Tafsiirka Darsiga 298aad INFIDAAR 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 มิ.ย. 2021
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 30

  • @mocadde6677
    @mocadde6677 ปีที่แล้ว +11

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    إِذَا السَّمَاءُ انْفَطَرَتْ (1) وَإِذَا الْكَوَاكِبُ انْتَثَرَتْ (2) وَإِذَا الْبِحَارُ فُجِّرَتْ (3) وَإِذَا الْقُبُورُ بُعْثِرَتْ (4) عَلِمَتْ نَفْسٌ مَا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ (5) يَا أَيُّهَا الْإِنْسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ (6) الَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّاكَ فَعَدَلَكَ (7) فِي أَيِّ صُورَةٍ مَا شَاءَ رَكَّبَكَ (8) كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِالدِّينِ (9) وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ (10) كِرَامًا كَاتِبِينَ (11) يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ (12) إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ (13) وَإِنَّ الْفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ (14) يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ الدِّينِ (15) وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَائِبِينَ (16) وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (17) ثُمَّ مَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الدِّينِ (18) يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِنَفْسٍ شَيْئًا وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِلَّهِ (19)
    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    وَيْلٌ لِلْمُطَفِّفِينَ (1) الَّذِينَ إِذَا اكْتَالُوا عَلَى النَّاسِ يَسْتَوْفُونَ (2) وَإِذَا كَالُوهُمْ أَوْ وَزَنُوهُمْ يُخْسِرُونَ (3) أَلَا يَظُنُّ أُولَئِكَ أَنَّهُمْ مَبْعُوثُونَ (4) لِيَوْمٍ عَظِيمٍ (5) يَوْمَ يَقُومُ النَّاسُ لِرَبِّ الْعَالَمِينَ (6) كَلَّا إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ (7) وَمَا أَدْرَاكَ مَا سِجِّينٌ (8) كِتَابٌ مَرْقُومٌ (9) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (10) الَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوْمِ الدِّينِ (11) وَمَا يُكَذِّبُ بِهِ إِلَّا كُلُّ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ (12) إِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الْأَوَّلِينَ (13) كَلَّا بَلْ رَانَ عَلَى قُلُوبِهِمْ مَا كَانُوا يَكْسِبُونَ (14) كَلَّا إِنَّهُمْ عَنْ رَبِّهِمْ يَوْمَئِذٍ لَمَحْجُوبُونَ (15) ثُمَّ إِنَّهُمْ لَصَالُو الْجَحِيمِ (16) ثُمَّ يُقَالُ هَذَا الَّذِي كُنْتُمْ بِهِ تُكَذِّبُونَ (17) كَلَّا إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ (18) وَمَا أَدْرَاكَ مَا عِلِّيُّونَ (19) كِتَابٌ مَرْقُومٌ (20) يَشْهَدُهُ الْمُقَرَّبُونَ (21) إِنَّ الْأَبْرَارَ لَفِي نَعِيمٍ (22) عَلَى الْأَرَائِكِ يَنْظُرُونَ (23) تَعْرِفُ فِي وُجُوهِهِمْ نَضْرَةَ النَّعِيمِ (24) يُسْقَوْنَ مِنْ رَحِيقٍ مَخْتُومٍ (25) خِتَامُهُ مِسْكٌ وَفِي ذَلِكَ فَلْيَتَنَافَسِ الْمُتَنَافِسُونَ (26) وَمِزَاجُهُ مِنْ تَسْنِيمٍ (27) عَيْنًا يَشْرَبُ بِهَا الْمُقَرَّبُونَ (28) إِنَّ الَّذِينَ أَجْرَمُوا كَانُوا مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا يَضْحَكُونَ (29) وَإِذَا مَرُّوا بِهِمْ يَتَغَامَزُونَ (30) وَإِذَا انْقَلَبُوا إِلَى أَهْلِهِمُ انْقَلَبُوا فَكِهِينَ (31) وَإِذَا رَأَوْهُمْ قَالُوا إِنَّ هَؤُلَاءِ لَضَالُّونَ (32) وَمَا أُرْسِلُوا عَلَيْهِمْ حَافِظِينَ (33) فَالْيَوْمَ الَّذِينَ آمَنُوا مِنَ الْكُفَّارِ يَضْحَكُونَ (34) عَلَى الْأَرَائِكِ يَنْظُرُونَ (35) هَلْ ثُوِّبَ الْكُفَّارُ مَا كَانُوا يَفْعَلُونَ (36)

  • @AbdinasirSoor
    @AbdinasirSoor ปีที่แล้ว +2

    Mashalaa

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الإنفطار iyo faaiidooyinka suurada:
    💥Waxyaabaha Guud:
    🌿Suuradan waxay ka mid tahay suuradaha uu nebigu sheegay inay qiimaha qaabkiisa inasoo hordhigayso.
    1. Muqaalka qiyamaaha ayuu illahay kusoo bandhigayaa.
    💥Faiidooyinka suurada:
    1.Aayada 5aad :
    Nafi way ogaan wiixi ay horu marisay iyo wixii ay dib dhigtay.
    Waxa ay horu marisay ama ay dib dhigtay labadan tafsiir ayaa lagu fasiray:
    🍀wax waad horumrisay oo waad samaysay wiixi lagaa doonayay waxna maad samaynoo waad dib dhigtay waad ka gaabisay.
    🍀wixii ay horumarisay oo ah wuxuu sameeyay qofku intuu joogay ,waxa ay dib dhigtayna waa khayr iyo shar wixii lagaga dayday.
    2. Waxayaabaha aan ku cibro qaadanayno waxa kamidaa:
    Abuurka iinsaanka.
    3.kelmada الدين waxay leedahay micnayaashan:
    🍀Diinta illaahay inooso dejiyay.
    🍀maalinka Abaal marinta.
    ❗️Macnaha kelmadan suuradan waa kan danbe.
    4.Qofka waxa la odhan karaa الفجار waa marka uu wax walba sameeyo oo nimcada illahay ku kibro.
    5. Wax tarka Aayada suurada uugu danbaysa layidhi looma tarayo waxa tartu wuxuu noqonlahaa:
    🍃 waxaad ubaahantahay in lagugu taro.
    🍃wax kugu soo socda in lagaa joojiyo.
    ❗️Markaa maalintaasi waxaasi ma jiraaan waa lakala cararayaa.
    6. Maalinka qiyaamaha inbadan ayuu quraanka kusoo noqnoqday taasina waxay ku tusaysaa inaanu maalinkaasi ahayn wax la ilaawi karo.
    7. Iska ilaali dulqaadka illahay iyo ukaadinta uu kuu kaadiyay inaad ku lugo,do .

  • @ayaandaadcadeey1474
    @ayaandaadcadeey1474 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah shiqena

  • @sucdiabdiqadir3626
    @sucdiabdiqadir3626 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh sh Alle madayaco abalkaga

  • @Hafsamahamed_
    @Hafsamahamed_ หลายเดือนก่อน +1

    Mash All ❤❤🎉🎉

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazakallah khair sheekh

  • @caydaruusaxmed3421
    @caydaruusaxmed3421 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaleh haa ku xafiido sheekh dirir

  • @zakarieyusuf9756
    @zakarieyusuf9756 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤

  • @mariamabokor5071
    @mariamabokor5071 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @ayaanlecabdi447
    @ayaanlecabdi447 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahad santihiin wll madamoo casharkii naga dhinaa aad dhamays tirteen شكرا

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdirashiidabdullahi5600
    @abdirashiidabdullahi5600 2 ปีที่แล้ว

    Xafidahu Allah sheikh dirir 🤲🤲🤲

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kheyral jasaa sheekhuna

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة المطففين iyo faaiidooyinka suurada:
    💥Waxyaabaha Guud :
    1.Dadka sida looga edebsanayo marka xoolo lays weydaarsanayo,qofka waxaa loo diidanyahay damaca iyo inuu dadka xoolahooda boobo.
    2. Maalinta qiyaamaha iyo sidey dadku ukala qaybsamayaan oo qolana waa laynagu waaninayaa qolana waa leynaga waaninayaa.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1.Kelmada ويل waa :
    🌿waa qayb naaraha kamidaa oo aad u adag.
    🌿waa halaag guud ahaan ah.
    2. Dadka xun maalinka qiyaamaha camalkooda qoraalkiisa xaga hoosaa la geynayaa sidoo kale xaga hoose oo naartu ku taalo ayey gelayaan.
    3. Kelmadaa كلا micnayaashan ayey noqotaa:
    🌱 kelmad laleeyahey waxaa ha iska daayaan كلمة ردع وزجر .
    🌱waxaa dhabaa بمعنى حق.
    4. Aayada 14 kelmada بل xarafka س ee dulsaaran wuxuu sheegayaa markaad akhrineyso waad yara aamusaysaa adoon neefsaneyn waana رواية حفص عن عاصم waana qaabka aan quraanka u akhrino qaybabka kale ee quraanka loo akhriyo iyagu makala jaraan ee way isku dhejiyaan oo wax ادغام la yidhaahdo ayey ku sameeyaan oo ah inaad kelma بل xarafka u danbeeya ران kelmadan ku xigta xarafka u horeeya iney is dhexgelyaan oo markaad ku dhawaaqeyso la moodayo inaad hal kelmad ku dhawaaqaysid.
    5. Rasuulku wuxuu inoo sheegey :(qofka haduu denbi ku dhaco qalbigiisa dhibic madaw ayaa fuuleysa haduu sii wado denbigana qalbigaa daboolma ilaa uu gaadho inuu xumaantana jeclaysto wanaagana diido, lkn hadii marka dhibicdu ku dhigto toobad keeno is tiqfaartaa safeyneysa).
    6. Kelmada عليين xaga naxwaha waa kelmad keli ah lkn macnihii jamaca wadata .
    ❗️Waxa ku jirta mubaalaqo oo waa sareyntii oo lasii badiyey.
    7.Dadka muminiintaaa kitaabkooda iyo halkey gelayaanba waa xaga sare waayo hankoodaa sareeyey.
    8. Damaca dadka waxooda la damaaciyaa waa iimaan la,aan .
    9. Saxaabada qaar sida ابن عباس ayaa suuqa intuu tago ayuu ku odhan jirey:( waxaad gacanta ku heysaan dadkiinan wax miisaya wax ummada hore lagu halaagey ee inaga hagaajiya).
    10. Dadka waxooda inaan sinaba loo qaadan hadey tahey xaga tirada iyo xaga tayada.
    Waxyaabaha lamiisayo ama lamiisaanayo waxa soo gelaya waxyaabaha lacabirayo , ama lawaarinayo .
    11. Nebigu wuxuu uduceeyay qofka dadka wax uugu dara markuu wax ka iibinayo wuxuu yidhi:
    ( رحم الله رجلًا سمحًا إذا باع، وإذا اشترى، وإذا اقتضى) =
    (illaahey ha unaxariisto qof markuu dadka wax ka iibsanaya wax uugu dara iyo markuu waxkasoo iibsanayo iyo markuu Amaah ka qaadanayana wax ka daaya).
    12. Qofka Aakhiro ka baqayaa arimaha ay suurada inteeda hore ka hadleyso ma sameeyo.
    13. Qofka daacigaa ayey Aayada 13 kala hadleysaa inuu sabro hadiiba nebi muxamad sidaa loola hadley.
    14. Xasan albasri oo sharxaya Aayada14 ayaa yidhi: (Denbiga markaad kordhiso qalbigaa indho beelaya oo daboolmaya).
    15. Quraanka waxa uu illaahey uugu talo galey inuu dadka noloshooda saxo.
    16. Sama falka uu qofku kusamo falo camalka uu la imaanayo siyaabuhuu uugu samo falayo waxaa ka midaa:
    🌱inuu camalku yeesho joogteyn.
    🌱inuu yahay daacad .
    🌱inuu diinta waafaqsanyahay.
    17. Illaahey waaxaad ugeysaneyso ee wax bixin ah ha noqdo wax wanaagsan.
    18. Dadka illaahey waxa xisaabinaya illaahey ee adigu kadabo hadh oo xaqiraada iyo dabogalka kala hadh, hadaad unasiixeynayso nasiixo wanaagsan usheeg.
    19. Aayada uugu danbeysa waxaa lagu fasirey:
    🍃Gaaladii waxaa lagu Abaaliyey waxay sameenayeen.
    🍃Gaaladii malagu Abaaliyey wixii xumaa ay sameenayeen.
    ❗️Kelmad هل ee ku jirta Aayadan uugu danbeysa ayaa marna micnaheeda suaal noqonyaa marna macnaha قد .
    20. Hadaad dooneyso inuu wejigaagu qurux bato Aakhiro qalbiga iyo wejiga Aduunka Camal ku wanaaji.
    21. Qofka wanaag wada dadku aadbey unecebyihiin
    🌿Qofka saalixaa ee iska wanaagsan laga yaabaa inaaney dad badani dabo gelin.
    🌿Qofka muslixaa waa la dabo galaa.
    ❗️Qofka saalixaa ee iska cibaadeysta aan cid xumaan ka reebin cidna wanaagna farin badahooda gelin cidi lama hadasho lkn qofka wax wanaajinaya oo xumaana reeba wanaagna fara markaas ayaa ladabo gelayaa.
    22. Salafku =waa dadkeeni wanaagsanaa ee hore ,waxay odhanjireen :( Qof keliya oo wax wanaajinaya ayaa ka fiican 1000 iska wanaagsan aan waxba wanaajineyn) .
    23. Sidaad udhaqanto ayaa laguula dhaqmin.

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr9753 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allaah shekh jasakalah khyr

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakaallah
    Allah ku xafido. Anaga kuwii ku camel Fala Allah naga dhigo. Aamiin Ya Allah.

  • @faynladanchanel2129
    @faynladanchanel2129 3 ปีที่แล้ว

    Yaaa rabiiii

  • @ibrahimmahamud7682
    @ibrahimmahamud7682 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +3

    Tafsiirka سورة المطففين wuxuu ka bilaabmayaa
    👇👇👇👇👇👇
    00:16:03

  • @zakarieyusuf9756
    @zakarieyusuf9756 20 วันที่ผ่านมา

    0:6 9:47 9:50 9:51 9:52 9:52 9:53 9:53 9:53 9:53

  • @AaAa-ho5sz
    @AaAa-ho5sz 10 หลายเดือนก่อน

    💖💖💖💖💗💗💗💗🕋🕋🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hornscope
    @Hornscope ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi iyo dadka la midka ah kama dhaadhacayso suuradan iyo kuwa kalaba, waayo quluubtooda iyo iimaankooda ayaa madoobaaday

    • @hamdafaarah-jj3rw
      @hamdafaarah-jj3rw 7 หลายเดือนก่อน

      Illahay ka cabso Alle ma ogola in aad madaxda la caayo qofwalbna rabbi xisabinya tada uu ooy

  • @maryamaahmed7796
    @maryamaahmed7796 ปีที่แล้ว

    Pirstophdyp