ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Tafsiirka Darsiga 287aad NUUN 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ค. 2021
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 42

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin

  • @user-fb3by8pg1e
    @user-fb3by8pg1e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh aadii aad ayaad umahansantahay maadaama aad noofisirtay quraanka kariimka ilaahay aakhiro hakaa awalmariyo❤❤❤

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 ปีที่แล้ว +4

    scw scw scw scw scw masha Allah sheikh jazaakakallah khyr

    • @bisharomaxamed5570
      @bisharomaxamed5570 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha allah

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallaha shekh..dirir

  • @BP-si2ww
    @BP-si2ww 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalah khyr

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +27

    Waxyaabaha Guud ay ka hadlayso suuratu القلم iyo faaiidooyinka laga Qaadanayo suurada:
    💥Faaiido Guud:
    🍃Xaga soo degista waxay ku xigtay العلق culimada qaarbaa sidaa yidhi.
    💥Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso:
    1.illahay oo nebiga Amaanay xoojiyay dhaqankiisa wanaagsana ku Amaanay.
    2.kuwa dhaqanka nebiga ka fog iyo tilmaamaha xun ee ay leeyihiin gaalada.
    3.kuwo Beer laha oo balaoobay oo bakhaylnimo isu baxay illahaybaa inooga waramaya si loogu cibro qaato .
    4.Nimanka diinta alle iyo xaqiisa beeniyay illahay xujo ayuu ku oogayaa iyo daliilo cadacad oo uu duldhigayo iyo diin laantooda ceebteeda oo uu sheegayo.
    5.Nebiga ayuu illahay farayaa inuu usabro Amaanada waxyiga iyo risaalada uu dadka gaadhsiinayo .
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1. Culimada qaar waxay yidhahadeen qalinka suurada lagu sheegay waa qalinkii uu illahay qadarka ku qoray,wiixi uugu horeeyay uu illahay abuuray wuxuu ahaa qalinka wuxuuna ku yidhi qor ilaa qiyaamaha waxa imaan doona.
    Culimada qaarna waxay leeyihiin القلم asha uku jirtaa waa jinsiyo waan qalin oodhan midkastoo wax lagu qorayo.
    2. Nicmada uugu weyn ee illaahay dadka siiyay waa diinta.
    3.Anbiyada illaahay waxa u go an inay Ahlu jano yihiin.
    4.illahay adoomuhu isakagama jiraan wuu garanayaa ka hanuunsan iyo ka halawsan.
    5.Gaaladu wxaay nebiga ku odhan jireen in badanbaaynu muranee meel dhexe aan isugu nimaadno adna diintaada badh ka tanaasul anana badh ayan ka tanaasulaynaa adna mar illahyadayada nala caabud anakuna mar ayaan illahaga kula caabudaynaa illahay wuu udiiday nebiga taas oo ha aqbalin ayuu ku yidhi sida aayada: 9aad sheegayso.
    6. Gaalka ayadaha 10 ilaa 16 lagaga hadlayo waxa la odhan jiray Akhnas binu shariif .
    7.illahay wuxuu ku dhaartey qalinka taasina waxay sheegaysaa in ay diinteenu aqoonta iyo macrifada iney miisaan weyn uyeeshay,xaadarada iyo ilbaxnimada waxay ku timaadaa qorista iyo akhriska.
    8.Nebi muxamad keliyaa ayay qoris iyo akhris laantu aamaan u aheyd waayo waa wax umarqaati kacayey , lkn dadka kale nusqaan ayey ku tahay.
    9. Illahay ayaa xil qaday inuu nebiga difaaco cirdigiisa iyo sharaftiisa anakuna waa inaan difaacno .
    10. Illahay wuxuu nebiga uuga markhaati kacay inuu yahay ka dadka uugu akhlaaqda wanaagsan, xaaskiisa caaisha markay sii fasirtay akhlaaqda nebiga waxay tidhi :
    🍃akhlaaqdiisu waxay ahayd quraanka.
    ‼️Hadaan akhlaaqdii nebiga doonayno aan quraanka ku dhaqano.
    11. Arimaha cidhibta ayaa laga eegi doonaa .
    12.Dadku waxay doonaan ha ahaadeen illahay ayaa kala yaqan ka wanaagsan iyo ka xun cida layska dhisaana waa illahay.
    13. In qofka usuushiisa iyo mabaa di diisa iyada ayuu unoolyahay oo udhimanayaa ma mudna in laga taanaasulo.
    14.Qofka maalku markuu gacantiisa dhaafo wuuxu degi karaa qalbigiisa dabadeed wuu Adoonsadaa.
    15. Nicmada hadiii shukrigeeda la waayo illahay dadka wuu ka qaadaa, nicmada illahay ku siiyo wax kabixi.
    16. Niyada xun waxaanad samaynba wa laguugu qabtaa niyada wanaagsana waxanad samaynbaa laguugu qora inaad samaysay, Niyad wanaagsan aan illahay la hor nimaadno.
    17. Maalka xaq kale oo aan zekada aheyn baa lagu leeyahay.
    18.is caanaanashadu waa guul darada astaamaheeda.
    19. Qofka indheer garadkaayi waaa ka dadka kale ku cibro qaata ee maaha ka naftiisa ku cibro qaata.
    20.Nicmada Illahay kusiiyay oo uu kaa qaado oo caydh noqotid waa nooc cadaabka ka midaa.
    21.Nebigu illhay buu ka magan geli jiray : faqriga iyo deynta iyo cadaabka.
    22. Cidhiidhka Aduunyo ka Aakhiro ayaa ka weyn.
    23. Diinta iyadaa laraacaa ee Dadka Diintu ma raacdo .
    24.Qof wuxuu walaalihii ku tari karo go,aansadey inuu gooyo waxaan la mahadinbuu ka dhaxlaa.
    25.Qirashada qofku qirto denbigiisa waa fadiilo xaqaanu unoqonayaa fursadana wuu ka dabo tegayaa.
    26.Faro madhnidu waa labo :
    🍃faro madhnaan diinta kaga dhacda.(Tanbaa daran.)
    🍃Faro madhnaan Aduunyada kaga dhacda .
    27.Qofku haduu xuska Alle carabka ku hayo qofka iyo denbiga ayay kala hor joogsataa.
    28. Marka illahay Adoonka kheyr la doono baabka toobada ayuu ufuraa.
    29.Cilmigu waa nuur mudan inuu kuu nuuriyo wixii wanaagsan wixii xuna kaa hor joogsado.
    30. Illahay cadaalada ayuu ina barayaaa cadaaladaan kaga dayaneynaa maaha in lasimo qof gaalaa iyo mid muslimaa .
    31. Quraanku dooda ayuu ina barayaa si dadka xaga Illahay loo keeno .
    32. Inuu Alle Adoonka toobada waafajiyo iyo inuu nabad geliyo labaduba waa nicmo Alle.
    33. Ishu inay dhici karto ayey culimadu qireen. Waxa jirta ducooyin uu nebigu ina barey waa inaan ku duceysanaa.
    34.Qiimaha salaada ay uleedahey qofka sujuuduna waa meelaha uugu muhiimsan .
    ‼️culimada islaamka waxyaabahey daliishadaan weeye qofku haduu sujuudi waayo oo salaadii iska daayey inuu gaal yahay .
    35.illahay cadhada uu uqabo gaalka aadbey uweyn tahay.
    36. Awoodaha iyo Aduunyada gaal hayo waa wax loogu seeto dheereenayo illahay marku qabto wuu baabiinayaa.
    ‼️Awoodsiinta muslimiinta waa miduu Alle raali uuga noqdey tagaalkana Alle Raali kama aha.
    37.Dadka waxa uugu wanaagsan qofka cimrigiisu dheeraado camalkiisuna wanaagsanaado.
    38.Dacwada caqabada Adag ayaa ku hareereysan markaa qofku waa inuu sabra.
    39.Tawbada waa waxyaabaha uu illaahay nebiyadiisa ku Amaaney.
    40.Xaasidnimadu waa cudurada dilaagaa qalbigaaga ka ilaali.
    ‼️Gaaladii nebi muxamad la nooleed way xaasidi jireen miyaad umaleynaysaan gaalka hada joogaa inaanu ina xaasideeen??

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh tabaarak allh

  • @XaliimoMaxamed-w3e
    @XaliimoMaxamed-w3e หลายเดือนก่อน

    Alahu akabar

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 3 ปีที่แล้ว +2

    ScW scw

  • @aishabilan203
    @aishabilan203 ปีที่แล้ว +2

    Jzkllh shiiq 😭iisoduceeya in aan brto 114 quran fasiradood

  • @hawanur6454
    @hawanur6454 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalah

  • @faadumoismaaiil1444
    @faadumoismaaiil1444 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alla jasakalahu khayer ilahay ha ku xifatiyo aamin aamin

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 14 วันที่ผ่านมา

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 11 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha kaa ajaraiiya
    Skeekh🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 11 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha kaa Ajarsiiya
    Sheekh🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🍀🍀🍀🍀🍀

  • @adencase2.0
    @adencase2.0 9 หลายเดือนก่อน

    JazakAllahu Kheiran yaa Sheikh

  • @maxamedabshir8539
    @maxamedabshir8539 ปีที่แล้ว

    m.a Allah shekh alle Haku xifdiyo aduun iyo akiraba

  • @asmaabdulkadir4923
    @asmaabdulkadir4923 ปีที่แล้ว

    jazaakallaah shykh 🙏

  • @cabdicasiisxasan8858
    @cabdicasiisxasan8858 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاكلاه خيرا

  • @Zai_GT
    @Zai_GT ปีที่แล้ว

    ManshAllah jazakalaahu qeyran ajar iyo xasanad misanka aqiro Alle haku saro Amiin

  • @user-eg2jh9dc2i
    @user-eg2jh9dc2i 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @ilyasarababdi5676
    @ilyasarababdi5676 3 ปีที่แล้ว +3

    Sh ilahay miisanka xasanaadka allaha ku saaro sida aad hadalka alle ee qiimaha bdn noogu fasiirtay ilahay haka yeelo jidhkga io naftada mid naarta laga xooreyy

    • @Garasho_1
      @Garasho_1 3 ปีที่แล้ว

      Ameen jazaakullaah kheer

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل 💞🥰

  • @xasanmahamud8697
    @xasanmahamud8697 ปีที่แล้ว

    ilahayow no gargaar

  • @SiciidMohammedjama-qv8jt
    @SiciidMohammedjama-qv8jt ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallahu kheyr sheekh alla haku xafido barakallahu fiikuna

  • @king_suleiman
    @king_suleiman ปีที่แล้ว

    JazakAllh

  • @shafii48
    @shafii48 11 หลายเดือนก่อน

    Allah kaa abaal mariyo anaga Allaha noo fududeeyo fahanka iyo ku dhaqanka tafsiirkan

  • @ahmedfqalinle4192
    @ahmedfqalinle4192 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah...

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 3 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @abdillahiabdirahman3317
    @abdillahiabdirahman3317 ปีที่แล้ว

    Sheekh akhriski quraanka noo macaanaday جزاك الله خير

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @apdisalaam6754
    @apdisalaam6754 ปีที่แล้ว

    Ma