XAMDA YAR┇HALKAAN GAAR U RABO ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ✔ Heesta: HALKAAN GAAR U RABO 2016-2017
    ✔ Codka: XAMDA YAR
    ✔ Erayada: Maxamed Miyir
    ✔ Laxanka: Maxamed Miyir
    ✔ Music: AHMEDWELI FURINLE

ความคิดเห็น • 82

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 ปีที่แล้ว +4

    Halkaan gaar uu rabay waan gadhayaa ........😢😢😢😢😢😢.Alle waxaan ka baryayaa inuu ii rumeeyo rajadayda❤❤❤

  • @jimcaaaleshaacir3582
    @jimcaaaleshaacir3582 ปีที่แล้ว +3

    Xamda yar xusuus bad nagu dishee xagee just liqday wllo

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 5 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed miyir Xaaji alle ja umaxariiato Abwaanka iyo mulaxankii waynaa😭😭😢😢

  • @adenasma6326
    @adenasma6326 5 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyow raxmanan riyadayda ee rumee oo khayr iga dhig ina soo dadaji aamiin 🤲

  • @maryamahassan8610
    @maryamahassan8610 3 ปีที่แล้ว +4

    3/bisha9/2021 anoo rajo nolol leh ilah hano wada fududeyo rajoyinkena🤲

  • @sharmarkeabdi9107
    @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว +12

    Aad baad u mahadsatahay sxb Zack sidda aad codsigaygii iigu tix-gelisay. Sharaf ku noolow

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 ปีที่แล้ว +1

    Halkaan gaar urabay wan gaadhaya insha allah ❤😫

  • @olaadyare6438
    @olaadyare6438 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah xamda wan kuraxaystaa muuqaga iyo waliba codkaga macan thnkz

  • @aptirahmanabdiracheit985
    @aptirahmanabdiracheit985 4 หลายเดือนก่อน +2

    21-05-2024 halkan gaar urabo wan gadhayaa insha allh.☝️

  • @abdirizakaideed2433
    @abdirizakaideed2433 7 ปีที่แล้ว +8

    hamda yare hestaan wey naga gadaty zack films thnkz bro

  • @zachariyaali8521
    @zachariyaali8521 7 ปีที่แล้ว +11

    Halkaan gaar u rabo, waan gaadhayaa! Insha Alla

  • @asmaali3401
    @asmaali3401 4 ปีที่แล้ว +3

    Halkaan gaar urabay waan gaadhayaa 11/14/2019

  • @hodmanofficials
    @hodmanofficials 5 ปีที่แล้ว +4

    Halkaan gaar urabay waan gaadhaa❤️❤️💕

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa dib usoo booqday heestaan

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkan Gaar U,Rabay Waan Gaadhayaa Oo Ah 500k subscribe war i Gaadhsiiya somaliyey alle haydin xafide

  • @NACHAHCHOCOLATE
    @NACHAHCHOCOLATE 2 หลายเดือนก่อน

    Gudin looma afeysto
    Qofka go go go idhaahdana
    Garoowshiyo ma yeeshee😢

  • @hibomaxamed2574
    @hibomaxamed2574 7 ปีที่แล้ว +7

    halkaan garaa urabay waan gaadhayaa

    • @Dayr12
      @Dayr12 ปีที่แล้ว

      Hellooo

  • @asmaahmedaden1647
    @asmaahmedaden1647 7 ปีที่แล้ว +7

    heestan kaliya halkan gaar u rabay wan gaaraya ayan ka fahmay

  • @farahguirrehhassan7105
    @farahguirrehhassan7105 9 หลายเดือนก่อน +1

    🎉inchallaah 🎉

  • @barwaaqohassan-c3m
    @barwaaqohassan-c3m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan Xasuus Ayay igu Leedahay Hadad Iga Danbeso like Saar San u Arko😢

  • @barutmohametjoseph1348
    @barutmohametjoseph1348 7 ปีที่แล้ว +4

    #zackFilms waxaad qortaa heestii C/qaadir Sanka Ee Ahayd Qurux Dumaroow Admi Daawadoo

  • @hibomaxamed2574
    @hibomaxamed2574 7 ปีที่แล้ว +3

    waxaan umahad naqayaa Zack films

  • @najahmo2226
    @najahmo2226 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 🙌🙌

  • @naanaalla3977
    @naanaalla3977 6 ปีที่แล้ว +2

    Halkan gar u rabay wan garayaa

  • @Jaajale
    @Jaajale 7 ปีที่แล้ว +5

    Iga walee Ina Nin Qaliya Thy Bro zacki Flms allaya Cizak indbn

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid Saxiib

    • @Jaajale
      @Jaajale 7 ปีที่แล้ว

      U welcome Bro Zack Films

  • @shaniina17maryanrun48
    @shaniina17maryanrun48 7 ปีที่แล้ว +20

    heestaan erayo adag ku jiro la fahmaynin kala bar yaa ila qabo misa waa ani kaliya👍👈

    • @jalwawaaye8009
      @jalwawaaye8009 7 ปีที่แล้ว

      shaniina17 Maryanrun adiguu af soomaaliga kugu yar yahay walal hh

    • @shaniina17maryanrun48
      @shaniina17maryanrun48 7 ปีที่แล้ว

      Jãļwá Wååýē Wallahi iguma yaro af somali .... kaligeed maaha hees somali oo dhan waaye 😂😂😂👍 qarkood lee

    • @jalwawaaye8009
      @jalwawaaye8009 7 ปีที่แล้ว

      shaniina17 Maryanrun hadda tan maxaa ka fahmi weysay aan kuu fasiree

    • @shaniina17maryanrun48
      @shaniina17maryanrun48 7 ปีที่แล้ว +3

      Jãļwá Wååýē Mahadsanid hortaa qof ula tagay asaga ii sheegay😍

    • @abdyrahmansharmarke8051
      @abdyrahmansharmarke8051 ปีที่แล้ว

      Afsomaliga ayanad cadi u garanayn adu nio

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 7 ปีที่แล้ว +1

    fanaanad qaaliah...xamda tar....halkaan gaar u rabno allaha na gaarsiiyo.....amiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @abdirisakomer1829
    @abdirisakomer1829 7 ปีที่แล้ว +4

    caawaa adi maaha apaaaaaaaaaa

  • @superlula2674
    @superlula2674 6 ปีที่แล้ว +1

    ana geesigaan rabay ee aan u golan golay layga goohinmaayee ha guuxin haba gooxin halkaan gaar u rabay waan gaarayaa cisaag cadeey

  • @abdinajibjunior3410
    @abdinajibjunior3410 6 ปีที่แล้ว +3

    2018 /7/16 ♡♡

  • @engsms5064
    @engsms5064 5 ปีที่แล้ว +4

    listening after Exam

  • @farxaanismaaciil9897
    @farxaanismaaciil9897 5 ปีที่แล้ว +1

    Halkaangaar urabeywaangaadhayaa

  • @safiamohamed1439
    @safiamohamed1439 2 ปีที่แล้ว

    Halkan gaar urapay waan garayaa😩🤲

  • @IbraahinCabdi-df2bq
    @IbraahinCabdi-df2bq 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @ibraahimcabdiraxmaan8188
    @ibraahimcabdiraxmaan8188 7 ปีที่แล้ว +2

    hestii gacalooo oo nimcaan inoooo samey lyrice

  • @analovely6906
    @analovely6906 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaaaaaaaah 👍👍👍💋❤️❤️😭😭♥️♥️♥️😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋❤️❤️❤️😭😭😭😭😭❤️❤️💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋❤️❤️😭😭😭♥️♥️😭😭😭❤️❤️❤️💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋❤️❤️😭😭😭♥️😭😭😭❤️❤️❤️❤️💋👍👍👍👍👍

  • @dgfahmi3133
    @dgfahmi3133 7 ปีที่แล้ว +1

    Zack films please wxd noo so galisaan heesta xaaxi haliimo gobaad

  • @xilwanahutan5173
    @xilwanahutan5173 7 ปีที่แล้ว +5

    Zak flims heesta nimco dagan haila xaman nafteyda heestaas so geli walal

  • @raabicoaxmed6810
    @raabicoaxmed6810 5 ปีที่แล้ว

    Halkan gaar u rabay wn garaya insha llh 😍😍😍😍

  • @jakliinjacky8020
    @jakliinjacky8020 5 ปีที่แล้ว +1

    #zack films wll heesta azma zaban ee naf ku heelan noso gali wll

  • @Anzal___
    @Anzal___ ปีที่แล้ว +1

    2022/nov/17🛫✌

  • @zackmoe2880
    @zackmoe2880 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for the lyrics, It is a bit difficult to understand those words

  • @zackmoe2880
    @zackmoe2880 7 ปีที่แล้ว +2

    What a songg!!

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 7 ปีที่แล้ว +1

    Cidba jeclay lakin qof walba waa waxuu layimado masibo inan dabiibo ana layso amray kan naco waan dilaya

  • @sharmarkeabdi9107
    @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว +2

    heees iyo badh

  • @tiitalovely2946
    @tiitalovely2946 7 ปีที่แล้ว +2

    asc waxan ka codsanaya heesta raaxa shariif jacayl xal maloo helay oo qoraal ah thnks

    • @libinomar1010
      @libinomar1010 7 ปีที่แล้ว

      Tiita Lovely hbbty iliked insha Allah waa laguu soo galinaaa thnks

    • @mumtasxasan8965
      @mumtasxasan8965 4 ปีที่แล้ว

      Heestydii

  • @simranrufai7874
    @simranrufai7874 7 ปีที่แล้ว +4

    zack films..
    xamda yar miyaan aqal wada galnay please lyrics keeda naso gili thank you💕✌

    • @kutiiriye
      @kutiiriye 7 ปีที่แล้ว

      simran ahmed NO INYOW WAANDIDAY

    • @simranrufai7874
      @simranrufai7874 7 ปีที่แล้ว

      kutiiriye xaasid 😆😆adi maku weydiiye😆😂

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว

      Simran; waayahay walaal Insha Allah

    • @diidanooyhhgrrxasan2549
      @diidanooyhhgrrxasan2549 7 ปีที่แล้ว

      💏

    • @simranlovesomalia2230
      @simranlovesomalia2230 7 ปีที่แล้ว

      ZACK FILMS walal waxan raba hestii qadro Dahir Abdiqadir juba hadal walid madidi karo o lyrics ah blz

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 8 หลายเดือนก่อน

    Halkaan gaar urabo markaan gaadho ayuun baan dib usoo booqan heestan. Jaaw nabadgelyo! January 2024

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 7 ปีที่แล้ว +2

    Cay da hadelkeda ilaw wixi ku eryanayay salka dhigo qofki sinaystana dila duliga

    • @Dayr12
      @Dayr12 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk sino maxaa keeny kkkk looooll

  • @AbokorRashiid
    @AbokorRashiid 5 หลายเดือนก่อน

    who listen 26/4/2024

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 ปีที่แล้ว

    wwww halkan gara u rabaya wan gaarya

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 2 ปีที่แล้ว

    Halkan gar urabay wan garaya🥺

  • @farduusaipnukhaliif7359
    @farduusaipnukhaliif7359 2 ปีที่แล้ว

    Wn gadhay halkan gar u rapey alxm 16 pizha 6 mlin khamiza

  • @khadradhool1343
    @khadradhool1343 6 ปีที่แล้ว

    Geed jacayl ku abuurmay
    weeye siday ila thy

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 7 ปีที่แล้ว +1

    Been maha

  • @hanadyousuph5036
    @hanadyousuph5036 5 ปีที่แล้ว +2

    💝

  • @safabeb7
    @safabeb7 7 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👏👏👏👏👏