ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Doorashada dadbadan kuwa jecel waa kuwa jecel gaalada Allah beenisay oo Doorasha xalaalaha neceb. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Xaqa ilaahay baa og
Ader afkaaga lagaran mayo caadi uhadal codka adan lahayn inta aad iska donayso
Hadhgalay ayuu Riyoonayaa XASSAN DHIIQO ma iloobey dowlad si Xalaala inuu magafoon la dultaagnaa oo uu harsan waayey hoyana waayey Wuxuu u ordayeyna aynoqotay tan fashilka ah wuxuu dowladii farmaajo ku dhaliilayey ay ahaayeen dacaayad raqiisa Afkiisa&dhegihiisu isma maqlaan isagu naagu lacagsiinayey isla iyagii baa habaraya cidkale uma imaan dalimiintu haysasoo Afjareen Wabilaahi tawfiiq,Dalka,Dadka&Diinta Allah ha noo badbaadiyo inta samaha dalka Jecel oo qabiilka nadiifa Guul& Gobanimo From Qaran bila.