 4 ปีที่แล้ว +22

    Inbadan baan maqli jiry ehelkyga oo kuhaayo zacad waa ogadeen adeer dahirow marxaban❤️👊💪💯

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux 4 ปีที่แล้ว +19

    Sacad wa Ogaden hadii lo Btiirinayo wa in Aamuudan Hadi Oodayo looshego

  • @ibrahimmahamud1751
    @ibrahimmahamud1751 4 ปีที่แล้ว +30

    Sacad iyo Ogaden waligood bay walaalo ahaayeen.

  • @onjofficial1117
    @onjofficial1117 4 ปีที่แล้ว +18

    Sacad saciid wa ogaden reer sacad dhalasho nimankan sacad wey soo cadhooden habargidir bay la dagen oo lagu ogyahay wana ogaden dadka hada maqlay ban la yaabanay

    • @Abdullahi_thegoat
      @Abdullahi_thegoat 4 หลายเดือนก่อน

      walal maso caroon sacad ee asagoo wiil yar ah ba hooyadiis laso tagtay waxa guursadey odaygi madarkicis aha waxay u dhashay saleeman saas ayu walal ola yahay habargidir

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 4 ปีที่แล้ว +18

    Arooy abtiyadeed sacad waa reer magaal Somali sida loo horo waa dad yaqaan hanbalyo abtiyaalo kusoo noqoshada siyaasada viva governo sacad, ogadeen keena oo isaaq keena oo majeerteen keena hawiyana wuu idin grab taagan yahay

  • @hodanshafec6893
    @hodanshafec6893 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha alah viva sacad iyo ogadeen waa wada dhashen alow wada xafid somali oo dhan waa walalo اللهم امين

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 ปีที่แล้ว +17

    Allaha weyni Somaali Qabiilka Allaha Ka Madoobeeyo,Waa Dad walaalo ah oo Diin iyo Dhaqan wadaag ah waa Wiil iyo Abtigiis waa hal Af hal Diin hal Dhaqan Allaahu Akbar Allow Quluubtooda ka Saar Xumaanta iyo Xiqdiga.

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 4 ปีที่แล้ว +15

    Sacad Inuu Ogadeen yahay Qafkastaa Oo Somali ah Waa ogyahay,Waana indha Dhamaan
    Soomaali gaar ahaan hawiye

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 4 ปีที่แล้ว +3

      Kkk war sacad waa hawiye gar ahan hg e waligodba darood waa lagu yaqaney in aay shegtan ninki dhiran o hawiye ah ba waxey dhahan waa darood e warkana waa shekoyinkiini e yaa idinka dhageysana sacad waa hawiye haku riyonina daroodow

    • @haniabdullahi1198
      @haniabdullahi1198 4 ปีที่แล้ว +8

      qadro Hilowle 😂😆darood siba ogaaden dad iney dad aruursadan mise iska shegtan ubahan ma ahaa ayaga 5million ah sacad anaaga dhalnay halkasana kuognahay wadnoso korisen mahadsanid wlalkin hooyadin dhashay waye

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +2

      Sacad waa. Hawiye.

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 ปีที่แล้ว

      @@haniabdullahi1198 anaku manan sheganin lax yahayn uff😏ree sacad iyo sacad siciid kala saar

  • @mohamedkorio9294
    @mohamedkorio9294 4 ปีที่แล้ว +19

    Afka alaah Kama gooyo waxan ilaahay ha unaxariiste ayeeyday ka maqli jiray sacad waa ogaaden waan makahiil waxan jogaa magalada gaarisa dalka kenya Nairobi waxan kuarkay odayal sacad ah waxayna ii xaqiijiyen in ay ogaaden yihiin daahir calasow aad ayan kusalamay brother

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว

      Kenya maleh waa in laga xureeyaa dhulka awoowyaashen wagalla massacre maanan ilowin

  • @qumano2836
    @qumano2836 4 ปีที่แล้ว +37

    asc daahiroow horey waxaa loo yiri sacsd waa ogaadeen hadii loo batirinaayo waa maahmaah somaaliyeed

    • @ibrahimabdulahi2100
      @ibrahimabdulahi2100 4 ปีที่แล้ว +1

      DOOLLO GABAY UGAAS NUUR WARFAA /walalkayga sacadow hadad waano iga qadan waxan ahay ugaas kii absame ina warfagiiye waxan ahay nin kaad odhan jirteen nuur cabudhiyowe wixi sacadow kugu dhaca ana igu wareenaye waxad tahay ogadeen absame barwaaq dhaladkiiye walbahare nimankii fadhiyay doolo iyo woobe waxays dabi makahiil hadad naga wareegtaane waxa wiiqmi gacweene iyo guluf abrahiine weecataa laleeyahay sidii reerki yabaree waxan dhicin aduunyada ma jiro wana la ogyahaye waxays dilay qabiil iyo habiil oo walalahe wagaasha idoor iyo sidii walad oday biiqe walayaab inaad warasadiin kauqdadowdaano kala waalid inanahay dadkana ku wargalisaane wax la yidhi talada adigaa ku noole kuguma noolate war soo laabta waa ceeb qabiil naga toloobaye ;

    • @ibrahimabdulahi2100
      @ibrahimabdulahi2100 4 ปีที่แล้ว +1

      DOOLLO GABAY UGAAS NUUR WARFAA /walalkayga sacadow hadad waano iga qadan waxan ahay ugaas kii absame ina warfagiiye waxan ahay nin kaad odhan jirteen nuur cabudhiyowe wixi sacadow kugu dhaca ana igu wareenaye waxad tahay ogadeen absame barwaaq dhaladkiiye walbahare nimankii fadhiyay doolo iyo woobe waxays dabi makahiil hadad naga wareegtaane waxa wiiqmi gacweene iyo guluf abrahiine weecataa laleeyahay sidii reerki yabaree waxan dhicin aduunyada ma jiro wana la ogyahaye waxays dilay qabiil iyo habiil oo walalahe wagaasha idoor iyo sidii walad oday biiqe walayaab inaad warasadiin kauqdadowdaano kala waalid inanahay dadkana ku wargalisaane wax la yidhi talada adigaa ku noole kuguma noolate war soo laabta waa ceeb qabiil naga toloobaye ;

    • @qumano2836
      @qumano2836 4 ปีที่แล้ว +1

      @@odaykasheekee6929 waad mahad santahey hadii aad ii saxdey

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 4 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabdulahi2100 5

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 ปีที่แล้ว +15

    Walaalaha ogaadeen jira oo jooga

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 4 ปีที่แล้ว +25

    Adeer waa runta manta uun baad runsheegtey mahadsanis adeer

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +7

    Waan ognahay huuno reer sacad baan dhahnaa waana ogaadeen waan wada dhalanay dee mahadaa ogaateen agah.

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa ariin fiican maar hadii niimaankii hawiiye ugu fiicna ee sacadka aha aaynu walaaalo nahay lkn kuwo badan oo kale walaalnimo kaama ogaaladeen waalaalka wanaagsan waa muhiim

  • @khadradawoa2750
    @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +26

    Anigu waxan ahay reer wardher sacadna waan wada dagna waa dad nasaba oo aan ehel nahay

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 3 ปีที่แล้ว +11

    MAKAHIIL IYO SACAD WAA WALAALO RUN AH .. OGADEN

  • @adenhassan1930
    @adenhassan1930 4 ปีที่แล้ว +13

    Gob gob dhashay in ay yihiin walaaleheen sacad Habar gidir waligayba Waan ogaa guuleeysta waligiin

  • @hamdidayib1899
    @hamdidayib1899 4 ปีที่แล้ว +25

    Somali way wada dhashen Dahirow wan maqlay ine wada dhashen sacad saciid iyo reerkas cid diidi karo majirto

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 ปีที่แล้ว +4

      Waa sacad siciid maxamed muqaabul awoowyaasheeyn ayaana nabarey

    • @ayaancabdi6254
      @ayaancabdi6254 4 ปีที่แล้ว

      @@shafihussein4433 haaa

    • @hassanabdi8395
      @hassanabdi8395 4 ปีที่แล้ว

      Daahir jawaab saxa anaa uhaaya waana nin hawiye ah

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@shafihussein4433 ❤❤

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +37

    Sacad waa ogaadeen hadii loo abtirinaayo kkkkkk Kkkkkk ka naxaw nafta waa soo dhawaada beesha sacad walaaladeen

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 ปีที่แล้ว

      waa been ogaden sideena uma caqli badna😂😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      @@yartiireergalmudug5835 dadka ka xun baad tahay sacad waa ogaadeen aga ama ka xumaw ama daa sacsd waa ogaadeen

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfaarah3912 wax cadayn ah ma haysaa indr😂😂😂

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      @@yartiireergalmudug5835 ma ogtahay dagaaladii daarood iyo hawiye inay sacad iyo ogaadeen wada socdeen axmed cumar jees iyo janaralkii maxamed faarax caydiid ilaahay ha unaxariisto ay wada safnaayeen sububtuna ahayd in lakala badbaadiyo dadka wada dhashay ee sacad iyo ogaadeen ilayn hadee hadii midna hawiye la dagaal galo midna daarood waxa iman lahayd in laysku dhufto waanay garteen oo dhinac bay uga baxeen

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      @@yartiireergalmudug5835 soo dhawoow inaadeer xataa dna ayaano qaadnay arintani waa xaqiiqa cad ogaw inayna malo awaal ahayn

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigaa marqaati kaaga ah Daahirow. Mida kale Soomaali oo dhan waa walalo. Allow Soomaali bogooda burcad isu mari yaa rabbi

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha alha guul sacad sacid waa gesi ka dhashay boqortoyo guul🇸🇴🇸🇴

  • @Raho339
    @Raho339 4 ปีที่แล้ว +11

    Daahirow weynu wada dhalaney waa run waayo dhiigaad KagaraTaa Viva Viva Ogaadeen ❤ iyo Sacad 💕

  • @qumano2836
    @qumano2836 4 ปีที่แล้ว +28

    daahirow maanta laga bilaabo eedo ayaan kuu ahey maanshaa allaah dhiigaga iyo dareenkaaga waan garanaayey

  • @beerlulahassan7827
    @beerlulahassan7827 3 ปีที่แล้ว +11

    Sacada Waa Ogaden waa la huba ❤️❤️❤️

  • @Raho339
    @Raho339 4 ปีที่แล้ว +14

    Wllaahi waxaan maqley waa Ogaadeen ❤ sacad siiba Reer jaLaf waa Ogaadeen ❤ waxaana Kadhashey Ceydiid iLaahey ha,UnaxariisTee aaaaaaaaaaamiin yaaaaaaaa ALLaaaaaaaaaaah

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 ปีที่แล้ว +2

      anba waan maqli jiray yaraantaydii islaanti gidir oo wiil yar wadata iyo sac cad buu guursaday ogadaygii habargidir dhalay magaca sacadna sacaas cad buu ka yimid gabaygii sayidka maqli jiray ilahay baa runta og🤨🤨🤨

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 ปีที่แล้ว

      @@yartiireergalmudug5835 😂😂sacad magalada godey bu ku dashay

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 ปีที่แล้ว +20

    Walaahi anoo yar baan maqli jiray in Sacad siciid iyo Mikaahiil ogaadeen walaalo yihiin kkkkkk 🙏Welcome my dhiiga 😍🤣💪🏾

    • @ibrahimabdulahi2100
      @ibrahimabdulahi2100 4 ปีที่แล้ว

      DOOLLO GABAY UGAAS NUUR WARFAA /walalkayga sacadow hadad waano iga qadan waxan ahay ugaas kii absame ina warfagiiye waxan ahay nin kaad odhan jirteen nuur cabudhiyowe wixi sacadow kugu dhaca ana igu wareenaye waxad tahay ogadeen absame barwaaq dhaladkiiye walbahare nimankii fadhiyay doolo iyo woobe waxays dabi makahiil hadad naga wareegtaane waxa wiiqmi gacweene iyo guluf abrahiine weecataa laleeyahay sidii reerki yabaree waxan dhicin aduunyada ma jiro wana la ogyahaye waxays dilay qabiil iyo habiil oo walalahe wagaasha idoor iyo sidii walad oday biiqe walayaab inaad warasadiin kauqdadowdaano kala waalid inanahay dadkana ku wargalisaane wax la yidhi talada adigaa ku noole kuguma noolate war soo laabta waa ceeb qabiil naga toloobaye ;

    • @cashamahdi5396
      @cashamahdi5396 3 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabdulahi2100 lkn sideen ku wada dhalany sacad sicid iyo Ogaden

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimabdulahi2100
      Ma Gabay Baa Jira Mise Adaa iska Curiyay

    • @cdigta
      @cdigta 2 ปีที่แล้ว

      @@guul4onlf wa gabay jira dhowr qarni kahor la tiriyay abwan nuur cabudhiye tiriyay wakan leh walbahaare nimankii makahiil

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 2 ปีที่แล้ว

      @@cdigta
      Xagee laga helaa Asagoo dhameys tiran

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +6

    Sacad Dhiig habargidir iyo Dhiig HAWIYE maaha
    🖐💯

  • @husseinyare1121
    @husseinyare1121 4 ปีที่แล้ว +12

    Wa runta halyay dahir calasow hadanu nahay ogaden ama absame sacad walalo ayanu nahay

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 4 ปีที่แล้ว +3

      Cagta dheer meesha kala tak

    • @husseinyare1121
      @husseinyare1121 4 ปีที่แล้ว +3

      Nag masayrsan aya tahay mel naga fadhiso doqonyahay fosha xun

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 4 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Yare baastar cagdheer sacad dhaladkii waa layaqaan

    • @husseinyare1121
      @husseinyare1121 4 ปีที่แล้ว

      Cagdher ka kuwaste kac u tag

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 4 ปีที่แล้ว +2

      Yahuu I’m sacad we are Hawiye Habargidir 🤬🤬🤬🖕🏼🖕🏼

  • @mahadali2178
    @mahadali2178 4 ปีที่แล้ว +9

    Anaga walaaleheen sacad
    Waxaan ogahay inaan shirka Ogaadeen lagama saaro ninka sacad iyo gabadha sacad ninka absame waa lagasaaraa shirka Ogaadeen.

  • @alisahel8309
    @alisahel8309 4 ปีที่แล้ว +14

    Ogaden waa sacad sacadna waa ogaden
    Waxaana arinkaas ku tusinaya gabaygii sayid mahamex abdileh hassan

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 4 ปีที่แล้ว +37

    Soomaalidoo dhan wey wada dhasheen ee markay tarmeen balaayo isku qaaday

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 4 ปีที่แล้ว +5

      Waa Dameer iyo Labadiisa Dhagood Soomaalidu waa Hal Umad Balaaya ka Dhex Shaqaynayso oo u Shaqaynaayo Gaal Madaw iyo Mid Cad ee Allaha Qalbigooda Burcad ha isku Mariso Amiin Yaa Rabi.

    • @sakariyedeeq5654
      @sakariyedeeq5654 4 ปีที่แล้ว +4

      Allow ii kadaa waxaa tahay geesi ila dhashay dahir Alasoow

    • @dekali6198
      @dekali6198 4 ปีที่แล้ว +2

      Afkaga cano lugu qabay. Hadi dadka oo dhan ay sa ufahmi Lah ayen dhibtan ina haysata inama haysateen. Umada muslimka odhan wa wallalo.

    • @dekali6198
      @dekali6198 4 ปีที่แล้ว +2

      Afkaga cano lugu qabay. Hadi dadka oo dhan ay sa ufahmi Lah ayen dhibtan ina haysata inama haysateen. Umada muslimka odhan wa wallalo.

    • @amaniyoussef7198
      @amaniyoussef7198 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 4 ปีที่แล้ว +8

    Ugaas daahir waan ku wataa ina adeer💯 laandheere hadaa maqashay waa kanaa ☝️

  • @zakariyaali6075
    @zakariyaali6075 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah ilma habreed badan ayee sacad siciid wadaagaan dad badan oo sharaf leh.

  • @akramofficial6632
    @akramofficial6632 4 ปีที่แล้ว +15

    viva muqabul...

  • @balqisoxasanmacalin4703
    @balqisoxasanmacalin4703 4 ปีที่แล้ว +23

    hadaad laandheere maqashay waa daahir caladow

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aniguu safar ah keynya ka imid ayan dhoobleey joogay ayaan waxa iso dhaweeyay nin ogaadeen ah si fican wa ii Marti qaaday

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +8

    Waligey ayaan maqli jiray sacad inuu makaahiil ogaadeen yahay

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 4 ปีที่แล้ว +11

    Viva powerful the story today ☝️

  • @QARAN-DOONE
    @QARAN-DOONE 2 ปีที่แล้ว +2

    Sacad iyo Makaahiil waaa Ilma maqaabul maqaabul Amuudaan Ogaden Absame ❤💯

    • @udgooney
      @udgooney 2 ปีที่แล้ว

      Reer sacad ogaadeen iyo sacad habargidir shaqo iskuma laha waa labo beel oo kasoo kala jeeda hawiye iyo daarood

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +4

    CIISE JABUUTI
    WAA RAG CIISE MUDULOOD AH
    MUDULOOD HIRAAB HAWIYE AH
    🖐💯🙏💖❤💖❤..

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 ปีที่แล้ว +17

    Dahir calasow 🤴💞💕💕💖⚘

  • @ahmedshakirolad9445
    @ahmedshakirolad9445 4 ปีที่แล้ว +12

    viva sacad

  • @sali1269
    @sali1269 4 ปีที่แล้ว +6

    Gulayso inader dahir calasow viva sacad iyo ogaden

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 4 ปีที่แล้ว +10

    Marka daahirow sacad iyo makaahiil ma rag. Hiraab shaa mise waa rag ogaadeen daarood ah warka noo klacadee habiqine usha ku dhifo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf al kowneyn wuxuu noolaa 1900 marka ma waxaa leedahay makaahiil iyo sacad waxat dhasheen 1900???

  • @odaykasheekee6929
    @odaykasheekee6929 4 ปีที่แล้ว +7

    Sacad waa ogaadeen hadii loo abtiriyaaye
    Waa Ina amaadiin hadii oday la
    sheegaaaye

  • @fardowsojama9878
    @fardowsojama9878 4 ปีที่แล้ว +12

    Daahir wa runtisa sacad wa Ogaden viva Daarood Ismaaciil

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 ปีที่แล้ว +7

      @ fardowso wall Ogaden waan nahey lkn Daaroodka manihin oo majeerteyn iyo anagu isku meel nama qaado ee Ogadeenka noogu jooji bal

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shafihussein4433kkkkkkkkkkkkkk

    • @fardowsojama9878
      @fardowsojama9878 4 ปีที่แล้ว

      @@shafihussein4433 majeerteen iyo Ogaden Daarood ka wey iskaga sokeyan wa ilmihi kablalax

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 ปีที่แล้ว +1

      Fardowso ha daalin wall MJ isku meel nama qaadee Ogadeenka daacada sharafta leh ayaan is leenahey kablalaxna maba jiro waa sheeko riwaayad ah

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shafihussein4433 hadaad Ogaadeen tahay waxaa tihiin Daarood maad cadeysatid ileen Ogaadeen waa Daarood Harti ama MJ waa niman Daarood ah oo kablalx ah marka toos u sheego Daarood ileen Ogaadeen Daarood ayuu ka yimid agah si toos ah u dheh Daarood baanu nahay

  • @mohamedabdullahi6736
    @mohamedabdullahi6736 4 ปีที่แล้ว +16

    Sacad waa ogaden tas qofkastaa og qofkii an hada kahor maqlinow hada maqal

  • @tmohamed3180
    @tmohamed3180 4 ปีที่แล้ว +13

    Dahirow ana wardheer ku dhashay yarantaydii ban maqli jirey sacad inu makaahiil yahay wana arin iska caadi ah oy makahilku wada ogyihiin sayidkuna waki gabey katiriyey

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 ปีที่แล้ว +4

      Hadad Wardheer kudhalatey anaa ah sacadkii wardheer makaahiilna I dhaley

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว

      @@shafihussein4433 Soo dhowaada walaalayaal

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 4 ปีที่แล้ว +3

      Sadiya ali waad dhawahey wall mahadsanid, wada dhalashadu waa dhiig lama qarin karo, reer abtigey iyo reer aderkey anigaa isku keyni doona inshaa allah

    • @mohamednoor5837
      @mohamednoor5837 4 ปีที่แล้ว

      Sxb scad Makaahiil ma' aha sacad waa amuudan ogaden

  • @kulmiyefaarax2499
    @kulmiyefaarax2499 4 ปีที่แล้ว +15

    Daahir callasow wu cadeyay sacad iyo ogaaden wa ilmo habreed

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilmo habreed ma odeyga 6ad isugu yimada markey abtirsadan xaga odeygay isugu tagay sida ay tahayna xaga hoyada jifoyin makahiil ah ayey xaga hadana kawada dhasheen marka 2jeer bay wada dhasheeb sidas ufahan ilen sidasu uhadlay dahire

  • @Ahmeduruuriye12
    @Ahmeduruuriye12 2 ปีที่แล้ว

    Laaandheeere Laandheere dhalay baatahy Daahiroow Dadku waaa Iska War hayaaan

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 4 ปีที่แล้ว +9

    RAISALWASE WAA DAROOD MADAXWAYNAHANA WAA DAAROOD CADALAD MIYAA

  • @gulledawil9063
    @gulledawil9063 4 ปีที่แล้ว +2

    Calasoow maxaad balaayo so quftay dadka oo dhan xage ku qarsooneyd qisadaan wada dhalashada barnaamij yadaan soowad masha'allaah

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 4 ปีที่แล้ว

      Guled qosol iguma harin qabilka o balayo ah ayu balayo kale ku sii daray kk

  • @titanic139
    @titanic139 3 ปีที่แล้ว +3

    Ileen waa waalaalo Sacad iyo Ogden siday isku jecelyihiin ayaan kadareemay

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 4 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka qabaailka soomaaliyed sacad Ayan ujeclahay maxaa yeelay waxaan ogaaday in aan wada dhalanay sacad majeer teen markuu nadhiibay sacad ayaa noo hiil shay

  • @barehussein4804
    @barehussein4804 4 ปีที่แล้ว +12

    Daahir calasow adaa sheegato ah kaligaa sacad waniman asalkoda iyo faracoda layaqan daaroodna shuqul kamalihin aflagadada nagadhaaf

    • @amiindaacad9626
      @amiindaacad9626 4 ปีที่แล้ว +4

      Bare xuseen sacad baad iska dhigaysaa maanta kkkkkkk adeer ogow dad ku yaqaan baa meesha ku jira ee hana sheegan mida kale qofku haduu abtirsado ceeb ma aha daahir waa libaax runta aan ka baqin

    • @barehussein4804
      @barehussein4804 4 ปีที่แล้ว +3

      @@amiindaacad9626 adoo ogaden ah aawaxad rabtaa inad dad kalandheraysan dusha kuqadato ana qabiilkeygi aad iguhaysata hadan kudiday aad igasaree qabiilkeygi doqonyahaw wax jebka kugalikaro dono ha,iskukaya dhajine

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 4 ปีที่แล้ว +6

      Ader ku farah am nac waynu is leenahay aniga iyo ogaaden

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 4 ปีที่แล้ว +6

      Waa maxay af lagaadada aad sheegeysid wey wada dhasheen yaase diidi karo

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanmoh6078 Sax waa run taa

  • @omarali9019
    @omarali9019 4 ปีที่แล้ว +3

    Daahir calisow waatageera nimo iyo walaalnimo aad u wayn ayaakadhaxeeso ogadeen iyo sacad marka haday yiraahdeen waantaageeraynaa waa wiikayna dadka dacayada kabixinaaya waaliitaan

  • @sumeeyadaallo5144
    @sumeeyadaallo5144 4 ปีที่แล้ว +19

    Sax warsangeli abgaal asal ahaan waa daarood waa Harti waa taariikh cad

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 4 ปีที่แล้ว +5

      good wa runta aniga warsangali ah xamar iyagan u socda walaladay warsangali abgaal

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว +5

      Hana nabin waxba iskuma nihin aniga warsangali abgal ah hiraab hawiye ayana ahay dadka sheganeysan Iska daaya

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว +2

      @@faraxsanaweysxaaji3875 DADKA MAQAN IYAGAA IS KEENAYO HARTI WAA DAAROOD DAAROOD CIDNA ISKUMA DHAJIYO OO ILAAH AYAA BADIYEY

    • @faraxsanaweysxaaji3875
      @faraxsanaweysxaaji3875 4 ปีที่แล้ว +5

      @@sadiyaali9508 ilaah hdu badiyay mxey dadka islamed ushegtan 🤔mar at cowrmale shegtan marey sacad shegtan marey warsangali shegtan dadka ka xishoda iska kuqanca intad tihin mashqul wxa idinkugu filan so raadisan oo ad so ogaatan mesha kaso farcanten iyo asalkina

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว +5

      @Faraxsan aweys Xaaji Abaayo waa runtaa Warsangali magacooda runtaa waa GAAFLE Harti Abgaal waana yaraanka Harti Abgaal marka qoladan darood ee marwalba sheeganeyso dad aan udhalan darood inay ka dhigan darood ayey raban waa waxlayaaba.

  • @sucaadmacalincilmi5731
    @sucaadmacalincilmi5731 4 ปีที่แล้ว +18

    Daahirow haday run sheegayaan xaafad kismaayo hanaga siiyaan Sacad siciid waa dowlad waana lafdhabarta hawiye hiraab habargidir

    • @halganchannel6508
      @halganchannel6508 4 ปีที่แล้ว +4

      Kismaayo Sacad iyagaba lehe yey ka Hibaysanayaaan waaa Rag Makaahila ahee ma Marti bay kuyihiin Kismaayo Agaah Kor ufoof Walale

    • @sucaadmacalincilmi5731
      @sucaadmacalincilmi5731 4 ปีที่แล้ว +4

      @@halganchannel6508 qof wanaagsan ayaa tahay mahadsanid

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 4 ปีที่แล้ว +4

      Kismayo iyo badhadhe kulbiyo dalayad iyo ilawajir gariss welcome juubaland welcome welcome 💖💕💕💞💞⚘⚘⚘💕💕

    • @سميهاسماعيل-ط7ب
      @سميهاسماعيل-ط7ب 4 ปีที่แล้ว +5

      Waa cadahay inay daarood hiyiin sacad ogaadeen waliba

    • @mohamedibrahim7992
      @mohamedibrahim7992 4 ปีที่แล้ว +3

      Athi kadigo lkn aniga wan oqonsane eney ogadeeeen yihin

  • @nasmalin9088
    @nasmalin9088 4 ปีที่แล้ว +14

    Marka hawiye maxaad ugu waalatay hadanaba ahayn hawiye oo ogaadeen tahay🤣🤣🤣

    • @hawahussein1057
      @hawahussein1057 4 ปีที่แล้ว +2

      Madadaahiraa jecel hawiye 24saac wuucaayaa

    • @issadihre2066
      @issadihre2066 4 ปีที่แล้ว +3

      Illeen hawiyaha waxuu waxuu u caayo beelahaas ku qanciye Daahirow Hg Idiin na baahno dhib aad kala tageysiin Ama ogaadeen sheegta Si toos ah Madarkicis Awalba intiisa kalaa iswadatey

    • @issadihre2066
      @issadihre2066 4 ปีที่แล้ว +1

      War Naag Dhalyo Laguna noqdo waxey dhashee3,Ilmo agreed aad Noo sheegte waxaad Abtirsiino Naag magashee Wax kale Noo sheeg

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda duuga hadii dib loo gadaal raaco sacd iyo makaahiil waa ilmo maqabul, maqaabul Ogadeen . Ogdeen wuxu dhaly labo wiil maqaabul ah iyo miyir walal, hadaba sacad iyo makaahiil waa ilmo maqaabul ee hooyadood baa laguurday oo habargidir ah hawiyena wayla koreen. Hadey abdtirsanadan meela kama galaan habargidir iyo hawiye

  • @deeqa8962
    @deeqa8962 4 ปีที่แล้ว +9

    Qabiil,jeclas ninkaan dadka Dean waa walalo waxana wadadhalay adan iyo xaawo kadibna way faracmeen kadibna waxay noqdeen wadamo kala nuuc kalao kalar kala luuqad

  • @mohamedibrahim-fl2vu
    @mohamedibrahim-fl2vu 4 ปีที่แล้ว +2

    Calasoow, waxaa la yiri ninkii jinni keena asagaa bixiya. Ma iska saari kartaa waqtiga aan heysato in aad iska naarto oo aad iska shiddo sheydaanka kugu jira?

  • @gulaamsiyaadamiin688
    @gulaamsiyaadamiin688 4 ปีที่แล้ว +3

    Ragganimo banaan istagay. DAHIROW Somali isku keen wa shan qofe.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 4 ปีที่แล้ว +13

    Daahir Calasow tintaada meel ha u xiiranto ma dhici karto in aad 2 qabiil noqoto Hawiya ama Daarood mid si toos ah u gal (Habargidir baan ahay haddanna Ogaadeen baan ahay) waa sheeko waalan.

    • @zakiboy3016
      @zakiboy3016 4 ปีที่แล้ว +1

      Dahir calesow waa darod waliba ogadan sxp runta ta ah ganocow nafta wa👍

    • @ayaancabdi6254
      @ayaancabdi6254 4 ปีที่แล้ว

      Waa reer sacad daahir alasow
      Ogaadinio🥰

  • @yasinaxmed6675
    @yasinaxmed6675 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadalkaaga waa xaqiiq in dhiig naga dhexeeyo waaa sax waa walaalkeen

  • @abdifitaharab844
    @abdifitaharab844 4 ปีที่แล้ว +6

    Dahiroow xaalku mafiicna sacad waa ogaadeen hadii loo abtiyaa

  • @howcaronwakhtiga8602
    @howcaronwakhtiga8602 4 ปีที่แล้ว +6

    Habar gidir waa afar 1saruur oo jareer ah 2sacad ogaden habar gidirta saxda ah waa ceyr iyo saleban

    • @hassanolol1292
      @hassanolol1292 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 hada hadaan sacad nhy Hg maba naga saarty

    • @howcaronwakhtiga8602
      @howcaronwakhtiga8602 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanolol1292 dhalashada ayaa kaasartay

    • @hassanolol1292
      @hassanolol1292 3 ปีที่แล้ว +2

      @@howcaronwakhtiga8602 Waa war aan sal iyo raad laheyn

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 4 ปีที่แล้ว +5

    Taariikhda iyo dhalashada Sacad waa la yaqaanaa wuxuu la dhashay Kabaale iyo Indhayar oo abgaal ku jira waana Ilmo Muuse Gorgaate oo la dhashashay wadalaan gorgaate hawiye,waa Hawiye dhalad ah mana aha Sacad Sheegato Ogaadeen ah ee waa Hawiye dhalad ah, daahirna Sacad ma yaqaano ee Islaan Abgaal ah ayaa dhashay oo korsatay aabihiisna lama kulmin maalin keliya ee xaggee taarikh ugu sheegay?,Daarood qofkii la fiicnaada in uu sheegto ayuu jecel yahay ee Sacad miyey uga dhegtay maanta?,Jawaabta waxaan ka sugeyno Daahir calasow ma aha ee waa ugaaska Sacad iyo Nabadoonada iyo Siyaasiyiinta iyo inta wax garadka ah.

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix

    • @nurhaji5734
      @nurhaji5734 4 ปีที่แล้ว

      Sax waa runtaa walaalo sacad waxaa waalid u ah wadalaan gorgaarte waana dad Hawiye dhalad ah oo la yaqaan😁

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว

      Kabaale waa wacbuudhan Abgaal oo Waxa uu la dhashay Daauud wacbuudhan Abgaal marka Sacad hadey ladhasheen kabeele wacbuudhan waa isla Hiraab oo Hg iyo Abgaal waa walaalo oo waa Mudulood Hiraab iyo Madarkicis Hiraab iyo Martiile Hiraab iyo Maxamuud Hiraab.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 4 ปีที่แล้ว +11

    Daahiroow waxaad leedahay sacad Lama huba dhalashadooda,was yaab.

    • @omarawreeye2690
      @omarawreeye2690 4 ปีที่แล้ว +1

      Sacad waa ogaadeen hadii loo abtirinaayo

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 4 ปีที่แล้ว +2

      @@omarawreeye2690 ogaadeen sow daarood ma,ahan?

    • @omarawreeye2690
      @omarawreeye2690 4 ปีที่แล้ว +3

      Daaroodka aad sheegaysid anaa ka xiga taariikh aabahay iiga sheekeeyey nin majeerteen ah ayaa wuxuu dilay nin ogaadeena oo reer cabdille ah oo reer warfaa ah hargaysa ayey majeerteen magtiisii ku bixiyeen ogaadeen waxay yiraahdeen sacadoow ina keena ninkii nalaga dilay ayaan magtiisii maanta loo fadhiyaaye ragii sacad ee majeerteen magta ka qaatay aabahay baa ka mid ahaa marka ninyahow hawiye iyo daarood baad maqashay dadkaan waxay isku yihiin ma taqaanide iska aamus

    • @qaalidumaar2764
      @qaalidumaar2764 4 ปีที่แล้ว

      @@omarawreeye2690 waa in aamudhan weyey wll

    • @mohamednoor5837
      @mohamednoor5837 4 ปีที่แล้ว

      @@omarawreeye2690 Makaahiil is our little brother not our father sxb

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 ปีที่แล้ว +1

    waalle saacad maa ogaden baa baal
    Noosoo sheegaa maasha Allaah

  • @rashkainaabdullahi8624
    @rashkainaabdullahi8624 4 ปีที่แล้ว +7

    🤣😂🤣🤣😂😂🙏 daahir calasow wax garad wax looma sheego wlhi kal iyo laab waad iga qoslisay waan wada dhalanay dhaha waliba kor u dhaha kal iyo wlhi🙏🙏👍💯😂🤣😂😂💯

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 4 ปีที่แล้ว +5

    DAHIR ALASOW HABARGIDIR DARISWADAAG ANAHAY KULAHA

  • @fadunoelmi6615
    @fadunoelmi6615 4 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi waxaa jirtay waa hore 1994 anigoo lajoga edo ogadena London ayaa waxaa uyimid wiilal habar gidir markaas bey waa walalahey markaasaad marti soor aan caadi aheyn ka dhacday meeshaas marka habar gidir waa walalo xawaadle waa lelkase

  • @cabdulaahimaxamed3829
    @cabdulaahimaxamed3829 4 ปีที่แล้ว +8

    Ogoow kuumade iyo harti koobe waa walaalo.

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

      Waxna ma wadaagaan

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

      Harti waa mj dhulbante warasangale dashiishe

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ruqiyaali3856 maxaa dhacay sow kablalh ma aha dhamaantood

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 4 ปีที่แล้ว +3

    Daahir sameer soor ayaa ku qaaday,shiikhaal 100 qof ayad dhaheeysay shalay,maantayna waa walaalkaa.

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhaman somalidu waa walalo waana dhab Anigu waxan reer hada hooyada waa reer jalaf sacad maxa diidaya Inaan noqodo sacad iyo mareexan hadii labaduba waa dhiigeega. Maxa diiday wiilka gabadhu dhashay inuu noqdo qolada sida wiilka wiilku dhalay noqdo qabiilka uu dhalay wiilku Anigu waxa ahay sacad lagu daray mareexan I love hooyada

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 4 ปีที่แล้ว +7

    Macnaha ma fahmin nimanku sacad masheegan ee wiilkey sheegteen raysul wasaarehey sheegteen
    Maxay mar hore usheegan waayeen madaxdii sacad ee hore

  • @qadrall6228
    @qadrall6228 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a wllhi tolky wan ku faanaa sacad siciid

  • @deqah
    @deqah 4 ปีที่แล้ว +4

    Dahir Calasow Warka kala saar Oo dheh Hawiye ayan ahay Ama Darood ayan ahay wax kadhaceyo Majiraan.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 4 ปีที่แล้ว +7

    Dahirow Somali waa iswada tahay. Zaharo lallama bixi jirin Waqtigaas. Somali Dabeecada isku dirtey ee way wada dhasheen. Kursiga R/W iska soo celiya.

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk kursiga magacegan ku helley e sacad mar walba waa hawiye hg e shekadan raqiska ah naga wadaa warkasi waa war aan soconeynin

  • @move-on1833
    @move-on1833 4 ปีที่แล้ว +23

    Ogadeenoow reer cabdulle waa niman abgaal cismaan ah.Xisaabta weey noogu jiraan ogaada. Nin walbo reerkis ha u soo laabto wabilahi toowfiiq

    • @mohamedosman7544
      @mohamedosman7544 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂👍🏽

    • @mowliidcabdiraxman5522
      @mowliidcabdiraxman5522 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 ปีที่แล้ว +4

      @@mowliidcabdiraxman5522 sheekooy kunacay adeer waxbadan baad dad urursi kujirteene dee noodaaya markayaga.

    • @Mudane-
      @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +3

      Sxb hadan abgaal Cusmaan nahey waan soo dhaweynayaaa adaan yabaal iyo balcad ceel macaan iiga diyaari dhul aan dego adna imoow qoraxey qabdidahare dhanaan gacmo furan walaalahaa kuu jecel wabilaahi towfiiq guul gobonimo

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoahmed87
    @nimcoahmed87 4 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi waligey ayan maqli jiry sacad waa ogaaden ee daahirow Somali anigu aragtideyda isku meel ka imaaden so waxanunahy Hal far ee yaanaga daaya kala qad qadka caku s

    • @amiroahmed5846
      @amiroahmed5846 4 ปีที่แล้ว +1

      Ohada.ogaden.manoqony

    • @amiroahmed5846
      @amiroahmed5846 4 ปีที่แล้ว +2

      Kenya.sharcigega.ogadan.njma.kujoge.hada.waba.ahy.miya.uledihin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amiroahmed5846 lkkkkkkkkkkkk wa iga qoslisay
      Koley cid walba mesha ay degan tahay ilahay ha ku nabad yeelo cidla so rarayo ma jirto lkn labada reer xariir ba ka dhaxeeyo

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxa iso xasusisay sheeko mid dhulbahante ah iga shekeyay xamar aya kuso labanay ayu yiri ki isaaq aya si farsana damcay in hawiyaha igu falasho isaga oo iska dhigaya barasho guud in u is barayo dadka
      Ana isaaq ba ahay dee ninkana wa nin daarooda oo dhulbahante ahwa naxay ayu dhahay qolo hanat gidira tiri war nimanas wa wada dhalanay oo niman faqa shini la dhaho aya noga maqan oo dhilbahante la degan
      Ninki isaaq ba yiri jow war ninki so isaga gadaal hawiye ka noqday

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiro Ahmed waa iskugu ka adey hhhhh xaq aya u laheed

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 4 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah waa laba reer goba wada,dhalashadoodana waanu ku faraxsanahay hadaanu reer hargeisa nahay

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

      Zxp darood alle baa badiya
      Waana sababta keentay inay kala tafaraaruqaan

    • @wardiliverpool8525
      @wardiliverpool8525 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasriabdirahmaanelmi8485 maansha allah ilaahay somaali ha xafido wanagooda ayaan jeclahay meel kasta oo ay jogaan guuleysta

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

      @@wardiliverpool8525
      Zxp soomaali oo dhami hal meel bay kasoo wada jedaan waxba makala aha
      Balse taariikhda baa inaga yara lunsan
      Waxaa jira reer ugaadeen oo la dhaho reer #Isaaq sida la sheegona waa isaaq
      Halka sidoo kale #Garxajiska la dhaho waa ugaadeen

  • @hibaaqhib645
    @hibaaqhib645 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah beenta Maha waan wada dhalaney makahiil baad tihiin wle had I ogan lahed waad ila soo xariiri lahed waa ku jeclahay daahir

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +3

    Daahir calasoow sxb runtaad kaa hadashey waa walaalo sacad iyo makahil dadka wey iska xigaan guul gobonimo soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Mudane-
      @Mudane- 4 ปีที่แล้ว

      Daahir sxb waan kuu taageeraa waxaa tahay qof runta kaa hadlo jecel wanaaga iyo sharafta soomaaliyeed guul gobonimo numberkada isoo dir adigoo mahad san

  • @ayanahmed5829
    @ayanahmed5829 3 ปีที่แล้ว +4

    Sacad Ogaden aniga ah alhamdulilah

    • @cdigta
      @cdigta 3 ปีที่แล้ว

      Ayan Ahmed wa runta wll lkn dhalinyartu ma garaneyso il dadkoda labaro weeye

    • @najiibsilver7206
      @najiibsilver7206 ปีที่แล้ว

      ​@@cdigtaadeer hasheeganina ogaadeen waa niman la yaqaano oo dhalad hawiye ah adeer ka fiirso meesha

  • @jubalandgirl2390
    @jubalandgirl2390 4 ปีที่แล้ว +5

    Dahir alasow noolow inaadeer ❤️

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +1

    Warsangeli Daar ood waxba iskuma nihin👇

  • @musdafsheikhbarre7739
    @musdafsheikhbarre7739 4 ปีที่แล้ว +3

    Dahirow Anaga sida aan u nahy Murule weytan Jidle Gundabe,Hg Sacad wana mathilaan.

  • @cabdiqanimaxamed8704
    @cabdiqanimaxamed8704 4 ปีที่แล้ว +6

    Daahirow nin xigmad badan ayaatahay oo bad ah lkn hal cilad ayad leedahay waa neceybka duduble

  • @abdirizakicic2384
    @abdirizakicic2384 4 ปีที่แล้ว +3

    Ano ah wiil xawaadle maxamed
    Waxan qirayaa in leelkase iyo
    Xwdle walalo yihiin yes we are brothers

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax leelkase iyo xawaadle waa walaalo waana tanade Daarood

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sadiyaali9508 maya waa ilma meyle Samaale, xw waa Hawiye ilma mudulood balse leylkase daarood baa liqay magac beenana ula baxay, tanade kulahaa. Xw abtirkiisa ma badalin

  • @califantastic5846
    @califantastic5846 4 ปีที่แล้ว +6

    Daahir calaso warkisu wuu cadyahay

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว +4

    VIVA GOVERNO SACAD SICIID HANOOLAATO.

  • @meygaaggaras2393
    @meygaaggaras2393 4 ปีที่แล้ว +2

    Dahir wax runa caawuu sheegay.
    Sacad siciid wili wili weeylo wade
    Waa nin makaahiil ah ogaadeen ah.
    Waa markii runta laga hadlo laakiin somali run marabto