Sidee Website 10 minutes Igu Sameyaa | AI 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 เม.ย. 2023
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    WIX LINK manage.wix.com/account/sites?...
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/our-blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

ความคิดเห็น • 48

  • @user-np9db9sy1f
    @user-np9db9sy1f 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you walaal

  • @faaraxcali3778
    @faaraxcali3778 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad halkeen kaala soo xariiraa waan kuu baahanahay

  • @fardowsamohamed1427
    @fardowsamohamed1427 6 หลายเดือนก่อน

    Good lack sxb

  • @Duca954
    @Duca954 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah wllkeyow 💯❣️

  • @mrsiciidtube9434
    @mrsiciidtube9434 ปีที่แล้ว

    Ustaad live good ka soo hadal

  • @Sportshome_
    @Sportshome_ ปีที่แล้ว

    Zxp guuLeyso❤

  • @xamse55
    @xamse55 ปีที่แล้ว

    manzha allah dhab ahanti hogamiye dadkisa somalida ah tusa dareeq ay ku gulaysan karaan❤

  • @mohamedyuusuf2896
    @mohamedyuusuf2896 ปีที่แล้ว

    Ustaad Gelle mudo badan ban kugu xirnaaa, wxaana daganahy dalka Germany, daris baan nahy madaama ad Buljium dagan thy, wxn donayey Courskaga ,hdy macquul thy ma is arki karnaaa oo makuu imman karaaa si aad wx badan iiga cawiso coursigagana aan u gato? Hormar wacan Ustaad.

  • @abdulahimuhumed2279
    @abdulahimuhumed2279 ปีที่แล้ว +3

    wll windowska aad isticmalyso ma ii sheegi karta

  • @mohammedabdulahi3122
    @mohammedabdulahi3122 ปีที่แล้ว +1

    Ustd website kaas ad samaysay hadaan radiyo Google maka helaaa oo saass maad ku dhamaysat

  • @Sabrieballi
    @Sabrieballi ปีที่แล้ว +4

    Ustaad dadka iibiya website themes ka sidee u dhisaan ( themeforest ).👌good explanation thanks

    • @amaremedia2413
      @amaremedia2413 ปีที่แล้ว

      Sxb website 4 bilood walig wax jawaab ma hayo

  • @shariifgoley9825
    @shariifgoley9825 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan rabaa in I phone 14 pro max original online ka iibsado igu caawiyo

  • @xuseennuur717
    @xuseennuur717 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan rabay inaan hal mid ii samayso pro

  • @ilyaazinho1878
    @ilyaazinho1878 ปีที่แล้ว

    Ustaad sweat walet ka soo hadal

  • @amaremedia2413
    @amaremedia2413 ปีที่แล้ว

    Wllo qaali dadka markaad u sheegaysan si sax afar adsense sugayaa wakhtiga ka waran idinku waxa aad sheegaysaan 14 cisho keebaa khaladan

  • @Ustadahmeddheere777
    @Ustadahmeddheere777 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh keep going geelle

  • @user-ww5mw8zc3p
    @user-ww5mw8zc3p ปีที่แล้ว +4

    first comment

  • @yzichebushawipi377
    @yzichebushawipi377 ปีที่แล้ว

    Ustad aniga maheysto phone 📱 tayo leh waxan wata android phone sidee igu hagaagi karta inan xirfadaan barto please 🙏 iga caawi wllky🙏

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 10 หลายเดือนก่อน

    Artificial intelligence =Garaadgacmeed
    Adeegso ereybixinta Gelle bashiir

  • @fardowsamohamed1427
    @fardowsamohamed1427 6 หลายเดือนก่อน

    Thnks coach❤

  • @hakad3527
    @hakad3527 ปีที่แล้ว

    Adaa website copy ah wadatid maxaa dadka bareee

  • @Tilaabsade1
    @Tilaabsade1 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Part2 kasoo dhig asigaa wax laga iibsanaayo website ka

  • @raxmodahir3668
    @raxmodahir3668 ปีที่แล้ว

    Moobeel malagu samayn karaa wll

  • @Kadar220
    @Kadar220 8 หลายเดือนก่อน

    thanks bro lkn suaal nio domen ka asoo free mala helaa nio

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 ปีที่แล้ว +2

    Asc Mr Gelle waxan rabaa business Company in logo la iigu sameyo website na la ii deaign gareeyo halkee kaala soo xiriiraa

    • @ALVAman23
      @ALVAman23 ปีที่แล้ว

      Waan kuu sameen karaa ani hada is fahmi weysaan

  • @mohamedsaeedmohamud4188
    @mohamedsaeedmohamud4188 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia lama samayn Karo website

  • @SOMCASHCODE
    @SOMCASHCODE 10 หลายเดือนก่อน

    In lacag la bixinayo dadka usheeg laxyahay vedio ga laiskaso jarayaa wamaxay xiliga dhamaadka 😊😅

  • @Habibajelee
    @Habibajelee 3 หลายเดือนก่อน

    Bro intee kabilwa

  • @yoesef_awga
    @yoesef_awga ปีที่แล้ว +1

    Ustaad anoo isticmaalaya wix website ah coursooyin online ah sidaada oo kale masoo galin karaa

  • @sihaam1
    @sihaam1 ปีที่แล้ว

    Wll wix blog lacag malaga samayn karaa ❤

  • @Weedhtoosane
    @Weedhtoosane ปีที่แล้ว

    ustaad somalia IR looma ogolaan sow maaha

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  ปีที่แล้ว +1

      haa kaliyah chatgpt baak xiranlkn wix iyo canva AI ku jira wa wuka shaqeyaa

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali 5 หลายเดือนก่อน

    Ii soo gudbi websiteka irtifial entelegent in my phone

  • @abdiosmanchannel4063
    @abdiosmanchannel4063 5 หลายเดือนก่อน +1

    Discrabtion

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv ปีที่แล้ว

    Gift me website

  • @mohamedhassanofficial7764
    @mohamedhassanofficial7764 ปีที่แล้ว

    Ustaad adoo mahadsan lacag malaga samaynkaraa WIX webka aad smaysato