Dhulbahante Oo U Callaacaya Warsangeli oo Dagaalka Ceerigaabo Uga Baxay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    DEGDEG (18-12-2024): Laba Gaadhi oo baqe daraadii is duqeeyey oo tirada lagu darayo ayaa ku soo kordhay Gaadiidkii hore ee Huwantu ka yaacday.
    Dhaayomaal

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    DEG-DEG (18-12-2024) - Ciidanka SSB oo gubay Tuuladii Shangeed gabi ahaan, Buuhoodle in la galo ayaa suurogal ah.
    @DHAAYOMAAL

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    Ragii Guryaha Ceerigaabo ka dhex dagaalamayey ee dhawaan la sii daayey oo hadana mar kale soo dagaal tegay 4 ka mid ahi Dagaalkii shalay ayey ku dhinteen labana Maxaabiista hada la hayo ayey ku jiraan.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 วันที่ผ่านมา +1

    Reer qaxaaye Waar Dumarkiibnii iyo Caruurtiinii ayaa Banaanka wadheen
    Oo waraabe u dhigteen Acuudubilaah 😮😮

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 วันที่ผ่านมา +1

    Abti school ladiina iyo dhaqaalahiina iyo ganacsigii burburiya baad leeday aan kaftanee. Taasu waa kaa fiicni khaatumo maamulka harti ee putland hasoo raacdo hadii kale hala waasho

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    Maanta Gaadiidka Laga Qabtay Huwantu Waa 9"Mid Mooyee Sideeda kaleba Qoryo Ayaa Saaran,Maxaabiista Lahayana Waxaa Ku Jira Saraakil Sare Tani Waa Gusha Ciidanka JSL

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 4 วันที่ผ่านมา +1

    Miyuu sakhran sanyhy

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kani meesha miyuu ku dhimanaya talow
    Qaar haroo hanjabeyba wey ka hoseyan

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  วันที่ผ่านมา

    DEGDEG (19-12-2024): Ciidanka Qaranka iyo Meddeniguba waa inay heegan sare ahaadaan Buuhoodle Yeyle, Salinta iyo Sanaagba guushu waa xageena Inshallaah Guul Qaranka Somaliland.
    DHAAYOMAAL ISHA KU-HAY 👀

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 3 วันที่ผ่านมา +1

    Caac, Futada isku xeji Baroorwiishoow

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  วันที่ผ่านมา

    DEGDEG (19-12-2024): Huwanta ayaa ciidamo badan soo dhoobtay dhawr jaho oo kamida deegaanada ku xeeran Ceerigaabo.
    Dhaayomaal 👀

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  วันที่ผ่านมา

    Deg deg ceerigaabo
    Ciidamada SSB oo fadhiisin ka samaystay Geedka Laba-Gardayle oo ah deegaanka Dibqarax dushiisa.
    @dhaayomaal

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    DEGDEG (18-12-2024): Tiknikadii Ugu Horaysay Ee Ciidanka SSB Ayaa Gaadhay Ceerigaabo Ka Dib Amarkii Xalay Boqor Osman Buurmadow Bixiyey
    Waa Ciidankii Beelwaynta Axmed Faarax Biciide.
    @dhaayomaal

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 วันที่ผ่านมา +1

    Jaahilnimo umad dhan buu barakiciyey kibir Fiqi baa i yudhi orod qalalaase ka biloow Ceerigaabo.

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  วันที่ผ่านมา

    Mud 35 sano ah sanaag 2 dagaal o u dhexeeya Daarood iyo Isaaq baa Dhacay laba magacna way la kala bexeen
    Mid wuxu ka dhacay mudo laga joog 30+ sano buurta u dhow deegaanka dhoob waxaana buurtaa lagu magacaabaa (Daarood ku xaar) ilaa iminka midab bay leedahay😂😂
    Midka labaad waa kii maantii dhowayd wuxuuna ka dhacay dhuur madare iyo dibqarax dhexdooda waxaana loo bixiyey (Kaadi weyne) o ragbay ka fakatay shaaaaaaaaaaw😂😂😂😂😂

  • @dhaayomaaltv5609
    @dhaayomaaltv5609  2 วันที่ผ่านมา +1

    Ragii Guryaha Ceerigaabo ka dhex dagaalamayey ee dhawaan la sii daayey oo hadana mar kale soo dagaal tegay 4 ka mid ahi Dagaalkii shalay ayey ku dhinteen labana Maxaabiista hada la hayo ayey ku jiraan.