IKRAAN CARAALE OO CASHO SHARAF U SAMEYSAY FANAANIINTA MUQDISHO & WAQTI UU DHACAYO SHOWGII QARNIGA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah xamda bilen barakee alow xamar from Sweden

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 2 ปีที่แล้ว +5

    Rer Mugdisho San waceb away pqrda codka nxrsta ee nadiiro qurux Cadaalada hala Simon plz

  • @mlggaming5575
    @mlggaming5575 2 ปีที่แล้ว +3

    fananinta reer muqdisho cunsuriyin wada qabiilistayal showistayal aya wada tihiin faadumina ma aydan so dhaweynin uf

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 2 ปีที่แล้ว +9

    Illahey kacabsada nolol lagu waari maayee

  • @habibomahamud4243
    @habibomahamud4243 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @farhiyomaxuum7065
    @farhiyomaxuum7065 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah BILKHERLE AAWAY

  • @hibonuuro8405
    @hibonuuro8405 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a hambalya hambalya walashey ikraan

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadiira hala keeno reer muqdisho

  • @ikraanxasandheere7366
    @ikraanxasandheere7366 2 ปีที่แล้ว +6

    Nadiiro aaway gabadha ha ciilina blz

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 2 ปีที่แล้ว +2

    Dayax iyo keyo showe ku jirin rer muqdisho uma ahaaa Aryada hee iyo sharma boy

    • @qadroosman5630
      @qadroosman5630 2 ปีที่แล้ว

      Been mahan nadiro dayax qadar lantoodnuur maleh

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 2 ปีที่แล้ว

    Caawale aadan io miss xiis cida ya lokala harin

  • @iroonabdi6774
    @iroonabdi6774 2 ปีที่แล้ว +1

    Where the best girl in Mogadishu you tubers Miss Farxey Zoona peace and love ❤️🇸🇴❤️

  • @dadnimoproduction2284
    @dadnimoproduction2284 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku wataan

  • @nahadahir234
    @nahadahir234 2 ปีที่แล้ว +3

    Uuuf. War dhayaxdalnurshee awii SE wax uwadan😂😂😂😂

  • @zahraadow3369
    @zahraadow3369 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Tabaarakalah ❤

  • @fadumochannel
    @fadumochannel 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Somalia guul

  • @maajidofficial6627
    @maajidofficial6627 2 ปีที่แล้ว

    Najib adan najib waa ku zlmy zxb hormar wacan waxaa ku waydina lanbarka ugu dhow ee laga heli karo tikidka showga fanaanadena ikraan caraale lanbarka shaashada mano so sarine

  • @abdalla1016
    @abdalla1016 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayaxdalnurshe iyo khadar keyow fanaaniin mhn😂

  • @hothomohamet9956
    @hothomohamet9956 2 ปีที่แล้ว +2

    𝐧𝐚𝐝𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐧𝐚𝐲𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐚𝐚𝐰𝐚𝐲

  • @queenkaafiso1305
    @queenkaafiso1305 2 ปีที่แล้ว

    Woow 🥰🥰

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 ปีที่แล้ว

    Qof walbo hadal ma kasaayi ayuu leeyahay haduu hadalkii bilaabana joogsi ma leh ❤😂

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 ปีที่แล้ว +1

    LAAKIIN BARIID HILIB SAXAN BUUXA WAA KU SII BALARANEYSAN CAAFIMADNA MA AHA, WAA IN SAXANKA QEYB CAGAAR NOQOTA QEYBTA KALENA BARIS KALUUN AMA XOGA HILIB AH

  • @sadamalas4943
    @sadamalas4943 2 ปีที่แล้ว +2

    Waraa habeenkaas ya la tagin waa waano is ilaaliya dadka wanaga jacel aan u sheegaa

  • @asmiitachannelofficial6357
    @asmiitachannelofficial6357 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadiiro meeday sidani cadaalda maha uf cusiriyiin waye

  • @anascali3995
    @anascali3995 2 ปีที่แล้ว

    Nadiiro neyruus markasto wala hagrada maskiinta maxey kasameysay

  • @haniqueen5606
    @haniqueen5606 2 ปีที่แล้ว

    Nadiiro meesha kama muuqato plz halagu soo daro saan caadi maahe

  • @anascali3995
    @anascali3995 2 ปีที่แล้ว

    War waxan show ma han heydeyna poqorada nadiiro gu jirin halakenao gabadha gumesiga kadhafe

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 2 ปีที่แล้ว +1

    malyuun iyo khalid maxa ka dhexeya wakuwa isku dharka ahe 😂😂😂

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa abtigeed asaga mardhaw ayuba guursady

    • @munaahmed7901
      @munaahmed7901 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimaabdinour2703 ok masha allaah shukran a
      Wllo wuxun ba igu idhi miyay isku fiicanyiiin hhhh

  • @abdifatah3941
    @abdifatah3941 2 ปีที่แล้ว +1

    Deeyoowga Facebook calyada la fadhiya daanyeerkan yar miyaa

  • @sumeyalulchanel2991
    @sumeyalulchanel2991 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadhira halugusodira

  • @sucaadclaahi3116
    @sucaadclaahi3116 2 ปีที่แล้ว

    waryaa away nadiira nayruus

  • @qadrayussuf7375
    @qadrayussuf7375 2 ปีที่แล้ว +1

    Nadira awyna xey tahy san

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 ปีที่แล้ว

    Gabadheena nadiira meeday????

  • @naimaomer7178
    @naimaomer7178 2 ปีที่แล้ว

    Kaw

  • @mariah..9884
    @mariah..9884 2 ปีที่แล้ว

    Dayax Dalnuurshe mxaa Loga soo Tagay

  • @sabiradan1669
    @sabiradan1669 2 ปีที่แล้ว +2

    Dayaxiina meeye

  • @sabiradan1669
    @sabiradan1669 2 ปีที่แล้ว

    Bilaa dayax macquul ma ahan

  • @mohamedadan1518
    @mohamedadan1518 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @Abass894
    @Abass894 2 ปีที่แล้ว

    Wanwathana fananinta wansugena inkasto Kenya kusuguna

  • @sadamalas4943
    @sadamalas4943 2 ปีที่แล้ว

    Dadka jaahilinta ah aa lacagtoda lo tashtey wlh uff

  • @abyanbirre3265
    @abyanbirre3265 2 ปีที่แล้ว

    😂😂 ma reer xamarka badowintaya show u qabanesan bal aynu aragno haday idin camiraan qaddwyn

    • @fowziyaadanisse4258
      @fowziyaadanisse4258 2 ปีที่แล้ว

      Naayaa adoo tuulo yar oowiliba biyo la,aana jooga inaad dad sharaf leh oo caasimadooda jooga soo aflagaadeysid aad baan uga xumahay. Badow haduu jiro waa adi jaahilad yahay afka dheer leh walaahi cashar lama ilaawaan ah ayaan kuu dhigaa.

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah