Fanaanada ikraan caraale oo ganacsi ka furatay magaalada muqdisho muuqaal cajiib ah 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Fanaanada ikraan caraale oo ganacsi ka furatay magaalada muqdisho muuqaal cajiib ah 2022

ความคิดเห็น • 32

  • @sirtanoloshaonline2050
    @sirtanoloshaonline2050 2 ปีที่แล้ว +3

    weriye cadoosh yare waa farxadii oo qof ah maashaallaah markasta waa iska faraxsan yahay wiilka guuleyso inshaallaah..

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 2 ปีที่แล้ว +6

    Naagtan igraan qumayada ah quursi badana oo kibir badana. Maslaxo ayaka qurxan kujeer kaana yar. Waxee fanka horumar uga gaariwayday wa kibirka iyo islaweenida. Na xishood badawadyabay . Catoosh kor u soco adiyo maslaxo.
    Naagto kalo ayadana aad ariga abaarsan moodo kibirka hayska dayso iyana.
    Ciyaala xamar qofta showgeda u gam iyaa wa iga codsiye

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +3

    SaraH Dikkooreeshanka Ayaaba I Dilley Mnsha AllaaH Allaa Ya BaariK from Hrgysa

  • @simasima9455
    @simasima9455 2 ปีที่แล้ว +4

    Naag kasta Saanka ay durateey. Yaahooo

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah

  • @duniyotahliil1546
    @duniyotahliil1546 2 ปีที่แล้ว +10

    Humble nimada waa shay qaali ah qofna qof kama sareeeyo 😢😡

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 2 ปีที่แล้ว +1

      Baby cashka wey kaxanaaqdey mala qaar bey jeeb dilaacisey awrka heeryada saaran wuu kadidaaye hh

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh wll horay usoco

  • @cadar1499
    @cadar1499 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hormar iyo nabad ilahay hasiiyo muqdisho

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 2 ปีที่แล้ว +7

    Nagtan wiilka weyyaseysa

    • @aisha665
      @aisha665 2 ปีที่แล้ว

      WA RUN WAX FIICAN MAAHA

    • @farxiyahasan846
      @farxiyahasan846 2 ปีที่แล้ว

      @kofi E ada eyle ah wasakhyahow wiilkan yar dadka ku naxsan ma ku jirta

  • @nicemhr1935
    @nicemhr1935 2 ปีที่แล้ว +2

    Catoosh waaba qofka meesha ku daawanayo uf naagahan qumayooyinka wiilka Yar ku kibraya

  • @yoonisaxmed7774
    @yoonisaxmed7774 2 ปีที่แล้ว +3

    Car wada alle ha kobciyo

  • @yoonisaxmed7774
    @yoonisaxmed7774 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaa

  • @najiib5254
    @najiib5254 2 ปีที่แล้ว +3

    Naagtan qalalan yarka wey quursanaysaa inagaa shaqaysana yuraabaan ka imi naa xishoo

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 ปีที่แล้ว +1

      ma aragtay aniga rag iyo dumarba isla waynida ma jecli

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 ปีที่แล้ว +2

      kulehee anaga shaqaysana muqdishana lacag bay u soo doonatay uk ma hurdaa lacag lagu helaa say u hurdaan bay hadhow lacag somaliya u soo doontan yaab

  • @Kolombaofficial
    @Kolombaofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Catoosh yare hees ayeeba kaaga dhegtay

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 2 ปีที่แล้ว +1

    Ikrane yasmo ma dhafto catoshna caac iyo hadal meshiisa aan loga bahneyn ma dhafo.

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 ปีที่แล้ว +3

      ma aragtay wiilka way quursanaysa magacay ugu wacayso xitaa ma wanaagsana naa tag dheh waxbaan dhihi laha naagta lkn waa abuursta ale anigu aduunka qof qof quursada baan u necbahay catooshna waa maskiin qalbi dhaqan meeshan ha aadin ma yaqaan sory maantan ogaaday waxay tahay

  • @amiicartanxuseen4071
    @amiicartanxuseen4071 2 ปีที่แล้ว

    Ad maa saan ii galaooyo

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenta dadka maxad ugu sheegtan walayabee 😳 sahro aba ku qoran✅

    • @houseinbuluushe4815
      @houseinbuluushe4815 2 ปีที่แล้ว

      Ikranban u furay kilibkan maba furewnba wlhi cantobo ma middhamey wayeyn

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan kibir badanaa

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว

      ALLAH baa kibir iska leh adoon ma kibir karo.

  • @fadumoyusuf9652
    @fadumoyusuf9652 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fadumoyusuf9652
    @fadumoyusuf9652 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah